- 87
- 4 552 346
NADAARA TV
United Kingdom
Приєднався 30 жов 2024
KUSOO DHAWAADA NADAARA TV WAXAAD KA HELI DOONTAAN WARAR,BARNAAMIJYO, IYO QISOOYIN CAJIIB AH.
HABEEN: Taliyaha ciidamada ilaalada kacanka iiran oo ugadigay Natel-yaahu inuu siiwado dagaalka Gasa
SUBAX: Xisblhi oo war ay layaabeen Asraa'lllyiinta soo saaray, ma xabad joojintii ayaa qatar kujirta
HABEEN: Markii ugu horeysay ayay kahadleen Muqaawanada Falastiin, Ciraaq iyo Xuutiga Heahiiska xabad
SUBAX: War yaab leh ayaa jira saakay, Macalinka weyn iyo Asraa'lll oo lasheegay inay Suriya kawadaan
SUBAX: War yaab leh ayaa jira saakay, Macalinka weyn iyo Asraa'lll oo lasheegay inay Suuriya kawadaan Arin khatar ah, wararkii ugu dambeeyay Lubnaan iyo Xabad joojintiina waan idiin haynaa.
Переглядів: 48 761
Відео
HABEEN: Taliyaha ciidamada ilaalada kacanka iiran oo ugadigay Natel-yaahu inuu siiwado dagaalka Gasa
Переглядів 42 тис.17 годин тому
HABEEN: Taliyaha ciidamada ilaalada kacaanka iiraan oo ugadigay Natel-yaahuu inuu siiwado dagaalka Gasa hadii kale wuxuu yiri.....
GALAB: Ciidamada Asraa'lll ee jooga xuduuda Lubnaan oo iska soo riday diyaarad ay leeyihiin, duqeym
Переглядів 51 тис.21 годину тому
GALAB: Ciidamada Asraa'lll ee jooga xuduuda Lubnaan oo iska soo riday diyaarad ay leeyihiin, duqeymo markale ka dhacay koofurta lubnaan, xaalka xabad joojinta, iyo warar kale.
SUBAX: Xisblhi oo war ay layaabeen Asraa'lllyiinta soo saaray, ma xabad joojintii ayaa qatar kujirta
Переглядів 63 тис.День тому
SUBAX: Xisblhi oo war ay layaabeen Asraa'lllyiinta soo saaray, ma xabad joojintii ayaa qatar kujirta, warar xiiso leh oo saakay soo kordhay.
HABEEN: Markii ugu horeysay ayay kahadleen Muqaawanada Falastiin, Ciraaq iyo Xuutiga Heahiiska xabad
Переглядів 54 тис.День тому
HABEEN: Markii ugu horeysay ayay kahadleen Muqaawanada Falastiin, Ciraaq iyo Xuutiga Heahiiska xabad joojinta Lubnaan iyo Asraa'lll# Russhka oo laayay askar farabadan oo Yukreyn ah, iyo warar kale.
GALAB: Xisbulhi iyo Asraa'll oo rasaas isla dhacay, xabad joojinti miyaa burburtay? Biden iyo Makron
Переглядів 54 тис.День тому
GALAB: Xisbulhi iyo Asraa'lll oo rasaas isla dhacay, xabad joojintii miyaa burburtay? Biden iyo Makroon oo hadal soosaaray, iyo warar kale oo xiiso leh.
SUBAX: Adaa yaabi doona ee bal daawo!! Yaa lagaaday heshiiskii xalay ay gaareen Lubnaan iyo Asraa'll
Переглядів 70 тис.2 дні тому
SUBAX: Adaa yaabi doona ee bal daawo!! Yaa lagaaday heshiiskii xalay ay gaareen Lubnaan iyo Asraa'lll? Saameyn maku yeelan karaa reer Gasa,
HABEEN: War weyn oo soo kordhay caawa, Yurub oo naxsan!! Gantaalka cusub ee Putin oo la ogaaday inta
Переглядів 61 тис.2 дні тому
HABEEN: War weyn oo soo korhgay caawa, Yurub oo naxsan!! Gantaalka cusub ee Putin oo la ogaaday inta daqiiqad ee uu kusoo gaari karo London, paris , Berlin, iyo Warso. Iyo warar kale.
GALAB: Jug culus oo maanta markale loo geystay Asraa'lll, Ruushka oo dalkiisa kaceyriyay diblumaasi
Переглядів 51 тис.2 дні тому
GALAB: Jug culus oo maanta markale loo geystay Asraa'lll, Ruushka oo dalkiisa kaceyriyay diblumaasi sare oo ingiriis ah, iyo Xiabulhi oo markale ka adeegatay gudaha Asraa'iilll.
SUBAX: Natel- yaahuu iyo wasiirada sxb diis ahaa oo ay ka dhex taagan tahay, Xisblhi oo saakay
Переглядів 54 тис.3 дні тому
SUBAX:Natel- yaahuu iyo wasiirada sxb diis ahaa oo ay ka dhex taagan tahay, Xisblhi oo saakay Gantaalo ladhacday markale gudaha Asraa'lll, iyo warar kale.
HABEEN: Xaalada bariga dhexe oo markale sii kululaatay, Asraa'lll oo ay soo food saartay cabsi iyo
Переглядів 56 тис.3 дні тому
HABEEN: Xaalada bariga dhexe oo markale sii kululaatay, Asraa'lll oo ay soo food saartay cabsidii ugu badneyd abid, iyo Ruushka iyo Yukreyn oo meel halis ah isla gaaray.
GALAB: Nagta ayaa laga saaray!! Ciidamada Asraa'lll ee kusugan Gasa oo maanta loodhigay Cashar iyo
Переглядів 61 тис.3 дні тому
GALAB: Nagta ayaa laga saaray!! Ciidamada Asraa'lll ee kusugan Gasa oo maanta loodhigay Cashar aysan mudooyinkan arag. Xisblhi oo talis ciidam duqeeyay iyo warar kale.
SUBAX: Maxay kusoo tooseen saakay reer T@laabiib, kadib markii xalay sixun nagta looga geliyay, iyo
Переглядів 65 тис.4 дні тому
SUBAX: Maxay kusoo tooseen saakay reer T@laabiib, kadib markii xalay sixun nagta looga geliyay, iyo warar kale oo xiiso leh.
HABEEN:Naten-yaahuu iyo kooxdiisa oo caawa naf karaadiyay dhulka hoostiis Xisblhi oo wacdaro dhigtay
Переглядів 60 тис.4 дні тому
Naten-yaahuu iyo kooxdiisa oo caawa naf karaadiyay dhulka hoostiis, Xisblhi oo caawa wacdaro kale dhigtay, iyo warar kale.
GALAB: T@laabiib iyo Magaalooyin kale oo lagu kala cararay maanta, Xog lahelay Biden iyo nukliyerka
Переглядів 64 тис.4 дні тому
GALAB: T@laabiib iyo Magaalooyin kale oo lagu kala cararay maanta, Xog lahelay Biden oo doonaya inuu dagaal Nukliyer ah geliyo aduunka iyo Ruushka oo ka jawaabay. iyo warar kale
Wcs we wb suuriya waameesha muslin iyo gaalo ay Kula bixi doonaan ugudanbayta
Suni aniga markan kuma racina cilakastoya qabana markan shicadan wata 😂 wayo Suni xiligan loma bahan inay yuhuda racana
Xisbulaah tan suuriya ceeb weyn ayeey kutahay qaza eey udanaaninayaan waa Sunil maxaa keenay in suniyiinta suuriya eey la dagaal qazana udanaaniyaan
Haduna ogolayn bishar Al Assad dadki dhulka laha ma islam aya laysku jabin miyuuna Ahayn bishar qofka Isku Jabinhaya😊
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸105🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
Waarunsxb
Wan kuwaynay nadara
Diqsigasi wuxu fulaa bakhtiga xolaha
Islaamkuhanoodosxb
JIMCA.WANAGS.BAHDA.TV.NADARA
Ordugaanhanoodo
❤❤Wcs sxb ❤❤#Sabaax
Islaamkuhamidoobosxb
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR SHOW
Yuhuudu waxay si weeyn ugu jabtay koonfurta lugnaan Maantana waxay weerartay suuriya oo ay horey ugu guul daraysatay suuriya
Waa qiso xanuun badan
wcs wlc brother 👍👍👍
Macalin wlhi waa laba daran mid dooro ani hadan ahaan lahaa hogaamiyaha suniyiinta ee suuriya wax talaabo ma qaadi leheed ilaa laga wiiqayo awooda yahuuda sababtoo ah shiicada waa garabka keliya ee maanta haaysano in la qash qashaado ma qabo wax walbo ay noo geeysteen inaan liqno ahayd maanta aan waxba u arkin 👍
Waarin Jiirto Waxan Filaya Iran Mafaragalini Doonta Sababta Waxhay Komashqulsantahay Rer Galbetka
Xsbl waxay uwayday hogamiyahodi waa fastine daradayd marka sunayasho inay yarsugan howshu intay dhan udhacayso ayey ahed
Suni maxaa laga sugaa Maxamad bin salmaan iyo bin sayd baa madax u ah oo iyaga aa burburinayo wadanadii dhisnaa sida Somali iyo Sudan ummadan mahdiga allaha u soo diro si ey u midoobaan
Wcs jumco mubaarik adiga iyo teamkaaga
Allaha ugargaro sunaha Suriya Iran Shiicada Calawayinta Dhamantod Allaha isku jabiyan Yahuudi wa jabin Mahadsanidiin
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
Sunigu haduu aqli leeyahay waqtigaan furin suriya yay ku furin!
Aniga waxaan u arka suniga in lagu oowr kacsada suniga waan ognahay inaay ciil qabyahiin lkn xiligaan yahuud laso saftaan waa qalad weeyn
Salaama caleykum Saaxiib sare NADAARA
Ustaad nadara falada aad suuriya kabixisay xaqiiqadu sidaas ma aha suni iyo sheeca ma aha ee gacmo shisheeye ayaa kujiro wax hada ahna ma aha waa wax mudo jiray waxaana rabaa in jilbaha dhulka loogu xiro sidi soomaliya iyo sudan sababtoo ah suriya iyo suudan in ay isdhiibaan ayay diideen isku filnaasho noolasha ahna way gaaran mahadsanid
Suni iyo shici keba muslim ah
falastiin lubnaan iiraan aloow ugar gaar
Aniga carabtaan ayaa layaabay Shiicada waxey difaaceysaa Sunniyiin Sunnigiina Qaar kamid ah aya cadaw ga Soo raacay Lkn Nimankaasi waxeey Dhabar jabinayaan Reer Gaza
Islamku in laisu adegsado wax hada bolowde maha balse shiicada dad badan sida ay moodan maaha
falastiin lubnasn iiraan aloow ugar gaar
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud iyo mareykan cirib tir aamiin yaarabi
Nadaara waxaan kugu tageera o aan barlaamijyadaada uraadsha waa fahfaahinta iyo fahamsiinta
Nadaara taxliishu waa sidaa aad sheegtay israaiil iyo maraykanka ayaa arinka Syria ka danbeeya waayo waa qaabka qudha ee culaysku uga fududaan karo israaiil xisbulaahina lagu wiiqi karo waayo waa dariiqa saadku usoo maro marka xisbulaahi wiiqmana waxay israaiil jaanis u helaysaa inay sii wado xasuuqa reer qasa Markaa waa shax istaraatiiji ah oo la degey markaa rag ciil ku gaamurey oo tol iyo taagba waayey ayaa la adeegsadey oo ah suniyiinta awooda daran ee hore shiico oo dhami isugu tagtay
Mash allah ❤❤ nadaara aad baad u maahsantahy sida aad wax noo fahansiisay ❤❤
Carabi rajo ma leh meel ay joogtaba waa dad weligoodba adoon ahaan jiray Tayo iyo caqli midna ma leh
Fadlan cudur daar ha u samayn calooshood u shaqsystayaasha maraykan iyo yuhuudu ku shaqaysato waa in ruushku buufiyaa kuwaa suniga sheeganaya waayo waa naagaha yuhuuda
Nadaarow kuwaas suni lamadhihikaro israail oo walaalahooda reer falastiin iigo ujeedaan sey u asuuqeyso
A s c w w، naadaarow, horta waad mahadsantahay, waxaanse kugu la talinayaa in aad iska fiiriso , arimaha shiicada, walaalow shiico ha ku dagmin !!!!
Suuni waakaas Xaladisa
Meesha loogama baahna Suni iyo shiico lkn yuhuud iyo maraykanka wax iska dhiciya ayaa loo baahanyahay
Marci wan fhny
Erdogan waan taageraa lkn Erdogan waxaad moodaa in uu yahay laba semi card leh
Suuriya hadii cid laga xoraynayo halaga xoreeyo kurdiga iyo huwanta maraykanku wato
Suni iyo shiico meesha taalo suniga ayaa ah basaasiin yuhuud iyo maraykan ku adeegtaan dadka caawinaya reer gaza waa shiico markaa fadlan hakala saarin carabi waxba maaha
Xaaran ayey ku haystan waxay rabaan inay la wareegan doqonkan Abihiis dilay oo uu siriya gacanta yuhuuda la galiyo
Nadara barnamijka waa fican yahay
Asc bro jazakallahu kheyr, kheyr badan Allah Ku siiyo 🤲 iyo Allah Ku xafido 🤲👋