Walaikumsalam macalinkeena Nadara aloow u gaar gaar inta musliminta dhiban dhibka Ka Ebe ha Ka qaado aloow ducodayda u aqbal amean tankale qeer badan Ebe haku siiyo na soo xasuusi sheikh Cabdi Xayi si aan ugu gar gaarno walalahena Palestine mahadsanid inbadan
Asc Nadaara Israel Nabad ma rabtee waa fidno garab og weerar maahane Nabad na ma rabto Tankale Tarm waa Nin waalan ilaaheey ha haleeshiiyo in uu Dunida Dagaalka ka soo af jaro Aamiin Aamiin Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin, Xisbulaah iyo Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Asc Nadaara Israel Nabad ma rabtee waa fidno garab og weerar maahane Nabad na ma rabto Tankale Tarm waa Nin waalan ilaaheey ha haleeshiiyo in uu Dunida Dagaalka ka soo af jaro Xilgiisii hore ayuu Dunida jaha wareeriyay Markan Mid Dunida nabadeeyo Allaha ka dhigo Tram Aamiin Aamiin Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
War dublimaasiyada marka laga tago xaqiiqda laga hadlo waxaan macalinka waayn ayaa wata iiraanna trump markuu yimaado ayaa laweerara yaa waxaan kale waa sheeko gaaban 😂😂😂😂😂😂
Natayahu weli lama fahmin mudaharadko ku mashquliya iyo calamka heshiiska benta ah ila askarta ey kala cararan mey ka shaqeyan diidan dagalka ma kursiga natayahu miya u dagalameysan ma la dhaho
Iiraan wa awada isalamka wlhi yuuhud kadabakod ay goyan insha Allah
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
Walaikumsalam macalinkeena Nadara aloow u gaar gaar inta musliminta dhiban dhibka Ka Ebe ha Ka qaado aloow ducodayda u aqbal amean tankale qeer badan Ebe haku siiyo na soo xasuusi sheikh Cabdi Xayi si aan ugu gar gaarno walalahena Palestine mahadsanid inbadan
Cagtii joogsan weeysaa marbeey ceeb lakulantaa iiraan walee masahlana
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
ILLAAHOW UU GARGAAR FALASTIIN IYO YAMAN SIIRIYA
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa rabi❤
Yaa allah Yaa rabi reer qaza faraj aan la filaneynin meel ugu soo bixi intan ramadanka la gaarin 🤲🏻
Ka rog oo laba saar waashoo and andaada yahuud ale ha ku gambiyo dhagartooda allaahuma aamiin yaa rabbi.
Alaha raxamaanka ah Naxariistiisa ha usoo dadajiyo reer falastiin iyo guul ahaan dunida muslimka
Allaha guuleso falasatina
Allaha u gargaaro muslamiinta .
Israel waligedba Abdi iyo balan maleh ilaahay ayaa qurankisa ku sheegay
Allow unaxariso walalahan reer Palestine 🇵🇸 iyo reer Somalia 🇸🇴 amiin amiin amiin
Asc Nadaara Israel Nabad ma rabtee waa fidno garab og weerar maahane Nabad na ma rabto Tankale Tarm waa Nin waalan ilaaheey ha haleeshiiyo in uu Dunida Dagaalka ka soo af jaro Aamiin Aamiin Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin, Xisbulaah iyo Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Asc Nadaara Israel Nabad ma rabtee waa fidno garab og weerar maahane Nabad na ma rabto Tankale Tarm waa Nin waalan ilaaheey ha haleeshiiyo in uu Dunida Dagaalka ka soo af jaro Xilgiisii hore ayuu Dunida jaha wareeriyay Markan Mid Dunida nabadeeyo Allaha ka dhigo Tram Aamiin Aamiin Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
❤❤❤Narada show
SUBXAANALAH MA DAGAAL BAA WAR XIISO LEH AH ALLOW SHAYADINTAS SHARTODA UMAFA KA QABO
RAbiyow jabi yahuuda
nadaara TV waxaa war naga siisa dilaagi arxanka darna ee amjad Yusuf ee seriya mahadsanid
Xuuti looma hanjabo Abu yemen ahlu sharaf .
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته استاذ عبدالقادر نطار الله يحفظك
Sxb miyaan maqlayaa yahuudu waxay galeen wabiga yarmuuk cajab..WALEE MEEL BA AS BAA LOO WATAA YAUHUUD MALAGOODI BAA GALAY
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc nadaara tv habeen wanaagsan
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
Xamaas👑suuriya oo midoobay✌✌✌✌✌✌
Mahad sanid macalin nadaarow sxb insha Allah Gaza
Asc wiye culus
Nadaara showa wana kusalamaya sxb
Way toog
KkkkkWAXBA HA LA HADHIN DHEH WADKAAGIIBAA GALAY SOO DHAWADAY..DHWAAN BAKHTIGIISA AYAA LA ARKI DOONAA... INZHA ALAH
Iran haday isudontan wa malinti srail laso afjari lahaa
Yuhuud waa xiligii laso af jari laha naclada foosha xun.. Caalamul Islam nabad buu noqon doonaa..
Nadaar salaan qaaliya iga gudoon sxb
🥺🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Oky❤❤❤
❤wcs ❤
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Asc nadara waay aad aga hadli ladahay Somalia waxa kasocdo waad aragta
Israel haddey inaa laga masaxoo qaariidada haa weerarto iiraan waxay kaa heeshoo inay wax ka siin wadan quura😅😅😅😅😅
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wankujclhy meya kwada 😂😂❤
kkkk waan hubaa in aad kahesheen barnaamij kiihore saxiib kiin maanta miyuu ilaaway meel uu xawaalad kuxayeysiiyo iska yaree dhaha xayeysiin warka waxa kale ayaa kabadan
ANIGU NINKAAN WARKIISA XAYEYSIIS BAAN UNACEY AWALMARKASTA WAAN DHAGEYSANJIREY BALSE HADA DHOWRKII MAALIN MARBAA DHEGESTA AMA MADHAGESTO
Asc isha alaah Nagta halaga geliyo malinti badar ilaahay ha usodiro hhhhhhh
Sheekada Yuhuuda waa aaboow Nika weeyn anigaa iska celinayee Kan Yar iga Celi Xuuti Waa iska Celi Waayay Lkn İran Ayaa Weerareynaa😂😂😂😂
Ok
War dublimaasiyada marka laga tago xaqiiqda laga hadlo waxaan macalinka waayn ayaa wata iiraanna trump markuu yimaado ayaa laweerara yaa waxaan kale waa sheeko gaaban 😂😂😂😂😂😂
Wadaadka iraan woo isku sii balamiyaa kwrn Israel iyo suuriyada cusub
Ya Rab adiga kugu deynay yahud iyo xulafadoda 😢
Xamaas wayku khal dan yihiin in ay lahad laan joolani
Allaha Trump kasoo horjeeday yahuuda Allaha qilaaf dhex dhiga Allaha in uu dagaal wax ku bixiya Allaha jecleeysiiya ganacsi iyo nabad
Haduba kasocda
Nadarow xawaladan sanoyinka socoto xayeysiin waxa wax ka badan ma adigey ku furan tahay warerkan naga daayo
Asc mafiican tahaya sxb
Natayahu weli lama fahmin mudaharadko ku mashquliya iyo calamka heshiiska benta ah ila askarta ey kala cararan mey ka shaqeyan diidan dagalka ma kursiga natayahu miya u dagalameysan ma la dhaho
❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤
Haduu hadalkaa ka dhabeeyo trump waa arin wanaagsan waxa laga yaabaa in uu dhaamo doofaarkii gaboobay ee Biden dhagarta qabay
WWW❤❤❤
Natanyaahu waxa u waada wa aabow kaanyar iga ceelih kan.weeyn an iska dhacshe weeyan waxa u waado
Xuuti ayuu cabaaday iran uma dhowankaro
Ujeeda heee sxb
🥺🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Allah ku caafiyo🤲🏼
Nadaara showa wana kusalamaya sxb