Maashaa Allah Tabaarak Allah. Guul Puntiland. Allaha Wayn ha guuleyo Ciidmadeena. Allaha Wayn ha baabiyo Cadawga Somaliyeed Daalmiinta Argagixisada Alshabaab iyo Dacich iyo Kuwa tageero.
Masha allah waan hambalyeynayaa wiilashaas soomaaliyeed ee reer buntuland waxaana rajeynaa in dhamaan maamul gobaleedyada ey iska soo diyaarsadaan intaasoo kale si cadowga dibada looga gaashaanta hadey isku dayaan iney duulaan dibada ah nagu soo qaadaan sida Ethiopia 🇪🇹 iyo uae 🇦🇪 iyo dalal kale
Aad baan ugu faraxsanahay in laso afjarayo alshayaadin rer sanaag hadan nahay waa in buuraha laga saara kuwaas si ay sanaag u hesho mashaaric laga fuliyo buuraha dahabka iyo macdan ta guul dhamaan rer puntlaanf
Allaahuma Baarik Fiikum Reer Puntland keep Goin
Masha’Allaah Guuleysta cadawgiinana Alaah hakadhigo mid dhintay mid dhaawacan iyo mid carara. Guul Guul Guul Ciidanka Diffaaca Dowladda Punland❤️👏
guuuuul daarrrod guuuuul ssc guuuuulogaden guuuuuuul majerten guuuuuuuuolesty ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geesiyada puntland
Geesiyada Liyuu police
Geesiyada Jubaland
Geesiyada SSC khatumo
# waa quwada Daarooď ee geeska Africa
Qabiilha ka xorow 2025 ayaa la maraya Somali nimo ha ku deeqdo meela hoose ha ku wareegane
Thanks ina adeer ❤❤
Manasha Alaah guuuuul iyo gobanimo warata punland ✅💯🔥🔥💪💪💪❤❤❤❤cadaowged hajabo
Guul iyo gobonimo Geesiyada Puntland waxaan idinkasoo salaamayaa caasimada jigjiga
Viva Geesiyada puntland
Viva Geesiyada jubaland
Viva Geesiyada liyuu police
Viva Geesiyada SSC khatumo
Thank you so much ina Addeer qaali. Sallaan Gobeed from Dhul udug Puntland. ❤❤❤
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist Jaamac Galllad & Bahda Daljire Media Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Inshaallah
Ilaahow idin Xafid Masha,Allah
Guul iyo Gobanimo Puntland ❤️❤️❤️🙏
Mansha Allaah my dhiga puntland ❤❤❤
Guuleysta guuleysta guuleysta, ilaahay garabgiina hagalo, ilaahay cadawgiina hoooooooooos alle dhigo Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshaalaah Guul guuleysta puntland state❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪 meelwalba iyo goorwalba amin🙏💯cadowgiina Jabi amin🙏💯
Guul jaamac guuleyso
Masha Allah hambalyo waxaan idin rajaynayaa guul cadawgiinu cagta heesteeda insha Allah guul guul guul from somaliland
Jamac guul guul Mahadsanid walalaha Absame beerka idinka ogsoni ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah rer putiland keep going ❤🎉
Jamac galad waxaan xasuustaa malin mamulka buntland annagaa difacaneyna waa mamul darood guleyso adigana indra
Guuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤ Guulaysta kabadan baa jirta
Inta madax madoow baalasimay iyo hartigaas bariye
Waa mah maah somaaliyeed
Mesha puntland so afjareso nabad diidka Dowladii dhexe waxay dhufeysyada ka so sartay kuna Dushay Jubaland, Xasan sh wa Hiil shabab
Wariye galad wararkagu waa Masha allah
Maashaa Allaah guulayst Puntlan iyo beesha DAAROOD. Jamac Gallad ALLAHYACIZZAK sida aad u sharraxayso
Masha allaah waan kufarxey qorshaha dagaal iyo diyaar garowga ay samesdy Putland gul insha allah khawarij ta walaga adkaan
Guul iyo gobonimo puunti rantii waa magac qadiimiya cidkasta oo reer buunt ah waxay aakhir kudanbayndoonan inay hostagaan dawladda buntland
Waana meesha aan somali dadka loyaqaan iyo dadkale oo oromo looyaqaan ay kumidoobi lahaayeen guul iyo gobonimo.
Daaroodnimo waa somaalinimo iyo sharaf aan dhamaan aanan gadmin guul inshaa Allah guul
Oromoviyo Somali xage iska soo galaan bal ii sheeg
Masha Allah Al xaqiiqo ❤❤
Guuul iyo gobonimo putland horey usoco 🎉🎉🎉🇸🇱🇸🇱🇸🇱
masha allah
Puntland guuul ayaanu leenahay
Boowe beerka kaa ogsoonin hadaan nahay shacabka puntland thnks
Waaa 10% ciidankii xuduudi puntland waa jooga mudug kaliya 25k joogta saaxo ilaa tawfiiiq guul bn leenhy puntland horey u socda
PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO ❤. KA SAFEEYA ARGAGAXIDA DEEGAANKEENA😊
GUULEYSA❤️💯👌👍🏻🫶🫶🫶🙏🙏🙏
Alow Cadowgiina Jabi Aamiiiiin Yaarabi
Mahadsanid mudane jamac galad ❤👏👏👏♥️👏ciidanka difaaca dowlada puntland salaan baa kaga sidaa mudane jamac waxaa kusoo gabagabenaya anigoo ku hadalyo magaca ciidanka difaaca dowlada puntland waxaa leeyahe guul jubbaland ❤guul ssc khaatumo ❤ guul puntland ❤guul somalia guul Dds😊
Asc maa shaa allaah puntland iyo SSC maa shaa allaah 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️
maasha allaah guuleysta ciidanka puntland iyo puntland oodhan guuleystayaaloo gurigiina nabadee geesiyada dagaal guuleysta giyigiinuu waanuur guuuuuuuuuuuuull erya erya cadawga erya buuraha kujira eryaa illaahay ha idinbarakeeyo ciidamadeenoow guul
MASHA ALLAH KU DAYO PUDLND KU DAYO HOREY U SOCDA REER PUDLAND FROM MUQDISHO
War jama maanta waa botoriyaa D5 always is D5
Maashaa Allah Tabaarak Allah. Guul Puntiland. Allaha Wayn ha guuleyo Ciidmadeena. Allaha Wayn ha baabiyo Cadawga Somaliyeed Daalmiinta Argagixisada Alshabaab iyo Dacich iyo Kuwa tageero.
Guuuuuul iyo gobanimo puntland. Adiguna guuleso weriye jaamac
Alaha jabiyo argagaxisada umada soomaaliyeed weey dhibeen guul baan idiin rajeynayaa ciidanka puntland ka dibna soomaaliya
Masha Allaah Allahu Ma'baarig, waa Askarti Dalka iyo Dadka Somaliyed Ee Raskanboni ilaa Rascayar Difaaci lahay, Insha Allaaah, Hadii Alle Idmo,👌🙏guul iyo gobonimo Ciidamada Xaq U Dirirka Ah Ee Somaaliyed👍.
Cadowgooda Aloow CiiL UdiL
Cadowga yaa waaye
Amiin amiin
Doqon Ogaden sota heysatay 2sano Puntland Deni Majerten reer Xamza Marxum
Masha allah waan hambalyeynayaa wiilashaas soomaaliyeed ee reer buntuland waxaana rajeynaa in dhamaan maamul gobaleedyada ey iska soo diyaarsadaan intaasoo kale si cadowga dibada looga gaashaanta hadey isku dayaan iney duulaan dibada ah nagu soo qaadaan sida Ethiopia 🇪🇹 iyo uae 🇦🇪 iyo dalal kale
Masha Allah....guul iyo gobonimo......puntland...dds..ssc..
Guuleyso jamac gallan❤❤❤️❤️🌹🌹
Puntland security force guul
Manshalh Guulaysta Alaan idiin barinaye
Masha Allah Tabaaraka Allah cadowga Allah ha idin ka qabto Aamiin yaa raxmaan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wales xasan munaafaq waa ka naxay ciidanka punland, Waxan ka baqaya in yuhuuda u dhuunto illayn ficiltanka dumarka qaarkood buu leeyahay.
Argagisada joogta dhulka buuralayda ah ee Puntland
haday weerar kuqaado puntland
Wadamada reer galbeedka oo macalinka wayn team leeder uyahay
ayaa laga yaabaa inay yiraahdaan kasoo laabta
markii ay arkaan in awoodooda khawaarijta lasii wiiqayo
waayoo marabaan in laciribtiro
waa wada shaqaystaan
ama sidadban ama sitoos ah ha uwada shaqaysteene
waa is ogyihiin khawaarijta iyo macalin ka wayn waxaana moodaaa inay wada shaqayn wayn kawada dhaxayso ( wadanka uu ustad nadara ubixiyey)
Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️❤️❣️
Wllhi waa in yar intan lkn inta an lasoo bandhigin baa ka badan
Guul iyo gobonimo tolku meelwalba ujoogo gulesta
Waxaa la diciifiyey ciidankii qaranka. Maantana may waxaa LA doonayaa in LA diciifiyo ciidankii puntland allahayow Somali u gargaar
Guul puntland jaamc galad magacaa jir inadeer adiguna inshallah
Aad baan ugu faraxsanahay in laso afjarayo alshayaadin rer sanaag hadan nahay waa in buuraha laga saara kuwaas si ay sanaag u hesho mashaaric laga fuliyo buuraha dahabka iyo macdan ta guul dhamaan rer puntlaanf
ALAHA KU GARAB GALO PUNTLAND LA DAGAALANKA ARGAGAXIDA❤❤❤❤✋️👌👍🏻🫶🫶🙏🙏🙏❤
Maashaa allaah hamplyo ❤ puntland guul ❤
guul Puntland💯✊❤👍✅💯
Guul D5❤❤❤
VIVA PUNTLAND❤❤❤
Mashaallah allow balaayada hareer mari cadawga buntlandna jabi oo jar ka tuur
aamiin
Viva puntland state and DDS state so afjara argagixisada dhan walba joogta
Waa sidaas. Aanu soo afjarno
Inyar oo loogu talagalay in ay argagisada la diriraan weeye ee ma ahan ciidankii oo dhan
😂😂
Sax,waa runtaa
Masha Allah Tabaaraka Allah Illaheey ha ku guuleeyo
Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuuul putland waa dhaqaqday Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
JAMAC WAA WERIYE FAAHFAAHINTIISI XIISO BADAN TAHAY❤ MAHAD SAN8D❤️💯✋️👌👍🏻🫶🫶🫶🙏🙏🙏
Illaahow cadowgooda jabi
Argagixisada illaahow Naga dhamee IllAAHow ciidankaan caawi.beelaayadaan buuraha umada u galey illaahow soo afjar.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏
So dhawaw warka buraha ad baa lagaga sugayay
Guul iyo gabanimo buntilan things jamac galad inta ka xun cakta hosted
Mashaa Allah tabarakalaah hambalyo guulaysta ciidankagoow cadawgiinu ha jabo❤❤
Xassan Dal Xaraash ha ismarjiyo, ha suuxo.
Qabiil ayaa maskaxda kaa galay ee ka xorow qabiilka 2025 ayaa la maraya
@@fatimaahmed8406 xasan miyaa qabiil noqdey
@@fatimaahmed8406saama guurguurtaa qabiil aqoon? Dal xaalufiye ha ismarjiyo
Xasan Sheekh uma socdo inuu ciidan dalka u dhiso
Guul Puntland ❤❤❤
Asc Dal jire TV jamac gaalaad waruntaa waruntaa waruntaa waruntaa waruntaa waruntaa waruntaa waruntaa waruntaa waayee jamac gaalaad Dawlada Somalia Federalko Xassan Sheq Hogaminayo Haku Deydan Ismamulka Bodlan kuwadha Daydha Somali O Dhaan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin thank you so much geesi qaran jamac galad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
guul puntland mansha Allah ❤❤
Puntland, Guuleeysta!!!
Insha Allah.
Masha Allah guul
maasha allaah butulandi waa halyeeyada nabada iyo somali jacalka illaah guushiina dheeman kayeel madax iyo shacaba hala halgamo hala wada shaqeeyo❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️♥️♥️♥️♥️💞💞💖💖💖💖💖🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤💞💞🥰🥰🥰
Thanks wariye jaamac❤❤❤
Mnshalal hamplyo guuuuul ❤❤
Thanks sxb Guulayso Jaamac Waad Mahad San tahay
Guul iyo gobanimo ciidanka puntiand
Dowlada bundland ❌️Mamulka bundland✅️
KANAXOO NAFTA WAA😂 DAWLADA PUNTLAND
@SarahWarsama-o8u The republic of Puntland Waa Doowladd ❤❤❤❤
Cuqdad waad udhiman kartaa ader shurun sharunshuur , puntland wa dawlad madax banaa
Ciidan ceerigaabo ha lagu soo qabta.
Puntland powe💪
Guul ciidanka difaca dowlada puntland guuleysta
War xasan u diraa Cidankan Shabaab ha ka xoreyeen
Guul D5 🤩🤩🤩😆😆😆
Puntland Guul baan U Rajaynayaa ilaahay idankii
boowe cirka nojira cabaar bowe ❤❤
Masha allah guuul iyo gobanimo
Guul iyo gobolimo PL
Guul puntland
Ku saliya nabiga❤
Manashah Allah guulesta❤ ❤❤❤❤
VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah guueL
Maanshaa allaah rabiyoo dhaantooba noo xifdi ciidama qalabka sido allaahumaa aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤