waaaaaw axmed cali cigaal sxb dulqado in badan baad ku daadisay khadre calool nugulidayeey madigay cawan saday kulahaa long life laba fanan oo an tagero ayaad tihiiine
ka yaar oo jareerka ku sheegay cigaal na kkkk aqoon la'an qabiil wax lagu faano maha lkn waa nin darood ah majeerteen maxamuud saleban ah masii wada geel maxuu indha kuul ka kasa haygu noqon
Hadii uu yahay nin langab ah waa hore ayaad sharafta ka qadi laheydeen.oo dad aad u dhaqan xum badtihin. Dadka yaryar waad cishaan lakin Ninkan ma ahan kuwad modeen Waa nin darood ismaciil.harti ayuu u dhashey. Majeerteen baa ilahay ka dhigey maxamuud saleman iyo bashii karamada laheyd.cumar maxamud . Ninkan igu soo orod mahan xiniyihisu ku meel maraa ee ka joog
Axmed cali cigaal Hadii aan ku badaycil caloloyowna kuku riday Nabsigii isoceli cabashana ku baahe hadan cawa ku imid adigona canaado kacad goosa hays oran casharbaa la idhigay aan ku cibraqaate caradii iska iloow >>> Khadro Dahir Calool nugilidaa madigey cawaansaday hadaad cidahosiyo gashid meel cariiriya ama ay col iyo guluf warma kaka cararaan waleey cidan kumataro waxba hay calaan calin matka cada tiigsaday adaa leyrta kacabe
Yaya john adoo Yibir idoor ah ilaahay kaa dhigay in aad Al-fanaan Axmed Cali Cigaal caydidi maxa kugu kalifay yaaa ilma sino waaaar Axmed Cali Cigaal wuxu ka dhashay Daarood Ismaaciil Jabarti Ibraahim ina gumeedkii ku dhalay iyo Adiguba waxa tihiin laangaabyo ciil lagu dhalaye
laakiin in ay jareer noocaas oo kala ah ay jeclaato may ahayn khadra daahir cige oo nazab qaaliya ah ninkan qolooyinka kale ayay isfahmaan hodhoodho may haysaa iyo ma hayo ayaa laysku hayaa
jaahilyahaw nasabnimada ay khadro haysato uuusan axmed haysan maxay tahay isagoo durriyaddii daarood ah oo kablalax ka ah oo harti ka ah ooo majeerteen ka ah oo maxamuud saleebaan ka ah ooo cumar maxamuud ka ah oo reer khalaf ka ah ilaahaybaa kugu dhaarshee muxuu khadro u ogyahay o sidaa uga daba calaacalijirtay
waaaaaw axmed cali cigaal sxb dulqado in badan baad ku daadisay khadre
calool nugulidayeey madigay cawan saday kulahaa long life laba fanan oo an tagero ayaad tihiiine
heestani waxay ka mid ahayd riwaayadii la magac baxday jinni iyo jacayl ee uu Hal abuuray abwaan xasan x.c/laahi xasan (xasan ganay) 1975kii laakiin heestan waxa ku darsaday abwaankii weynaa jilaagii caanka ahaa cabqarigii soomaali Dib aan usoo Marin abwaan almarxuum maxamed cumar xuseen huryo waxaanay ahayd heestii lagu soo gabagabeeyey riwaayada.
1
waxbaa ka dhacay waayowaayo iyo daadis aan caadi ahayn ,Axmed cali cigaal iyo khadro daahir cimri dheer iyo caafimaad ku waara, heesihina micnaha ay leeyihiin anoon fahan sanayn baan hawada ka xafiday hadana markan dhegaysto waxan ku xasuustaa wadankaygii qaaliga ahaa iyo nolol hore
dadkani aman mooyee ceymalaha axsan fanaaniin
fanaan soomaaliueed axmed cali cigaaal iyo fanaanda khadra daahir fanaaniin qaran alllh adin dhawro
wwww waa laba fanaan oo qaali ah heestaan xasuus bay igu leedahay😍😍😍
Wlhi heestaan markaan maqlo xasuus baangalaa 2008 galaadi ku dhageeysan jiray aniga qoftii dadka iigu qaalisaneeyd waagaas
Hadana waa 22/1/2021 iyo mogadisho
Soomaalia l love you
💚Calool nugulidaayay Maadigaa cawaansaday
💚hadaad ciida hoosiyo gashid meel cidhiidhiya
💚ama ay col&guluf warmo kaaga cararaan Walee ciidan kuma taro
14/12/2018 from #Gacanlibaax Hargaysa ...........
Love this song cimri dheer caafimaad ayaan idiin rajeynayaa
wwwww hees igadhe 12.4.2018 wey igu socotaa walee barteeda ayeey dhigtay 💯💯💯✅✅❤❤😍😍alle ha idin dhaawro ❤❤❤❤khadra iyo Ahmed
Ayaan Umu kula dhegeysanayaa
Cidkasta oo ereyada ama lyrics ka heestan igu caawisa waxaan u hayn doonaa mahad ballaaran iyo xushmad wayn! soomaaliyeey
mahad cumar Anaa kusodirayo bro don't worry ok
Erayadii-Maxamed cumar (huryo)
Codadkii Cigaal Iyo Khadra
Riwaayadii Jin iyo Jacayl ee uu Lahaa Xasan X C/laahi (Xasan Gani)
Lkn heesta Oo qudha Huryo Ayaa alahaa alle hawnaxriistee. ...
12/12/2018 .......
From M Luudiye ......
waa sababta aan cod hees oo aan dhagaysto aan ugu jeclahay qadra daahir waayo waayo waaaah waaaaaah
qaybta qadra waan iska ilaalin jiray markaan u qoroyo qoftayda
It's my faverte song...listening when i was happy
ax yaa jacayl xanuun badanaa.... viva Khadra Daahir Ciga and Ahmed cali cigaal.. dadkaygii..
any lyrics for this song plz plz??? iyadoo qoraal ah xagee kehelaa.
www .waa .nasabki .axmad cali .cigaal .& khadra daahir .makala dhacaan .nolada
khadra daahir cige iyo Axmed Cali cigaal magac iyo maamuusbay fanka iyo ummada soomalidaba Ku leeyihiin.
Musafe Abdirahman
Masha allah
This song makes me felling during acertain period I remember 2011
woww nice songs ecaalaa heesa wayowayo
woooooooow wa laba fanan oo ubahan in taariikda somalidu xusto noolada AMEd iyo Khadra...
Khadra: " Markaan Caadda tiigsaday, adaa laydha ka cabbee..."
Cigaal: "Ma huraayo ciidda...!"
cigaal legend
Aar libaax
Hadimada.dadkiibaa.halis.iguahaatoo
Hees mug iyo miisaanleh weeye axmed iyo khadra cimri dherer kuwaara from Togaherer
waa hees miisaan iyo mug leh cajiib
abaalkisa ayaad barisay walee alaa ya cisak 😘😗khadra❤❤💪💪👌👍🙌👂👂
waa markaagii edo khadra daahir
madiguunbaa calacali
miyaanu kugu odhan
haday wadar libaaxi ku wadaagayan halis wid kaman idhahdeen
waa sidaa aad sheegtay qaadiro abdi allaah yacisak ereyadii abwaan huryo
Mar bay xaaskiisa noqotay sidan maqlay laakiin war saxa cadayn mahayo khadro & axmed cali cigaal waa kuwaas fanàniin
Nuur Abdi kkkkk see kanoqtay nio ilma BB ayeeyba isu dhaleeene mawaaxay waxaad qortay
Cigaal beey isu dhaleen jacaylkooga md hirgaluu ahaaa oo weliba Somali o idil ka sheekeyso weilba Khadro dahir ayadaa jacaylka ubandhigatay o usheegatay
caleeeeeeeeeeeeeek axmed cali cigaal waayo waayo top song
Erayadii Maxamed Cumar Huryo waxya ku jirtay riwaayaddii Xasan Ganey ee Jin iyo Jacayl 1975
Cumarow laxanka yaa saaray walaal, mahadsanid inaad nala wadaagtay cidda ereyadan qiimaha badan curisay.
Al fannaan axmed cali cigaal alle cimriga haguu siyaadiyo
Dadku qaar wa fanan iyo dad iska jecladay fananimada miraha Ku jiro heestan fananinta manta maheli karan nabadey macan qofka waqtigiis iyo nasibkis
madax sare axmed cali cigaal alaha ku dhawro sawtiii raxma
Waaaaw/inaba. caadi ma ahaynfanaanintani allahya cisakumwaa eheladii jacaylka👩❤👩👩❤👩
Cabdiraxman Axmed 💔💔💔💔💓💓💓💓💓💜💜💜💝💝💓💞💞💞💞💔💕💝💝💝💝💞💞💞💞💞💞💞💞💟👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💜💜💜💜
ka yaar oo jareerka ku sheegay cigaal na kkkk aqoon la'an qabiil wax lagu faano maha lkn waa nin darood ah majeerteen maxamuud saleban ah masii wada geel maxuu indha kuul ka kasa haygu noqon
hhhhhhhhhhhh afkaga cano lagu qabay xagaya usoo martay nasab xumo viva ahmed cali cigal fanankii masraxa ayuu saa ulahadlaya haw bixin eeboow
Ayan wlo nolow in badan mah mahdada I deeqday runtii
cigaal waa fanan somali walle khadro waa hoyada fanka lakiin istahil adi midhaa cigaal iyo khadro waa ka ween tahay
Caradiina iska iloow!!!!!!! Maxaan fax iskaga sasabay heetan miraheeda. Long live cigaal iyo khadra.
kkkkkk
Xasuus iyo waayo yasalaam
Waaaaaw boqoradii codka khadra daahir
Waxa ay ku jirtay riwaayadii jinni iyo jacayl ee abwaan Xasan Ganey lkn waxa sameeyay heestan AHN Maxamed Cumar huryo
Axyaaa fanan ahmed ali cigal and khadra daahir
bejka danbe e Khadra ya I shega 👍
Waah waah was fanaaniintii cajiibka ahaa
Heesta yaa kabanka tumaya?
Woooooow cadi nahan esha calaa hees
Ahmed iyo khadra waxaan ku tilmaamo wlhi ma aqaano waxay ahaayeen Aabayaashii jacaylka
Waxaan la hadlayaa waa kuwa sida xun u hadlayaa ee cigal isku dhererinaya.shut up
Wax uu ka baryayo ma jirto
Khadra we love you so much
Long life
waaaaaw walahi heeso wa hesihi hore dadna wa dadki hore
haduu cararo inana yahay howlhu ninragihi galay dantu way cuslaysaaa cirkasare shinbir ulalay cabaar waakan dabadeed soodhigayay cagahoo mahiraayo ciideee
waa erayo xikmad leh
waa erayo qofwalbo oo wax garad ah taabanaayo
axyaaa fanaaniin murti waa dadkii hore tlhi
waxaan u maleenayaa qalbil oo maaliyey oo xukun naceb in somalidu ay laheen
hadad oraney Sid
hadad oran ney qarniyadii lasoodhafay n.a.
darood baa xariga noohayey
hoganka inoo wada waa meesheda
Waxay noqotay aniga iyo goorgi waxa quruxbadan in u goorgi igu xaad dubo lakin waa ceb in an anigo an ko xaadgodbo wa dhib la ma filaan
axya qaraami axya jecayl laba fanaan oo qaaliya
Amin habaryar
Somali ban ahey Muslim ban ahey micno hakuu sameyso Isaaqow
Qalbi Wax jecek somali baan ahay adiga macno ha kuu samayso cidi kuguma haysatee muslimnimadase isaaq adiga iyo qayrkaa toona ka magansan maayo.
Heestani waxan jeclahay in ay gabdhoho ay gacan sareyan
hhhh ma heesihiii ayaa qabyaalad galay aduun aakhir sameen
Legend 💑
Waaaaw Axsan fanan axmed c cigal
what a song
waaf waaf walahi waa hees iyo baydh
azal yaa qarami
nasab nasab dhalay ahmed alicigal and khadra daahir
The grammar and spelling all terrible.
sijui
San ma marmarinta danbi uraadinta ah ya jecel
Hadii uu yahay nin langab ah waa hore ayaad sharafta ka qadi laheydeen.oo dad aad u dhaqan xum badtihin.
Dadka yaryar waad cishaan lakin
Ninkan ma ahan kuwad modeen
Waa nin darood ismaciil.harti ayuu u dhashey. Majeerteen baa ilahay ka dhigey maxamuud saleman iyo bashii karamada laheyd.cumar maxamud .
Ninkan igu soo orod mahan xiniyihisu ku meel maraa ee ka joog
Wow cigal big respect
Axmed cali cigaal
Hadii aan ku badaycil caloloyowna kuku riday
Nabsigii isoceli cabashana ku baahe hadan cawa ku imid adigona canaado kacad goosa hays oran casharbaa la idhigay aan ku cibraqaate caradii iska iloow >>> Khadro Dahir
Calool nugilidaa madigey cawaansaday hadaad cidahosiyo gashid meel cariiriya ama ay col iyo guluf warma kaka cararaan waleey cidan kumataro waxba hay calaan calin matka cada tiigsaday adaa leyrta kacabe
fadlan heesta miraheeda ha badalin
Cumri dheeri iyo caafimaad walaashey sanad ka hor wxa qortay an aqrinaya masha allah👍🏽
labadan fanan
waa labadii fanaan ee
si dhan ah isu jecladay
fanaaninti somaliyeed
queen of africa
Oo inantu sidaas maxay noogu xumaysay waabaanu usoo noqonayee dumaroow naxariis yeesha
كم انواع الجنه
inantayadii ma cashar ayaa loodhigey kkkkk
kaftan
yahya caydu adaykugu koobantahay ninkani jareernimo kadheer malahawaxad qurux r a utaqaana sikale ah jibiyadiisay iyo raganimadiisay kucaashaqdey.deewaana ninlaandheeraa oo gobtii daroda .kaleexo yuuna kugu sadexayne
Qasim Yusuf
saeed Abdi farah gaawe
axla
walaal axmad SIAD aad iyo sanay yaan kugu abalqabnaa ereyadaas iyo dadaalkaan mahad sanid walaal 1000 jeer iyo kaba badan sxb
heestaan waxay ka turmaysaa in qofba maalintiisa ay tahay cajiib
Waxi dhacay odhan waxa ka masol
axyaa qaraami khadra khadra kk
Iminka tanokale wa jeclan kara
Esha cla heeso
waaw kadaa kharay dajicayaarta
Nin iyo naagtiisi wada heesaya 😉
waxba ha ii calaa caline naftaad cadowga u ahayd
u adkayzo caazhaqa yaa zalaama mum khadra nolow
This is good example for Somali beauty!!
Heeiio
Heestan wadnaha iiga taal
akhyaarey
axyaaaa heees
waaw waa hopaladii qarniga cigaaal iyo khadra
كلمة السبت من جهة علم حرف ت ة ا ل حرف ل ١٢ سب انوا سب
Arbe mooge
Maad firisan ha wada egina
وضرب لهم مثلا رجلين جعلنا لا حد هما الجنه ما معنا الجنه
axyaa. wadani
Walee ciidan kumataro
Waxa ii haray o0 kaliya shayga ay naftino ko raxaysato wa maxay waxasi waa waa nacaybsha u kala aburida waalaalow dhinaca kalana
arbe mooge
ignite
arbe
Yaya john
adoo Yibir idoor ah ilaahay
kaa dhigay in aad Al-fanaan Axmed Cali Cigaal
caydidi maxa kugu kalifay yaaa ilma sino
waaaar Axmed Cali Cigaal wuxu ka dhashay
Daarood Ismaaciil Jabarti Ibraahim
ina gumeedkii ku dhalay iyo Adiguba waxa tihiin laangaabyo
ciil lagu dhalaye
Aar Siciid layskuma jiree isaaq baanu nahay horaa loo yidhi bido intaanad bido odhan bay bido ku tidhaa hada waa qoladii boogta lahayd idinkaan laydin kala saaran jidhxun fooqal jidhxun.
Dadka saas loma cyo waxba lysma dheera laandheere waa kii jnada galeee
Aar Siciid war doqonyahow iska amus qabileeste qurun baataheye yahuu
Cirkasare cabaar waaakan dabadeeed soodhigay cagaha oo mahama hurayeciiideee yaaawadani
vkl
laakiin in ay jareer noocaas oo kala ah ay jeclaato may ahayn khadra daahir cige oo nazab qaaliya ah ninkan qolooyinka kale ayay isfahmaan hodhoodho may haysaa iyo ma hayo ayaa laysku hayaa
ceeb ina ader dadka lama caaayo wax faaida laga helayo maaha
doqon ayaad tahay cigaal iyo khadro waa hobolo kabad baaday cudurka aad qabto
jaahilyahaw nasabnimada ay khadro haysato uuusan axmed haysan maxay tahay isagoo durriyaddii daarood ah oo kablalax ka ah oo harti ka ah ooo majeerteen ka ah oo maxamuud saleebaan ka ah ooo cumar maxamuud ka ah oo reer khalaf ka ah ilaahaybaa kugu dhaarshee muxuu khadro u ogyahay o sidaa uga daba calaacalijirtay
Isaaq ilaa goormee ayay laangaab nimo ka carari doonaan yaab
khadara daahir iyo maryan murasal way simanyihin
waxan daremaya ninkan mesho ka xanqasanyhy
l hate very song khadra and ahmed