Ina Humbani Taleex ha laga badbaadsho Sanagna Horgalada ha laga qabto Garadow warka ben madow beneya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Ina Humbani Taleex ha laga badbaadsho Sanaagna Horgalada ha laga badbaadsho Garaadowna warka been madow beeneeya

КОМЕНТАРІ • 87

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 15 годин тому +8

    Aduunka waxa ugu xun kuwa dhulbahante sheeganaya idoor Nabada Ku baryayan wlhi SSC khatumo qofkii hoos U dhigay tan Ku dhacda in layaba

  • @AhmedDhere-v6m
    @AhmedDhere-v6m 2 години тому +1

    Aad kuu jeclahay,guulayso inader

  • @giijecaarale2514
    @giijecaarale2514 15 годин тому +1

    Xageebuu usoomari ina humbani mislinow run sheeg

  • @Mahamud-t3n
    @Mahamud-t3n 13 годин тому +1

    Garaadsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤afku kuma go.o garaadadayadu been madaw ookale lama hadlaan

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 15 годин тому +4

    ❤Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 14 годин тому +2

    "Burmadoow Waa Beentii Ma Jirto Garaad Ay Wada Hadleen Wuxuu isku Dayayaa Kala" Qaybanta Bulshada SSC-Khaatumo#

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 15 годин тому +2

    Good 😮

  • @Anab-v1n
    @Anab-v1n 11 годин тому

    Ascwrwb
    Garaadsan eedo waa ku salaamay been madow ma istaahilo in garaadadeenu u jawaabaan.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 13 годин тому +1

    HORGALNIMO waa cudur...mana jirto qof doonaya xanuunkii Soo marey inuu ku laabto.

  • @hashihersi
    @hashihersi 11 годин тому

    Guul ssc Khaatumo Somalia 🇸🇴 ❤❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 годин тому +1

    dhulbahante haska saaran horgalada

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 15 годин тому +2

    Garaadsaney isaaq waligiiba waxaey idinku kala fur furi jireen sixir iyo kala fur fur waa halakala shaking oo xabad ha isku bilaaben waxaanu arkeynay mid xisbi kulmiye sheganayo oo leh lascaanod waxa joga cidanka qaranka ee ples caqligu hashaqeyo walaahi anigu gabar ogaadeen ayn ahy keyna jogto mana waxaanu ugu necessary kalafur fur harti xita dhulbahante ma ahn ee kala furfur harti wayo zamankan gaashaan buur ayaa wax lagu noqdaa SSC waa mamulgobaleyd buuxa cidi aqonsi Obama baahna fadln xitaa xamar inta xaalku badalmi hassan wanu aragnaa waji maleh mida.kale walaahi dagaalkii goojacade iyo kan mareexan waa iskumid isaaq wexey adeegsadan hawiye hada hadlkeygu islaka dheh ma ahn ee daarood aanu cirib tiro ayey aheyd balse dhici weyday kuwa hassan lashaqeeya ee daarood walaahi waa wada horgal gal gal dhaly ah runtii waxaa waxbadn og dani balse isagoo kursi raadis ah ayaa lagaady wad aragty axmed madobe iyo dani suu ukala fur fury hassan hadana wuxuu raadinayaa wuxuu dani ku fur furo ee ninkii caqli leh een garan waxa manta socda waligiis wax garan mayo. Ee quraan iyo iskuduubni harti hadii lahelo daarood badbaad hadise lawaayo daarood lawaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa sharguuud ban sheeydaan xijaaban

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 15 годин тому +2

    ❤❤❤❤❤MASHA,ALAH KU JECLIYAA QALASADA HARTI WAYNE SSC MATTER❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 годин тому

    Beene madowo wuxuu rabaa inya dhullubahante iska horekeena waya baratin illayaska horgeeya👁️

  • @Saydika101
    @Saydika101 13 годин тому

    BALAAYO BUUR MADOOW SHAYDAAN MADOOW DAMEERKA MADOOW

  • @ismailmohamed5553
    @ismailmohamed5553 15 годин тому +1

    Asc garaadsan qurux badan❤❤❤

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 13 годин тому +1

    Walee anigu waxaan qabaa in uu lahadlay wayo waxuu rabaa in uu kala qaybiyo farax iyo maxmud buu isticimalayaa wanad argtaan ee mayhadlaan.

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 4 години тому

    2 qolo oo riyoonaya baa is helay.
    1. Waa maamulka “somaliland”
    Iyo
    2. Caaqilada Takeex.
    Qolona talaa ku cad oo marba meel bay isku tuurayaan oo waa “somaliland”.
    Qolona busaarad baa haysa, oo waa caaqilada reer Taleex, waa hadii warkan la hubo.
    Labo jeeroba way dhamaanaysaa oo waa la iska qaban ilmaadeerayaal Insha Allah.
    Yaga iyo cidii kale ee barnaamij aan dan u ahayn reeraha daga Sool Sanaag iyo Cayn, Ilaahay ha ka qabto, Allahuma Aamiin.

  • @Salamin77
    @Salamin77 12 годин тому

    Kolay intaas Buurmadow intaan hor fadhiisto nabad kalama hadleen. Meeshan waa la dagaalamay innagaanna guulaysanay

  • @Umo580
    @Umo580 14 годин тому

    SUBXAANLAA been madwo mrkata wuxu dhaha garaadada banlahadlay dadkeenu wailo badanyihii

  • @ZharmaVic
    @ZharmaVic 8 годин тому +1

    Cuzzy kugu MaaLNay iNanta kaliyee Baraha BuLzhada Noo joogta Badhi madaw Haduu zo hadlo adigaaba ku filan oo u jawaabaya kugu maalnay kugu Maalnay iNader Gacalizo😊❤

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 13 годин тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 годин тому

    Dhulubanti welligiodo madaahiraya miyaa 👁️

  • @Abdikadirheegaale99
    @Abdikadirheegaale99 15 годин тому +2

    Sulekha qalas wllo waxaqiiq arintu marka waxaan kushegayaa dhamaan mamulku. Iyo xitaa isimada iyo dhamaan umadakale arinka aadshegayso mudo 14bilood ah waxba kameyqaban runtana kameyshegin cerigaabo iyo oog iyo caynaba iyo qorilugudba waxa hortaagan wadado iyo isimo iyo qeyb katirsan mamulka iyo weliba siyaasado xamar iyo hargeisa iyo jabuit iyo imaradka kaxidhidhsan marka

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 3 години тому

    GUS ISAAQ MARABTAA NAAGTA DHULBAHANTE EE DHADHAMISAA NAGAMA HADHEE WAX KA MACAANI MA JIRO KA BAX TUULOOYIN KAN BOODHKA BADAN EE AAD KA SHEEKAYNAYSO

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 8 годин тому

    War deg deg ah dhulabahante ukala dhuubanaya putland iyo somalinad
    Kadib markii dhaqalo daro soo waiadahay khaatumo
    Waxana ugu horaya garadada
    Putlandana waxay uga baqasaa dhulbahante in ay kusoo biraan
    Putland intoodii badaneedana waa
    Aqableen inta didaana
    Dhulabahantaha nugaal iyo majertaank ka wada Shireen ha hirgaliyay si deg deg ah
    Hadii kale putland way burbursaa hadan la fulin

  • @CawilCabdiyare-e6n
    @CawilCabdiyare-e6n 12 годин тому

    Naa xishood

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve 11 годин тому +2

    2daa uu magac dhebey Dibjir been madow, wuu la soo hadli jirey waagii dagaalku socday oo anaa hubo Lakin waa nin wax aanu qaban iyo wax aanu gaadhi karinba sheegta. Dhukbhntuuna rabaa inuu Kala qaybiyo oo magacyobu Kala bixiyo. 2daa isim oo aniga gaar ua ah degaankaygu hays cadeeyeen, weliba ka rer Yagori.

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 9 годин тому +1

      Afkiisa anaa ka haya ina garaad Saleebaan oo leh Buurmadow baanu wada hadalnay waa gii dagallku socday dhibka ina haysta waa Odayal aan aqoon taariikh iyo timaadada toona war u hayn ee malinta wixixi ay cuni lahaayeen ka fakiraya waana dhibka Haysta dadkan 30 sano oo dhulookoodii ay qabiilo iyaga lamid ah u kala sheeganyeen saw ma aysan noolayn odayadu 30 kii sano ee u danbeeyay oo umay kala shaqayaayn! Kuwaasaa Dadkan la hadhay

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 11 годин тому

    Absolutely Been madow ssc buurabaa inuu kalashakisiiyo ?

  • @شيخبسامالجرار
    @شيخبسامالجرار 9 годин тому

    Waa run

  • @yassinabdi6615
    @yassinabdi6615 7 годин тому

    Hadalka buurmadow waxan idin xaqiijinaya inan waxba ka jirin
    Markii lala hadli wayey bu melaha Been shubayaa

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nx 2 хвилини тому

    I agree ❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 12 годин тому

    Kuwah mantah dabah fadhiyah ina koreh iyo odayal 80 jirah waa doqonimadi lagu shegih jiray nur Axmed bah cadatay war iskah qabtah odayashan xafayadah lo xiray waa idin doqonimoh in u idin mamuloh ina hunbuleh mantah war wuxu damir xumah

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 8 годин тому

    Intaada hor gal haysto caydaadu waa bilaasha

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 15 годин тому +1

    Hadaad. Ii soo dirto. Meel aan kaala xiriiro. Anaa kuu soo diraya. Waxkale. Oo aan kaa leeyahay majirto adiga.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 11 годин тому

    Oo
    Ma Qofdamiir leh oo balaayo madoow waxka dhegeeysanaya baa jira
    2 GARAAD EE UU MAGACAABAY WAACEEBAYSAN YAHIIN
    HAL MASUUL AMA GARAAD OO GOONI LOOLA DOO HADLO OO AAN GOAANKII
    MAAMULKA IYO
    GOLAHASARE EE DHAQANKA AAN ARINTAAS SI GUUD U SOO DHEXDHIGIN WAA
    BELAAYO MADOOW OOKALE
    ILEEN SHIBIRBA SNIBIRKIISUU LA DUULAAYE
    BUURMADOOW SOOGAL BAALA YIRI MA QORYO ISMARISKAAN BAA DHULBAHANTE ISU MAQLAYAA SOOKUWA ARKIA INUU
    CIIDAN IYO HUBA USOO URURSADAY
    ILAA OROMO IYO IRIRSAMAALE
    WUU CEEBEEYEY HADAYBA KAAS LA HADLEEN SHARAFI DHIMATAY
    WAASE BEENTII OO WAXAASKAMA SUUROOWDO
    TAASI WAXEEY CADEEYNEEYSAA IN LAASCAANOOD LAGUSOCDO OOMUUSAA MEESHA KU NABAN
    MAWAX MAANTA LA ISUGU YIMAADAAJIRA
    2QABIIL IYO 2MAAMUL BAALAKALAYAHAYE
    WAXAA HADHAY
    IN MAXAABIISTA LA KALA BEDESHO
    LAKALA SAXEEXDO IN AAN LA ISKU SOO XADGUDBIN
    ODAYAASH ISAAQOODHAN WAATEE SHIREEN OO AAY DIIDEEN WADAHADAL NABADIINA KA SOO JARABI WAYEEN
    TOOFIIQDA ALOOW NAWAAFAJI

  • @saajinyare
    @saajinyare 13 годин тому

    Inantaa boqorada ah waan salaamayaa ASC wlo waa wiil isaaq horta fariid ayaad tahay anigu waligayba waan jeclaa hablahaa ay garaadadu dhaleen markaa imika wakhtigu wuu is badalayaa caalam soo dhan QAZA ayaa badashay ee waxba ha la yaabin wlo dahabo Somaliland ba isbadal ayaa ku socda ee la soco adiga will isaaqa ayaanu kuugu ducaynay insha allaah waa hadii aad madax nanaantay ok

    • @saajinyare
      @saajinyare 13 годин тому

      Kkkkk Funny ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 13 годин тому

    naaku joogiwayday naagnimadii mar hadaad cayday boqortooyadii waxaanu kasheekaydoona waxaad asaltahay maanta kadib

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 14 годин тому

    Kililka inagu soo dara xuduudi ma jirte

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 14 годин тому

    Isaaq idinkumasoo duulin e ciidan qaran oo aandhubahante cidi kaga badnayn ayaa meesha joogay cidkasta oo soomaliland.degta ayuu ka koobanyahay ciidanku

  • @CawilCabdiyare-e6n
    @CawilCabdiyare-e6n 12 годин тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 12 годин тому

    Horta waxaan la yaabay dadka dhaha dhulbahante iyo isaaq illaahay baa meel kuwada abuuray beenta joojiya midwalba illaahay meel gooni ah buu ku abuuray waxna isuguma jiraan

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 14 годин тому

    Dhula bahanto walle waa dada laga caqli baden yahay waayo isaaqa hadey xitaa Isa dagaalan waxey Cadowagooda inaye u midoobaana

  • @sporttv24timmar
    @sporttv24timmar 14 годин тому

    Horgaladan horta maxaa looxishmeeyaa maa laiska qabto

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 годин тому

    Soow idinkii dhawaca u siideynayey seebasan uwada hadal

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 11 годин тому

    Oo yuu isbarayaa haduuba 80 jiro
    Waxalacagta qaatay halaga soo matajiyo
    Waxkaluu ku qarinayaa
    Kaasookale waa korka ka muslin hoostaka laciin
    Waalaba wajiile
    Isaaqaasoo dirsaday
    Waxuuna isleeyahay yaan lagaa shaking
    Kamaanta isaaq lacag ka soo qaata SUN IYO WAABEEYO HAKA LIQO
    DHIIGII DADKII DHINTAY OODHAN HADAY RABAAN ORGALADU IN AAY QAATAAN
    WAALA ISKA SOO ERYILAHAA HADAAYNA SHAQO U HAAYN
    ILEEN BAHAL CEEDHINMA DAAYEE

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 14 годин тому

    Tafo dhiigay gobol badhkii dawlad ma noqdee cantina garta

  • @Salamin77
    @Salamin77 12 годин тому

    Waaba caaqile muxuu ka abtirsanayaa. Midda kale maxay tahay nabad Bilal Shuruud ah .Ma buurmadow Baryayaa.Waa kan buurmadow Hanjabayee.war caaqil cagaha dhulka ku hay xaalad colaad baa lagu jiraaye.Iyagiiba waxay leeyihiin waa la xisaabtamayaa

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 13 годин тому +1

    aleylahe Adiga beenn iyo afxun uu uraayah
    Halka lafadhiya who do you think you are? Jaahilad yahay Ceerigabo waa Magaalo Isaaq Power miyaad sow cawriye? Peace of bulaacadyahay.👎👎👎👎🤮🤮🤮🤮🤮🤮😷😷😷😷😷

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 15 годин тому +1

    Kkkkkkk gala dagadlka yaa kacaybadan

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 13 годин тому

    Iyaga ayay ceebku tahayisgoo garadkooda uu sidaad ogaydeen u cayay hadana ay hoos kala hadlaan waa ayo daro wayn

  • @AhmedDhere-v6m
    @AhmedDhere-v6m 2 години тому

    Been madoow maxaad ku shaandheyey ugadhyahan

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 9 годин тому

    Mahelikartaa mid u dhig i buur madow hadaad leedahay talo aad ku raysaan buu idiin talinlahaa e jar idikamuu tuureen cerbtiina dhuunta hada masmuladii Somalia xamarbay ku shirayaan e kaagii meee😂😂😂

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 13 годин тому

    Hadii hore midho daraya duuduub lagu liqi jiray maanta waxa deyayaa dirxi inuu ku hoos jiro markaa hadalka boqorku waa run iyo lama huraane waxa loo wada hadlayaa si balaadhan oo waxa la doonayaa in loo wada hadli doonaa si aan wax mad madow ah oo danbe layskugu iman ama wax tuhun ahi aanu reerahaasi dib looga maqal oo laysku qabto oo colaad dhalisa oo halkaa lagu gaadho nabad buuxda oo horseeda barwaaqo iyo horumar?markaa cidii intaa diidani waa cid balaayo doona oo aan ka shaqaynayn inay deegaankaa nabadi ka dhalato taasina cidna u dan maaha ee waa halaysla gubto?

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 11 годин тому

    Garaadsanay. Sanaag. Iigu. Kaalay. Aan. Ku. Meheriyee.
    Waxan. Maqlay. In. Nin. Isaaqi. Ku. Furaye. Anaa. Kaa. Dhaqdhaqaya. Wixii. Ku. Soo. Maray. Ee. Ninkaasi. Kugu. Sameeyey

    • @iskufilan8681
      @iskufilan8681 6 годин тому

      Akhas ha habaarin gabadha iidoor maba geeyo gabadhayada nin shirshooraa qaba ha naga habaarin yaahuuye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 годин тому

    ninka abtirsanaya wa idoor oo isgaaba iskashifay kidakale bal ufiirsada wuu kuhadaaqaya nabada qaata garaadow kkkkkkkkk idoor nacas ay sifiican wa uguso shibin bay soo diren

  • @AhmedDhere-v6m
    @AhmedDhere-v6m 2 години тому

    Odayga fiqiga jooga ee nacas diciifa

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 14 годин тому

    Ninka waxuu mashruuca ku so qaateya inuu kale furafura dhulahanto oo yaqaano

  • @mubarakahmed3839
    @mubarakahmed3839 11 годин тому

    Qoyan af xumana ma deysid colaad na wxba kma tartid

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 4 години тому

    Naa horta aabo kumuu dealing miyaa walaalo raga kulama dhalan miyaa yaa naag yar oo cadho wayeen wax ka dhegrysta

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 7 годин тому

    Tan mabaasiirtu ku dhacday ey baarixiga noqotay cidna danayn weyday ey ina afweyne bare ey ababaheed afweyne inay u baroordiiqayso la moodayo ey isaaq nacaybku madaxmarey miye wayday wax raga oo tol u ah oo qaata oo raganimo tusa si ay u qaboodow oo olalka hoosta ka haysta qaboojiya hoosta aya olalaysay wax damdamisa aye gabadhu u baahan tahaye

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 12 годин тому

    😂😂😂 eedo quruxeey warba mahaysid iskasug laakiin fadlan waxreebo dhulbahante iyo iidoor ilaa qiyaamaa wey ishuranyiin waayo Allah hayaa iskumeel kuabuuray dagaalkiina wuudhamaaday

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 12 годин тому

    War Tan Reer badiyo caadi ah waye adiga Hadad yurub u tahriibtay dadka wada Nool ee wadani jooga inay Nabad ku wada nooladaan Dambi Miyaa wacada Dadka wax Ka dhagaysta aya Ka Liita boqor nuur magowan Shalay marku idin difacayay waad u niikinaysay Mantana waad af lagadaynaysa waa Caqli Darood wara umada wada dagan ee walalaha ah Ha isku Dirin Rufiyaan yahay hayeey dooliga

  • @Salamin77
    @Salamin77 12 годин тому

    Waa run Sanaag waa la wada degaa laakiin haddaan deegaankayga maamusho ma gardaraa?

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 11 годин тому

      Intaad qaabkaa u hadlayso Sanaag ma dagtid ee waa Gobol idoor

  • @zeinabosman7241
    @zeinabosman7241 11 годин тому

    MJ. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdikadirheegaale99
    @Abdikadirheegaale99 15 годин тому

    Wagagac waa warcusub hhh

  • @faclon.
    @faclon. 9 годин тому

    kkkkkkkkkkkkkkkk wlaaley horta makaam baad ku jirtaa garan waayey aniguye mida kle calankan dameerkii kuu shaqeyn maaye xukunka gumaytaha iidoor hoos kaalay hadii kle muuse juudaan walee doorasho kadib wuu idin wasayaaye garxajis kaad waxsoo dhex marsaneyseeene hada warkoodi geed baa layska saare towbadu waa furan thy doorashada ka hor

  • @filsansiciid7911
    @filsansiciid7911 13 годин тому

    Garaadada oo la,wasayo ayaanad arag😂😂😂

    • @iskufilan8681
      @iskufilan8681 6 годин тому

      Dhilo adigaa majin jaada lagugu dalfeeyaa

  • @caashaismail2746
    @caashaismail2746 13 годин тому

    Adiga waxaad tahay lacag raadis dhilo

  • @mowlidhaji8666
    @mowlidhaji8666 15 годин тому

    War habartaan candhada wawayn been badanaa

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 15 годин тому +2

    Maqaam ka garaadadu. Magooja cade kadib buu share ukacay. Kkkkk. Naa somalil way istqaanaa. Iygoo. 4:01 Dawrsanaya ayaan lahayaa. Oo walaahiya. Oo habarjeclo shaxaadaya. Waliba buur madaw. Dadkani. Aad la hadlay saa way kaa caqli badan yihiin. Ee lasoco

    • @Mrrred2023
      @Mrrred2023 14 годин тому

      @@cabdiaxmed3577 kaas anagu kuma mashqulno garaadada guudna uma jawaabaan noocase waxaa ujawaaba anagoo dumarkii daarood ismaacil ah ee shub nanses

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm 15 годин тому

    WAAA LAGA DAALAY DAGAAL IYO XABAD WAA WAXA KOONFUR BAABIYAY. MAANTA DHULBAHANTE WAXUU U BAAHAN YAHAY TALO QARAN OO LAY SUGU YIMADO. DAWLAD MOQDISHO JOOGTA MAJIRTO IYADIII BAA MASAARI U YEEDHATAY XABASHI KA ILAAASHA IYO ALSHABAAB. ADUUNKIII KALANA WAA QASAN YAHAY PUTLAND NA ETHOPIA AYAY LA HESHIIISAY.