HADAAD DHAQAAQDO WAA LAGAA BADIYAY PAUSE CHALLENGE 200 DOLLAR THE WINER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @maxamedcali6435
    @maxamedcali6435 Рік тому +973

    Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰

  • @KaLigizoCoD
    @KaLigizoCoD Рік тому +195

    Aaway dadkii rasuulka jeclaa 🥰🥰

  • @sawjatuxamaaz4594
    @sawjatuxamaaz4594 Рік тому +17

    Mansha Allah willsheena waan ku farxay siday ugu adgyhiin diinta Alle haydiin xiftiyo Aamiin Aamiin yaa Rabi

  • @kaariyow
    @kaariyow Рік тому +7

    Mashallah ragga Soomaaliyeed ayaa xaga diinta kaga fiican Xaliimooyinka Soomaaliyeed 80% sanadahan

  • @ZAASTA179
    @ZAASTA179 Рік тому +28

    ALLAH IS ONE☝🏽😭

  • @hamzedahar9314
    @hamzedahar9314 Рік тому +20

    Wlhi cawa sida aad iga qoslisen team 27 wan yapay wall asad challenge pause noo so badi🤣😅

  • @zhavicimohmett6558
    @zhavicimohmett6558 Рік тому +8

    Wllayal iiso duceeya wan xanunsanya in ilhy icaafiyo😢

  • @MudanShow
    @MudanShow Рік тому +12

    waa markii ugu horaysay 😂 aan dawado anba noqodo qof ka ugu hordawaday❤😂

  • @armanYT858
    @armanYT858 Рік тому

    haddi aad ujedid salligi nabiga like

  • @naxwasaciid1832
    @naxwasaciid1832 Рік тому +5

    Barnaamijyaddiina waa la socdaa horray usii wadda idin leeyhy 🥰🥰

  • @nastibeauty6770
    @nastibeauty6770 Рік тому +1

    Isoduceeye plz muraad leyahy walkgeyga plz 😢😢😢

  • @farhiacabdikhabiir2554
    @farhiacabdikhabiir2554 Рік тому +3

    Wllkaa god ha uqodin ku dhicidontaa ma ogide Asad caydaa baraf ku shubu lahyd Aday dib kugu soo noqotay😍🙏

  • @qadroqaali484
    @qadroqaali484 Рік тому +5

    Cwa wanaga soo daahisay vedioga wlhi asdow team 27 aanhy anak💪🥰

  • @califaizal8060
    @califaizal8060 Рік тому

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammadصلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤😍😍😍😍

  • @fartuunahmed1065
    @fartuunahmed1065 Рік тому +1

    Asad waxaga khiyamo weeyeh wlhi wiilasha wax cadiya kula ciyaar noh

  • @safianuur9278
    @safianuur9278 Рік тому +132

    Asad wllhi qayaanadaada ma dhawo naag ajaanib ah inaa u balamiso kuguma raacsani wiilasha caadi u gaaday wllhi😬😬😬 team 27 we love you 🥰🥰🥰🥰

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 Рік тому +3

      Waxaan wa chalenge ila waalid moyee inta kle weku hishiyeen

    • @safianuur9278
      @safianuur9278 Рік тому

      @@deqomohamudahmed2418 sax lkn naagtaan iyo lacagta kordhisko ku gaaday maskiin

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 Рік тому

      @@safianuur9278 ha lkn hishiis eeba galeen mo oho wana game

    • @muunasacad1294
      @muunasacad1294 Рік тому

      Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk a

  • @change68
    @change68 Рік тому +415

    Hadii aad ujeedid magaca
    Nabikeena Muhammad ﷺ
    Love saar ❤️🕋😭

  • @noonewillgonnaknow9786
    @noonewillgonnaknow9786 Рік тому +378

    Waxaan aaad ugu faraxsanahey in wiilasha soomaaliyeed badankoodu diinta aad ugu adag yihiin alx imika labada wiil waxay ka doorteen 200$ diintooda dhaqankooda iyo aakhiradooda masha ALLAH

    • @falishayir5712
      @falishayir5712 Рік тому +2

      @@amalabdullahi328 qof walbe wxu jecelyahay lagamara si uu isku dhiibo iyagana diintoda wax walba kaga adag sida darteed asad win💯🌸🌼🦋

    • @noonewillgonnaknow9786
      @noonewillgonnaknow9786 Рік тому +8

      @@falishayir5712 wiilasha guulaystay maadaama diinta wax lo dhiga aaney jirin asad lacag ba u badbaadey lkin iyaga diintoda u badbaadey 💯

    • @axmedxusen86
      @axmedxusen86 Рік тому +3

      Cayda wan. Watah

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

      True thanks

    • @nicmodaahir7393
      @nicmodaahir7393 Рік тому +1

      waa runtaa walaahi wll

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +238

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭🕋☝

  • @Abdifitah1122
    @Abdifitah1122 Рік тому +306

    Challenge Arimaheena Kusoo dar Ama Armaan Asad 😂

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +383

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @M4ryaneyy
    @M4ryaneyy 6 місяців тому +18

    Waaba soo gashee ku sali nabi muxamed scw scw

  • @Sarito5
    @Sarito5 Рік тому +42

    Asad waxan aad wado jooji please diintenu kaftan ma gasho game ku waa halkisa iyo xujooyinku, balse in aad tidhaahdo gabadha taa taabo inamada wa kugu khalad si ay uga baxan game ka dhaqan iyo diintona u ma lihin waxas .
    Cumer and ceyda waxa tihiin rag khatra Hambalyo wllyaal sida u feejignada ogaadana waxey diintenu Ina fartey iyo waxa ay inaga reebtey marwalba $200 waxba maha raligelinta aad rebi raligalineysan ayaa important ah .

  • @Saaba17
    @Saaba17 Рік тому +125

    Challenge markaa maqlay waa Soo cararay 😂😂 I love this challenge

  • @anaa1232
    @anaa1232 Рік тому +116

    Ayy wllhi laba shimbir hal dhagax ku dishy Asad🙆‍♀️😂😂sorry Ceyda iyo Cumeer😫😂

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 Рік тому +111

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya 🖐✊👉🙏🖐

  • @caworuwayda8901
    @caworuwayda8901 Рік тому +4

    Asad waxyaabaha diinta lid ku ah iskadaa maxaad wiilka naag cad ah aad ugu dirtay intaad is leedahay lacag save gare

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 7 місяців тому +12

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 Рік тому +85

    Cumeer caadi matihid wlhi asad intuu dhahaaye barafka ceyda kushub lkn isaaba luu shubey🤣🤣🤣🤣🙏🥰 cumeer thank you madama aad iibad baadisey wllkei mcn ceeyda🥰🥰🥰 m.a ceyda iyo cumeer gabadha weykadiiden iney habsiiso m.a diinta ayey dhowrayan qof walbo oo islaam ah waa inuu kafogaada ajaanibka🙏🙏 kyoka iyo asad wexey sameyen waa qalad iney tabato wiilasha waaqlad sorry brothers❤️❤️❤️🤴🤴

    • @nasiimali2095
      @nasiimali2095 Рік тому

      Kabahisa kama yaqano ninka udananineyso nagala tag nacda🥱

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +60

    Qofki qoralkan arka ilahay cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 Рік тому +164

    14:37
    21:05
    M.A Ceyda & Cumeer good boys mar walbo Alle ka cabsada 👍💯

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 Рік тому +16

    M.a king Ceyda wlhi allaha xifdiyo wa wiil diintisa iyo dhaqankiisa ixtiramayo waxa uu uga baxay si naag xun o ajnabi ah u taabanin kusoco pro waxad muujisay in aadtahay muslim dhab ah hoyadii ku dhashay aad ayey u mahadsantahay 🤲👏🥰🙏🥀

  • @abdinajibchannel242
    @abdinajibchannel242 Рік тому +19

    Hadaad Rabto lakullanka Allaah acmaashada wanaji

  • @Xaaji1
    @Xaaji1 Рік тому +139

    Cumeer Legend 😆, Asad horaa laga cunay maanta 😆😆 Lkn diiniyan waa qalad arrinka kyoka sameesay balse waad ka hortagteen.

    • @lakiaxmed8238
      @lakiaxmed8238 Рік тому +9

      Iyaga laga raba ineydiintoda iyo dhaqankoda ilashtan wena ilashten wana ladhaqajiyey this is e giim

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Рік тому +108

    Hadaa ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤😍😍😍😍

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Рік тому +488

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🤲🏼🥰🥺

  • @TALISO.TOSAAN
    @TALISO.TOSAAN Рік тому +16

    Assad Iyo lacag Jaceyl😢Caqli Qaab Daran Baa Wiilasha Ula Imaada Hunnoo😢Please game aad lacag ku bixineyso iska dhaaf illeeen waad gacan adagtahaye

    • @fakindaacad6187
      @fakindaacad6187 Рік тому +4

      Maalin kasto muu bixin Lahaa cuqdad kalaa Ku heysee soco lax yahey 😡

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Рік тому +271

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammadصلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤😍😍😍😍

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Рік тому +1

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @shariif2143
      @shariif2143 Рік тому +2

      Cumeer wlh si cajiib ah aa uga badisay

    • @freeefire53202
      @freeefire53202 Рік тому

      👍 👌 🙆‍♂️ 🆗️ 🆒️ 👍 👌 🙆‍♂️ 🆗️ 🆒️ 👍 👌 ok
      masha and Haban

    • @aaminacabdi9836
      @aaminacabdi9836 Рік тому

      @@bisharoabdulahihassen6755 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @y.c.m6989
      @y.c.m6989 Рік тому

      Scw

  • @hanimohamed1368
    @hanimohamed1368 Рік тому +85

    Asad qayaaano wllhi nex game ka dhaxbax wiilsha wad gaady wlllhi team ceyda iyo cumeeer cadalad rabnaaa💪

    • @boqran2974
      @boqran2974 Рік тому +7

      Qof ciyaarta ka fadhiistay siduu usii ciyaari karaa iamk xataa waatii laga diiday maalinkii oola dhehay ninkaasa gashtay muteka kama saari kartiid qofka waxaa fiican marku qofka muteka gashto isaga inuu waxku samayn karo maha qof kale inuu faraha la galo gameka dhan ayaa saxid u baahan

    • @badraomar534
      @badraomar534 Рік тому

      Haaye isagu muu khasbin wuxuu yidhi hadii aad ogoshihiin ii ogolaada inaan ciyaarta soo galo lacagtana waan kordhinaya iyagaa ogolaaday caqligu ha shaqeeyo

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 Рік тому +4

      @@boqran2974 Asad wiilasha wuuku shaqesata view badan ka sameya misana lacagta yarta ah oo gum Uma quuri oo her nag ajnabi ah habsi dhahayo maraya waa xasid Asad waliba danesta ah hadu sidan iska badalan wilasha Malin un wey arki donan aqlika oo laciyaro mar walbo alle ka baqa xaqa dadka iska ilali Asad 💯 ka badan Ku hesha wilasha aniga cumer ceydar dartot Ku dawada ee malintey kugu fahman ka tagan ane Wan ka tagaya 😏

    • @King_raaz79
      @King_raaz79 Рік тому

      @@amalabdullahi328 Doqon yahay hada ya kureebayo

  • @sumayomohamedhuseen1595u4u
    @sumayomohamedhuseen1595u4u Рік тому +76

    asad waqayan tay marna lacag dulsaaratay marna galadaan tabo dhahday 😂

    • @hothohanaadi1543
      @hothohanaadi1543 Рік тому

      Ciyartaa qiyaana ku jirta waayo wax diiniyan fiicnayn ayaad ku challenge garaysay ee ku celi ciyaartan asadoow caydo io cumeerna waa labo wiil oo fican saad samayseen wlhi wan idinku raacay

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 Рік тому +21

    Xaasidnimada ciyaalka yaryar ku sameyneysay ayay kugu fahmeen Cumeer legend 💪🏽💪🏽👌🏿 waaku wataa wlhi

  • @updyrizakelape8002
    @updyrizakelape8002 Рік тому +9

    Manta jimce waaye nabiga halagu saliyo صلي الله عليه وسلم

  • @jimcaalexasancumar27
    @jimcaalexasancumar27 Рік тому +76

    Inta dhimaday allha u naxaristo inta xanuunsan allha caafiyo amiin amiin

  • @adnaali
    @adnaali Рік тому +104

    inta jaceyl nabigeena(scw)love saar 💖❤❤

  • @shiikhshantaay481
    @shiikhshantaay481 Рік тому +51

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw

  • @yagamiii.l
    @yagamiii.l Рік тому +107

    ceyda wuu fakaday wlhi😂😂😂
    plz prank ku sameeya ceyda kiyoka ha ku dhahdo " ceyda i love you" ama asi ha ku dhaho reaction kooda aa rabaa inaa arko😂❤kiyoka is so cute😣❤❤ ceyda inuu ka diidaayo ma umaleenaayi😂😂

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Рік тому +86

    Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤️ﷺ🤲🏼
    Like Saara ❤️🕋🤲

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Рік тому

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤

    • @lakiaxmed8238
      @lakiaxmed8238 Рік тому

      Salalahu calayhi wasalam

    • @yusufisse7501
      @yusufisse7501 Рік тому

      Asad walaahi chaalangikaan waad ku dheeshey Cumeer iyo Ceyda dad muslim ah weeye saas darteed ay is ku dhaqaajiyeen diintooda ayey ilaa sanaayeen inaad saan sameyso ma aheyn runtii

  • @cabdiyarepoy
    @cabdiyarepoy Рік тому +42

    Kusaliya nabiga muxamed scw scw scw 🙏❤️♥️♥️

  • @Aishamuhamud11
    @Aishamuhamud11 Рік тому +39

    Wallhi ceyda iyo cumeer waa dad diintooda kudhaqma masha allah lkn asad wooniigaaday asaga inaa ciyaarta kabixisiin eheed fursad aa heesateen🤣🤣🤣

    • @nurtoadam1972
      @nurtoadam1972 Рік тому +2

      Marakay iyada aya hishiiska galay marka ay galeen ayaab ogaay in asad qorsho wato 😂😂😂🙈

  • @shacbiyare3945
    @shacbiyare3945 Рік тому +4

    ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما 📿ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ❤️🌸
    جمعه جميله 🤍🌹

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 Рік тому +17

    Asxaabta Aan Ku Salino Suubanaheena Muxamed Scw ❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤

  • @muscab8581
    @muscab8581 Рік тому +41

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw ❤️❣️💖💘

  • @nknatural8962
    @nknatural8962 Рік тому +20

    Arimeheena oo is qalajinaya inaa arko ayaa rabaa plZ Soo qabo 🥺😂😂😂😂

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Рік тому +27

    🤣🤣🤣🤣🤣alla asadow wiilasha gabadhaa ku qiyaantay ciyaarta inee kugu soo celiyaan ma aheen iyaga lee is dileen maskiimiin😁🥺😃

  • @nasteexoxuseenshire
    @nasteexoxuseenshire Рік тому +5

    Asad xaajiyow gabadha war hadee kaayeeleeso diinta islaamka❤ macaankeeda tusi umacaaney diinteena unasheeg in aaqiro naga danbeeso😊😊😊

  • @maryanshaakirgacal-py3hs
    @maryanshaakirgacal-py3hs Рік тому +31

    Wallyaal kusaliya nabiga scw❤

    • @IsmahaanCeeblaawe
      @IsmahaanCeeblaawe Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💓 💖 💝 💗

  • @change68
    @change68 Рік тому +272

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth ﷺ

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Рік тому +96

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable.

  • @nafisaibrahim4531
    @nafisaibrahim4531 Рік тому +42

    Manshallah Asad wlhi game maskaxeysan ayad ladheshe lkn please pause markaa qofka dhahdid calamada pause naga qaad niyow aan si fiican gameka ugu raxeysanee 😁🙏🙏

    • @mohamet35
      @mohamet35 Рік тому

      Sad u argto rabta lkn my😅😅

    • @nafisaibrahim4531
      @nafisaibrahim4531 Рік тому

      @@mohamet35maxaa waye jawabtaan xiliga qaldan imaaday waala soo dahday ani daily Asad haggio u dawadaa adna after 4 months ii imane miyaa 😂🙏

  • @muzamilcabdi
    @muzamilcabdi Рік тому +5

    Igula sali xabiibkeena muxamad scw scw scw scw scw

  • @Zedani99
    @Zedani99 Рік тому +10

    😂😂😂😂😂asad barafkaa soo qaadatay adigaa lagugu shuwe😅 ishiiz laga garta ushiisa lagu tumaa an maqli jire😅

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Рік тому +312

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @Sheeko-Sheek0
    @Sheeko-Sheek0 Рік тому +46

    cumeerow jaanis aa ku dhaafay oo labadood uga guuleesan kartid barafa inaa ugu wada
    shubto eheed game ka waa soo afjari laheed wlhi less than 5minute xitaa mar kle chance aa kusoo marayy marka asad pouse dhahdayy kiyooka ina dhahdo eheed kiss him 💔 🤣🤣🤣🤣
    shaxda fahan ee rabtaa 💙

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 Рік тому +1

      Intuu is dhahayey ceyda garabsii we isla jiraan labadooda

    • @mohaawyz7589
      @mohaawyz7589 Рік тому

      Waa runtaa lkn qorshaha ma qilaafi karo cumeer vedioga inta laduubin ayaa lasameyaa sidee wax u dhacayaan asad in guuleysanaayo waaba laogaay

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 Рік тому

      @@mohaawyz7589 micnha wa is ogyhin makawada gameka dhan

    • @mohaawyz7589
      @mohaawyz7589 Рік тому +2

      @@deqomohamudahmed2418ma ahan Game kasto in ee isla ogyihiin lkn gameymam-ka qaar in laqorsheyo waa qasab hadaan laqorsheyn wuu halaabayaa camero meel taalo shidan majirto tusaale Game-kaan pause waa laqorsheyaa cumeer wuu awooday in uu kasaaro asad dhanka kale gabadha in ee imaaheyso wee isla ogaayeen inta ceyda loo soo socday uu asad yidhi gabadha habsii ceyda, cumeer maxuu sameynaayay camerada ayuu u haayay asad, halkaas fursad ayaa kujurtay intuu asad pause kuqabtu ayuu dhihi karaayay labadoodaba habsii lkn qorshaha taas kumajurin fursad labaad ayaa soo martay markuu ceyda kabaxay ciyaarta asad ayuu pause saaray lkn wax dhib ah kumasameyn hore ayuu play kadhahyay vedioyadii hore sidaas cml ah challange-gaan ah mid mid u fiirso safiican

    • @inumotham9745
      @inumotham9745 Рік тому

      @@mohaawyz7589 lenged wx fahsn baa thy👋

  • @khaalidcabdalla6686
    @khaalidcabdalla6686 Рік тому +30

    "Meeshaan caddaanki xataa pause aa lasaarooyaa" -Cayda😭😂👍

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 Рік тому +17

    Cadaanka xitaa pause lagu dhajinaa cayda kulahaa cumeer funny waye😂😂

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad Рік тому +24

    I Liked This Challange

  • @akramfarah8594
    @akramfarah8594 Рік тому +35

    Hadal afkaaga kasoobaxa waxa ugu wanagsan salliga NNKH❤️

  • @kaltuummaxamuud654
    @kaltuummaxamuud654 Рік тому +91

    The best person ever the most knowledge able and shine all created the prophet Muhammad ❤️❤️❣️💯✨️💫❤️💫💕❤️🤗🥰🥰🦋❤️

  • @sabirinducale3595
    @sabirinducale3595 Рік тому +12

    Ceyda waa ku wataa m.a wiil dhorsan 🥰

  • @safiyoabdullahi6135
    @safiyoabdullahi6135 Рік тому +11

    Asad wilasha WAAD qiyaantey marka ugu horeyso adiga game ka waa lagaa badiyey qaladka labaad aad sameysey waxaa waaye gabar ajanabi ah aad ku gaadey waana qalad midaas team 27 keep going marnaba noo hooz

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Рік тому +71

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeena beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
    Subscriber isoo dheh RESPECT💙🙏🙌

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Рік тому +22

    😂😂😂 asad waxaa kugu dhacay god walaal ha qodin haddaad qodidna ha dheerayn i like this game

  • @maysarocabdi6590
    @maysarocabdi6590 Рік тому +36

    Waxan aaad ooga xumaaday sida u gashen ceyda 🥺😢sidas waa laga fiicn yahy asad 🙏

  • @najlaboqoradamilaano
    @najlaboqoradamilaano Рік тому +3

    Asad waxaa kuhelay😂

  • @abdishukrimudey7397
    @abdishukrimudey7397 Рік тому +4

    Asc asid xajiyow wll setahy xld cafimadkaga kwrn salan kadib wxn ahay tagere kimid tagereyasga team 27 wll wn xanunsahay wxn idiinka codsanaya adiga iyo asxabtada rer maleysia inad ii cawisan haday macqul tahay I wll illahay dartisa igu cawiya insha Allah

  • @anzalabi2882
    @anzalabi2882 Рік тому +31

    Wllh gawadha every time wey iska faraxsan tahay Masha Allah 🥰❤️

  • @dilaagasariirta9327
    @dilaagasariirta9327 Рік тому +23

    Asad cayaalka intaah ka weentahay baa kudishay 😂😂

  • @suhaybsayid6421
    @suhaybsayid6421 Рік тому +24

    Haddii Aad ujeedo magaca Allah Love♥️saar

  • @maryannhaaji1709
    @maryannhaaji1709 Рік тому +7

    Asad bouse🤣🤣🤣

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 Рік тому +10

    kyoka abeera mee wllo yihiin 😂😂😂😂
    keep going pro from Mogadishu somalia 🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴✌✌✌

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Рік тому +12

    Caawa Waa Habeen Jimce Hala Badiyo Saliga Nabiga
    آللهم صلى وسلم وبارك عليك يا حبيبي يا رسول الله ❤☝️

  • @AhmedHassan-pr1xj
    @AhmedHassan-pr1xj Рік тому +96

    10k Views in 2min Absolutely 👌 Another level Team 27 bes ayaa Sameyn karo

  • @siazon7701
    @siazon7701 Рік тому +22

    Soon I qosli Lee Asad takudhacday 😄😄😄😄😄cumeer well done 👍🤗

  • @nastexanur3183
    @nastexanur3183 Рік тому +9

    Wlh waa dagalantey lcgtadadana waad bad baadsatey ayagoo isla jireen aad maskax ugu guuleysatey 😂 good job 🎉

  • @HabiHabi-il5zd
    @HabiHabi-il5zd Рік тому +6

    Ciyartan wa jeclay 😂
    Lkn inad gabadh kuso darto may ahyn nag ka ajnabiya say hab usinyan😢

  • @xafsabare5007
    @xafsabare5007 Рік тому +38

    Allow ramadaanta caafmad iyo nabed qab nagi gaarsii intii xsnuunsana caafmaad sii 🥰❤❤❤

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Рік тому +38

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 Рік тому +21

    asad waa gaday wllhi dadkan ayaga isku dheelay iney ku so galiyan ma eheen asad legend😂😭

  • @juweriacabdi9550
    @juweriacabdi9550 Рік тому +2

    Qosolkii baa iga dhamaaday wlee maxaa saa ugu gasheen ceyda

  • @ahmedomarmohamed1847
    @ahmedomarmohamed1847 Рік тому +1

    Bro Asad sharciyadaada qaladaad badan ayaad samaynaysaa mana fiicsa saas bro hadaad chalange samaynaysid si akhyaarnimo ah usamey bro qofka Aad paus saarto 30 second camal kaqaad

  • @fadumoabdulkhedir9919
    @fadumoabdulkhedir9919 Рік тому +19

    Asad wiilasha waka aqli badisey 😂😂

  • @nimcoahmed5922
    @nimcoahmed5922 Рік тому +30

    Asad xaaji best UA-camr of the world ❤😂🎉🎉

  • @nanioffical5260
    @nanioffical5260 Рік тому +109

    The best person ever, the most knowledgeable and the most of all has Allah created is prophet Muhammad 🕋❤️

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +27

    Cumeer And Ceyda Adi maka badin Asad Keyoka Ka badisa😂😂😂 war Gabdhan Gacmo Fududaa
    Asad Aqliyaa U Isticmashay Wiilash😂

    • @queentima6146
      @queentima6146 Рік тому

      Daaabo laleeyhy way iska daabane 🤣🤣

  • @ruwaydamaxamed3043
    @ruwaydamaxamed3043 Рік тому +1

    Asadoow wlaaal gamekaaga wuxuu ilaaah raali ka aheen kareeb sida wiilasha naag ajnabi ka eh hab sii ama taabo inaa dhahdo mida kale naag gaala eh oo qaawan hanooso bandhigin ajaanibta islaamka eh oo xijaaban nookeen ee hanoo keen naag ilaaah iyo rasuulkiisa aqoon oo qaawan ilmaa kudaawadee

  • @iskufilanchannel2634
    @iskufilanchannel2634 Рік тому +8

    Asad fikaradaha isticmaleysid ayaa kenayo wiilsha iney isla jiraan marka ka yaree dee kululeska😊

  • @trustme1302
    @trustme1302 Рік тому +20

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @marwomaariyo3798
    @marwomaariyo3798 Рік тому +8

    Asadow wll dad islaama baynu nahay wll plz aynu sharciga ilaalinno geemka xeer u yeel wax uusan Allaah raali ka ahayn halaga digtoonaado sida gabar ajanabi kaa ah inay ku taabato ama hab kusiiso wax diinteenna mcn ogoshahay ma ahan marka wll waxyaabaha khaladka ah hala ilaaliyo waa talo walaalnimo khaladna haiifahmin inshaa Allaah ilaahay haidin barakeeyo

  • @misselman3750
    @misselman3750 Рік тому +3

    Naagtan illahey amarkis bahale u egthy caato io ilka dher dher isku darsate😂

    • @YO_prince
      @YO_prince Рік тому

      Adigo african yaad caynesa😅

    • @zumeerpoy4929
      @zumeerpoy4929 Рік тому

      Lkn adiga iney wax bdn ku dhaanto ogoooow xaliimo caloooley african ah thy ma gartid

  • @AsmaAsma-gy4rp
    @AsmaAsma-gy4rp Рік тому +24

    Wlhi team kan waa funny🤣🤣🤣 nosoo badi wllo asadow gamkan oo kale🤣🤣 from herysa somaliland♥️💟💚