Adeer waa martidii xukuumada xildoon ahaanta u dul fadhiday oo markay caajiseen ibedel - hunguri ah ka dareemay in xaggay u yaaceen dhalaan habaabis ka arkay shacabkuna way barteen tayo xumaanta siyaasiyiinta pandularka ah ee kolba jiho yaaca loona joojin maayo fartaa lagu ciqaabayaa dhamaantood dib xil uga qabanmaayaan dalka way u dhamaatay shacabku madaxweynahooday la soo dhawaynayaan aqoonsiga Guul Tawxiidle Calankeen guul iyo qaranka
KALMAD IGA QORA HADAY KA QOOMAMAYN WAAYAAN HARBAR JECLADA AY HORBOODAYAAN LABADA DANAYSTE EE XIRSI IYO INA XAASHI MARKA AY CODKA SIIYAAN XISBIGA BUURA FUULE CIIDAN LAAYE EE WADANI❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciro waa a hacoo habarjeclo ma wax waalan ayuu u haystaa sidee cod u waydiistay ma khamribay cabaaan sawkuwii lahaa habarjeclo soo laaya ee lahaa waanu ka soo tashanaynaa inaan Caawino ama u gurmano
ina adan jamac galaalna ku dar ha ka reebin waa wadaniye siysaiyinti hj wa wadani manta yaaan laga hadhin kulmiye wa dumiye manta maha kulmiyihii aanu naqanaye
ciidgale inay wadani la jirin ee dadkaa ku dirayeen siday u caayaayeen umada aaya qof walaba oo caqli leh ogaa mantay xagaa kulmiye ku bireen jow hadaba wadani wa in la doorto sidan filayo awelba kuwas kulmiye soo diray dadkay cayeen faaiido ma soo wadine ha la tagero cabdi rahman please
BEENAALE, WIXII YIDHI KULMIYE BAANU KA BAXNEY,NIN QUDHA OO NIN MUCAARID IHI KU QASBEY INVUU KULMIYE ISKA CASILO MOOYEE, INTA KALOO DHAMMI WAA IN KULMIYE ISKA DAADIYEY IYO IN AAN WELIGOOD KULMIYE KA TIRSANEYN LAAKIIN KULMIYAANU KA BAXNEY KA DHIGANAYA MAGAC
Hadaanu nahay beesha habar jeclo qaranimada jamhuriyada somali land uduminmayno qabyaalad waayo ragii somali land ka xaraashay somaaliya ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land oo noogu soo dhuuntay xisbi mucaarid lamagac baxay wadani ee isbadaldonka midaynta somaaliya sideenu cod usiin karaa waxaanu idinku ciqaabi doonaa codkayaga tuugyahay jiritaanka somali land ku sooduushay ee qarankodii ka siistay hunguriga cadawga somali land Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂bacaac bacaac
Qaranku waa kulmiye xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkkkk iwaad sheekada
Waa beentaa.film kii damaa.
QOODAX WU. ASQOOBAY
Taar TV
Kulmiye loo baqanmaayo hubaal weeye taasina.😊😊😊😊😊😊😊 may god bless kulmiye 😊😊😊😊
Adeer waa martidii xukuumada xildoon ahaanta u dul fadhiday oo markay caajiseen ibedel - hunguri ah ka dareemay in xaggay u yaaceen dhalaan habaabis ka arkay shacabkuna way barteen tayo xumaanta siyaasiyiinta pandularka ah ee kolba jiho yaaca loona joojin maayo fartaa lagu ciqaabayaa dhamaantood dib xil uga qabanmaayaan dalka way u dhamaatay shacabku madaxweynahooday la soo dhawaynayaan aqoonsiga Guul Tawxiidle Calankeen guul iyo qaranka
ALLAH SAFE OUR COUNTRY FROM EVILS.AMEEN
Kulmiye guul
Guul guul guul somalilaanda iyo maxamed aadan dirir ❤❤❤❤❤🎉
😂😂oo almiinu may ucid yidhaahaan innaalillaahu waa innaa illeyhi raajucuuun 😂😂
Guuuuuushu waa kulmiye muuse biixi alle ayaa doortay waayo dalka daacad buu u yahay guuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤isha allaah❤❤
Ku saliya nabiga ❤
Codku waa naga diyaar inader
saasad madaxwayne ku tahay
39 Habeen Kugu hadh san yihiin🧡✌️
Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
KALMAD IGA QORA
HADAY KA QOOMAMAYN WAAYAAN HARBAR JECLADA AY HORBOODAYAAN LABADA DANAYSTE EE XIRSI IYO INA XAASHI MARKA AY CODKA SIIYAAN XISBIGA BUURA FUULE CIIDAN LAAYE EE WADANI❤❤❤❤❤❤❤❤
Kuwasi kulmiye katagay xildhaban qodax iyo taageeryaashisa ayaa kabadan 4 qof ee burco kahadalay
Waabeen habar ljeclo dooran mayso huwanta dhulkooda iibinaya sharadka kulagalay dhulbahante inay siiyaan dhulka habarjeclo ilaagaatama marka sidaasbay rabaan huwantu hadaad doorataan habarjeclow idinkaa kujabiy ee iska jira
ibinayan sowkuwa kuwii qaranka dhacay wata😂
ADEER KU AAD SHEEGAYSID AWALBA DIBAD WAREEGBAY AHAAYEEN
Ciro waa a hacoo habarjeclo ma wax waalan ayuu u haystaa sidee cod u waydiistay ma khamribay cabaaan sawkuwii lahaa habarjeclo soo laaya ee lahaa waanu ka soo tashanaynaa inaan Caawino ama u gurmano
War caligii heego wasijirtay ma ku agjoogaa orod oo burco qabo waa soo dhamaatay majintii qaad ahayd ee lagu siinjiray
Wasiradii. Agasimayaa iyo wixii dowlada laga Eryeye oo is urursadey oo kursi Raadis ah oon aan wali quusan oo wadani kasoo dhex hanjabaya bal aynu eegno
A/ naasir 25 qof ayuu keene inta kale safaari bey ahaayeen
HABAR JECLO DANTEEDA WAA TAQAAN, THE FOX IS NOT EASY.
Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪
Beenaale Xaashi booli qaran kusoo shubtay
ina adan jamac galaalna ku dar ha ka reebin waa wadaniye siysaiyinti hj wa wadani manta yaaan laga hadhin kulmiye wa dumiye manta maha kulmiyihii aanu naqanaye
Mahadsanid
Hj, lada dambe meel kugaadh siinmayso ee iska naso cirrooy
Habarjeclo maaha ee waa bahalhiglo hunguriraadis ah wanna iskubiirinmaayaan
ciidgale inay wadani la jirin ee dadkaa ku dirayeen siday u caayaayeen umada aaya qof walaba oo caqli leh ogaa mantay xagaa kulmiye ku bireen jow hadaba wadani wa in la doorto sidan filayo awelba kuwas kulmiye soo diray dadkay cayeen faaiido ma soo wadine ha la tagero cabdi rahman please
Imaraadku waa fataaliinta maraykanka iyo xulufadiisa ha layska illaaliyo
MUWAADIN U CODEE QARANKA SOMALILAND
Mr. Taar jooji beenta! 10 safari ah iyo 4 nin oo xirsi gaab tuug qandaraas siin jiray oo imika kacay ha ka dhigin HabarJeclo! Maxamud tuugna cadho kaga baxay... sheeg war saxdaa!
😂😂😂😂😂😂
Alle kumasiyo bidmilahi karim
BEENAALE, WIXII YIDHI KULMIYE BAANU KA BAXNEY,NIN QUDHA OO NIN MUCAARID IHI KU QASBEY INVUU KULMIYE ISKA CASILO MOOYEE, INTA KALOO DHAMMI WAA IN KULMIYE ISKA DAADIYEY IYO IN AAN WELIGOOD KULMIYE KA TIRSANEYN LAAKIIN KULMIYAANU KA BAXNEY KA DHIGANAYA MAGAC
Aqoo nbaanad ulahayn iran waxaase layaableh yuutuyuulayaadha somaaliyeed waxay wararka usoogudbiyaan sidii aysanahayba muslim tusaale wararka way iskawadaaataan siday gaaladu udu hajabaan waxkala shaansheeya fafkana qaar yaa idinrumaystee haniyad jebinina
Kkk xusbiga kulmiye qashinkii iyo daadxoortii ayuu iska sifeeyey kkk kaad utagtaana waxba kusoo kordhimaysaan
Kulmiye wuu dhacayaa
Yaa kayaacsy nijaasaw xirsaa lacag ku siyay
Kkkk qudhamiye waxisu waa xidh dhiil cabudhiin iyo diktaytarnimo
Maxay yaacaan wsa dayuusiin ku ololaynya xamse haywasee xirsi doorya waan idin ognshay tuugyshay lscagts xamar ku nooli orda xamse utaga futfada hsydiin dalooliyo
❤❤❤❤❤
😂😂😂😂 1:34
Kuwa ka yaacyi kulmiye waa qaar lacg doontayi dee ha iska doontaan dalkana ninkii u daacada ala ha u dhiibo
Habarjecloy wadani soosara janankuwa oof waren ssb hubkukadhigi sool sanaag iyo caynba khatumayracin firxadka habar jeclo ciisamusu ugali hadu wadani sobaxo car
Oohinta inagayaree😂
War qodax cidi mey tagin wati ciyalka ka so yacene vedioyadi wa la haya ee xage ba lagigu so dira iska hubso warwarka so deyneyso
Waxaanu u codayndonaa xisbiyada cadawga jamhuriyada somali land necebyahay
𝕎𝕒𝕩𝕒𝕒 𝕠𝕘𝕥𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕚𝕪𝕠 𝕨𝕒𝕩𝕒 𝕩𝕒𝕢𝕚𝕚 𝕛𝕚𝕤𝕒𝕪 𝕟𝕠 𝕤𝕙𝕖𝕖𝕘 𝕞𝕒𝕩𝕒𝕞𝕖𝕕 𝔸𝕒𝕕𝕒𝕟
Hirsi -ordayee oo dawlada iyo S/L🇭🇺 Mar waxlaga waydiinjiraay intaanu sida caruur-skuul laga fasaxay iska-caraaray ,iyo inaxaashii Iictisaam oo walaaladii Al-iitixadaka iyo damal-jadiidka Xasan -shieq wax umatarayaan iyo wadaniga ku olaleeya ,hargiesan kudhashay 🙅♂️🙅♂️iyo anoo dalbaan baa 🎸🎸laayheesay,
👍
meeshan qoladii h,jeclo ayaa isku arkay
Habaryoonis waali waa annu ku ogayn e nacasnimo ku maannu ogayn......
XAALADAHA DALKU KU JIRO IYO XAALADAHA GOBOLKA MARKA LA EEGO WAXAA INALA GUDBOON IN SI QARANKA LOO BADBAADIYO LOO CODEEYO XISBIGA KULMIYE
Alaahu akbar guùuùùl somalilayn muuse sonoqo markale
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadaanu nahay beesha habar jeclo qaranimada jamhuriyada somali land uduminmayno qabyaalad waayo ragii somali land ka xaraashay somaaliya ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land oo noogu soo dhuuntay xisbi mucaarid lamagac baxay wadani ee isbadaldonka midaynta somaaliya sideenu cod usiin karaa waxaanu idinku ciqaabi doonaa codkayaga tuugyahay jiritaanka somali land ku sooduushay ee qarankodii ka siistay hunguriga cadawga somali land Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂bacaac bacaac
Kkkkkkkkk😂😂😂😂
😂❤
Ssp🇦🇹🦊
Taar TV beenaale beenaale loo waayey waanu ognahay inaad huwan u dhuuni daloosho
😅
Burco dooran mayso waddani
Up
Ninka waaba af yaqaan buuxa
Mujahidinta.Waxaa.NeCeb.CadawGa.SomaLnd.daLka.iygaa.Dan.uah
Ssb 🇦🇹🦊🏴☠️🫰
😅