Galka Baarista: Haamaha sumeysan ee lagu daadiyo baddda Soomaaliya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +9

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 3 роки тому +1

    Mashaa Allah Haruun macruuf
    Walaal barnamishka Galka Barista aad ayuu muhiim uyahey waxaad Dalka iyo dadkaba uheysa shaqo muhiim ah

  • @yasalaamjay1763
    @yasalaamjay1763 3 роки тому +5

    Mudane haarun macaruuf, waa mowdduc dadweeynaha Soomaalida iyo deegaanka ba Wax yeeleen iyo saameyn caafimad wakhtiyo ka dib ku keeni doona. In bulshada iyo dawladda ba la baraarujiyo waa laga ma maarmaan.

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 3 роки тому +3

    Suntani io qashinkan haraadiga nuclear ka ma ahan wax cadeyn ubaahan waayo wey cadahay oo wey umuuqataa caalamka soomaliyana waa lagu arkey cudurada io saameynta ay ku yeelatay qashinkaas markastaana la keenaa suntaas, doorka u weynna waxaa ka qaata talyaaniga, Switzerland iyo rer galbeedka oo wey arken waa na dantooda sidey ugu qawanayan...

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 3 роки тому +1

    Puntland iyo Somalia aya ku lugleh oo lashuraaks.Dunidu waxa ay u yeedhaan dhaqalaha pu.
    Ntland. CRIME ECONOMY.

  • @sadarchannel371
    @sadarchannel371 3 роки тому +3

    Runtii dhibato weeyn oo ma qassab tahay in dowladdu wx ka qabato ama cidii awooda

  • @cabdisayidmaxamed3741
    @cabdisayidmaxamed3741 3 роки тому +2

    Ka weriye ahaan wajibkaga waad gudatay lkn ka muwaadin ahaan ayaa ku dhiman harunow ka qeyb qaado sidii waxaas lo yareyn lahaa koley lagama wada hor tagi karee

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 3 роки тому +2

    Sunta lago shubey somalia ,siiba kuwa laga heley cadale, waa in lo helaa aqoon Yahan ku takha susey arintaas.

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 3 роки тому +1

    Haamaha Sunta inteysa qarxin god weyn inta loo qodo ha lagu rido si eysan dadka iyo xoolaha ugu sumoobin

  • @sacdiyacabdi3046
    @sacdiyacabdi3046 3 роки тому

    Muuqaallada goorta la duubay, taariikh soo raaciya.

  • @kabtanhaaw9800
    @kabtanhaaw9800 3 роки тому +1

    Galka baarista: sababta uu ustagay dagalkii konfurta mudug ee kadhanka maleyshida shabab iyo mamulka galmudug kasoo sidirya mowdica xiga mahadsanudin

  • @mahdisamatar7840
    @mahdisamatar7840 3 роки тому +1

    اللهم اصلح أحوالنا بما يرضيك عنا

  • @maymunmohamed418
    @maymunmohamed418 3 роки тому +1

    Asc. Harun. Macaruf. Wasax. In. Aduunku. Sun. Usomasafuriyen. Qashinka. Xanbarsan. Waxyelada. Ugeystay. Cafimadka. Bada. Iyo. Biriga. Nolaha. Kunol. Toban. Sano. Cuduro. Badan. Oo. Uu. Kamid.Yihiin
    . Cansarka.
    Istariwga
    Iyo
    Cuduro. Badan. Oo. Caruutu. Kudhashan
    Oo. Dhibkas. Kugaro. Uur Ka. Hoyada. Intay. Ledahay.

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 3 роки тому +1

    Qadaraaskii adeer kaa cali Mahdi oo soqatay waaye eebow kkkkkkk

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 3 роки тому

      Hamanka sunta waxa qandaraska ku soo qaatay waa Adeerka oo ay dilootay naceybka Cali Mahdi soomaliyana danka lahen oo dhuuni raac ah

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 3 роки тому

    Somalida waxa uu hadhay gumaysi.
    SOmali Kenya wa la gumaysta.
    Somali Galbeed wa la gumaysta.
    Djibouti wa la gumaysta.
    Somalia wa la gumaysta
    Somaliland wa uu yeedhanaysa.
    Tarikhaha caalamka cidi awood yar wa la xoogi jiray, arintana wax iskama bedelin.
    Maxa xal ah hadad akhriday?

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 3 роки тому +1

    Aniga waxa ila tahay puntland gandaraas ku qaadatey cml qashinka Somalia in lagu daadiyo gaar ahan hobyo ilaa baraawe inta u dhaheyso lee lagu arka cml dowlada taagta daran oo faan faanka badan ciid badda ha sameysato cml iyo kuwa xududaha fhulka

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 3 роки тому

      shabaab baad tahay.dadka hakubaan abuuran idinkaa tuugo.ah irsaaqda.meelxun.karaadiyo

    • @malaqdooy5138
      @malaqdooy5138 3 роки тому

      @@abdifatahhassan168 walal cancer ka Somalia waa reer puntland hore gomeysigii Italy iyaga keenay sultankii majerteen Ali yusuf ku kiraystay magaloyinka Somalia ee adiga wax ogeyn cml oo faqash tahay

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 3 роки тому

      I know iningumeed.inaatahay.shabaabkaan.raadinaynaa tahay.maalintaan.kuqabano.sujuudaan.kaatooga.niynaa.idiot

  • @elizabethmichael8236
    @elizabethmichael8236 3 роки тому +12

    Successful people don't become that way overnight. What most people see at a glance wealth, a great career purpose is a result of how they make and plan in their investment. The stock market is really a good means of income having a good manager in the stock market in the likes of george anthony I pray that anyone who reads this will be successful in life

    • @danielbryan6735
      @danielbryan6735 3 роки тому

      but i will advice everybody who is into cryptos to Stick with ETH and BTC as much as you can guys. If everyone sells when it starts to fall, which at one point it will, the dream may be lost because of it being too volatile for companies to get behind.

    • @stefanalbert9815
      @stefanalbert9815 3 роки тому

      imagine being rich, being too lazy and ignorant to come to even the slightest agreement. Let's petition to fire the government or take from their pocket Money is good for only three things : fun, investing, and giving.

    • @runguys513
      @runguys513 3 роки тому

      The government don't care about us, that's why i always advice people to invest

    • @claytonmichael333
      @claytonmichael333 3 роки тому

      I'm one invest my money on crypto. Bitcoin trading is great, unlike the stock market and other financial markets, bitcoin has no centralized location, since it operates 24hours a day in different parts of the world

    • @michealkelvin9050
      @michealkelvin9050 3 роки тому

      you are right Bitcoin trading might make you rich if you are hedge fund with deep pockets or an unusual skilled currency trader After a successful investment you have nothing to worry about, whether the rise and fall of economy won't affect you. Make's your future brighter, by making good investment