DOOQAADA MA TAHAY BUJI BUUFINTA HADAA KA HELIN / POP THE BALLOON OR FIND LOVE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @NajmajamaAbdlla
    @NajmajamaAbdlla 3 години тому +373

    Ayyy wlhi barnamijkaan qof somali inu so sameeyo wan rabay wlhi qatar waaye hore u soco qalbi

    • @XamdiAshkir
      @XamdiAshkir 2 години тому +1

      Same Ana waan sugayay wlhi🎉❤

    • @NajxFaisal
      @NajxFaisal 2 години тому +3

      horey walo smaeyey yahye hunter sameyeh😂

    • @XamdiAshkir
      @XamdiAshkir 2 години тому

      @@NajxFaisal ma arkin ani huno

    • @kaltunbootaan
      @kaltunbootaan Годину тому

      Yahye hantar kan amiira ka xiisa badan ​@@NajxFaisal

    • @Marwahassan-hb7dp
      @Marwahassan-hb7dp Годину тому

      ​@@NajxFaisal kan camal muusamayn😂

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 2 години тому +65

    Sunta faraxyada faqiirinta ee noqote gabadha yarta ah🧕🏻❤️❤️❤️😂😂😂

  • @nimcosaciid5380
    @nimcosaciid5380 3 години тому +209

    Wali kuma arag barnaajidkaan soomali oo sameyneyso omg thanks amiiradeena barnaajidkaan wlhi waaa qatar only cadaankaa kadaawan jiray wlhi

    • @NajxFaisal
      @NajxFaisal 2 години тому +1

      horey walo smaeyey yahye hunter sameyeh😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 години тому +1

      ​@@NajxFaisalwaligay ma arag qof samaynaya oo yacni somaali ah haduu jirana waa Qofkii 2aad Amiira

    • @RayaanYuusuf-yc9qc
      @RayaanYuusuf-yc9qc 2 години тому

      ​@@NajxFaisal iskumid maha hno

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal Годину тому

      Qankaan qof somaliya hore uma samen walasheyda​@@NajxFaisal

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 Годину тому

      @@NajxFaisaliskumid ma ahan soodaawo

  • @hamdimohamed8706
    @hamdimohamed8706 2 години тому +83

    Inta og inay abwaanada ay ka xunyihin tariikhiidii gudhigtay dumarland ismuujiya❤❤❤❤❤

    • @haffy.22
      @haffy.22 2 години тому +1

      Haa wllhi weyka xuntihiin🫠😂

  • @XamdiAbdullahi-q7f
    @XamdiAbdullahi-q7f 3 години тому +366

    I lama ahn in wilashan io gabdhahan quraxda badan saliga nabiga ka tagi donaan 😢 halmar igula saliya nabiga scw😢😢😢

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 2 години тому +66

    Nio qofkaas mahres la leeyahay anoo nin ragga ayaa leh waa bilaa akhlaaq aan ixtiraamka dumarka waxba ka aqoon team 27 halaga saaro waa xoolo caadiya

    • @SabariinAbdullahi-j6r
      @SabariinAbdullahi-j6r Годину тому

      😂😂😂😂 somaaraktit Horta 😢

    • @HodanMaxamed-f9y
      @HodanMaxamed-f9y Годину тому +1

      Waa runtaa waa xoolo caadiya

    • @CabkaGenerally
      @CabkaGenerally Годину тому

      Oo qofka Dooqisa maku Heestaa😅

    • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
      @CabdiraxmaanMaxamed-q5z Годину тому +3

      @@CabkaGenerally dooq maaha lkn nio wuu aflagaado badan yahay meesha in dad daawanayan uma haysato waa caruur caadiya

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r Годину тому

      ​@@CabdiraxmaanMaxamed-q5z nin rageed thy aboowe❤❤❤

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 2 години тому +158

    Naa amiiro dadkii cadiga ahhaa mezha keen cunugan mehrez lugu zheegayo oo bilaa ixtiraamka ah melahan oo kle ha keenin ufff😎cumeer iyo zunduz iyo zaamiyo iyo cayda iyo adiga iyo deeqow iyo zihaam iyo mclimo iyo zalax iyo ladan iyo zeyn keen mezha mxy thy cruurtan aad zo aruuzatay 😎barnaamijkuze waa zhidan wlhi🔥🔥

    • @TYREEZ_AHM3D
      @TYREEZ_AHM3D 2 години тому +9

      It's just a game but respect la is dheryhy 🤝

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 години тому +12

      Naa mahresku waa wax bila ixtirama wan arkay sundus maba arki karyo😅

    • @Lion_gamer10
      @Lion_gamer10 2 години тому +6

      Ceyda single maaha halkaas ku noqo👍😂

    • @saynabdaauud5679
      @saynabdaauud5679 2 години тому +5

      Saamiya single maha kama qayb galayso😂

    • @AsmaAli-no9jn
      @AsmaAli-no9jn 2 години тому

      Uffffff 😡😡😡😡😡😡😡

  • @Jamiilaxuseen-p1v
    @Jamiilaxuseen-p1v Годину тому +16

    Amiiri wa qof ixtiram badan wlhi dadka say u waraysanayso say i tix galinayso ❤

  • @safianor7614
    @safianor7614 3 години тому +68

    Waan ogeyn amiiradeena wx qurux bdn inay noo soo wdo jah amiiradeena horey u soco 2019_2024 kula socdaa❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Годину тому +21

    Muniita halkay kaga shidayaan waa fahmay. Lakiin boqrod weeye 👸🏻❤

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 3 години тому +106

    Editing I dilay omgg🔥

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 Годину тому +9

    Mida kale amiira wiilal cusub no keen iyo gabdho qaar cusub iyo gabdho teamka ka mid eh waka helay absolutely waa ka baxsaty 100%✅

  • @HubkaCulus12
    @HubkaCulus12 2 години тому +77

    Barnaamijku inaba caadi maaha waan ku haystaaba waana gabadhi youtuber somaliyed ugu horeyay oo sameeya waan kugu hambalyeynaya horay usoco walshay❤❤❤🎉

  • @CadiyaApdiraxman
    @CadiyaApdiraxman 2 години тому +14

    Omggggg Part two soo sameey Quruxdeydiiyeyy❤😍 karti iyo caqli baad leedhay allaha kuu daayo caqliga iyo caafimaadka 👸🏽🕊🫶🏼

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 2 години тому +84

    Barnaamijkan Wa ogaa Qof Team 27 Ah inuu sameen doono😂 Amiira👍🏽❤️

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 години тому

      Team 27 uun maahe qofkii somali ah oo ugu horeeyay baan modayay lkn dad baa dhahaya yahye hunter baa sameeyay markaa waa qofkii 2aad Amiira qatar waaye ❤❤❤

    • @kawsarshuuke2659
      @kawsarshuuke2659 Годину тому

      ​@@adoontiallesiman262isku mid maaha yahye kusameeyey😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 години тому +28

    Amiira dhoocilkan mahrez dadka haw keenin please qof ixtiraam leh gabdhaha ukeen oo sifacan uhadlaya inuu garoob diido ama colourka qofka udiido maxuma lkn si akhleh haw hadlo 😊

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 години тому +76

    Fariid saasa kaa rabnaa qof karti badan oo aanu hawl karnimo ku baranay baad tahaye cabsida iska saar wax walba waad samayn kartaa waayo naag adag baad tahay hore u soco Amiira wax aanad qaban karin ma jiro saad usoo tabinayso barnaamijkan iyo daganaanta kaa muuqata kaftanka aad baan uga helay inaad waligaa kasoo shaqayn jirtay baa lagu mooda masha Allah ❤❤❤

  • @QadiijoCllahi
    @QadiijoCllahi 2 години тому +36

    Uff Kan mahrez la yiraahdo waa nacas 😮😏😏

  • @HANADOOW
    @HANADOOW 3 години тому +76

    yaa ila jecel nabi muxamad scw scw ❤

  • @SahraAbdulaahi
    @SahraAbdulaahi 2 години тому +20

    Wallhi wan so gayay qof somali ah inuu sameyu baarnamishkan waa gabadhi ugu hureysay samesa inulaw amiradeena ❤❤❤❤❤

  • @hamlaa_ali3133
    @hamlaa_ali3133 3 години тому +80

    Gabdhi ugu horeyse oo challenges kasoo baxday 🫢😭😂😹😹

  • @Xafsoc.rashiidC.qaadir
    @Xafsoc.rashiidC.qaadir 2 години тому +13

    Somali youtupers isn’t easy wlh I special Amiraa 🎉❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 години тому +30

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QumayoqasyarAbdirahman
    @QumayoqasyarAbdirahman 2 години тому +17

    QUEEN of UA-cam 👸🏻🥶
    smart girl🥶🔥
    Talented girl🥶🔥
    M .a🧡🫶🏼

    • @SuleeqoAhmed-m4d
      @SuleeqoAhmed-m4d Годину тому +1

      𝗟𝗲𝗲𝗲𝗲𝗲𝗲😂

    • @MunoCadey-k3m
      @MunoCadey-k3m Годину тому

      ​@@SuleeqoAhmed-m4d😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

    • @MunoCadey-k3m
      @MunoCadey-k3m Годину тому

      Waheysaa ❤

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 години тому +66

    Amiira barnamijkaga ninka la dhahayo mahres wlh haku so darin waaa bilaa ixtiraam,bilaa dhaqan mar walba sundus u bahadilaa mar danbe barnamijkaga haku so darin inta igu raacasan✌️😏

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 2 години тому +25

    Horta qofka yareee ad. Nodo in xero qaxoonti laga so dayey maxa ka siga sundus mar horana garoob iyo wax bu ku cayeye walhy dhagax cas nafta kaga sari digiryow iklaa feesh feedhani aman sii gabadha bila respect ga akh😤😏😏hanoo kennin amiira malin dambe ruuxan❤🍂

    • @QALASKASOOL
      @QALASKASOOL Годину тому

      𝐘𝐀𝐀 𝐋𝐀𝐆𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐄𝐌𝐈𝐍

    • @Muniiiiitamaxamad
      @Muniiiiitamaxamad Годину тому

      @@QALASKASOOL maxay wll

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir 3 години тому +121

    Wowwwwww🎉😂don’t copy my flow 🫶🏻❤️

    • @ShaaroIdiris
      @ShaaroIdiris 3 години тому +7

      Yes amira🎉 hor Mar wacn

    • @TYREEZ_AHM3D
      @TYREEZ_AHM3D 3 години тому +7

      Is that ur flow 😂

    • @najmaapdikadir
      @najmaapdikadir 3 години тому +6

      @@TYREEZ_AHM3D its our flow 😂🫶🏻

    • @TYREEZ_AHM3D
      @TYREEZ_AHM3D 3 години тому +4

      Yep✌💕😂​@@najmaapdikadir

    • @HindaIsmacil-bw2rl
      @HindaIsmacil-bw2rl 3 години тому +2

      Just relly noo😂😂maba kasaayi ani heesta😂😂😂😂😂

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 2 години тому +20

    Video wa Qatar waaye amiiro hore u soco abaayo guul 2m😢❤

  • @MoonFed-g3u
    @MoonFed-g3u 3 години тому +43

    Nabiga ku saliya scw ❤🎉

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 2 години тому +15

    Abwaanada muniita waxay udooran waayeen faaraxyada jabkii kudhacay miyay kunaceen ishooda allh hakaa qabto sister

  • @Kokobullee
    @Kokobullee 3 години тому +43

    Queen mahres sundus bu daba dhigtay qaniska nag nool le lacaya sundus qurux is not easy 😂💅😊

  • @cabdinajiibcalisheikh3671
    @cabdinajiibcalisheikh3671 2 години тому +16

    Barnaamijkii ugu top sanaa aa daawado intaa channel lada entertainment gaaa daawanayy walhi one of the top waaye ❤❤

  • @SamiraDahir-gp8zy
    @SamiraDahir-gp8zy 2 години тому +18

    Amira kartida wankugu ogaa qofki ugu horeye somalia oo sameya barnamijkaan keep going amiradeena ❤❤❤

  • @marshamohamed6070
    @marshamohamed6070 2 години тому +14

    Amiira marwalba iskuday barnaamijyo duwan inaad keento dadka see oga helaan barnaamijkaan waka helay omg ❤❤🎉

  • @SumayaIdle-p2m
    @SumayaIdle-p2m 3 години тому +57

    Mahres Wa Bastar uf

    • @kawtharsuleiman7302
      @kawtharsuleiman7302 2 години тому +3

      Waa bilaa dhaqan😂

    • @hawaKader-c1w
      @hawaKader-c1w 2 години тому

      ​@@kawtharsuleiman7302 wa doqon

    • @dalmaraadan1848
      @dalmaraadan1848 Годину тому

      ​@@kawtharsuleiman7302
      Iyaa😂😂

    • @XubiXusien
      @XubiXusien Годину тому

      Haa ixtiraam malaha wax uuna aheyn ismoodey 😒

    • @ayanhayle7621
      @ayanhayle7621 Годину тому

      Wa runta kan wa sas mar walba iska dhicis qlaad ka fahmay balayada benta badan mahraz ma 22 jiro😂😂

  • @CadyaAbdi
    @CadyaAbdi Годину тому +8

    Ilaahy caqliga iyo caafimaadkana allaha kuu daayo🔥👸🏽🕊

  • @SiciidMahdi-ld8kz
    @SiciidMahdi-ld8kz 3 години тому +28

    Barnaamijkan Amiira Ayaa keentey Hadaba somalia Guul Wlshey❤🎉😮

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates 2 години тому +2

      Muniir aqaa baa mar hore sameeye😂😂😂😂

  • @safiamuhamed4935
    @safiamuhamed4935 2 години тому +8

    Plz part 2 amiiro mehrez kareeb wah waa bilaa ixtiraam abyph na qadari funskaga nhu

  • @MunaBashiir-ys2mh
    @MunaBashiir-ys2mh Годину тому +8

    Muniita wiilashu waxay ku diideen karbaashkeedii ay karbaashtay waxa la yiraahdaa qaraaar way xanaaqsan yihiin 😂❤💀🙌🤴

  • @SahroAmin-i4b
    @SahroAmin-i4b 2 години тому +11

    Of course prty two ayaan ka sugeynaa dhamaanteena insha allah m.a barnamijka dab🔥 iyo holac ayuu yacni waan ka helay so beautiful ❤❤❤❤❤

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we 3 години тому +35

    Maharis Kala dhaho efbdarana gabdha wejigageda gacantada ka galy

    • @FatimoMowlid
      @FatimoMowlid Годину тому +1

      Wllhi waa marki labaad usaas dhaho😏😏

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 2 години тому +11

    Amira waan jeclahahy markay kaligeed wax cusub keento oo team ka ay la joogin , iyadoo mar walba teamka walaaha yihiin oo ku garab taagan yihiin hadana kaligaa wax la imow, horay u soco Amiradeena❤❤❤

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 3 години тому +49

    Amiirooy ninkaas mahres laleyahy hanookenin danbo ixtiraam maleh dhaqan maleh diin waxbo kama yaqaan aqas

    • @zaruu._Moh
      @zaruu._Moh 2 години тому +1

      Absolutely 💯

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 2 години тому +1

      Same wllhi doqon waaye kaasi abyo barnaamijyada asad baa ku nacay uf😂😂

    • @Muniiiiitamaxamad
      @Muniiiiitamaxamad 2 години тому +1

      Waa bila respect cadiya wlhy bisinka 😢😂

    • @Xamdi12348
      @Xamdi12348 2 години тому

      Haa wllhi danbo yaanola keenin
      Qaab maleh ixtiraam lama soo barin

    • @Sucdiyeyy
      @Sucdiyeyy 2 години тому

      Hdane 22madhafo miyaa

  • @marshamohamed6070
    @marshamohamed6070 2 години тому +11

    Amira plz part 2 soo samee oo gabdhaha ah🎉

  • @MaryaamAmnì
    @MaryaamAmnì 3 години тому +24

    Amiira waa qofkii ugu horeyay ee barnaamijkaas soo samee somaaliida waana wax fiican inaad markast la timaado wax yaalo cusub oo aan horay loo sameen m.a hamblyo videoka wuu shidanyahy❤❤🎉🎉🎉

  • @CcasiisSadiiq
    @CcasiisSadiiq Годину тому +4

    Horta barnamijakaan top wye marka qebta 2aad waxad noga soo dhigtaa mesha hada wiilsha tagan yihiin in gabdho lasoo istaajiyo wadna mahad san thy 🎉❤

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 2 години тому +26

    Amiira sidaas ayaan kaa rabnaaa wax walba cusub isku day haka cabsanin waligaa sidaaan hadaa kusocotid waxaan hubaa inaa noqo neysid best youtuber oo challengeeda laga helidoono soo wixii cusub caalamka jecel no cabsi waa kugu ognahay kartida lesgoooooo hadaaa heeysaaa wadadii lagaaa rabay ❤❤❤🎉👏👏👏👏👏 ha cabsan , haka baqin dadka waxii dhihi doonaan diirada saar yoolkaaaga waligaaa haniyad jabin anagaaa kujecel waxaana rabnaaa inaaa meel sare kamuuqato dadkana kugu dayadaan maadama msss 1milion aatahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉 waxaana nahay funskada kujel. Dadka kle waxpa kuma dheera 9month lagu dhalay waxii sameeyaan wax kasiii fiican kaaa rabnaaa love love love ❤️ amiiiradeena qalbiga ayaan kaajeclhy

    • @IqraAliyussof
      @IqraAliyussof 2 години тому +1

      Bilyan dhan xabibti wakugu racsanhy ❤❤❤

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r 2 години тому

      M.a❤❤❤

  • @mulkihappy
    @mulkihappy Годину тому +1

    Masha Allah amiira waad ka baxsatay qaftii ugu horeysay oo somali UA-camr ah barnamijkan qabto aya tahay dhanka wiilasha wan aragnay tookadaan gabdhaha ka dhig insha Allah guuleyso👏👏

  • @FarhiyaAdam-sq5ge
    @FarhiyaAdam-sq5ge 2 години тому +19

    Amiiro abyo mcn Mahreez ha igu so darin plz 😢

  • @Nashaadmaxamed-d6p
    @Nashaadmaxamed-d6p 2 години тому +8

    Amiiradeena hore usoco wan ku wadana barnaamijyada cusub na noso same ee an hore loo samayn sida kano kale masha Allah gacantaadu way fadhida edit ka iyo sidad udaadihinaysay video ga kaalay arag waaye keep going ku leeyahay boqoradeena karti badanteena 💋❤️😍👏🥹😊🥰😘😚

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 3 години тому +27

    Xale dhan waxaa umaqneed waa wax qurxan inaa soonoo gudbiso amiiradeena m.a❤❤❤❤

  • @muna607
    @muna607 2 години тому +7

    Mahres waxa ixtiraama ma hala subxaanallah dhowr jeer o horena wan arkey dhaqankiisu ma wcna amiira baraamish danbe hakubso darin plz🤭😒

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 3 години тому +21

    Amiiro barna mishka wa shidan yahay part 2 na wa rabna lkn asxabta dhexdeda kaso dhig markan sida amiish sihaam sundus cumer macalimow samia alpha iyo kuwa kalo badan 😂😂😂 kuwas nogu sodar

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 2 години тому

      Waakugu raacsanahay abyo dadkii horan rabnaa❤❤❤

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 2 години тому +9

    Ayy barnamid qurux badan m.a sida lo dubay kaga kadaran Amiiradeena maskaxda Allah haku barakeyo wax cusub no keentay hadana si qurux badan u duubtay❤🎉

  • @Janno66
    @Janno66 3 години тому +31

    Awww video ga dheeraa iyo waqtigan amiiro makaa so baxsayey kan😂😂

  • @Tawkal-x5o
    @Tawkal-x5o 2 години тому +7

    Wa qofka ugur horeyey oo soomali Ah oo sameyeyy barnamijkan abyo horey usoco😊

  • @abdirisaqabdirashidahmed7758
    @abdirisaqabdirashidahmed7758 3 години тому +23

    amiiraay aad u fikir wanagsan tahay wanad dadaalaysaa halkaasi kaga wad walal

  • @QabQabs
    @QabQabs 2 години тому +11

    Mahriz wa dhaqan xunthy ixtiraam maba laha bismilah 🙄

  • @كمنتيتر-ش6ص
    @كمنتيتر-ش6ص 3 години тому +28

    sas kaa rabna ameera million ku haka muuqdo youtube kga vlogs ka badan yaree challenge yda soo badi keep going dawashdana nagu hale

  • @Eidohajibotaan8650
    @Eidohajibotaan8650 Годину тому +3

    Amiiradeena hamblyo queen
    Waxaa thy First UA-camr soomali oo barnamijkan sameeyey lkn mahrez waa bila ixtiraam haku soo darin barnaamijkan❤

  • @HibaaqAdanmaxamed
    @HibaaqAdanmaxamed 2 години тому +12

    Amiroy part 2 sosamey gabdhhaa hader ka dhig meshi ay wilshu jogen gabdhaha gali

  • @SundusDahir-h3l
    @SundusDahir-h3l 2 години тому +4

    Barnaamijka xataa amiiray marba metion kugu soo dhahy tiktok wllhi barteeda dhigtey Marnaajimka gabadh Caqli badan baad thy karti waad leedahy ilaahy caqliga iyo caafimaadka hakuu daayo❤❤

  • @Hamoody-zg6ec
    @Hamoody-zg6ec 3 години тому +35

    Inta og ceyda waxa lagu so dari waye👆😂

  • @fatuushmoher12
    @fatuushmoher12 2 години тому +10

    Omg qurux waye barnaamijkaaan amiiroy sobadi o kusoodar macalimow, Asad, Ceyda, idiris, deqow jini abaayo please

    • @hanadkingmd3758
      @hanadkingmd3758 2 години тому +3

      hhh cayda single mahaa falaara ha raac

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 3 години тому +28

    Ayyy finally Barnaamijkii aan wada sugaynay is here woow kani video wuu dhaafay AMIIRADEENA♥️😊top weeye 10/10000 background is so amazing another level waaye❤

  • @Tawkal-x5o
    @Tawkal-x5o 2 години тому +5

    Waa qofki ugu horeyeyy oo soomali ah oo sameyeyy barnamiajkan abyo horey usoco

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 3 години тому +38

    Amiiro mardanbe mahres hanoo kenin waa bilaa ixtiraam sundus marwalbo mxaa dabo dhigi

    • @AnasCawad
      @AnasCawad 2 години тому +1

      Ma aragte😂😊

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus Годину тому

      Mesha qabyalada kala tag

    • @Kokobullee
      @Kokobullee Годину тому +1

      Qabyald futada ka gashy mesha ka tag nefyhow​@@Ahmedmahadcaruus

  • @amina-c7k
    @amina-c7k 2 години тому +13

    kusali nabi muxamad salalahu calayhi wasalm❤❤❤💙

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 2 години тому +8

    mansha alah omg amiira maanta waan kuwataa video inkastu waqti badn kaa galey hadana waan ku hysanaaye noocan ookle nooso badi qurx ❤🎉

  • @Akaashcade78
    @Akaashcade78 2 години тому +6

    Wan kahelnay walahi ee midkale inosasameey amiiro qurux ❤

  • @SucadoAxmedmaxamud
    @SucadoAxmedmaxamud 3 години тому +19

    Team amiro one like

  • @AjsbbVzvsbhs
    @AjsbbVzvsbhs 2 години тому +8

    Woooow barnaamij qurux badan❤❤❤🎉🎉🎉🎉 0:24

  • @inasheikhdahir6647
    @inasheikhdahir6647 3 години тому +20

    Amiiradena malin cadey aya video so galise manta ano waxan daawdo garani la,a 💯keep going ❤

  • @XubiXusien
    @XubiXusien Годину тому +8

    Queen mehres barnaamijka halaga daayo😂😂😌

    • @OzmaanKing-x2j
      @OzmaanKing-x2j Годину тому

      😂😂😂😂😂ar ishad ka turtay 😂😂queen kulahaa al berka😂😂😂😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 години тому +11

    Amiiradeena TNX Kun iO kow Jeer m.a ❤wlhi Waxaa u qalantaa iNtas iO inkabadan Inshallah coming soon Mss 2Milyan ❤ boqoradeena ❤ keep going

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Годину тому +7

    Nimankaa waaweyn eeg xitaa hadaydaan ka helin garoobka Qasab maaha inaad u sheegtaan inay garoob tahay si kale ood wax u sheegi kartaan ayaa jirta

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 2 години тому +5

    Amiira manta 1million uu ka muuqadaa❤keep goin sister🎉

  • @najahabdi4351
    @najahabdi4351 Годину тому +1

    Barnaamijkan waan sugayey inuu qof somali ah soo sameeyo masha Allah Amira

  • @AmuunXaliimo
    @AmuunXaliimo Годину тому +3

    Haa abaayo plz hablaha zunduz zaamiya ladan kiki nafiisa ugbaad inamadana cumeer saalax cumar io laba kle yaa ila taageeraysan❤❤

  • @xalawigeelejimcale6569
    @xalawigeelejimcale6569 2 години тому +3

    omgggg barnajimkaan waaka hele qofka ugu horeeye ee somali so sameeyo tahy part 2 habeen danbe rabnaa amiira 😍🔥🔥🔥

  • @shukrimohamud9513
    @shukrimohamud9513 2 години тому +8

    Inanta muniita meel kle bey ka attack garenayaan 3 wiil meesha taagan mid mid dhaamo maleh oo ma barnaamijkii asad ba maskxda idinkaga jira ciyaal baa meesha nosoo istaajisay

  • @KhadroAli-km5by
    @KhadroAli-km5by Годину тому +12

    Alah nin kaas mehres inaan malaysiya ugu imaada igahaysaa sundus waa naag rabi iyo rag baleh ee gabadha noogaleexo uf gaarmay garoobku ceebnoqday

    • @kaltunbootaan
      @kaltunbootaan Годину тому +3

      Ninkan amiiro inayba barnamijka ku soo darto ma ahayn waa nin akhlaaq xun

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 Годину тому

      Way joogan magaladuu joogo mj afka halaga jabiyo bastarka markii kowaad maha uu sundus kumatago dokh kamuu hadlin waa aflagaado wixiisu

  • @Nashaadmaxamed-d6p
    @Nashaadmaxamed-d6p 3 години тому +13

    Omg beelo keep going amiiradeena noso badi barnaamij yada cusub ❤❤

  • @Nastehamoha11
    @Nastehamoha11 2 години тому +4

    Wawareyyy wa oga ine Amiiradena👸wax qurux bada noso wado✊keep going million dhaneyyy😫💕😙

  • @NaciimoQaasim-k6o
    @NaciimoQaasim-k6o 3 години тому +13

    Amiira bayo mahris hanoogu soo derin mar danbo

  • @ameyra1
    @ameyra1 Годину тому +3

    Qoftiiisa ugu horeesay barnaamijkan somali ubilowdo😂❤️lock kuxiro aqwaan

  • @QabQabs
    @QabQabs 3 години тому +8

    Barnamijkan saa u rabay in somali so sameyso amiira m.a thanks dhenwalbo waka dhisan yahy Video kabadana waka suga 🥳❤️👏🏼

  • @muscabcabdullahi319
    @muscabcabdullahi319 Годину тому +2

    Wara bilaa respect waye waxaa kawanle ilmaha tiktok joogay ০০ editka sameeya kawaaly amiira hadaad barnaamij noocyadan caml haku soo darin ninkan bilaa ixyiraamka ah ❤

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 3 години тому +15

    Isha ayn kuhaaye walee barnamijkan amiiro wa taktay abayo hore usoco waxyalo kle qurux bdn ayn ka sugena aryada idinkana wxn game le wye ha is dagalina😊😂

  • @AasiyoAbshir-i4s
    @AasiyoAbshir-i4s 2 години тому +5

    Ayyyy wlhi barnmijkan Wa gwadhii ugu hore Sey sameeso amiirooosss hreyyy usoco xpptie❤❤🎉

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 2 години тому +10

    Wa wareeyyy waxa sugnabo vidowgiiii ugu xisada badna an arkay sau sugaye team 27 ine sameyan sausugaye amiro hora usoco qalpi😂❤🎉🎉

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 2 години тому +7

    Garoob nabiga uduceeyay bila edeb mares

  • @NajuuAhmed-qd3yq
    @NajuuAhmed-qd3yq 3 години тому +11

    Comon amiira ka bdn wad samen karta ❤ quruxdiisa baxayo vedio gan kuwo kalana wan kasugaynaa❤🎉

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 години тому +1

      Yaristena wax walba wey sameyn karta anagane dhira galin unahy😍

  • @hodanabdi6609
    @hodanabdi6609 2 години тому +5

    Mehraz inuu dhaho master diyaarinoya oo qof aqoon leh uu yahy iyo suu uhadlaayo waa kaaf iyo kalidheeri
    Qofka aqoonta waa iney kaamuqta

    • @MaryanAbdulqadir-o7i
      @MaryanAbdulqadir-o7i Годину тому

      Aqoonta diiniga ayaa aqlaada dhista ee maadiga aqlaac ma.dhisto😊

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x Годину тому

      Qofkasya somali waxbarasho diinya wu so dhigtey
      Mahres i think wa caruurta derbiyada kusi korey an dhaqan la barin ​@@MaryanAbdulqadir-o7i

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 3 години тому +10

    Really enjoyed this program keep going my sister ❤❤😂

  • @SalmoSiman-i5n
    @SalmoSiman-i5n 2 години тому +3

    Horta Amiiroy Cunugan Mahrez Kadeyso Chanelka playo laplapo Badan Dheh

  • @RuunOsman-q1b
    @RuunOsman-q1b 3 години тому +14

    Wow queentena dharkaan aad ayad ugu qurux bdnthy dambe ha xiran dhar kugu dhagan dharkaan lee xiro ❤❤❤

  • @luulabdullahi793
    @luulabdullahi793 Годину тому +4

    Amiirro plz cunugan Mahrz ladhaho mardanbe haka so qeb galin parnamijkan wa bila ixtraam an xikmad laheen 😐😐😊

  • @ikraanmaxamed9516
    @ikraanmaxamed9516 3 години тому +13

    Alla maxaan idinka yaabay adiga iyo sundus ayaanle xalay dhan saa idiin sugaayey indhahaa qori inoqday waa kheeyr hadaa ku helay inkastoonan sundus wali heynin

  • @NuuraAli-q7s
    @NuuraAli-q7s Годину тому +2

    Wuu shidan yahay ilaa xad m.a edetka inaba caaadi maah amiira prt2 kaa sugaynaa❤❤❤❤