Xaqiqadu watas itobiyo midna ma rabto ee danteda ayey wadata lakin doqonto is dila moyen isdaya oo heshiya heshiskad wax ku noqon kartane garan Mayan...
Dagaalka kuwa abiya axmmad la jira oo ethoobiya gacan kahelaya iyo kuwa somaalinimada u himalayas doorashada waxaay u dhaxeeysaa abiya axmad kuwa la jira iyo kuwa xasan sheikh la jira
Soomaali wax ma garatooy goormuu caqligiinu soo dego doonaa ? Ma marka aad cadawga Etiopia aad Gacanta u galisaanbaa oo dhalinyarda soomaaliyeed xabad ku dhameysaanbaa Bogiina burcad allaah i sku mariyo
Somalida hada joogta wada kii waa daciifiin aan lahayn damiir lahan waa m siyaad bare allaha u naxariistee waa jaajuusiin hoos fadhiya ragii gubi lahaa
War Jaamacow, Buurdhuubo wabiga Jubba ayaa mara,magaca Jubaland halkaas ayuu ka imaanayaa,wabi kalana waa haysanaa waxaa la dhahaa " Dawa river,Doolow ayuu ku darsamaa,reer Gedo halkaas ayey Beerahooda ka fashaan,Xasan gurguurte heshiis lama nihin Axmed madoobe heshiis lama nihin.Ammaan haa nasiiyaan.simple as that.
Axmadow aderow madaxweyne 500 oo wiil oo birjeex ah miyaad 10 sano gabal ka gedo ka qoran weyda bal fiiri maanta madaxweyne ku xigeen kaadi waziirkaadi amniga xasan garguurte in uu doolow iyo buulaxawo kula dagaalamo walahi waa dayacaad xagaada ka imaaday adeeow meesha ciidan u dir oo aamuska is ka dhaaf ka hadal gardarada xasan dhiiqo gedo ka wado
HALKAAN WAXAAD KU QORAYSAA QORAAL KHALDAN EE AXMED MAXAMED ISLAAM ISAGAA KA AH MADAXWEYNAHA XAQA AH DHULKIISA JUBBALAND EE WAXAAD U CAYDO SADE DAAROOD WAA KHALAD EE AAD KU AFLAADAYDO WAA WAX AAN SHAQADAADA AHAYN EE OROD SHAQO YEELO QABIILGA KALA TAG MEESHA QASHINOOW
Wadankii soomaaliyeed wuxuu u burburay dadkan hadlaya in laga xoreeyo Amxaaro maanta waa taas waxaa u burbunayaan dankii soomaaliya oo ay Ethiopa ugu soo hogaaminyan Axmad Madoobe dartii oo berri iska dhiman kara lakiin Ethiopia inay qabsato wadanka waa masiibo.
Soomaaliya waligeed Etiopia ma jecleysan,kan wato waa madoobe asagey Etiopia gumeysataa intuu kasoo cararay ayuu wali dabada ku wataa run haduu shegayo muu Ethiopianja gumeysiga ku heysto dhulkiisa ka kacsho tan kale beenta jooji insha,allaah JL iyo Ethiopia wey israacayaan dhulki ay ka imaadeen ayaa lagu celin insha allaah Soomaali gumeysi looma rabo
Cidanka jubaland leydahy dolow majoogaan lafey nin la dhaho iyo gudomiyaha ah iyo axmaar isku dhinac ah baa ba nisa la dirarray nisa na adkaatay ila 5 jeer dagaalka axamaro so gashay hawada lagu cunay
Xasangurguurte masiibo cirka laga soo tuuraye ayuu ku noqdaye umadii somaaliya wuu gardaran yahaye. Xasan tuug ilaahaye umadan nabada udagan hala qabatokunoola ayuu buuc karideen
I really don’t know why daarood urabaan 2 mujrim ee somaliya Ethiopian ka u horseeday in ciidankii lajabiyo dani and madoobe and xasan isma dhaamaan Somali qabiil baa jarjaray ani waan yaabanahay dadka hadaan laga qaban wallahi ceeb iyo in gabigeena nayla qabdsado uun baa soo socota umm Hawaya na waa inuuu xasan tuuro and mj kooda tuuraan madoibe ogaadeen tuuro kadib somali laysku yeero
Itoobiyaanku miyayna ahayn kuwii shalay xasan sheekh ammaanta kala dul dhacay ee uu baddii soomaaliyana uu siiyay? Itoobiyaanku miyayna ahayn kuwan soomaaliya oo dhan iska dhex baashaalaya ee ku qaraabta Amisom? Adeer waxba ma ogid ee soomaaliya 20 sano ka hor ayaa ajinabi qabsaday!!!. Ma in ay soomaaliya xor tahay ayaad u haysataa? Villa soomaaliya waxaa ku dhex taala safaaradda itoobiya !!!!!. Xannale waa degan in ka badan 10 dowladood oo cadow ah waana meesha laga soo maleego shirqoolada soomaalida lagu suulinayo!!!! Waad huruddaaa!!!
Mareexaaanow gobolkina u diida dagaalk in la idin qaxinya oo kor labo dawlad iskin kor dagaalo daadka iyo xoolaha meshas ku qaasaroya waa adinka Xassan iyo Xamaza Kismaanyo ha adin lkn Gedo cagta yasan soo dhigin
Guul shacabka iyo dawladda Jubaland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks Walaal Jubbaland Cadowgeeda Allaha ka qabto
@@Fowzia69viva Jubaland iyo Ssc 🙏🥰😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wariye yaasha jaamac iyo guuleed❤💯💯👍
Meel walba soomaalibaa isku laynaysa,Alle quluubteena ha iskusoo dhoweeyo
Insha Allah Viva Jubaland iyo Ssc 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
guuuul ogaden guuuuuul daarrrrrrrrod guuuul❤ iuo gobnimo ❤❤❤❤
Oramade tahay adi dadka somalida ha isku darin
GUUL DHEH REER JUBBALAND OO DHAN ILMA DAAROOD OO DHAN
@@Fowzia69 xolo thy adi
@@kadarshariif4471 LOOMA OOYAANOOW HA IGU SOO KALA QABAN AF YARTA URAYSA EE OROD DHIIDHIIBSO AKHLAAAQ MA LIHIDE?
@@Fowzia69 mesha waxa ku dagaalay waa somali iyo Ethiopian darood iyo hawiye majoogto hadii ee tahay dadka mesha ku dagalamaya waa maxamad subeer oo reer cabdule u badan oo shaati Ethiopian xiran iyo mikaail oo shaati somali xiran qabiil hadee noqotana labadaba waa ogaadeyn taa cindigaaga geli yaa Ethiopian adiga
Xasan guurguurte walalahayaga mareexaan ayuu rabaa Inu isku laayo
Been ta dhaaf 😢
Jaamac glad adigu waad salaama tahay. Ka kale ee ku ag fadhiyaa. Waa dameer. Qab yaaladiiste ah. Ee. Iskaga fogaw
@@cabdiaxmed3577 iskumid waye bro
Xasan gurguurte masiibo somali ku noqday
Tuug weeye
Asc👮🏽♀️🌎👮🏽♀️ jaamacoow reer geddo waa dad wadaninimo taarikh ku leh weeye hadana waa dad jubalandna ee ha iska qabteyn kooxda xaraash qaran 🎉🎉🎉
Way iska qabateen way diideeen wax walba oo loola yimid
Xasn sheikh Ilahay ha ka qabto umadda, wa nin caqli xumo iyo nacasnimo dhaamisey o nadal ah M/weyne maaha wa cadawga umadda somaliyeed
Horta mesha dego layidhaahdo imisa warlords ayaa kataliya Ethiopia dhinaceda Ayey katalisaa
Isku jaba ana iijaba ayu taaganyahay oromki😢😢😢😢😢😢😢
Magac miyaa misa fidral mida kale dowlad ka awood badan mamul gubaleed tagiiri meyno miyaa misa guul jubalan ma dhahaa misa guul somaliya
Guul jubbaland
Hagar maleed aboo ,boo maleed Ethiopia
no one wins#
when our somalian youth are dying confronting each other 😢 iam real very sorry (wlhy) we don't need this to happen continuously 😢
Hassan Sheekh should resign now or face arrest
Waad asiibtay jaamac gallad🎉🎉🎉🎉
Hayye warka soodaaya hoow 👂😎👂
Dowlada Jupaland Alloow Dhibta Kadulqaad oo Cadowgeeda Kaqabo CiiL & Cadho UdiL Aamiiiiiiiiin Yaarabi
Itoobiyaan bay dabadhilif u yaheen reeraa qaar
Yaan lagula yaabin Ethiopia sow tan xasan u sujuudey oo Abe suulka afka u galiyey sidii cunug rajo ah oo hooyadiis umul raacdey!! Dabadeedna bada u sixiixay, sheekada Ethiopia dad daba dhilif u yahay waa overrated, Dabadhilifka Somalia u weyn oo waliba traitor ah waa odeyga villada fadhiya
JAMAC WAA FUNY BADA GADAY MARINAYAAN,
Bashaar sheikh Mohamud AKA HSM dagaallada geeska Africa kasocda isagaa wada
Mareexaanoow dawlada federal la shaqeeya, Ahmed madoobe wuxuu rabaa inuu Somalia 🇸🇴 ku celiyo 1990,wuxuuna u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
ogadeeno qarnki dowalad nimadah waxad kahor marisen qabyaladah warilahay kabaqah
ADEER QARAN MAXAAD U TAQANAA?BAL NOO SHARAX?
Somalia vs Ethiopia and Jubbaland
Mareexaan hadii la xoreeyo soomali way xorooday
Jamac room doqonka dalkiisa gatey itoobiyaan soo raac haka daalin dabadhilifnida
geeska africa itopia iyo somaliland baa ka muuq dheeraan
Xaqiqadu watas itobiyo midna ma rabto ee danteda ayey wadata lakin
doqonto is dila moyen isdaya oo heshiya heshiskad wax ku noqon kartane garan Mayan...
Dagaalka kuwa abiya axmmad la jira oo ethoobiya gacan kahelaya iyo kuwa somaalinimada u himalayas doorashada waxaay u dhaxeeysaa abiya axmad kuwa la jira iyo kuwa xasan sheikh la jira
Soomaali wax ma garatooy goormuu caqligiinu soo dego doonaa ? Ma marka aad cadawga Etiopia aad Gacanta u galisaanbaa oo dhalinyarda soomaaliyeed xabad ku dhameysaanbaa Bogiina burcad allaah i sku mariyo
❤❤❤
Wariye Galadow waad asiibtay gedo Siyaasiin aragti la’ahaan baa dhulka lagalay.
Guuuuuul Guuuuuul jubalan
Bad baa la jeexayaa oo la keenayaa walaahi wuu iga qosliyay
Hadal xaqiiqo ah weeye itoobiya labadana waa lajirtaa oo mid walba waxay kuleedahay waanu idinla jirnaa wayna kajirtaa oo shaqadeeda bay qabsanaysaa
Farmajo gado ha islaayeen umagayn ee sheekada qurxi
Somalida hada joogta wada kii waa daciifiin aan lahayn damiir lahan waa m siyaad bare allaha u naxariistee waa jaajuusiin hoos fadhiya ragii gubi lahaa
Xaar Daarood. Waar iska aamusa.Xaar Ogaadeen. Maangaab Ogaadeen.
Dee iyagaa isu keeney bay dhahaan na dhaafa oo dadkooda u daneeyaan
Xasandhiigo waxuu rabaa itoopiya inaayey uqabato oo ceelashashidaalka uumasar siiye oolacagta ka soogastaye uu rabo inuu masar soo dajiyo marexaanowdifaaca xirta hguulayyesta enshs allah
Laba Ethiopian oo somaliga barteyn ayaan u jeedaa
ADIGABA ETHIOPIAN BAAD TAHAY QORAALKA BARTAY HADALKAAGA MANAAN MAQALE
Jamac sifican imaqla adhiga iyo saxibadhaa, anaga somali anadahaa, qaran ayan rabnaa, lakin idhinka qaran iyo qaabil marku isqabto qabilka adh racdaan, hassan xukunkisa saa umeficno wa run, lakin dds adkatimaden, ogow inuu halrergacanta kuhayo reraha kalana waxba udafin, waligin waxkamashegtaan , aniga aad ban idhinjeclaa lakin hadda kadamba waxba nagadexeyan, macassalaam, hassanka o sagan dibkisa qawa aya idhindama
Ayaan daro somali haysata weeye dad aragti leh mahan
War Jaamacow, Buurdhuubo wabiga Jubba ayaa mara,magaca Jubaland halkaas ayuu ka imaanayaa,wabi kalana waa haysanaa waxaa la dhahaa " Dawa river,Doolow ayuu ku darsamaa,reer Gedo halkaas ayey Beerahooda ka fashaan,Xasan gurguurte heshiis lama nihin Axmed madoobe heshiis lama nihin.Ammaan haa nasiiyaan.simple as that.
Ma bilaa camal ayaad tahay waxaan wax kuugu jirin ayaad ka sheekaysaa
Axmadow aderow madaxweyne 500 oo wiil oo birjeex ah miyaad 10 sano gabal ka gedo ka qoran weyda bal fiiri maanta madaxweyne ku xigeen kaadi waziirkaadi amniga xasan garguurte in uu doolow iyo buulaxawo kula dagaalamo walahi waa dayacaad xagaada ka imaaday adeeow meesha ciidan u dir oo aamuska is ka dhaaf ka hadal gardarada xasan dhiiqo gedo ka wado
Ma istidhi badhaar sheikh Mohamud iyo Cirro waxan socda way isla ogyihiin?
Gedana ma qabsateen kudarsada dowla deegaanka.
Maleeshiyaadkii xasan culusow oo cashar loodhigay
Jaamacow qosalkii baat naga nameysey
Adeer waa dhaqankii dhulbahantaha ee dhuuni raaca ahaa Bay maanta mareexaan ku jiraan waa nasiibdaro wayn maxaa ka quseeya labada danayste axmed jaajuuska kiiniya iyo tuuga xasan jiif
HALKAAN WAXAAD KU QORAYSAA QORAAL KHALDAN EE AXMED MAXAMED ISLAAM ISAGAA KA AH MADAXWEYNAHA XAQA AH DHULKIISA JUBBALAND EE WAXAAD U CAYDO SADE DAAROOD WAA KHALAD EE AAD KU AFLAADAYDO WAA WAX AAN SHAQADAADA AHAYN EE OROD SHAQO YEELO QABIILGA KALA TAG MEESHA QASHINOOW
Gado yaa dago horta saxib wax hubso
@ Adigaa u baahan in aad soo barato orod google it
Masiibo idiinku dhacday cidii xabashada u shaqeeyo cadaabta alaha idiinku fogeeyo markaad isku dhamaatan xabishada ayaa idiin fuuleyso ragiina ogaada
Jaamac huuro
Cagdheer Dhib badanaa Dalka Ayaga Qasaya DDS.Ayaga qasayaa Awoodaod Haday midenlahayen Africay qabsanlahaten May Xabashid iskatuuran
Wadankii soomaaliyeed wuxuu u burburay dadkan hadlaya in laga xoreeyo Amxaaro maanta waa taas waxaa u burbunayaan dankii soomaaliya oo ay Ethiopa ugu soo hogaaminyan Axmad Madoobe dartii oo berri iska dhiman kara lakiin Ethiopia inay qabsato wadanka waa masiibo.
Kkkk kuwani waba garaciin bada waa lakenaya kulaha😂😂
Liiyoo boolisku dagaal badnaa.
xasan sheekh ba masuul ka ah fowda iyo ceebta kadhacday halkas oo ciidanki federaalku Kenya iskudiibay marlabad
❤❤😂😂😂
Soomaaliya waligeed Etiopia ma jecleysan,kan wato waa madoobe asagey Etiopia gumeysataa intuu kasoo cararay ayuu wali dabada ku wataa run haduu shegayo muu Ethiopianja gumeysiga ku heysto dhulkiisa ka kacsho tan kale beenta jooji insha,allaah JL iyo Ethiopia wey israacayaan dhulki ay ka imaadeen ayaa lagu celin insha allaah Soomaali gumeysi looma rabo
Aflagaaddaad u bareertay
Hasan Sheekh Maxamud itoobiya oo qaranimada Somaliya ku xadgudubtey inuu utanaasulo lanafariisto, Axmed Madoobe oo khilaafka siyaasadeed kadhexeeyana diido inuu lafariisto...... waxay kamarqaati kacaysa Xasan Sheekh in danaha siyaasadeed uga muhiimsan yihiin danaha qaran!!
Dry port
Jamac qabili wa adiga waxa somalia ka dagiladahay
Marko Somali madaxweyne ealan dorate wa iska sidaan
Waar yar yarkii ogaadeen caawa waa yaabanyihiin
Maxaad kuqoslaysa dagaal iyo dhibaata laga hadlayaa.
war nimanyahoow sheekadaan wey iga yaabisay
Cidanka jubaland leydahy dolow majoogaan lafey nin la dhaho iyo gudomiyaha ah iyo axmaar isku dhinac ah baa ba nisa la dirarray nisa na adkaatay ila 5 jeer dagaalka axamaro so gashay hawada lagu cunay
Waxa wanacay waqabyaliiste
😂😂😂 waxaan kuqoslay jaamac galad runta uukashaagay Gobolka Gedo. Laakiinse wuxuu hilmaamay buurdhuubo inuu wabiga maro!
Axmed waxuu kumushquulsanaa isu maslaxida sade mareexan iyagaa ayaan aqoin sida loo hormariyo gobolka
Way iska anshaxeen ciidanki gedo
Jamacow b.dhuuubo wabi leedahy
Waa beenalayashi xayada dhigay
Xasangurguurte masiibo cirka laga soo tuuraye ayuu ku noqdaye umadii somaaliya wuu gardaran yahaye. Xasan tuug ilaahaye umadan nabada udagan hala qabatokunoola ayuu buuc karideen
Hassan dhiiqo iyo ithopian markaa noqoto dhan kaa baan raacneey guul Ahmed madoobe 😂 dhiiqada iska Qabtaa😂guul jubaland 😂 D5 baa loo socdaa doowlad u xagee joogtaa 😂 maamooyinkii lagu dhiiqaysteey guurguurte ku quustaa 😂
Ogaadenow u gurmada oo caawiya si walba
Hada hallo dadaalo
I really don’t know why daarood urabaan 2 mujrim ee somaliya Ethiopian ka u horseeday in ciidankii lajabiyo dani and madoobe and xasan isma dhaamaan Somali qabiil baa jarjaray ani waan yaabanahay dadka hadaan laga qaban wallahi ceeb iyo in gabigeena nayla qabdsado uun baa soo socota umm Hawaya na waa inuuu xasan tuuro and mj kooda tuuraan madoibe ogaadeen tuuro kadib somali laysku yeero
Dhabkahadal ayuu la baxay lkn waa. Been ka hadal😂
Itobiyanka af somaliga bartay awalba waan ogaay inaad itoobiyaan tihiin 😅😅😅
aflegaado aabahaa was keliya maaha ayey soomaalidu tiraahdaa odayaasha soomaaliyeed ka xishood nio
Athika Ethiopian
Adigu maqoladi reer Laftinaga badahay 😂😂😂
Itoobiyaanku miyayna ahayn kuwii shalay xasan sheekh ammaanta kala dul dhacay ee uu baddii soomaaliyana uu siiyay?
Itoobiyaanku miyayna ahayn kuwan soomaaliya oo dhan iska dhex baashaalaya ee ku qaraabta Amisom?
Adeer waxba ma ogid ee soomaaliya 20 sano ka hor ayaa ajinabi qabsaday!!!.
Ma in ay soomaaliya xor tahay ayaad u haysataa?
Villa soomaaliya waxaa ku dhex taala safaaradda itoobiya !!!!!.
Xannale waa degan in ka badan 10 dowladood oo cadow ah waana meesha laga soo maleego shirqoolada soomaalida lagu suulinayo!!!!
Waad huruddaaa!!!
adiga afsomali yaa kubare jareer baa ehed oo talyani keene beeraha lagufashe ma hadaa somali noqote
Maanta taxliilintaadu dhinac bay ka rarantahay
🤣🤣🤣🤣Aad baan ugu qosli doonaa sanadka 2030-ka 2030 2030 haddii dadkaas la xannibo " IN AGENDA 2030..!!😂🤣🤣🤣🤣
,😢😢😢😮
I will ask Jamac why everything part of Somalia where daarod has a problem, please tell me that you know how to speak Somali.
❤😂🎉🎉😢🎉😂❤
Wale runta weyan galad ilahay ha ku xafido gobolka gado ucubadi shacabka kunol ilaa hada ay didanyihin in tolkad lodhexmaraya
Darood ayaa ku filaan lahaa raga laysku dilaya wax horgalada mareexan hadii dhaqalo lasiyo way iska qabanayan dhig bayleyihin
Caqli dameer oo dhan sidaas
ba loola dhaqma,maxa iga galay somali is dila shaqadaydu wa qawda maqashi waxna how qaba haddaan itobiya ahay.
Axmed geeda naar waa daalim ummadda Allah haka qabto
Jaamac,barigiianisbaranay,waxayahad,dagaalkii,tigray,sidaaskumamalay
Beenaale ethopiyaan kaal kaal ah
Dagal sal ulaheen mel iogol bila kaar tagikarin yaa udagalamaa
Somaogid 3da buundo Ewabiga gado kagoday in marexan kaligis dhisankaran waliba iyago shuba qurba jogtoda kaliya inaykufilantahay iyagon ganacsato dal ubahnayn kaliya ingnerada iyo agabka sida sibirka iyo birta sogatan gadinwaleyihin xogoda iska waxuqabso iyo rermiyiga okena bishas xoolaha hilibka iyo canaha dadmahan kuwasi uf
Markad wax shegaysan raaci date
Jamacaw runta sheeg benalatahay itobiya cida ladagaalantey sheeg xaglinta xun ogadeenlagamawayo
Cidana lama jirto itoobiyo waa isku jebin kii xoog badan wey la jirtaa danteeda hadey kaweysana ayada ayaa qararam san
War gobol ku waa gobol amxaaro wlle haday amxaara joogin waa lagu kala bixi lahaa lkn laba munaafiq oo mid ba mor dhabar ka laga taa ban baa jooga