MAALINTA NAGU DAMBEESAY DALXIIS QOSOL IYO QARAAXO😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 205

  • @Zoona777
    @Zoona777 Рік тому +45

    Fatma ilmaha adna se ugu fakiree ine iyada dhashe oo kle wllhi habar yarnimo wax la siisto laheyn🥺❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +77

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋

  • @Sacdiyokushakusha
    @Sacdiyokushakusha Рік тому +25

    Wlhi aniga caadi ayaan kuula dalxiisnay❤❤ Masha Allah 🥰 faraxada ilahey ha iideen siyadiyi family qurxabadan❤

  • @Akwadani
    @Akwadani Рік тому +11

    Wll aan ku salino nabi muhamed scw 🥰 scw 🥰 scw ❤❤❤

  • @Rayan4-
    @Rayan4- Рік тому +7

    Ku salli nabigeena muxammed scw the pest person over the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad 🕋🕋🕋

  • @mariamohaa45
    @mariamohaa45 Рік тому +12

    Dalxiiska wa jeclahy wlhi sida ina nilasocdo cmalaa xamasad daremoya 😫💕💕💕💕💕❤❤

  • @kayfhassan323
    @kayfhassan323 Рік тому +12

    Markaa gaariga saaran tihiin wllhi qosal igu disheen oo heesata aha farxad ku noolada adiga iyo reer kaaga❤

  • @nasriinahaajiosmaan6393
    @nasriinahaajiosmaan6393 Рік тому +7

    Amiiro ukunta la shiilay iska dhaf ani adi isku mida nhy sanboor wakula qaba iyo xasaasiyad marka ukuntaas lashilay aaa cuno saan noqdaa ani dhunta xita we ixirmata😢

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 Рік тому +5

    Ala byo amira hda xanusanthy wxbo hso Dublin wcdhi ilhy hakucafiyo yarapi 🫶💖🤲

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Рік тому +8

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪

  • @khadiijaabubakar4364
    @khadiijaabubakar4364 Рік тому +14

    Xasuus wlhi juba aaka aaka shololop😅 ayeeyadee mcn ngu bashaalin jirtay markaa yareen❤Allah hakuu naxriisto ayeeyo mcntydi miss u😢

  • @Amaalmaxamed-i6x
    @Amaalmaxamed-i6x 9 місяців тому +3

    Juga yeerte walahi jufa yeerte ar fatmaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 11:55

  • @fartuunabdi3079
    @fartuunabdi3079 Рік тому +10

    QOFKA ugu horeeya ee video ga fiirsada I love you amiira qurux 🎉🎉🎉🎉😊

  • @sumayahaniahmed9078
    @sumayahaniahmed9078 Рік тому +7

    Masha allaaah abayo Allaaah ha kucaafiyo my family qurux badan

  • @isirsiciidgaaxnuug1894
    @isirsiciidgaaxnuug1894 Рік тому +14

    Mnsha Allah families faraxsan😂😂

  • @NailAhmed-n5o
    @NailAhmed-n5o Рік тому +8

    Allah hakucaafiyo😢😘🤲🤲

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 Рік тому +3

    Masha allah amiira farxad ku noolaada dhamaantiin teamkaaga usoo laabo ❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +2

    Amira aniga sidii inaa daris kula ahaa waaba kuu xiisay wayo teamka waad ka maqantahay soo dhaqso

  • @sumayaxaashi5238
    @sumayaxaashi5238 Рік тому +6

    Keep going my sister ilahay ha ku cafiyo ❤❤❤

  • @dahaboluul6442
    @dahaboluul6442 Рік тому +9

    Masha Alha boqoradeyda ❤❤❤

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l Рік тому +9

    Allah is one ❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +15

    Amira 🖤 keep going queen ❤️ Randa one love

  • @fardowzamohamed6814
    @fardowzamohamed6814 Рік тому +1

    The first comment ❤🎉 amiira aadaa kuu taageeraa ❤

  • @FartunIbrahim-h9z
    @FartunIbrahim-h9z Рік тому +2

    Ilah hku caafiyo mcne ana kakow ah video dadka sugayay ila ha ika caafiyo mcne

  • @dadir3366.
    @dadir3366. Рік тому +2

    Frist one who commented this vedio ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +3

    Malaysia waa ka helay dalxiska ❤❤❤

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 Рік тому +12

    Masha Allah ☑️⭐

  • @Akwadani
    @Akwadani Рік тому +2

    Amiira qurux sorry Abayo Allah ku cafiyo ❤❤❤

  • @NajaxAxmed-w4u
    @NajaxAxmed-w4u Рік тому +3

    Amira malinka aad soo noqonaysooh noosoo doob plz😢

  • @AsmaCwahaab
    @AsmaCwahaab 10 місяців тому

    Abyo allaah hakucaafiyo adiga iyo faadma fiidiyaw walaalnimo sooduubkeepgoing

  • @aminaanassfamily
    @aminaanassfamily Рік тому +4

    Dalxiis qurux badan 😍😍😍

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 Рік тому +4

    #Masha_allah,
    😂Hal daanyeer 🦍 hadow soo boodilahaa Wilka is atooreyhaa oo horay doonta saaran naxdin la zuuxi lahaa😂😂😂,
    Wlhi jugaa yeertay #Fathoum geesinimo waa ku daayay 😂😂,
    FAMILY QURUX BDN MASHA_ALLAH,
    Video qurux bdn waaye Thankz #queen 👑💎.

    • @fartuuncqaadir9381
      @fartuuncqaadir9381 Рік тому +1

      Adi ilaa tiktok kugu arkayy amira video yesterday mid ad comment kabixin majirto yaab😂

    • @SANTI_KUMI1
      @SANTI_KUMI1 Рік тому

      #Amira👑💎 waa qof akteyda qiimo ku leh 100%.

  • @abdullahiidleaden3415
    @abdullahiidleaden3415 Рік тому +5

    Mashaallah dalxiis qurux badan🎉

  • @sabrinenasrine
    @sabrinenasrine Рік тому +2

    Malaysia 🇲🇾 mardhaw ayaan imaanaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +5

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @hodanxassan9948
    @hodanxassan9948 10 місяців тому

    Masha.alllh. tabrka.laaah

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Рік тому +2

    qab qab welcom back😂😂

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 Рік тому +1

    M a wll amira qurux hori usoco

  • @AyaanMaxamedcabdi-u7p
    @AyaanMaxamedcabdi-u7p Рік тому +1

    Respect abaayo amiiro

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Рік тому +2

    Amiiro xbbti Allaha ku caafiyo 😢🤲

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому +3

    Wow amazing keep going amira 😂😂🎉🎉🎉❤❤❤

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 Рік тому +2

    Qab qab we miss you welcome back 😂😂😂😂

  • @Amaalmaxamed-i6x
    @Amaalmaxamed-i6x 9 місяців тому

    Amiira amiira mugdi gaa maxa waye 😂😂😂😂😂😂😂😂suusuu ayaa dhahde😂😂😂😂😂

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +4

    Juba aka aka shololob rer xamr is not easy 😂😂😂

  • @CnajiibmaxmadCiiseyare
    @CnajiibmaxmadCiiseyare Рік тому +1

    Amiir Qurux keep going sis🎉

  • @updirahmaanizcoh8537
    @updirahmaanizcoh8537 Рік тому +1

    Egee frist one commant😂

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 Рік тому

    Amiira ilahay hakucafiyo wanu kusoo ducaynay naaye xppti 😓💞💞💞💞💞

  • @EqraOmer-p7d
    @EqraOmer-p7d Рік тому +1

    Amiir asiim igu salaan❤❤❤❤

  • @adnuushgarad
    @adnuushgarad Рік тому +4

    Walaahi ani qosolka ika dhamaday😂😂😂

  • @MuumowAbduwahab-p2u
    @MuumowAbduwahab-p2u Рік тому +2

    Okay 😊

  • @MubaarikOsmaan-rn6iw
    @MubaarikOsmaan-rn6iw Рік тому +1

    Allah haku caafiyo apaayo❤❤❤

  • @subeercabdifitax9254
    @subeercabdifitax9254 Рік тому +2

    Amiiro please abaayo qaali riblay 😢😢😢😢😢

  • @Empirelady_8835
    @Empirelady_8835 Рік тому +2

    M.allah dadax🎉🎉🎉❤

  • @FrynKl
    @FrynKl Рік тому +1

    Masha allah sister ❤❤❤❤❤

  • @nastexoibrahim2516
    @nastexoibrahim2516 Рік тому

    Abayo amiira waa ku salaamay❤❤

  • @hidaayaabukar9953
    @hidaayaabukar9953 Рік тому +1

    Wlhi wa iga qoslisan😂😂 m.a allah ha idin xafido❤

  • @sabrinenasrine
    @sabrinenasrine Рік тому

    Keep going 600k

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 Рік тому +2

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran UA-cam-keyga ❤😊

  • @SaraSara-i8v
    @SaraSara-i8v Рік тому

    Ilaah hakucaafiyo sidaa fiidiyowgeena ufiisano

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 Рік тому

    Maasha Allaah, Allaah ha idin nabad yeelo suumanka xirta markaa gaariga saarantihiin

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz Рік тому +2

    Sorry Ilaahey haku caafiyo amiiradayda

  • @deeqodaahir5265
    @deeqodaahir5265 Рік тому

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @maryammaxamed240
    @maryammaxamed240 Рік тому +2

    First 🎉❤

  • @sundus903
    @sundus903 Рік тому +1

    qofki ugu horeeyay wow 😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Рік тому

    Amiira wa iga qosolsiisay daayeer lee san ooga cabsane❤❤❤❤

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 Рік тому

    Allah cafimad buxa haku siyo abayo

  • @AbdullahiAden15-pb9pu
    @AbdullahiAden15-pb9pu Рік тому +2

    Allah haku cafiyo 😢

  • @HodanMaxamuud-yi2pv
    @HodanMaxamuud-yi2pv Рік тому

    Amiira same nah nay walhi 🥰

  • @niciimosiraaj2261
    @niciimosiraaj2261 Рік тому +2

    Amiiro wax kadhibbadan weligeeh maarkin hhhhhh

  • @SabrinaYousof-zv1sq
    @SabrinaYousof-zv1sq Рік тому

    Mashaalh hoyda maraka ladal xistid io walha macan

  • @Sayidcali1290
    @Sayidcali1290 Рік тому +1

    Salaaman amiira

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 Рік тому +4

    Allaha ku cafiyo qabqab 😢❤

  • @SharminAkter-ni7lb
    @SharminAkter-ni7lb Рік тому

    Allah ku cafiyi abayo❤❤❤❤

  • @shaymacali7436
    @shaymacali7436 Рік тому

    Dhaman muqaladi wan ka wada helEy m.a ❤ dalxis fanii🤙

  • @xayaatkaajal9262
    @xayaatkaajal9262 Рік тому +1

    M.a family wada faraxsan ❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 місяців тому

    Familyyyyyy system

  • @CRONAALDO
    @CRONAALDO Рік тому

    Amiira please money

  • @Anaameyyyy
    @Anaameyyyy Рік тому +1

    Amiiro Allah haku caafiyo 😢😢😭

  • @samirobbe
    @samirobbe 2 місяці тому

    Amiraqurux 🎉🎉😂

  • @saleemancabdi2121
    @saleemancabdi2121 Рік тому

    Alaha Haku caafiyo wllshey

  • @madiinoyusuf800-kt3gm
    @madiinoyusuf800-kt3gm Рік тому

    Alle haku caafiyo quruxey.💗💗💗💗💖💖💖💖💖💖💖💋💋

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 Рік тому

    Mashalalh time qurux bdn❤

  • @NastehaAhmed-l7t
    @NastehaAhmed-l7t Рік тому

    When you are going back to team 27take a vlog please 😢❤

  • @abdifataahomar3411
    @abdifataahomar3411 Рік тому

    Ilaheey haku cafiyo amiira☹️😢🫶🥹

  • @Shacniqurx
    @Shacniqurx 8 місяців тому

    Qoslka iga dhamysay amiira 😂😂😂😂

  • @dajiyeibnuomar4053
    @dajiyeibnuomar4053 6 місяців тому

    amira xoog makopleenahay

  • @naciimanaciima-ck6vo
    @naciimanaciima-ck6vo Рік тому

    Allh aku caafiyo amiira qurux

  • @NasteexoAli-d7i
    @NasteexoAli-d7i Рік тому

    Caadi nigula dalxiisny bee Amirooy😂

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Рік тому

    Masha allha ❤❤❤

  • @adendekow7877
    @adendekow7877 5 місяців тому

    Abayo asim suyahay abayo mcn lam barkaka maishey ki karta abayo mcn amiiro

  • @MaaxamedMalin-vo7uj
    @MaaxamedMalin-vo7uj Рік тому

    Amiiro keep goin xbbti

  • @ayaanxaad5206
    @ayaanxaad5206 Рік тому

    Keep going sister ❤❤

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l Рік тому

    Allasha Allah ❤

  • @amiishqorox
    @amiishqorox Рік тому

    Xabib ti ilahay ha ii ka cafiyo amira😢😢😢

  • @MohamedAamin-f3o
    @MohamedAamin-f3o Рік тому

    Alle haku caafiyo❤😢

  • @bisamedofficial3520
    @bisamedofficial3520 Рік тому

    Allah is one ☝️❤😢😢

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 Рік тому

    Alla Daanyeer Kulahaa kkkkkkkkk Amiira Biikh Biiiiirkh Dhaafay baad Tahay

  • @RahmoMahamudahmed
    @RahmoMahamudahmed Рік тому

    Allah hakucaafiyo 😢❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 місяців тому

    Mashaaaaalah tabaarakalah, dEmaashaad i offcourseee offcourseee offcourseee SEEn istaahilaaba walEE wacadala iyoiyo qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan nacam Runrun saxsax

  • @mariamanka4687
    @mariamanka4687 Рік тому

    abyoy dalxis 2wila ka maqan ilyas iyo ridwan awi mise abtiyashoda loga so tagay wan tabay wlh illah idin barakeyo