#جبل_أحد " هذا جبل يحبنا ونحبه ، اللهم إن ابراهيم حرم مكة وإني أحرم مابين لابتيها " /رواه البخاري / احمدوا الله أن جعلنا من أمة محمد صلى الله عليه وسلم خير البشر💚 Qoraay sare abdi shakur
Aboo saan laysku shukaansan jirey! Waa xikma socota oo hadana jacayl ku jiro. Sheekada hada socota qashin waaye. I'm jealous of the older generation who experienced wat Jacayl is!
somalidaan waxa ay umaleeyuaa in aan coomeent lagu dhiibankarin afsomali englishka ilbaxnimo maa laga raadinoyaa waaba fahmi waayee this song is one of our best songs in somali countay hhhhhh just like that ifka gocoshdiiuba aakhiro
Absoultely 10 years ago anoo ethopia jooga baan heestaan dhagaysan jiray waa heestii iigu horeysay. Oo aan dhagysato radia baan cajalad sxbky wiil ahaa mahamed saahid baa la oran jiray uu isiiyay baan ka dhagysan jiray hadda sxbky garan maayo in uu. Noolyahay iyo in kale xamar bay soo aadeen mar dambana ma arag maanta waa 2020/4/29 aduuunyo waa aduunyo wlh
Waxan ahay nin gaajiyo gubasho iyo ciilba ka dhereyey gulooo nimco an gureynin iyo gayi ropan jogo awadaa gu iyo deyr garadkisa faaalada gelin qura ka baqan wow
Qofba Waa lagaraba Qofba Waa lagaraba Koley geriweye Koley gariweye ifka gocashadisiyo akhiro goodkeydaba rabi labada goobod ha inna gar gare ha inna gar gare Inna guule ka dhigin kuwa galaya narte fircon gacal wadagan
maxamed nuur giriig papa rag waa ragii hore hadalna waa intuu yiri casri bay dhaheen intay music walan iiga buuxiyeen hesihii heestan bal yaa ka casri waligaa kama dhargaysid heesaha hada jira hadad mar dhagaysatid mar labaad u noqon maysid
GIRIIG: Gar ma qaate warankiyo Nin gaashaan weheshaday Oo gudub bilaawaha Shakadii ku giigtiray Oo gooni socodoo Geyi lama degaaniyo Meel gubada joogoo Ku habaabay geri go,an Waxan ahay gediisoo Gees aan ka jeediyo Garan waayey raadkii
Xusuus wlhi heestaan waxaan dhagaysan jiray 2009 anoo jogay caasimada dalka itoobiya addis ababa cawo waxaan ku dhagaysanayaa somalia 14 may/5/ 2021 habeen ciid ah waan idin salamay dhamaan all muslim😍😍
Hellooo wlkky
Isku xilli baynu maqalay zhp😢
5vvvvv
Hestan 1998 baan ku qaayi jiraay anga iyo sxbkay Mohamed cumar xassan wxna jognaay dhagaxbuur mantana wan dhagesanaya anigo jogo Toronto...waqtiiga Wu socdaaa
Abowe wlhi dadki Hore aayatahy❤😢🌹
WA WLH SXB
Xiligaas maaqayileysey😁
@@qumanhorusocod6177 10 jirkan ku qayili jiray😎
Hadda ma iska deysay
Heestaan waxaan dhagaysan jiray ama dhagaytay 2017 dhamaad keedii laascaanood agteeda anoo jooga hadana waxaan joogaa magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya taariiqdu waa 01 bisha October 2023 dhamaan waa idin salaamay ❤❤
Hada waxa lajoga 2024🫡
Tani hees iyo badh weeyi
Heestu way macaan tahay
Waanka helay runtii
Cajaa'ibsanaa codka fanaaniinta🙏
Boowe iyo Baayo huuno iyo walaalo Abaayo iyo Aboowe😂
Si weliba oo aan u kala lahjad duwanahay mid qura ayeeynu nahay dhanka fanka iyo suugaanta💯
Heestan idor ayaa alifay ,,mxd nuur giriig dhakhtarka wayn ee hargeisa ayuu ku geriyooday abahay oo dhakhtar ahaa ayaa dawayn jiray illahay haw,naxariatee giriig waxa uu ku dhashay magalada berbera illahay haw,naxaristo lkn maanta nimankii darood wakuwaa maxabistayadii gawracaya iyaga oo isaaq nacayb muujinaya lkn waxa àan arkayaa in lasii kala fogaaday
Xasuus Anigo gaari indha tare eh wado kana so dhaqaqay ceel buur Kuna turtay heeskaan cajib wadankeyga ilahey nabad haka dhigo
Addunyo anigana ceelmeygag ayan ku maqli jiray 2009 addunyo
dad waa dadkii hore Dalne waa kii hore😢😢 ilaahow barisamadki nosoceli
#Waxaan ahay nin gaajiyo
#Gubasho& cilki ka dheereyay
#Guuloo nimco aan gureyn &
#Gayi rooban joogo aawadaa
#Gu iyo deeyr garaadkiisu
#Faaladu galin qura ka faruqin
#Oo gocashadaadi uur go'hay
#Ban ehee ila garo jaleecada
#indhahaa had & jeeer
#Geestaada soo jiro
Xasuus heestan waxaan safar kusoo galay 2021 bishii sideedaad aniga iyo nin la dhaho bashiir cumar oo wadana gaadhi calaawi ah safarkaaso aanu burco ka baxnay 7 subaxnimo Kuna tagnay coodanle oo ku yaala xuduudka itobia halaas oo aankasoo qaadayay aabahay oo aan go aan saday Inan magalada keeno 2024 aabo ayaa aad iiga xanuusanaya iigu Soo duceeya wll inuu alle ii caafiyo🤲♥️
#جبل_أحد
" هذا جبل يحبنا ونحبه ، اللهم إن ابراهيم حرم مكة وإني أحرم مابين لابتيها " /رواه البخاري /
احمدوا الله أن جعلنا من أمة محمد صلى الله عليه وسلم خير البشر💚
Qoraay sare abdi shakur
0000
L😊
0
ASC umada somaliyeed meel kasta at aduunka ka kala joogtan malin wanagsan
12.02.2020 hada iga danbeyso like igu sharaf
Axsan Fanaan
Mohamed Nuur
Hassan bille
Alaah Raxmadiisii
Haku DeeQsiiyo
insha alaaaaaaah
Camiiiiiiiiiii
Aboo saan laysku shukaansan jirey! Waa xikma socota oo hadana jacayl ku jiro. Sheekada hada socota qashin waaye. I'm jealous of the older generation who experienced wat Jacayl is!
Who watching 2023😅
somalidaan waxa ay umaleeyuaa in aan coomeent lagu dhiibankarin afsomali englishka ilbaxnimo maa laga raadinoyaa waaba fahmi waayee
this song is one of our best songs in somali countay hhhhhh
just like that
ifka gocoshdiiuba aakhiro
Heestan 10 sano jir ano eh maqli jiray manta si kadis eh youtube ka ku arkay M.a Hdana 17 jir ahy 2020/8/12 wye malin arbaca ah wa idin salamya❤🏅🌹📣
Absoultely 10 years ago anoo ethopia jooga baan heestaan dhagaysan jiray waa heestii iigu horeysay. Oo aan dhagysato radia baan cajalad sxbky wiil ahaa mahamed saahid baa la oran jiray uu isiiyay baan ka dhagysan jiray hadda sxbky garan maayo in uu. Noolyahay iyo in kale xamar bay soo aadeen mar dambana ma arag maanta waa 2020/4/29 aduuunyo waa aduunyo wlh
Xasuus wllhi waxaa igu soodhacday bari aan qof jeclaaday una sheegan waayay 😍
Waxan ahay nin gaajiyo gubasho iyo ciilba ka dhereyey gulooo nimco an gureynin iyo gayi ropan jogo awadaa gu iyo deyr garadkisa faaalada gelin qura ka baqan wow
23/4/2020 ramadan kareem alle ha u naxaristo awoowahay iyo fananada isku qoys banu ahyn eh giriig😓😓😒
I would never forget this lovely song😮😮 it was my first😎
2019 yaa fiirsanooyo ☝️☝️☝️ frta taag
2020 👍👍👍🤳🤳🤳
2020
2023
2019 anybody here ? 🤔
3 sano kadib ana kuso boqday pro
2022any body here🤨
Heestan waxan dhageysan 2012 caasimada muqdisho maantan 2023 dhamaadkiisa hargeisa ku mirqaamayaa waqti wuu soconayaa
2012 anoo geel jira ah Baan memory walal Kay ka dhagaysan jiray 😢😢😢😢
Who's watching 2018?
Macalin axmed
Man sha alaah
2023
laascaanood 12/11/2018 Maxamed nuur giriig ilahay ha unaxariisto heeso waa heesihii hore
Heesaha noocan oo kale ah markaan dhagaysanayo waxan ismooda in aan dadki hore kamid ahaa anigu yasalaam malaha mar labaadban dhashay
naasir xoosh hahaha anaa kula mida Bro gabdhihii horaan iska soo qadaa markaan dhageysto, I'm jst Kidding
Anigu heesaha waxaan ka dheegeesta intii hore uun waxay ahaayeen heeso xigmadeesan
Hees xigmadeesana waxaa sameen jiray abwaan baluqay
Qofku Wuu ka xishoon jiray inuu wixii maakaxdiisa ku soo dhacaba hees ka dhigo
Masaniirta ayaa baabi,isay sumcadii heesaha
Wellee hees ayaa ka dhac dey meesha waana hees cimaamadan waa hees aan wax laga qaban karin
Heestan anoo dugsiley jeclaan jiry♥️2024🎉 faankaa xiligii hore macna
Heesi waaa taaaas io midaaan jirin🤩😍
Fan iyo fananba waakii hore👏👏
Ax ax ax walee heeso wakuwiii hore 🌹🌹🌹🌹🌹💐😿😿😿Alle ha u naxariisto 😭😭
Heestan waa heesihii heesaha qaramiga inaan guule kaa dhigin kuwa galaya naartee ila garo waxyeelada hawlahan la golongalay
Ereryadii Cabqarigii Fanka : Hadraawi
Rabbi haydiiiiin naxariiisto godka rabbi haydin nuuuursho amina feer and mxamed nuuur griiig
waxaaan kaaa ah heees waxaaan ahay gediiisoo garan wayooo raadkooo allaha kuuu naxariiisto maxamed nuur gariiig iyo farxiya
Heestaan 8 sano ka dib mrkii youtube lasoo geliyay ayaan daawadey 2019😗😗fannaaniin waa kuwii hore fankana wa iska kuwii hore😗
Isla anigii oo hal sano ka dib dhageysanaya adduunkii wuu isbadalay 2020 ayaan galnay oo lockdawn lagu jiro. Loading...2021
@@garjaw7
Waxaa halkaasi ka cad inaad heesta Aad u jeceshahay anigu na kula mid baan ahay sxb
Qofba waa la gaadhaba, Kollley geeri weeye💯✍
waa heestii iigu Horeysay hees aan dhagaysto 2010 Cajalad iyo Rikord ay hooyo lahayd ayaan ka dhageysan jirnay Ethiopia deegaanka Jaratti 《bakhtiiley》 Alla noloshu macaaneydaa caruurnimadii🙇♂️"Alla yaa dib iiceliyo waa loo calaacaliye" ban maqli jiray. Heestan iyo Heeso dhowr ah ayey Hooyo jeclayd waxan ka xasuustaa. "Nimuu dhabarku jabanyahay" Leexo" Hadal ii daboollaa" dhabta miyaan ku saaraa" samsameey Halbowlaha" jacayl lama moosi karo" nafteydaa kuu jiraban" Waligeed aduunyada" Wacad" Ma,ogtahay bad iyo wabi" Xaq miya xeer miya" iyo kuwo fara badan oo aana xasuusan imika aduunyo ana maanta muqdishey iga tuurtay Hoyana Ethiopia Xasuus ahaan ayaan u dhagaystaa heesaha qaarkod geeridu Haku ilowdo Hoyo mcn❤
4-6-2024✍
ila garo jalecada indhaha had iyo goor geesahada soo jiiraa......12/3/2020/
Masha allh ala jeceliya heestaa masha allh
Allah haunaxariiste Mohamed nur gariig Wuxu udhashey reer Sheeq abdirahman jabarti
Gacalnimo waxey tahe ina gacan kusiiye hayeshe gantalihi cashaqa I gaarine lol
,
Amira Ali markaso kale ma foga qofta Lakin somaha oo albabki waltinimadaba hadey ogolatay la imana Garin eey tagan tahay dabcan lugta dhulka hadu u dhigo oo uu caadi iska dhigo yarka qofta gacanta ayey so galeysa hhhh
woooow beautiful
ilagaro jaleecada indhaha had iyo jeer geeskaaga soojira
sxb fanku waa kii hore
Waa Gobannimo 100% hablihii Soomaaliyeed😍👏👏
hees taan nin aqli badan qaa day wllh gabar aqli badan ❤❤❤❤
Xasuus heestaan aniga saaxiibkayga yaraanta ayaa wada dhuuxi jirnay. qiyaasta waxay ahayd 2010, aad baan u jeclayn luuqda iyo erayadaba. caawa Sept 21 2024 ayaan dhagaysanaya oo xasuus qiima badan i dhex maquurisay.
Maxamed nuurgiriig alle ha unaxariisto waa nin codmacaan
Hees io badh aun mohamed nur giriig❤
Heeskan waxaan dhegaysan jiray 2009 anoo joogo hargeisa soomaliland waxaan markaa ka baxayay dugsi sare waxaan ahaa arday culayska nololeed ee aan dareemayo isku dhaafiyo 11 sano kadib ayaan dib u dhigaysanaya anoo joogo paris soomaliyeey nolosho idinma xumayso
Mashaallaah wlky salaan sare igagudoon
M.a
Heestaan 10 sano kahor waxan dhageystay anigoo dalxiis u joogo dalka kenya magaalo xeebeedka mombasa
Hada Mar kale waxaan dib usoo xasuustay anigoo ku sugan buuraha dalka Madagascar 🇲🇬 magaalada Antananarivo
Allah ha u naxriisto mohmed nuur Gariig
haakax waxan umalayn hadii lawasho maanta inan lakeeni karin codka aamina feer iyo AUN maxamed nuur hssan bille dad kuwaasaa inoogu danbeeyey
26.1.2020 ayaa dhagesanayaa heesta wax kale kama daalo
Mohamed Nuur
giriig
manin Lagaran Waayaa
Waa Sandaladiiye
Aadan Garaad
Caamir Aadan
I am Ciise Garaaad
maxamed nuur giriig Ilahow u naxariiso
inan guule ka dhigin ku wa galya naartee
Dhamaantood ALLE ha unaxariisto janadii fardowzaadna ALLE ha geeyo
Who stil listening 2024😮
woooow dadku waa kuwihore & xigmadiba
Xasuus hesstaan waxaan dhageysan jiray aniguu b h gedo joogu 2012 haderna waxn jooga boosaso aniguu masalo jcl dhex mushaxaayo 2023/5/25_20:20 muslimiinta wan idin salamaayaa all
31/12/2023 ya dhagesanoyo tolow😮
Me sister
May 2021 qofka dhageysanaayo like ila soo mar😂😂
Hada ayn dhageysanayaa wll🥰🥰
11/12/2018 cabdi nuur axmed oow,aadan rabadaan kariim waxaan joogaa USE
Heestan waxaan dhegeysan jirey 2004__5 anoo jooga magaalada Wajeer alxm Maanta oolaga Joogo 17 Baan dib udhegeysanayaa
Gariig xasus ayey igu tahy
Qofba Waa lagaraba
Qofba Waa lagaraba
Koley geriweye
Koley gariweye
ifka gocashadisiyo akhiro goodkeydaba rabi labada goobod ha inna gar gare ha inna gar gare
Inna guule ka dhigin kuwa galaya narte fircon gacal wadagan
Ilaa 2019 waan dhegaysanayaa.
5/5/2023😢 the time is running like sword 🗡 pls like how to remember this days
Heestaan waxaan dhageysan jirey 2008 kii aniga oo joga Magalada cadaado isla maanta ayay igaso gashey inaan dhageysto anigoo jooga Caasimadii umada somaliyeed Ee Mogadishu .
Mel gubad lajogoo kuhabaabey gar iyo goaan..waxan ahay nin gadisu nin gesan kajeeydiyu garan wayee radkiii...
Heeskaan waxaa qaada Mahamed Nuur Giriig he was the best singer
saxiix
runtu ahanatii waa hees maqan keedu ada usareeyo
Asc zxp
Yaagaraacay muusigaan codadka waan gartee cajiibkaan lootumayo
Wlhi heestan waxan ku dhageysan jirey bari aan mii joogijirey
xasuus cajal baan ku dhagaysan jiray anoo askari ah oo joogo Balidoogle 1987 aduun wax waan kasoo arkaye, illahow khaatumada noo hagaaji
....... Oo gooni socoodoo
gayi lamadagaan iyooooooo
mell gubdlle joogoooo ku habaabay geri go'an
2023
Abwaankee sameeyay heestan waayo waayo baan dhegaysan jiray 2007
Hadraawi
Mise cabdi qays
@@ahmedcabdirisaaq2402hadraawi weye
Waxan dhagaysan jiray heestan 2010 kii anigoo jooga magaalo la dhaho warcibraan
Yaa yaqaan halkaas
Waxan ahay nin gaajiyo gubasho iyo ciilki
Ka dhareye guuloo nimco an gureyniyo
23-10-2018
TALAADO
08:43
23/4/2019 sidoo kale talaado 😂😂
macno ayay xambaarsanaayeen heesihii hore
maxamed nuur giriig papa rag waa ragii hore hadalna waa intuu yiri casri bay dhaheen intay music walan iiga buuxiyeen hesihii heestan bal yaa ka casri waligaa kama dhargaysid heesaha hada jira hadad mar dhagaysatid mar labaad u noqon maysid
Yyy
Ragu waa isku mid lkn hadalbaa kii hore ahaa 🤝🤝
......fav song
Heestan walalkey igaweyn kuqayili jireeey hadana wuxu jogaa Ingiriska Aabo 3cunug waye,xasuus iguqaali ah waye
Heetan barisamaki ayandhagesan jirey hada o.aytariikhdu tahy 14/03/23.ayan dhagaysanaya waxan joga yurup
2021 ya dhegaysanaya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Aniga 💔
@@ليلىعمر-غ5ف ok thanks 👍
Janaury 6 / 2019 Axad
Still
08:47
June 30 Sunday
July 10
30 june 2020 anaa idinka wada dambeeyo yaanool asxabey
Xasuus waxn dhakey san jiry 1986😊
waxan ahay gubashiyo ciilkii nin guule ka dheereyoo gayin rooban joogoo
Waxaan ku dhagysan jiray miyi iyo Sudii waabood anoo jeel jira ah xuduudka 🇪🇹 iyo 🇸🇴 anoo aroosmiyi kaqaadayaan ilaahay kutusin. Oo howlaha la golongalay
waqooyiga somalia u dhashay 'mahamed nuur giriig' heesaayaa.
war jango west malaha citiraafki ayaa kaa galay youtube meel waliba waxaad lasoo istaagtay waqooyiga somaliya waxaan ku dhihilahaa bro yeeysan kaaga dhagin west iyo east somali waa somali ee igula raaxeyso heesta talantaliga
waa fannaan inta afka Somalida ku hadashay aay wada qadariso, adna waxaan micno sameyneyn baad ka hadleysaa, Shame on you hahahahahah
Wax xanusan waye kan cartan labaxay somalidu wa mid ader
@Moha Amip oo apti Isaaq xaguu kasoo jeedaa baa lagu yidhi
ereyadii Hadraawi
1996 baan dhagaysanayay waxaan ahaa askari joogo gedo dagaal ba an baan ku jirnay aniga iyo rag badan oo qaarkood dhinteen🤔
Adeer xagee ku noshahay hadda?
wwwwwwww hees watan hadi adhesmaqashid
GIRIIG:
Gar ma qaate warankiyo
Nin gaashaan weheshaday
Oo gudub bilaawaha
Shakadii ku giigtiray
Oo gooni socodoo
Geyi lama degaaniyo
Meel gubada joogoo
Ku habaabay geri go,an
Waxan ahay gediisoo
Gees aan ka jeediyo
Garan waayey raadkii
ifka gocashadisiyo , aaqiro gubkeedaba , rabi ha inaga gargaare ,
Masha allah
19/10/2021 waxaa jiraa 24 xasuus hadaan noolaado
I like this song
Allah unaxariisto
Who is watching 2019????🤔🤔🤔
Me watching from England 😊
waxan nin gajo iyo gubasha iyo ciilki kaderey guulo nimca an kugeleyna gaya roob an jogaba cawatha guu iyo deeer
Heestan xasuus gooni ah igu ledahy markii igu horeysay anoo 10 jir ah dhagystay ano jooga magalda bosaso 2006dii ilaa hadda 20121 Wali Sidii u jeclhy
Allaju akbar waxaasa kaa murti ah
wllhi caadi heesihi hore iga dheh heeeso waa kuwi hore dadna waa kuwi hore hhhhhhh