Waxay ku jirtay Ruwaayadii waraabihii Garbahaaray Waagibii Ka Guduutay 1988 Xasuuqii Uu Siyaad Bare Ka Gaysatay Somaliland Ayeey Ka Hadlaysaa London baa lagu Dhigay
Walle Cuquushii soomaalida o dhan adduunka wey kaguurtey oo aakhiro u hooyatey! Thanks to prof Abdi Isamail Samatar.....I heard this song for the first time.
Heestu waa ciidii hooyo oo cabanaysa waxay ka hadlaysaa dhalinyarada isxasuuqaysa iyo waxa danbayn doona markay dabar go,aan ee la waayo wiil somali ah oo dagaalama. Markii isaaqa la laynayay bay soo baxday laakiin somali oo dhan bay la hadlaysay imikana la hadlaysa. Hadda safaf inta loo qaybiyay ayaa dhiigoodi qulqulayaa meel kasta. Heesaha qaar waqti kasta way la socdaan.
Intaas oo dhan baan suugaan dhagaysanayey, daawanayey lkn tan waa ii dhinayd! Prof. Samatar ayaan kadhagaysatay isagoo tusaale usoo qaatay heshiish ka Ethiopia-Somalia ee badda!
Dhibta kugu dhacday Somali odhan waa tii ku dhacday xitaa kuwa aan waxba galabsan ee dadyahow inaynu kaligiis taliye iska celino oo dadka qabyaalada laga daayo sow dawo inoma aha
Horta reerkan sidi yuhuda maxay u jecel yihin ina marwalba iska dhigan kaligod ina dhib gaartay. War soomaali oo dhan aya is gumaday ee caadi iska dhig.
❤hees aana maanta ka hor maqal weeye micno wayn baa ku fadhidaa Oo meelo badan loo adeegsan karo Koley marxuumdii lahayd waxay kaga hadlaysay waaqic markaas ah lkn ilaa hada jooga Masuulka soo galiyay waad ku mahadsantahay sxb
Heestan bari aan aad u mirqaami jiray ayaan dhageysan jiray... waliba markay saacadu gaadho 12 habeenimo wixii ka dambeya!! Mood cajiib ah ayaan gali jiray!!!
Aniga qudhaydu waxan ka mid ahay Dadka heestan ku Bartay Professor Cabdi Samatar markan Arkay Heestu inay ka Hadlayso Xaqiiqada soomalida Dhextala Ayan soo radiyay
abwaanka sameeyay waa kuma?? faanka iyo anaga iska dhaafa 1984 Buurta sheekh markay snm rag ku laayeen maxaad ka ogtahay in heestan la sameeyay 1989 la duubay, Boramana itoobiya diyaarado ku duqaysay, snm ayay heestu ku socota Khadrana waxaay ka hadlaysa ragga itoobiya ka soo qaatay hubka ee guryahoodii soo weeraray
Waheey idinka igabay Wadeecadan igu ilaaway Warmaha nacab iigu dhiibay Waqtina way ii hilin waayee Wadhida aan qabo ogaada Translation: They (or you) abandoned me They forgot about my care They handed me over to the spears of enemies Time has failed to heal me Know the pain that I bear
Ciyaalka heestan ka maqlay Prof. Samatar aan u sheego in heestan loo sameeyey gumaadkii uu rajiimkii Siyaad Barre ka geystey magaalooyinka waaweyn ee Somaliland
heesta waxaan kasoo dheegtay proff cabdi samatar waa hees qiimo leh allaha u naxariisto khadra daahir cige waa hees ka hadlaysa cadowga soo jireenka ah dhulkeena iyo badeena damcay ilaahaw somali midoowday cadaw geedana jabi aamiin aamiin aamiin yaa rabbi
Sookle
Waxay ku jirtay Ruwaayadii waraabihii Garbahaaray Waagibii Ka Guduutay 1988 Xasuuqii Uu Siyaad Bare Ka Gaysatay Somaliland Ayeey Ka Hadlaysaa London baa lagu Dhigay
Sidoo kale 😂😂😂
😂😂😂😂ilmo samatar waxoodi heeso ayey iskugu biyo shubteen mardaw iyagoo fananiin ful ah waad arki doonta 😂😂😂
Sxb heestan walaa ina samatar walaa adiga -- nin fahmay idinkuma jiree --taaha yaraysta please ,, waan arkay cabdi ismaaciil samatar oo Meelo Aan loogu talo galin kala dhacay , adiguna sidoo kale. ,,,
Walle Cuquushii soomaalida o dhan adduunka wey kaguurtey oo aakhiro u hooyatey!
Thanks to prof Abdi Isamail Samatar.....I heard this song for the first time.
Heestu waxy kahad leyso wa waaqica sojireenka ah ila maanta tagan somali isku maqan oo lagu somaqan yahy ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Xasuuqii Uu Afwayne Barre Ka Gaystay Somaliland 1988 Ayeey Ka Hadlaysaa waxa lagu dhigay London 1989 waabari
@@abdirahmansheekh5525imisaad laascaano ku disheen , ilinta yaxaaska waa leydinku fahmay
Thank you professor Abdi Samantar, khadra Daahir AUN ad baan hesaheeda u dhegeyztY Lkn tan markan ayaan maqlay
Ilaahow kuu naxariiso waraabihii weli wuxuu doonayaa inuu na cunno
Inta professor samatar kasoo dhagaysatay lkie iisaara
Axsan hees waddani.
Waa tilmaantii professor samatar....
Allaw ku naxariisto Mamo khadro daahir, prof Abdi samatar ban ka maqlay heestaan
Allaahuma arxamhaa raxmatan wasica my Edo khadra dahir cige
Qiiradii soomaali wayn iyo soomali jacayl way dhamaatay 1988 kii, Soomaali kala dawlado ah ayaan loo guuray
Waheey idinka igabay
Wadeecadan igu ilaaway
Warmaha nacab iigu dhiibay
Waqtina way ii hilin waayee
Wadhida aan qabo ogaada
😢😢😢😢😢
"Wadhida aan qabo ogaada" ereyga "wadhi" ma qeexi kareysaa wll mahadsanid.
@@abdirahmandalmar9966 Maxaan wacad la ila qatay rumaystay walaahi beena wanaag anigoo sameeyay maxay wadhi ii dambaysay!
Halkaa ma ka fahmi kartaa masuul? Erayadii cabqarigii, philosopher kii mar la araga ahaa Maxamed Ibraahim Warsame Siciid Hadraawi AHN.
Waaxa halkaan I keneey Proff Samatar . Wareysiga maarku dameeyey ayu sarey Heestan. Baaddi HSM U siye Ethiopia 🇪🇹 iney cadowga uso doweeyste.😢😢😢 waraabihi Nacuuni laha Ax ax AUN Khadra Daahir😢
Me too!🥲🥲🥲
@ 🙏👍
Me too
@ 👍👍
Ana imikaan iskeenay
Duriyada reer Sh Isxaaq haldoorka badanaa ❤️ duul aan dawladnimo iyo nidaam waxba ka garanayn oo talyaani si xun u gumaystay baanu dawladayadii hadyad ahaan ugu gaynay! Balse haduu maantaba xor yahay gayigii walee ma gabee gulow mahadaa!
alle ha unaxariisto habo khadra daahir cige ..hees qiimo badan oo ka.hadalsa ethiopian isday dhulkeena u doonayso siday somali tahay
Heestu waa ciidii hooyo oo cabanaysa waxay ka hadlaysaa dhalinyarada isxasuuqaysa iyo waxa danbayn doona markay dabar go,aan ee la waayo wiil somali ah oo dagaalama. Markii isaaqa la laynayay bay soo baxday laakiin somali oo dhan bay la hadlaysay imikana la hadlaysa. Hadda safaf inta loo qaybiyay ayaa dhiigoodi qulqulayaa meel kasta. Heesaha qaar waqti kasta way la socdaan.
Intaas oo dhan baan suugaan dhagaysanayey, daawanayey lkn tan waa ii dhinayd! Prof. Samatar ayaan kadhagaysatay isagoo tusaale usoo qaatay heshiish ka Ethiopia-Somalia ee badda!
Profesor Samatar ayaa halkaan i keeney soomaliyeey wadankaan anakaa iska leh Hadaan dhalinyaro nahay Siyaasiyiinteena Wey fashilmeen Caado qaato noqdeen Dalkeena aan ilaalsano aan kacno walalyaal Mustaqbalka Dalkeena aan badbaadsano 😢😢😢😢
Heee tan waxaa la sameeyey wakhtigii dadka rer somaliland la duqay nayey 😢😢
Dhibta kugu dhacday Somali odhan waa tii ku dhacday xitaa kuwa aan waxba galabsan ee dadyahow inaynu kaligiis taliye iska celino oo dadka qabyaalada laga daayo sow dawo inoma aha
Horta reerkan sidi yuhuda maxay u jecel yihin ina marwalba iska dhigan kaligod ina dhib gaartay. War soomaali oo dhan aya is gumaday ee caadi iska dhig.
❤hees aana maanta ka hor maqal weeye micno wayn baa ku fadhidaa
Oo meelo badan loo adeegsan karo
Koley marxuumdii lahayd waxay kaga hadlaysay waaqic markaas ah lkn ilaa hada jooga
Masuulka soo galiyay waad ku mahadsantahay sxb
Hestan kaliya waxa yaqan qf godonsan oo war Laga heyn 😢
Ilaaahy cimriga cafimaadka haku dheereyo prof Cabdi samatar waxaa tahy aqoonyahan aan la helin kari
Heestan bari aan aad u mirqaami jiray ayaan dhageysan jiray... waliba markay saacadu gaadho 12 habeenimo wixii ka dambeya!! Mood cajiib ah ayaan gali jiray!!!
Aniga qudhaydu waxan ka mid ahay Dadka heestan ku Bartay Professor Cabdi Samatar markan Arkay Heestu inay ka Hadlayso Xaqiiqada soomalida Dhextala Ayan soo radiyay
AllAha hakumiquuro janatulfardawsa
Riwaayadii waraabii gabgablaa waagibaa ku ku guduute
Erayadii abwaan dacar
Ahun khadra dhool
SL's recognition is on the way. Hold your tears pls. Lol
Allaahuma arxamhaa raxmatan wasica my anti khadra dahir cige
Ale haku naxariisto AUN khadra dahir😅
Waxaan kasoo tixraacey prof samatar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 mamadeena khadro ALLAH naxariisto😢😢😢
Guri ba’ay bal idinku waakane kaalay si dheh waar miyaanay mucjiso rabaniya ahayn inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Ka sheekee abwaankii sameeyey iyo fanaanada qaadaysaba iyo somalilanders.kaba somaliya wxy noogu abaal gudeen "somali diid"
somalia ha israacdo shp 😊
abwaanka sameeyay waa kuma?? faanka iyo anaga iska dhaafa 1984 Buurta sheekh markay snm rag ku laayeen maxaad ka ogtahay in heestan la sameeyay 1989 la duubay, Boramana itoobiya diyaarado ku duqaysay, snm ayay heestu ku socota Khadrana waxaay ka hadlaysa ragga itoobiya ka soo qaatay hubka ee guryahoodii soo weeraray
WAA HEESIHII TALISKA SHUUCIGA AHAA EE SIYAAD BARRE WADDANKA LOOGA SAARAY , HADANA INSH ALLAH AMXAARADA LOOGA SAARAYA.
illahay ayaad been u sheegtay SNM ayaa loo tiriyey 1984 dhalin yaro badan ay laayeen buurta sheekh dagaal ka dhacay iyo xududka DDS SIngub ayaana lahaa iyada iyo kaa dhimay kugu dhimay ee waxaanad ogen hayska sheegin Khadra weligeed kama hadal waxaad wadateen ee ahaa dal ayaan xoreynayn, khadrana dumarka soomaaliyeed ayay matalaysa waayna suux day heesta markay qaaday Cabdinuur alaale iyo khadar axmed kaahin ayaa showgas ka qaayb galay oo ka sheekeeyay
Prof samatar ayaa i soo tilmaamay
From universal TV ayaan ahay aniga sidoo kale.
Heesta inta dib kasoracday profeser samatar like sara
Waqtina way hiillin waaye
Wadhida aan qabo ogaada😢
Thanks you professor abdi samatar
From proff samatar heesta qisadeeda isheega bal
Waa afwayne adeer waa duqayntii iyo xasuuqii somaliland ama isaaq maaha beenaale xaasid ina samatar sida uu u fahmay waa hooyadii iyo abtiyaashii markii la xasuuqayey,
Waxa riwaayadii Cardiff lagu dhigay ee magaceedu ahaa WARAABIHII GABGABLAA WAAGIIBAA KU GUDUUTAY.
DACAR IYO SOORAAN AUN.
Halka wad la heshay waa halkii an tabayey ayad tabatay sxb waa heesihi halgankii somaliland lagu xoreyay
@xasancalibarre1623 waa sidaa saaxiib heestan london 1990 ayaa lagu dhigay buufiya munaafaqiinta.
Xaqiiqa
@@salahisaaq3921
Somaliya markey waydey waxey sheegato ayey taariikhda Somaliland ku meeraysaneysaa!
Taariikhda Somaliya waxey ka bilaabantaa kuna dhamaataa "Somaliland".
Waar wax kale sheegta oo na daaya ummad bilaa taariikha ayaad tihiine
Waxaan kasoo raacay hesakn aadka umacaan proff samatar. Somaalay hurdada halaga tooso😢
Walee waa hees somali iyadaa isku maqan waxay aduunka ugu hadhay waa qabiil iyo qudhan alllah somali inta saasi tahay horumarba gadhi maysee isku sakhir inta prof samatar ka socota farta taga😢🎉😊heesta kasoo maqashay page kisa
Anigu askari ayaan ahay waxaaban kaxaystay.sida ay siyaasiintaydu ay noo.ilaaween bilaa mustaqbalka caruurtaydii iyo hilbahayaga feel walba daadsan xuquuq la aanta
Zxp Aniguba wan ahay somalina cadow ayada isku ah nacabkuna siyasin anaka buu no.adegsaday
Marka anga is gabnay
😢
Hesstan prof samatar horteed maan maqal xagaannkasoo raacay
Alle ha unaxariisto
Allah ya Rahma. She was a great legend...!
Prof.waa murti dhadhi
Erayada maxamed aadan dacar
Asc allow u naxariiso iyada umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw
Pr. Abdi samatar ayaan heestaan ka amqlay dhawrjeerbaandhagaystay waankadhargiwaayay lkn goormay heestaanqaaday
Miyayna warba hayn somaliyed dhalintini inay hilibkoda conayan
Inu cadow igu wirsado markan waxgard kena layno
Siyasinta xun baa igabay warmaha nacab iigu dhibay waqtina ii hilij waah qabil baa haksa idhigay😊
😢 axya haday a haysataa😊
Qiirada Soomaali ayaa qalbiga laga yahay lkn soomaali iyadaa cadaw isu ah oo waa taas reero isu dilaysa ee reero isu fogaynaysa isaaq iyo daarood. Hawiye iyo daarood qiyaamuhu sidaas buu u dhacayaa iyadoo is cunaysa
Wadhida aan qabo ogaada: yacni dhibta aan qabo ogaada
Prof Samatar xasuustayada ayaa dib ucelisay. Thanks
Hees layaalbeh waaaye heestan wewe❤
From our proff.
Haduu qofku keeno waa inay ka duubaan qofkii kalena anay ka duubin
Illaahow mid qura ka dhig
From proff Samater 😢AHUN khadr D Cige
From samatar😭😊
heestan waa 1988 iyo afwayne. markii south africaanku diyaaradaha nagu garaacayay
Markaa cidee u barooranayseen
Nothing to do with SNM and Somali diid!
Get over with your inferiority complex
😅😅😅😅@@suaadd5788
Ubad🎉❤ 3:21 atha mastery
Waa gumaysigii oo hadoodilan waxa layidhi nin hagoog xumi waar tolow muxuu qarinayaa yaa lagaadayaa waar kaasi dee saaka dee saaka aniga maaha neef neef dhalay uqsumu bilaahi adigaaba lagu gaadayaa waanaad garanayne
Waynaan garanayn! Gunnimo jaale
Waaa heees way dhaaaftay wlhi
Dadka Comintiga Badankoda Heestan waxa Baray AQoonyahan Professor Abdi Samatar
Waheey idinka igabay
Wadeecadan igu ilaaway
Warmaha nacab iigu dhiibay
Waqtina way ii hilin waayee
Wadhida aan qabo ogaada
Translation:
They (or you) abandoned me
They forgot about my care
They handed me over to the spears of enemies
Time has failed to heal me
Know the pain that I bear
Waxa ween ayeey ka hadaleesa soomaliyey 😢 wadani nimadnwa qaali
Sida also sheegtay markaan profisorka ka maqlay ayaan badhay thanks
Waa gumaystihii siyaad loo tiriyay
Professeur waxa uu la hadlayaa somalida inay fahman hadalkiisa
Heestu waxay ka hadlaysaa somalia
erayada qoraalkooda qaarba la qalday
qalad weye sidani
kolkuu weedhcad iixambaarsho
inuu igu wiidhsanaayo
sidana sax ha
kolkuu weer cad iixambaarsho
inuu igu wiirsanaayo
Sodhawada❤
Iska ilaali waraabaha caruurta Cuna yuu ciyaalka kaa cunin
From professor Samatar
Tilmaamtii profisor samatar
Miyeydaan warkayga intuu wehelkayga laayo
Miyaydaan warkayga hayin wadnaha iyo waaxyahayga waraabe inuu cunaayoon wad iyo bahal guri la joogo
Professor Samatar
Waraabihii garbahaarrey waagiibaa ku guduutay.. 1988
Axkhadra🎉❤
Heesahan khadra daahir badanaa, hadeer ayaan kasoo arkay Pro Abdi Samatar, kadib UA-cam kasoo raadsaday!
Heestan waxay ka mid ahay heesihii la tiriyay markii taliskii afwayne diyaaradaha ku duqaynayay hargsysa iyo burco shacabka la gumaadayay
Waxaa lahaa sbwaan dacar riwaayadii waraabihii garbahaaray waagiibaa ka baryay
Heesti loo sameeyay snm markay iyada iyo dowladii mengistu ay xasuqeen shicibka borama noo sheeg iyadana 🤔
Nothing to do with SNM and Somali diid!
Get over with your inferiority complex
Waxan kaso raad raacay proffer cabdi ismacil samatar
Bal waynu eegi halka somaali salka ku hayso, walaceeda kama seexde
Helay warkaga
Abwaan maxamed aadan dacar sifican buu waxa inogu sheegay
Buti ayey somalidu utaaanay hadda kuma ndola dhulkeenna lkn beri dadkeenaaad ayey ugaadhsatey xiigii gumaysiga Britain iyagaa keenaybaan Malaysia gobolkavawdal ayaa lagurki jirey xilligi awwwyeesheen waana ldhammeeyey markii dambe maadaaja okay sadka
Asxabey
Ciyaalka heestan ka maqlay Prof. Samatar aan u sheego in heestan loo sameeyey gumaadkii uu rajiimkii Siyaad Barre ka geystey magaalooyinka waaweyn ee Somaliland
Professor samatar baan kamaqlay heeskan
Dululka wu jogaya calashan maqLka wujogya lkn Dul miya wax lagu maqla horta hestan arin kle lola jeda kk
Heestan professorka ayaa kala kiciyey.
Wasiidetahy
love
Maxamed aadan dacar wuxuu ku hogoltusaalaynayay ragii dawladoodii u dhalatey dadkay ugeeyeen ku gumaadeen anti jacayl maaha
Mood
Heesta waxa kasoo arka wareyso uu bixiyay proff cabdi samatar waa hees yaab leh
Madam wayn
Inta proff samatar kasoo raacday
Khadra Dahir waxay ahayd dadka dhifka naadir tahay I la arko
Waar miyaanad maqalba warkayga
❤