💐💜“كل عام وأنتم بخير وسلام في مولد النبي صلوا عليه وسلموا كثيراً تفلحوا”. 💜“أهنئكم بحلول المولد النبوي الشريف، هذا اليوم الذي أشرقت فيه الأرض بنور النبي الخاتم، صلى الله عليه وسلم”. 💜“النور في الكون انتشر..🩵 💐 ابتهاجا بميلاد سيد البشر.. نبينا شفيعنا.. في يوم المحشر”. “عمت الأفراح كل وادي.. بعد أن نادى المنادي.. 💜 ولد المصطفى الهادي متباركين”. “ولد الهدى فالكائنات ضياء وفم الزمان تبسم وثناء.. 💜كل عام وأنتم بخير”.💜 💖“في يوم ميلاد المصطفى، تتجدد في قلبي المحبة والإيمان، 💖فأنتم أغلى من في حياتي، وأسأل الله أن يجمعنا في جناته 💖💜“اللهم ارزقنا حب نبيك واتباع سنته”. 💖♥️“اللهم ارزقنا شفاعة النبي صلى الله عليه وسلم يوم القيامة”
@@laqlaajisnugal2756 daliil beel tawasal saliga nabiga cilmi yari ayaa ku heeyso bidco ayeey idinka dhagtay iyo gaalsiin اللهم صل وسلم على حبيبي محمد عليه سلام ❤️❤️ma daliil maa urabta subxaanalaah
@@laqlaajisnugal2756 tawasalku waa saliga nabiga sidaa ula soco اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا محمد واله ❤️ wax ala danbi ahayn ku amaaneeysid nabigeena waxaa ka haleeysaa ajir ee wax kale ka hadla
War neboga scw maalin kasta waa lagu saliyaa Waana la weyneeyaa Bisha uu dhashayna Waa kulan jamaaac in Loo farxo Lkn dadkaan qalbadu ay jabto oo ka naxa maalinta farxada Waa inta habaarka qabto iyo caasiyaasha ah ee naarta lagu bishaareeyey
sh mustafow hadan la awodin selayelayaa ma awodo bilkasta ama malin kasta in an maskiin qudiyo hadan dadbadan axsabtey ah malin heblo bishaas aan isku dardarno waxayar aan arursaney ee halmel kuxusno aan burarijin aan sameyno kawaran sheqow
Wey isneceb yihiin dhowr masjid bey ku kala dukadaan laakiin bisha isku soobaxa weyneyta jaceylka xabiibka swc ayey rabaan in ey ka suuliyaan caruurta soo koreysa
Hadad malin gaar ah aau ku lahaym ma ada muslim ah been ba shegteen inalah waa maaaligatu yusaluma cala nebi yaaa ahuul laadina waa jamac malinta dhalashada ba quran lu sheegaya
kuwan wa shaydamo ama tuugo ama dhagar-qabayaal oo qurafaad arbeed bay faafiyan ee wa wada munafiiqin ee iska ilaaaliya somaliyeey odayaashan isku kaadiya sida umaal uraaye
سبحان الله ما شاء الله sheekh umal ayaa ila saxsan wixii nebiga iyo qulufaa a sameynin maxaa loo sameyna maalin walbo ayaa la rabaa inan xusno hadii dadka lagu daayo mawliidka sidii nebe ciise oo kale ayey u caabudi lahaayeen intay sanam ka sameeyaan xikmad ayaa ku jiro nebi nuux ka dib saalixiinta ooy sasawiraan ka dib samam in la caabudo meesha ka biloowday
Maashaallaahhh sh Usull Barakaallaah
Sh. Usuli wahaabiyada shartooda ALLAH ha ka xijaabo, waxay so wadaan iney dhahaan ALLAH ma jiro
@@Seynab-c9h
Waa rin dhab ah, ayakana Allaah ha hanuuniyo, aamin
@@MajChulppp5ppp56🎉😅
Saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw
Illaahow culumadena noo xifdi hadaney jirilaheyn yaa cawanimada nooga digilahaa iyo duulkaan waalan ee Allaahba aan aaminsaneyn inuu kaligiis nagufilanyahay in labaryo, waasida gaalada oo sanadkiiba halmaalin xusa Nebi Cise maxey kukaladuwanyihiin iyaguba sanadkiba halmalin ayey xusaan Nebi Muxamed SCW abtisinyadisana mayaqaanan. Subxaanallaah.
Waxaa mushkila dadka la xintamaaya rasuulka scw ee ka maseeraaya
Jcylkiisa
Waa kuwa naarta loogu
B9shaareyey
sheekh abdi xayi allaha ku xafido waxaa tahay qof nabigiisa c/s/w jecel
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah ilaahey ha idin wada xiftiyo
Nabi muxamed salallahu calayhi wasalam waanu xusaynaa intanu aduunka kor joogno sikin walba wanu ku Salina wanu jeceknahy
Mnsha allah
Mashaa Allaah xafidullaah culumadeena
اشهد ان لا اءله اءلا الله و حده لا شريك له و اشهد ان محمد عبده و ر سوله🎉 سبحانك اللهم و بحمدك اشهد ان لا اءله اءلا انت استغفرك و توب اءليك🎉🎉
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️ ♥️💕💓💞💖
Wahabiyada iyo bidcada xun
Dhami ma ogola farxada iyo
U dabbal dagga xuska wayn
Ee dhalashada xabiibka
Muxamed scw amwwc
Csw ma ogola dulligu
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢❤❤❤
Maxaa idinka idin daba dhigay xuska dhalashada xabiibulaah scw
dadow ummadda muslimiintow ha la ilaaliyo midnimadda muslimiinta iska daaya nalka aad iskugu shideysaan marka la gaaro bisha barakeysan ee mawliidka.
Umal Fisqiga Nairobi ka socda kama hadlo lk Culimada asiga ku mabda', eheen buu daba dhigta
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
💐💜“كل عام وأنتم بخير وسلام في مولد النبي صلوا عليه وسلموا كثيراً تفلحوا”.
💜“أهنئكم بحلول المولد النبوي الشريف، هذا اليوم الذي أشرقت فيه الأرض بنور النبي الخاتم، صلى الله عليه وسلم”.
💜“النور في الكون انتشر..🩵
💐 ابتهاجا بميلاد سيد البشر.. نبينا شفيعنا.. في يوم المحشر”.
“عمت الأفراح كل وادي.. بعد أن نادى المنادي..
💜 ولد المصطفى الهادي متباركين”.
“ولد الهدى فالكائنات ضياء وفم الزمان تبسم وثناء..
💜كل عام وأنتم بخير”.💜
💖“في يوم ميلاد المصطفى، تتجدد في قلبي المحبة والإيمان، 💖فأنتم أغلى من في حياتي، وأسأل الله أن يجمعنا في جناته
💖💜“اللهم ارزقنا حب نبيك واتباع سنته”.
💖♥️“اللهم ارزقنا شفاعة النبي صلى الله عليه وسلم يوم القيامة”
Jzk sh mustafe xaaji
Salalahahu calayeiwasalam
Salalaahu calayhil wasalam salalaahu calayhil wasalam salalaahu calayhil wasalam salalaahu calayhil wasalam salalaahu calayhil wasalam ♥️💐🏵️💐💐💐💐❤🎉
Niman yahow idinka maxaa idinku diray mowliidka nabi muxumad maxaa mar kasto ugu hadashaan noo daaya waan xuseenaa wan ixtifaaleeyna ku tawasaleeynaa na daaya khawaarij shabaab baa tihiin kuwaas ka hadla oo dhiiga baneeystay 😮
Tawasulka nabiga csw madaliil baad uheysataa illaahey kabaqa
@@laqlaajisnugal2756 daliil beel tawasal saliga nabiga cilmi yari ayaa ku heeyso bidco ayeey idinka dhagtay iyo gaalsiin اللهم صل وسلم على حبيبي محمد عليه سلام ❤️❤️ma daliil maa urabta subxaanalaah
Wax aan nabigeenu samayn iyo asaxaabtiisu miyaan ejar ka helaynaa war ilaahay halaga cabsado cidii jecal nabi muxamed haraacdo dariiquu noo jideeyey cida ejar karaadinaysa wax aanu samayn sayid abuubakar, sayid cumar,sayid cusmaan sayid cali lafcad ayey toobin ku haysaa qofkii xusaya dhalashadii nabigeena maalintuu dhashey ha soonto
@@laqlaajisnugal2756 tawasalku waa saliga nabiga sidaa ula soco اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا محمد واله ❤️ wax ala danbi ahayn ku amaaneeysid nabigeena waxaa ka haleeysaa ajir ee wax kale ka hadla
Salallahu calayhi wasalam ❤ ♥
Cismaan Usuuli Diinta inaad barataa kuu wanaagsan inta ka horreysa inaad aamustaa kuu wanagsan dhibka ku haysta wax aanad aqoonin baad dabaalanaysaa
Sheekhow hadiicaqligiinu yaryahay ha odhan cilmigiinu yaryahay dhe
Maashaa Allah
Culimadaadu makukanbaa aad soosaaratay sawiradooda waad kadhacsantahay sxb culimada soomaaliyeed kaweyn kuwakani
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💓♥❤♥❤ ♥ ❤
Ilaahow kuwaan culuma ha nooga dhigin taariikh ku been badanaa
Masha allaah ❤❤❤❤
57 dowlo oo islaam ah baa maanta dunida jira, waxa mowliidka diidan waa dowladda sacuudiga iyo ardada jaamacaddooda ka soo baxa. Haddaba fiiriya wadaadada kala ah sh. Umal, iyo shibille waa kooxaha ibnuteymiya iyo sacuudiga uun taageera.
War neboga scw maalin kasta waa lagu saliyaa
Waana la weyneeyaa
Bisha uu dhashayna
Waa kulan jamaaac in
Loo farxo
Lkn dadkaan qalbadu ay jabto oo ka naxa maalinta farxada
Waa inta habaarka qabto iyo caasiyaasha ah ee naarta lagu bishaareeyey
Salallaahu caleyhi wasalam
Argagaxiso.ictisaam.argagaxiso.cilmimaleh.ujeedkuudu.waa.umada.inayduleeyaan.dhiigana.kajaqaan.aakhirkana.sida.falaston.xasuuqaan
Eeg iminka cilmi kuma aadan hadal waad cayntantay un nabi qof weyneynayaa miyuu caytamaa
Hadaĺka.usuli.wa.ficanyahay.lakin.ciidbay.iyagu.kadhigeen.midakale.alfaada.ha.lafirio
Waa sax
Culimada qaar marka dambe yey na dhihin ALLAH ma jiro
Scw.
Saw scw scw
Scw scw scw
S.C.W
Scwscw scwscw scw scw scwscw scw ❤
Sheikh maxaa ka qaldan malin waliba waalaweyneyaa waana lagu saliyaa xabiibkena
sh mustafow hadan la awodin selayelayaa ma awodo bilkasta ama malin kasta in an maskiin qudiyo hadan dadbadan axsabtey ah malin heblo bishaas aan isku dardarno waxayar aan arursaney ee halmel kuxusno aan burarijin aan sameyno kawaran sheqow
Beenawaasiin wahaabiya nebigu scw sowkii xusayee isniinta soomayay
Culinary maha Waa xaasidiin aan rabin dad ka in labaro rasuulkacsw swoons malaha cami miyaa culinary dalka
mowliid ka caalimul islaam dhan aalaga dhigaa cid dood ka qabta aan wahabai aheyn lama arag
Maalinti nabiga uu dhashay nabiga ma xusin run miyaa ?
Wuusomi jiray ❤
Saw saw saw
Wey isneceb yihiin dhowr masjid bey ku kala dukadaan laakiin bisha isku soobaxa weyneyta jaceylka xabiibka swc ayey rabaan in ey ka suuliyaan caruurta soo koreysa
Scw scw scw scw
Masha allaah sh suuli
wahaabi ibnu teymiya aa xustaan nabiga c/s/w waaka soo horjeedaan in la weyneeyo waalaga soo taagay beentii iyo quraafaad kii wahaabiyada dadka u sheegi jirtay islii nairobi wixii ka dhacay waala arkay mowliidka nabiga c/s/w wadooyinkii islii dhan aala wada xiray si umadda u weyneyso xuska nabi mohamedd c/s/w godkiina aa biyo niigu soo galay 2 sano kadibna idinkoo mowliidka jooga waala arkaa insha-allah oo dhahaya hala weyneeyo ileen qabdaraas kii woo dhamaaday
sh umulow kawahaga waa bidco mexrabka imamka waa bidco jemiska waa bidco gariga waa bidco wixi nabiga uu ogaa waxan eheen waa bidco ee sidii nabiga uu unolaa ma u wada labanaa
Scw sheeq usuuli mas'alada wuu cadeeyay.wahabiyada kale sida umal ookale xaqa alaha fahansiyo.
Nacalad baa idinku taal markey afkooda ka dheheen maalin walba
Nabiga xusa ayey isla markii buriyeen oo dheheen 12da maya
Waayehee sheega diinta iyo kitaabka diideyaalintaas oo nabigu
Uu soon ku xusay oo uu yiri هذا يوم ولت ويوم انزل علب
War gaalayahay juhaladaa oo quraanka beeniyeen sow nabi ciise
Ma xusin dhalashadiisii iyo dhimashadiisii iyo soo bixintiisa
Qiyaamada oo ma dhihin
وسلاام علي يوم ولدت يوم اموت ويوم اموت حيا
Sows ilaahey kuma dhihinin nabigeenna فبهداهم اقتده
Oo ah ku dayo anbiyadii kaa horreysey waxaas oo dhan waad ogtihiin waan beeniseen waxaad
Ku bedelateen sandareertada
Yuhuudda iyo nasaarada oo wahaabiyadu khaadumka ka tahay
قال الله تعالي افتومنون ببعض وتكفرون ببعض
صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم
mustafa haaruun waxaa tahay waa naqaan nabi c/s/w ma jeclid wahabai diinta qabdaraas ahaan usoo qaatay aa tahay
Smli shaqadoodu waa qilaaf subxanallaah qilaaf diin qilaaf qabyaalad qilaaf nimankii iyo naagihii isqabay badankod qilaaf awlaadii iyo waalidkood qilaaf qilaaf qilaaf waa dad kutattamaya qilaaf subxanallaah
Nabiga waxa looixtifalayo isagii dhintay nabiga csw hadii looixtifalayo waa in lailaaliyo waxyalaha looarko munkar
❤salam Aleykoum
cheikh Somalie Moustafa cheikh ismail
Allah Akbar Allah Akbar Allah
scwscwscwscw scwscwscwscw
Scws Scws Scws Scws
INTAAN AAD. MEESHA SOO DHIGTAYBA WAA FADDARO.
Iswaal marka
Hadad malin gaar ah aau ku lahaym ma ada muslim ah been ba shegteen inalah waa maaaligatu yusaluma cala nebi yaaa ahuul laadina waa jamac malinta dhalashada ba quran lu sheegaya
Argagaxiso.halatirtiro
culimow wan idin ku warerney ee salada wajib somahan zakada wajib somahan sonka wajib somahan wixikale adinka ayaa qiyamo narta ugu waraya ogada dadka wad washen
sheekh usuuli runtaa ka hadashay wahaabi diin malaha waa dad qandaraas diinta kusoo qaatay
Wareeriso Ala idinkuxir yaay ayagoo bidcaah waa ninayaan waa su al ee ma ayagaa qarazhka bixiyah
mustafe waa wahaabi
Nabiga diidoow dilaac
kuwan wa shaydamo ama tuugo ama dhagar-qabayaal oo qurafaad arbeed bay faafiyan ee wa wada munafiiqin ee iska ilaaaliya somaliyeey odayaashan isku kaadiya sida umaal uraaye
سبحان الله ما شاء الله sheekh umal ayaa ila saxsan wixii nebiga iyo qulufaa a sameynin maxaa loo sameyna maalin walbo ayaa la rabaa inan xusno hadii dadka lagu daayo mawliidka sidii nebe ciise oo kale ayey u caabudi lahaayeen intay sanam ka sameeyaan xikmad ayaa ku jiro nebi nuux ka dib saalixiinta ooy sasawiraan ka dib samam in la caabudo meesha ka biloowday
Wahaabiyiinta Mar dhow waxay na dhihi doonaan ALLAH ma jiro
Scwscwscw
كلا نفهم من كلامك انك تجوز الإحتفال وأين دليلك هات بالدليل والحجة
Sooomaliya.halagasaaro.halaladagaalamo
wahaabi waa jaahiliin nabiga c/s/w neceb aroosyada kama hadlaan iyo xafladaha la dhigo
Masha allaah sh suuli