AAD AYEEY IIGA FARXISAY WANA KA GUDOOMAY HADIYADA QALIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2020
  • #Suprise #Atarisho_badiyo

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @nuurdiinkl
    @nuurdiinkl  4 роки тому +281

    ua-cam.com/video/IHG8Qqh4ojA/v-deo.html
    somali fitnes aad u fudud ua-cam.com/video/IHG8Qqh4ojA/v-deo.html

    • @powefitnessvlogs
      @powefitnessvlogs 4 роки тому +3

      🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻

    • @lio_official1
      @lio_official1 4 роки тому +2

      Waaad garab is taagay naa

    • @leylosudo8553
      @leylosudo8553 4 роки тому +1

      MASHA Allah

    • @leylosudo8553
      @leylosudo8553 4 роки тому +2

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😍

    • @abdullaziz9508
      @abdullaziz9508 4 роки тому +1

      Family kudayasho mudan Allah iikiindaaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdishariif4091
    @xamdishariif4091 4 роки тому +1045

    Nabiga hadaad jeceshahy like isaar scw

  • @fatmaahmed-vu6th
    @fatmaahmed-vu6th 4 роки тому +372

    Plz and plz Nurdiin kl iyo Fatma waxan idinka baryaa in aad adkarta badsataan iyo Quranka akhriskisa iyo Gurigina kashita plz Rabbi haidin xafido

    • @ayaanfamilychannel2737
      @ayaanfamilychannel2737 4 роки тому +1

      Abyo subscrip isar abyo

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 4 роки тому

      Amin ya Allah Insha Allah

    • @nasraahmed1169
      @nasraahmed1169 4 роки тому +5

      meeshan dadka ka buuxa qof runta u sheegay reerkaas waa adiga wallahi ishu waa wax jirta ilahay haka xijaabo bi'idnillah

    • @fatmaahmed-vu6th
      @fatmaahmed-vu6th 4 роки тому +2

      Nasra Ahmed Ameen abayo

    • @raaxodagan4668
      @raaxodagan4668 4 роки тому +2

      Atarisho io nuuradiin shaadiyo abdi fitaah kashidan

  • @heyfaali3576
    @heyfaali3576 4 роки тому +266

    Nuurdiin Gawadhan said uu u Jecelyahy inta ka aragty indhahiisa😭 ilahow Nin saan ii sahal❤😭

    • @hiboosman8607
      @hiboosman8607 4 роки тому +1

      Haaa wllh mashllh aydna sidookle wyo amin yrbi

    • @maahircade9753
      @maahircade9753 4 роки тому

      @@NOLOSHEENA 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sahramohamed9822
      @sahramohamed9822 4 роки тому +13

      Waxan nila yaway gab dhihina qaar ninka xadka ogtihin xuman tisa iyo samantisa nuradin okle isahal kkk qosal ale dihin nin wanagsan hadad rabtan horta adiga qof wanagsan iska dhig wlhi majacli inan melaha qar ka sheego xajigaga wlhi san isku jacel nhy alle un ba og alxmdlh alle waxan ka barya inta cimri gena ka dhiman inan isla nolano asxabta adinkana aminta iraciya walhi hadad rabti nin wanagsan adiga ahow qof wanagsan markas wad arkesa gurka macan kisa

    • @hiboosman8607
      @hiboosman8607 4 роки тому

      @@NOLOSHEENA kkkkk yaa og hee waxd noqonesd

    • @hiboosman8607
      @hiboosman8607 4 роки тому

      @@NOLOSHEENA asga waa argnay

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 4 роки тому +247

    Nuurdin ilin ayuu isku celinaayey omg iskaabulo haiyad aan is gadonsiino 🤣🤣🤣😂🤣 ilmo iskabulo walen maser hadii lodhimanaayo ani waba udhiman lahaa 🤣🤣😂😂🤣ala maxad sun tihiiin 😃😃😃😃😃
    Culeyska iska deji oo like Saar 😎😎😋🤣😃.
    Masha Allah family qurux bad an😍

  • @ciisehilowle5269
    @ciisehilowle5269 4 роки тому +118

    Hadii caafimaad ku fiir saneysid like sire

  • @nishraaxcadey2756
    @nishraaxcadey2756 4 роки тому +329

    Walikey ma garin 10 like iku sharafa Asxbta qalika lamanah qarnika.Allwo idin xafid amiin

  • @dulqadksmedia8098
    @dulqadksmedia8098 4 роки тому +185

    Nurdiin iyo Atarisho badiyo Allah iskukeen dhureyo❤️🤲🤲😘 igula saliya habiibkeni Muhammad scw scw scw scw scw 💖😘

  • @queenamaal1858
    @queenamaal1858 4 роки тому +56

    Inta ila argtye nuuurdiiin ineeey iliin ka imanrabtye farxd jaceyl darteeed like

  • @dhagawayne3111
    @dhagawayne3111 4 роки тому +239

    Ma aqaan cidaa tahay lakin cimri dheer caafimaad Iyo cibaado
    suuban allah idin wada siiyo adiyo
    Qoys kaagaba . Aamin subscribe iisar wll😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirahmanahmed750
    @abdirahmanahmed750 4 роки тому +204

    Inta rasuulka Jack leikta saar❤

  • @khadrishgwal3933
    @khadrishgwal3933 4 роки тому +23

    Wlh lamanahan wan ku farxa markan arko isha bini adamka allaha idinka haayo( Kl Atarisho)❤❤💯

    • @bidixoentertainment5944
      @bidixoentertainment5944 4 роки тому

      walaashey adoo iga raaliah subscribe isaar hadii aad awoodo
      ua-cam.com/channels/96RWc-4QG_BBGH5Zo2P68g.html?view_as=subscriber

  • @princessfadoum4621
    @princessfadoum4621 4 роки тому +28

    Nurdin jcl fro bdn baan indhahisa ka arky 😭😭
    M. A ❤💉🙈🌷🙏❤

  • @sadaamliil962
    @sadaamliil962 4 роки тому +640

    Nurdin io atarisho badiyo curadkina wil u rajeyna itna ila rajeyneyso like✌✌

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 4 роки тому +138

    Illaahay ayaan kugu dhaariye ha dhaafin adigoo subscribe saarin
    Wax lasaara quraanka ugu sharaf badan

  • @naimaahmed4351
    @naimaahmed4351 4 роки тому +18

    Mansha tabarakallah atrisho qof nool iyado xanunsan ayay hada xilaheeda xaqdhowraysa yacni sowjkeda farxadisa radinaysa xata iyada haba ku adkateh quruxeey you did great 👍🏿 jabs xabibkagula wuuku ogyahay mansha Allah ilahay swt il iyo cawri haydinka dhowro hawlaho dhana Allah fududeeyo cafimadka dhinacwalba cafimadkad hada haysato ilahay swt haku siisiyadiyo Amiin
    Mansha beautiful family 🌺🌺🌺🌺🌷🌹🌷🌹👀🌸♥️❤️🌾🌺🌺🌺❤️❤️🌷🌷👌👌👌

  • @yowleesey2948
    @yowleesey2948 4 роки тому +4

    Umadaha single ka eh like isiiya

  • @hafsahassan6645
    @hafsahassan6645 4 роки тому +25

    Waku farxsanhy inay somlidi barte xnanada xasaska hbluhu marksta wa falciliyal😍😍🥀♥️✌️

    • @bidixoentertainment5944
      @bidixoentertainment5944 4 роки тому

      walaashey adoo iga raali ah subscribe isaar
      ua-cam.com/channels/96RWc-4QG_BBGH5Zo2P68g.html?view_as=subscriber

  • @foziaabdi7460
    @foziaabdi7460 4 роки тому +34

    Ano rashka dawanayo notification isodece socararee❤️ I love you guys

  • @nimao_ayaan
    @nimao_ayaan 4 роки тому +38

    Wlhi blhi tlhi thnk u ayuu ku dhahay😢❤🙏qalpiguu ka farxay illow farxadaa idiinku wad

    • @bidixoentertainment5944
      @bidixoentertainment5944 4 роки тому +1

      aaaamin wlaashey ilahow isku daa lamanahaan
      plz subscribe isaar walashey

  • @rahmoabdalle3855
    @rahmoabdalle3855 4 роки тому +34

    Atariisho masha Allah caawa aad baad uqurxan thy

  • @azrayussufofficial4436
    @azrayussufofficial4436 4 роки тому +168

    Aniga somali maihi miya waligey subscribe iyo like mahelin please walalkey ama walashey hailadhafin subscribe walalaha🇸🇴

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff3605 4 роки тому +5

    Am proud of you my dear sister Atriisho badiyo❤❤😘😘😘you did a great job!.thumbs up guys!!!👍❤

  • @nazrinapdirahman1159
    @nazrinapdirahman1159 4 роки тому

    Nuurdiin & Atarisho kuwii isku gabooba Alle ha,idinka dhigo farxad waarta Alle ha,idin siiyo Ubad qayrqaba iyo indho doogsi Alle ha,idinsiiyo Aaamiiin

  • @somaliinstituteofsocialeco9039
    @somaliinstituteofsocialeco9039 4 роки тому +30

    Masha allah farxada kamuuqada xajigaga wax la siiisto laheen m.a isku wara abid🙊🙈❣❤🤲

  • @sedrashininggg56
    @sedrashininggg56 4 роки тому +60

    2minut 1k nuurdiin kl inuu score jabin rabo inta Ila aragtay like iisaar

  • @hodhaneyahmed2383
    @hodhaneyahmed2383 4 роки тому +2

    I learnt a lesson here😁😁😅congratulations atarisho badiyo 👏🥰❤💖👍👍👍

  • @drsikraanalawi4894
    @drsikraanalawi4894 4 роки тому +4

    Masha allah abyo mcn &wllke hambalyo ilahe haku siyadiyo farxada ♥️👍⚘ilahe hani siyo owlad bari ah Aamiin

  • @hhh-pd4ie
    @hhh-pd4ie 4 роки тому +22

    Wow Masha allah 🙏frist person cawa ❤️our family ❤️allah ha idiin xafido 🙏cadawga allah ha idiinka qabto 🙏isha bini adamka allah ha idiinka xijaaabo 🙏wadajireeee nabad gala allahayoow idiiinka yeel yaaarabiiiiiiii🙏🙏🙏🙏

  • @nafisakuboqrayaabe9811
    @nafisakuboqrayaabe9811 4 роки тому +8

    Nuuradiin iyo Faadumiina Waligiin Wada Jira Oo Jooga Wlhi Niyadaan idinka jeclahay Nolosha Alle Farxad Ha idiinku Dhameeyo 😍😘😙😚💕💖💓💞💝💘💗💕❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @bidixoentertainment5944
      @bidixoentertainment5944 4 роки тому

      plz subscribe isaar adoo iga raali ah
      ua-cam.com/channels/96RWc-4QG_BBGH5Zo2P68g.html?view_as=subscriber

  • @simranlove7299
    @simranlove7299 4 роки тому

    Mansha Allaah waxa tihin famil qurux badan oo isjecel wana idin taageraa,kilibyadiina ima dhaafaan badan kowd Allah idinka xijaabo il xun kuwii abkow iyo awooto isku noqda Allaah ha idiinka dhigo wxaan idin jeclahay dar Allah nolooda inte nolol jirto one ❤️ 🙏🙏🙏🙏

  • @hothoahmet8274
    @hothoahmet8274 4 роки тому +29

    Cadarka Markaa Buufisen Udgoonkiisa Waa izoo Gaadhayba Macbuudkah 😂❤

  • @alishamohamed3009
    @alishamohamed3009 4 роки тому +34

    Mashallah raliyo ninki hela ragnimo kufano.ilxun nimaaragto walalyal❤❤❤😮

  • @sadiadiis5387
    @sadiadiis5387 4 роки тому +33

    Wow beautiful m.a Allah aniskukindayo ameen🤲🤲🤲

  • @mohanhonesty9976
    @mohanhonesty9976 4 роки тому +4

    Masha allah nuuradiin & atariisho jaceylkiinu ha waaro 👏👏aad baan idiin taageeraa

  • @ceseyjones9122
    @ceseyjones9122 4 роки тому +5

    Inta ila maqashay in ey Atarisho badiyo ku dhahdey Nurdiin ”MAR KALE HA IGU BUFIN BARFUUNKA” #like. taas ayaa cadeyn u ah in ey ur ledhahay masha Allah ilahey ha ku soo fududeyo insha Allah ❤️🥰🥰🥰🥰

    • @ceseyjones9122
      @ceseyjones9122 4 роки тому +1

      Inta ila mid ah oo maqashey in ey tiri Atarisho badiyo ” Mar kale ha igu mufin barafuunka” LIKE sar. ur aye ledhahay

  • @zii___baazid529
    @zii___baazid529 4 роки тому +177

    HADAAN KASOO HOREYEY LIKE IGU KASBEEE
    TEAM NURADINKL

    • @monahussein6493
      @monahussein6493 4 роки тому +1

      Aamiin yaarab dhamaanteen 💖💖💖💖

  • @faizaamiin7789
    @faizaamiin7789 4 роки тому +6

    M.a ilxn idinma aragto lamaano igu weyn allaah haidn xifido qalbigaan idinka taageeraa wlhi mr walbo idin daawanaayo qalbigaan idnkaga mahad celiyaa 💖🇸🇴 thanks my family

  • @saadiaabdi2511
    @saadiaabdi2511 4 роки тому +5

    Walahi anigo vedio kalaa dawanago ayas kinaaa isodaciii walahii runtii waxan isdaxii kaan wasonoqoniii kalaa kii nuurdin dawaaa first...one love my fav couples always be happy with you life

  • @faisohassan9812
    @faisohassan9812 4 роки тому +85

    8:02 indho deeren ka muuqdo wlhi😭♥️🔐
    Iskabulo irdaha ku ooyo😂oo ani 1ka ahy😂😂

    • @drkey4285
      @drkey4285 4 роки тому +4

      🤣🤣 dareen jcyl aan cadi ahyn kamuuqdo
      Anoo baxay arkaba🤣 anne jcyl daremy

    • @ramlahussein8850
      @ramlahussein8850 4 роки тому +3

      😭😭😭😭😭😭😭ilahow iskapulnimada naga sar aniga io inta ila midka ah😂😂😂🙏🙏

    • @Hiduu74
      @Hiduu74 4 роки тому

      Astaqfrllh single is best yqy aan ahaano😂😂😂😂 hadaba ha isku bixina astaqfrllh 🙈😂

    • @hafsayousuf3025
      @hafsayousuf3025 4 роки тому

      😂😂😂😂indhahyga eega manu aniga jacayl ka muuqan

    • @drkey4285
      @drkey4285 4 роки тому

      @@Hiduu74 😂😂😂😂

  • @sihaambbe9544
    @sihaambbe9544 4 роки тому +3

    M.a alleh hadin xafido oo isku wara ubad qeer qaba kala hela 👑💫🌟❤👫💍💉💯💖🔐

  • @mahatmohamet7950
    @mahatmohamet7950 4 роки тому +14

    LaManaha somaLiyed 00 dhan aLLah YaHfidaK_____❤🔐🌸

  • @nasracadeey2454
    @nasracadeey2454 3 роки тому

    Masha allah eesh cala lamane iga dheh wlhi aad ban uga heley alaah haysku kiin daayo side isku ixtiramayan isky qadarinayan aad ula dhacay farxadiina awlaad aya ka dhiman allah haydin siiyo wllaheyga

  • @naimaabdirizaq5609
    @naimaabdirizaq5609 4 роки тому +15

    Mashaaa allah famili aad u quruxbadan hori u socda aduunka farxad ku dhameesta aaqirana meeshii roon 🤲🤲🤲

    • @fatushabdi5595
      @fatushabdi5595 4 роки тому

      haa aminin camarada waa inyaro fane

    • @Rahm00
      @Rahm00 4 роки тому

      Fatush Abdi what you say 😏😏😏

    • @fatushabdi5595
      @fatushabdi5595 4 роки тому

      @@Rahm00 i say what you see wll 😏😏😏

    • @Rahm00
      @Rahm00 4 роки тому

      Fatush Abdi before you talk right what you talk ok 😏😏😏😏

    • @fatushabdi5595
      @fatushabdi5595 4 роки тому

      @@Rahm00 wll dadki inglishka laha yanay ku arkin bal ee sobaro hadalka ok hadi kle dee anu maku bara

  • @fardowsaaxmed166
    @fardowsaaxmed166 4 роки тому +3

    Mash Allah iskuwara ameen amiin best couple of Somalia family i Love you guys all the best

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 роки тому +40

    *wll qaali Allan kugu dhaarshee hal **#Subscribe** maad iga xasdee adoo ii awooda igu caawi wll mcn*

  • @asluub14channel51
    @asluub14channel51 4 роки тому +3

    M.A ilxun idin ma argto Aaamin farxda Allh ha idin ziyaadiyo Aaamiin NUURDIIN KL waxn kuu shega Atariisho noo ilaaali wan jeclahy iguna salaan Horey usocda NUURADIIN KL IYO ATARIISHO BADIYO

  • @user-pe7es2cr4q
    @user-pe7es2cr4q 4 роки тому

    Mashaa Allah atatiisho waxeey u ektahay qaabkeeda walac Alle ha u atkeey hadeey tahay hadey araktideyda tahayne Alle run ha uga dhigo

  • @samraabuumaye5439
    @samraabuumaye5439 4 роки тому +6

    Www mashaa allah ruunti nuurdiin kl aata ayu u furaxi ruunti gulesata lawadin ilahe aa nii xafido guula hore usoc

  • @jabrilcali17
    @jabrilcali17 4 роки тому +11

    M.a lamanaha somalida ugu shidan allah haidin dhoro ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 роки тому +1

    Wlhi indhaheyda ilin ayaa ku so istaagte waayo jclka ruuxa og unbaa kasaayo qeymahiisa masha Allah isku waara ebad amiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕

  • @ilwaadquruxyartareersomali2225
    @ilwaadquruxyartareersomali2225 4 роки тому

    M.allh wll sida ay kaaga farxisay oo kle iyadana ilaahay ha uga farxiyo farxadana alle haydinku wado aamiin

  • @anigaaniga7960
    @anigaaniga7960 4 роки тому +13

    Nuuradiin Wajiga Furfur Gabar Ku Jecel Haysataa Runtii Ayada DuMar Ah Markas Jaceylke Ku Qabto Waku Muujisaa😀😀

  • @abaabiinaofficial1829
    @abaabiinaofficial1829 4 роки тому +23

    M.a ilahey ha idin isku kiiN daayo nurdin kl iyo atarisho badiyo love idin ku ahay🤗

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 4 роки тому +1

    Wow masha Allah is ku waara the rest of your life my lovely family shukran jazakumulah kheyr walaalo

  • @hanaadan8335
    @hanaadan8335 4 роки тому

    Msha allha hawaro jacelku wn ku farxa wada jirkeena wxn ku riyodaya faduma oo uur leh ilhy riyada run ha ka dhigo one love 🍁❤

  • @idilhassan1896
    @idilhassan1896 4 роки тому +7

    Masha allah kolay anigu qalbigiisa kuma jiro lkn waxaan ka dareemi karaa reaction kiisa inuu dareemayo in uu helay qof ka fikira oo u daryeela sida hooyadiis oo kale ilahay il xun idinma tuso

  • @abdinasirxushmad6729
    @abdinasirxushmad6729 4 роки тому +15

    oo wiligina jira nurdin kl iyo atrisho badiyo❤❤❤❤

  • @hibokhalif3188
    @hibokhalif3188 4 роки тому +2

    Masha Allah beautifully family 👩‍❤️‍👨

  • @fatimahassan9566
    @fatimahassan9566 4 роки тому +2

    masha Allah
    Lamanihii qarniga
    farxad ku nolada😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤💚💛💜💜NURDIIN AND FADUMIINA HADAAN
    SODHACAY IL CADAW IDINMA ARKTO WOOW

  • @hodanabdilahi3267
    @hodanabdilahi3267 4 роки тому +74

    Atarisho wn idin taageeraa lkn
    Fara la ciyaarka qaarkood iska ilaali noh
    Eee aad aragto inuuu dhibsanaayo waa iga talo

    • @bidixoentertainment5944
      @bidixoentertainment5944 4 роки тому +1

      plz subscribe isaar adoo iga raaali ah
      ua-cam.com/channels/96RWc-4QG_BBGH5Zo2P68g.html?view_as=subscriber

    • @nasrachannel2167
      @nasrachannel2167 4 роки тому +1

      hodan abdilahi haaa walahi hada waakaxanaqay ish anaaba nacay sidan waa dhaqan xun

  • @mucashaqofficial8269
    @mucashaqofficial8269 4 роки тому +4

    7:54 walhi bilahi Thank you kulahaa😅😅 Nuaradii pro qoslakaga wn jacaly nolo waaarataha 🔥❤🥰🥰🥰🔥

  • @hiboosman8607
    @hiboosman8607 4 роки тому

    Mashlllh wllh jeclkaaad iskuqabtaaan aaad ayuuu u baxad weeynyahu allh w axaaan idinka baryayaaaa inuuu iskukiiin wariyo isha cadwga allha inkadhawro adnkna aaadkarta badsdo wllh wakufarxy jclkiiiina nolado❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 роки тому +1

    Maasha allh tabaraka raxman🥰

  • @fatimaabdikadir2428
    @fatimaabdikadir2428 4 роки тому +19

    Lamanhaan hadaa tageero buxda uheysaa like on love ❤❤❤❤

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 4 роки тому +10

    Masha allah Atarisho B abaayo waan kugu oga dad nimadaada sidaas urali gali odeygaaga I love you so much dear ❤️😍

  • @raxmamaxamud2259
    @raxmamaxamud2259 4 роки тому +1

    mash allah mash allah qurux allah ha idin ka yeelo kuwii janada gala isku waara ubad khyr qaba kala hela 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @hamdiabdi2098
    @hamdiabdi2098 4 роки тому

    Masha Allah ilahow Isha xaasidka iyo cadowga idinka hay wlh wan farxa Markan arko sidad isku gu qanacsantihin inte nolo jirto farxad kuwara 🤲🤲🤲🙏❤❤💋💋

  • @hamdashow8904
    @hamdashow8904 4 роки тому +6

    Wxn allh oga baryah in usan rabi kal dhatalin allh kadhigo qabiyadi midobay xifdulaah amano allh my big brother and my big sist keep going

    • @shugrimire5899
      @shugrimire5899 4 роки тому

      Amiiiiiin amiiiinamiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ridhimaray6190
    @ridhimaray6190 4 роки тому +59

    Atarisho badiyo wa catowde wlhi 😂😂😂walac mathY mx ku waye baryahan hhh lol 😂😂😂😂

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 4 роки тому

    Maasha Allah walaashay faadumiina iyo bro nuurdiin il iyo af cadaw Allaha idinka haayo nolol farxadleh kuwada noolaada waligiin family yada cusub oo sidiinaa waa inay idinku daydaan💕💕💕💕

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 роки тому +1

    Nuradiiin adeeg aaa kentay abowe soft iska dhiig noh boqoradaa Amarkeda qado mar walbo ❤

  • @asmaluuza7024
    @asmaluuza7024 4 роки тому +10

    Ilinaa isku celi waayay ilaahow isku kiin daa nuuradiin iyo faadumiina😭

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 4 роки тому +15

    Couples allah haydin daayoh farxadinan jecellhy isha xasidka allah haydinka hayoh

    • @bidixoentertainment5944
      @bidixoentertainment5944 4 роки тому

      walashey adoo iga raali ah subscribe isaar adoo iga raali ah
      ua-cam.com/channels/96RWc-4QG_BBGH5Zo2P68g.html?view_as=subscriber

  • @monahussein6493
    @monahussein6493 4 роки тому +1

    Ilaahay il iyo cawri ha idinka hayo kuwii isku waara alaah ha idinka dhigo caruur khayr qaba alaah ha idinka dhigo aamiin yaarab 💖💖💖💖 nuradin kl & atarisho badiyo

  • @Hibaky
    @Hibaky 4 роки тому

    Jacaylka dhabta ah acting maaha wlhi waa dareeen noradin ilmo ayaa kusoo istaagtay allah hayskukiindaayo maasha allah udhaha idinkuna 🙏🏻💝 ilaahay ubad aad kufaraxdaan haydinkala siiyo 🤴👸🏻

  • @abdihalimali_2036
    @abdihalimali_2036 4 роки тому +3

    tahliil maatufooyaa aa wllh daacad uqoslay

  • @zaalim8539
    @zaalim8539 4 роки тому +25

    waraa calooshaa I xuriniysaaye iga tag nuurdiin inuu ooya buu gaaree

  • @ayanyusuf390
    @ayanyusuf390 4 роки тому

    Mansha allh wllhi.....👉💚waxani jacayl uu dhafay. 🌏from hargaysa...

  • @apdirahmanali6432
    @apdirahmanali6432 4 роки тому +1

    Mzha allaH Atariisho Badiyo
    FartuuuN Balbalaarka ayay isKa soo Bareejeysay 😂😂😂
    Keep goinG 👍

  • @baahintawararka1492
    @baahintawararka1492 4 роки тому +59

    Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥ilaahay waalidka iyo adigaba janada haydin geeyo aamiin aamiin😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @Hibaky
      @Hibaky 4 роки тому

      Waankuusaarnay lkn ilaahay dadka hakudhaarin ilaa ikhtiyaaarka lama lihide

  • @AhMatoFilmsHD
    @AhMatoFilmsHD 4 роки тому +16

    Wll Illhay Baan Kugu Dharshe Subscribe Ha Ila Dhaafin Plz 😭😭😭

  • @saadiaabdi2511
    @saadiaabdi2511 4 роки тому +2

    Waaaaaaaw so bearifull walahi lamanaxeygiii.....iskuwaroo waligin inshaallah cadawga allah ingaqabtoo fav couples😍😍😍😍😍😍😍

  • @nabaadibrahim935
    @nabaadibrahim935 4 роки тому

    M.a famil aan jeclahay ilaahay isha ha idin ka qabta isku waara abid insha alaah❤❤❤❤❤❤

  • @istardubow3571
    @istardubow3571 4 роки тому +57

    Cid iga sohoreeysa mlh like ta hailadaafin somaalnimo🇸🇴🇸🇴

  • @raxmajabril8961
    @raxmajabril8961 4 роки тому +6

    Walige hala like ma helina asxpy ha layea siyoa

  • @hamdaabdirashid3749
    @hamdaabdirashid3749 4 роки тому

    Rabi faraxada iyo jacaylka alle hayni siyaadsho isku waara abid mancha allah isha dadka alle haynaga xijaabo

  • @khadraadan2487
    @khadraadan2487 4 роки тому +2

    Masha allah tabaraka Rahman beautiful family ilahay ha idin xifitiyo ameen 🥰🥰🥰

  • @Mariakeit
    @Mariakeit 4 роки тому +10

    Rappi ha isu kiin daayo nuuradin iyo xaaskisa atirisho baadiyo🥰
    Allena ha idinka xijaabo isha xaasidka wllolayal♥️💋

  • @AbdirizaaqZuldaan1
    @AbdirizaaqZuldaan1 4 роки тому +15

    ASC AZXAPTA
    NURIDIIN KL
    PLEASE LIKE IZAAR INTA TAGERSAN ATARISHO
    INTAKALE HADAAD TAGERSANTAHAY TEAM ENJOY
    SUBSCRIBE IZAAR
    PLEASE IGU SHARFA

  • @fadumosahro4393
    @fadumosahro4393 4 роки тому +1

    Masha Allah Thanks atirishoy badiyo❤❤❤❤🙏

  • @samiyaahmed7779
    @samiyaahmed7779 4 роки тому +5

    mashaAllah Allah ishaa cadowga ithinka qabta 🤲🤲🤲 cadowgina unolada my beautiful couples

  • @umamohmet7450
    @umamohmet7450 4 роки тому +6

    Mash Allah couple of the world 🌏 💑♥ ilaahey niima kle fogeeya wax nii dhibne niima tusa ooyin ayow isku cil cilinaa 😰😰😰😰 frxda darteed mash Allah inta qof ee isjecl oo rajeyna nolal qurux bdn allah urumeya riyadooda inta is qabta allah usiyaadina qoskooda Aamiin yaa rapi🙏😘

  • @diyaaro68
    @diyaaro68 4 роки тому +3

    Woow isku waara
    Wll
    Waxan kahelaa qaabka ay iskugu nuurayan inta iguracsan #like dhackasii

  • @halimaquen8620
    @halimaquen8620 4 роки тому +3

    Mash alaah alaah haisku kiin daayo farxd ku nolada love aa I uku ahaay

  • @Mama-je3es
    @Mama-je3es 4 роки тому +15

    Is caruurayn😂😂😂😂 jclka UA-cam ka aamin baxnay bro/sis😂 like dhac qofti ilamida

    • @najiaabdilahi3571
      @najiaabdilahi3571 4 роки тому

      🤣😂😂🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣😂🤣😂istqfurlah

    • @Mama-je3es
      @Mama-je3es 4 роки тому

      @@najiaabdilahi3571 😂😂😂😂😂 waka yaabee

    • @najiaabdilahi3571
      @najiaabdilahi3571 4 роки тому +1

      Sucaaad Jibril wn kuLA QABAH WLHI YAAAB🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 роки тому +5

    Ku hadyaad noo keena iyo mid aan ukayno midna ma haynee isku waara abid 💯😂😂😂

  • @farhiyadaud4928
    @farhiyadaud4928 4 роки тому +2

    Always i like gifts💕💕💕fav couples long life ahead 🙏

  • @user-oq5we5zn9h
    @user-oq5we5zn9h 4 роки тому

    Wa farxad ad ufican guleyso hoyo macan adiga iyon nuradinba lakin ad isuxijaba kudadala adkarta iyo quranka marwalba wa ogtihin rashka iyo xafsa arintoda marka isha adanaha adbey uxuntahey alle ha idinka badbadsho insha allah wan idin jeclahey💋❤️

  • @hiboosman8607
    @hiboosman8607 4 роки тому +5

    Wllh vediowga lamnahaaan anooo 3"jeeer kabdan kuceshanin kama tago allha ikiiindayo