Sheekhu aad buu ola socdaa siyaasadda .ilknse abyi nin run loo sheegi karo ma aha .waxaa u cad bad aakhirkiina wuu kuso jabayaa haddii abyi juqa juqeeynta deyn waayo somaliada weey go,ayaan state gaar ah ayeeyna noqonayaan.
Somali ma soo jeesan doonto ilaa indhah caro looga shubo oo madx dubo am burus looga dhufto oo maatadooda lagu horgubo lagu horkufsad hurdad kam kici doonaan
Qabri dahare ayuu ogaadeen run u sheegay haddana haddii layidhaahdo dagaalka inaga daa waa rayi masar waxba masamayn karto oon oohin ka ahayn waayo dhaamka ma dumin karo oo haddii ay dumiso masar way baabin sheekhu meelo waa ku saxan yahay laakiin abiye waa gaal masiixi kannisada ku xudhan
Asc sh waasiyaasi bisil mashaalah
Wadaad xume
Walee kuwii meesha ka hadlay oo lahaa somali ma nihin ceeb iyo taariikh xumo ayaa u qorontay oo taariikhad u gashay subxaanllaah 😢
Geesi
Waligay sh ka been badan ma arag ???
Aduun lama socdo kan wiilwaal
Iyo taarikh been ah war somali ma jidho
Sheekhu aad buu ola socdaa siyaasadda .ilknse abyi nin run loo sheegi karo ma aha .waxaa u cad bad aakhirkiina wuu kuso jabayaa haddii abyi juqa juqeeynta deyn waayo somaliada weey go,ayaan state gaar ah ayeeyna noqonayaan.
Somali ma soo jeesan doonto ilaa indhah caro looga shubo oo madx dubo am burus looga dhufto oo maatadooda lagu horgubo lagu horkufsad hurdad kam kici doonaan
Nin wax garad ah haweye mayaa yeeli hargeysa caasim ha noqoto unukaale aawey😂😂😂😂
Abey haduu muslin noqday raysa wasaara yahuudun.waa.muslin
Royal piece of garbage
Hanoo xayeysiinina nairobi
Abiy riyaadu salixin buu aqristay!!!😅
Wadadka waxaa isaga qaldan masaajidi ay wadaaduhu isku hysten iyo damacsiyaasadeedka ku qotoma diinta ee gobalka ka aloolsan