Hadi somalida ethiopia kenya iyo jabuti laysu kenayo shanta somaliyed anay cidina cid liqayn wa cadi hadi kale ad somali u taqan HAWIDAAR o madaxtinimada xamar isku badbadala wan ka didnay tada amin
Yesssssssssssssssssssss presidant vev guushu waa dhawdey dalkan hogaamintiisa adaa uroon oo dakharadii gaadhey daweyn kara degenaan iyo miyir qab dadka iyo dalka ubaahanyey ayaad ku maamulo wareerka iyo kuleylka hanfihiha ee 7zanadood soo marey daacad baad shacabkaaga utahey adaa ladarena bulshadaada insha allah codkooda dahabiga wey ku siin sbacabkan kuu Ooman hogaamintaada waaney kugu soo saari Insha allah 13nov guuleysa baanu ku leeney
Allah ha ku xifduyo Position ka Head of state Somaliland......Kuwan Tuugta Kulmiye iyo DAYdayga iyo Mujahidibta-Beenta-lacagta lagaga cunayo Shacabka, wuuu dhaamaa....Waa daacad buu ila muuqda iyo Dad-isku-hayn
xaasid badan ayaa madaxwaynaha ka xun lkn waa ay jabayaan madaxwaynuhu wuu guulaysanayaa insha alaah dagaal ooge muuse hana dhaafiyo kolay maxakanada heeg ayaa la saarayaa maatada u xasuuqay
Waanu ku dooranaynaa ee alle xilkaa hakuu fududeeyo hakugu Asturo insha allaah khayr
❤❤❤akhlaq iyo wanag wuxu ka qabo wuxu ina yidhi isbadalka u codeya isago ka xishoday inu sidi muse yidha aniga iyo kulmiye ku hubsada codka ❤❤❤gobonimo ayu sameyay cirro doorkana shacabku isaga ayay u hiilinayan
ان شاءالله
.😂😂😂😂😂 Muse waciyaal suuq
Ninka siidhiga qaatay isgoo madaxweyne raba oo yidhi isu dhiga xabada ayaad ii amaani waadoqon mici dheer
Beenaale ayah😂😂😂
Ilaahayow noo soo door madaxwayne khayr iyo barwaaqo wata oo dalka horumariya ilaahay isaga oge yaarabi noo door 🤲🤲🤲
Guul Xisbiga rajada shacabka ee Waddani, Cabdiraxman waa hoggaamiye wax badan ka beddeli doona xaaladda SL ❤❤❤❤❤
Guul ban kuu rajaynayaa idamka~Alleh musharax Madaxwanyne Abdiraxman Mohamed Abdilahi. Si professional ah ayd noola wadaagtay sooyaalkaga iyo qorshahaga siyaasadeed ah.
MashaAllah Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul waddani inshaAllah iyo Dr Abdiraxman Maxamed Abdilahi inshaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul inshaallh madaxweyne cabdirahmaan cirro from Germany hj
Inshs Allh ilaahy wax kudhiba Kuma tuso adeer guulayso
Madaxweynaha soomaliland ✌️ cabdiraxmaan Ciro 🇻🇳✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✊💪💖💖💖💖💖💖💖💖💖🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
Idam alle guul ayaan kuurajaynayaa❤
Maaaaan Allah abdiraxmaan maxamed Abdullah waa Rajada io wada jirka shacabka Allah waxan kaaga rajeynayaa guuuuuuuuul weyn I a❤
abdirahmaan cirro guul guul guul insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Madaxweyne C, cirro guul iyo gobanimo insha allah somaliya ha midowdo aamin yaa rabi ✌️🙏👍❤️💯
Hadi somalida ethiopia kenya iyo jabuti laysu kenayo shanta somaliyed anay cidina cid liqayn wa cadi hadi kale ad somali u taqan HAWIDAAR o madaxtinimada xamar isku badbadala wan ka didnay tada amin
Cirro god madaw buu somaliya ku hubsanayaa insha Allah
Citiraaf buuxa ayay somaliland helaysaa idam Alle ooya dee maxaad ka bedeli kartaan
Madaxwaynaha maalmaha dhaw insha allh ale hakaa dhigo mid dalka iyo dadkaba anfaca Oo jsl horumar gaadhsiiya Insha allh
Gudoomiye Cirro wad ku mahadsantahay sida qurux badan aad nola wadaagtay sheekada tariikhda noloshaada oo dhinac walba ah.
Ilaahay ha u naxariisto hooyada iyo dhamaan muslimiinta oo dhan.
Yesssssssssssssssssssss presidant vev guushu waa dhawdey dalkan hogaamintiisa adaa uroon oo dakharadii gaadhey daweyn kara degenaan iyo miyir qab dadka iyo dalka ubaahanyey ayaad ku maamulo wareerka iyo kuleylka hanfihiha ee 7zanadood soo marey daacad baad shacabkaaga utahey adaa ladarena bulshadaada insha allah codkooda dahabiga wey ku siin sbacabkan kuu Ooman hogaamintaada waaney kugu soo saari Insha allah 13nov guuleysa baanu ku leeney
Wanku dooranaynaa Wanku data galaynaa madax wayne cirro ❤
WAD GUULAY SANAY SAN MADAX WAYNE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MAANSHAALLAH NIN QALBI WANAG SAN
MAANSHAALLAH GUUL BADAN BANU KU RAJAY NA YA REER SOMALILAND REER WADANI ❤❤❤❤❤❤❤
3 day after madaxweyne insha allah
Insha allah
Inshallah guul ❤❤
Wuu dhacayaa
Insha alh ilahy wuu na jecelyhy ilhy hano ka dooro mudane madax wayne
Madaxweyne jir inta nololi jirto ❤❤❤❤
Guuleeso madax weene rajada shacabka soomaaliland ❤❤❤❤🙏🏼
Mansha Allah hakugu Asturo Allah yow dadka duruufutu kulmiye baday kasoogadha
Insha allah guul mudane madax weyne
Best of luck mudane the next president of SOMALILAND INSHA,ALLAHU
Mnsh allaah alle hakugu guuleeyo❤❤❤❤ dalka alle kii nabadiisa salka uu dhigi lahaa umadana walaaleen lahaa alle hakaaga dhigo
Best President in Somaliland good CV Inshallah guul.
Allah ha ku xifduyo Position ka Head of state Somaliland......Kuwan Tuugta Kulmiye iyo DAYdayga iyo Mujahidibta-Beenta-lacagta lagaga cunayo Shacabka, wuuu dhaamaa....Waa daacad buu ila muuqda iyo Dad-isku-hayn
Mansha allah allah ku xafido walahi wad istahisha in ad qabato xilka mudane aqonyahan ciro
Masha Allah cabdiraxman mideeye Guulayso guul wadani guul Somaliland Insha Allah
Hanbalyo reer soomaalinimo waadka baxsateen guul no buuq 😂👋👋🌸🌺🌼🌸💙🌺🌼🌸🌺👋👋👋👍💪🫶✌️🎉🎉🎊
midii ilaahay kuu qoray guul iyo guul darada waan kuu rajaynayaa insha,allaah
Mashaa allah hadad hesho guul hadii laga helo hanbalyee
Isha Allah guul mudane madaxwayne Abdirahman maxamed c/lahi ciro rabigu ha guuleeyo hana kaa yeelo mid wanaag lagu xasuusto
midii ilaahay kuu qoray inaad guul daraysato iyo inaad guulaysataba waan kuu rajaynayaa insha,allaah
Madaxwenah Somaliand wax badan ka badali inshallah
Ciro fii qulubinaa❤❤❤❤❤❤❤
Kķkkkkkkkk
Maamsha Allah guulayso madaxweynaha dooran
Musharax ciro 🧡 ♥️ Musharax wacaaN🙁✨️🛣
Mansha allah guuul kuu rajaynayaa sir mahamed
Awwow Guul waxan kaa rajeyneeyna inaad noqoto .oday somaliyeed. .Dagan .Alla macruuf ah..
you become next president of somalind
after 3 days inshallah
wllhy adan kusiinayaa codka madaxweyne
Ilaahay ha kugu guuleeyo mudane ciro
Machaaaa aaaallah
Mudannn ciiiiro
Vivaaaaa ciiiiiro
Madaxwaynaha jsl dalka soomaliland mudane cabdiraxman maxamed cabdilaahi cirro
Madaxweynaha cusub ee Somaliland ❤❤
Insha allah guul baa urajaynayaa
Guul ayaan ku rajaynayaa
Masha’allah❤❤❤ nin rageed👍❤️❤️❤️ soo dhawoow mudane madaxwayne👏🏼👏🏼❤️❤️
Car wakaase Muuse sidaa umadda wax ha ugu sheego.
Ma dhici karto inuu sidaas wax ugu sheego walaal.
Allow cirro noo door aanu horumar iyo barwaaqo gaadhnee.
Aamiin Aamiin Aamiin
@@abdirahmansaeddhuux_yare1186aaamiin
🎉🎉🎉❤❤ ما شاء الله تبارك الله. Guulayso waligaa. Isha,allh🎉🎉❤❤🎉
Masha Allhaa guul madaxwaayen cabdi Raxmaan ciro
mudane madaxwayne guul kuu rajaynyaa
Guul inshallah madaxweyne❤
Sooyala dheer ayuu soo maray cirro
Alle hakuu siyaadiyo aqoonta
Guul guul guul ciro insha allaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah waxuu waa nin aqoonle. Haduu sobaxo inuu muse kafiicnado waydhici kartaa waayo ninkan aadbay dad badan uyasaan
in shaa ALLAH
Guul madaxweynaha 6aad ee jamuuriyada somaliland
Insha allah
Inshallah guuuuul.
Guul insha Allah madaxweyneha 6aad ee somaliland insha Allah
Madax wayne sharfiyo karaamo leh Guulayso labada ďaroodba ❤❤😊
Guul insha alllah abtiysshey isbadel quruxbadan ban idiin rajayanaya iyo isbadel wanaagsan dagal ka ino dhexaya alle nabad haku so dabalo xaqa alle hayna tuso dhamanten
Amiiiin yarbi
Isbadal khayr qaba ayan rajayanaynaa Mudane Madaxwayne. khayr Insha Allah. Kulaylka dalka adaa ka saari doona.
Guul ayan ku rajaynaya mudane❤
Insha allaah madaxweyne allaah ha kugu guulaynayaa
Maansha allh guul wadani iyo kaah
Waan ku duceeyey in aad madaxweyne noqotid insha Allah.
Guulguul insha allah
Guul madaxwyine ciro
Mashaa Allah hanbalyo Hanbalyo wadani guul insha Allah qeer garabkaaga allaha galo diintana kufhaqma gurigiina dhisakoow 🌺🌸🌺🌸💙🌺🌸🌺👍🫶✌️
PRESIDENT CABDIRAXMAAN MAXAMED CABDILLAHI CIGAAL❤🎉
Wllkeen wuxun buu ina odhanayaaa Mujaahid baan ahay Waa adi iyo Allahaaaa
😅
Guul madaxwayne
wa so baxaysa inshlh
Guul Waddani iyo isbadel doonka 👏
Guulso madaxweyne ❤
Guul insha Allah from sacad muuse ❤
ixtiraam degnaan aqoon cibaado dhaqan wanaagsan waa sifaha wanagsan ee lagu karto hogaamiyaha cirro maaha nin qabiil ee waana nin qaran.
Guuleyso mr ciro wadani guul
70 jir ayaa tahy cirro muuse biixii waa 79
9 sano ayuu ka weynyahy
Duqa dalabta leh naso ku dhaha muuse daanyeer 🤣
Ilhy hanogu ka dhiibO xilka madaxtinimo Hana ka ka dhigO madax wayne wanagsan ❤❤
MANZHA ALLAH GUUL AYAAN KU RAJAYNAYAA INZHA ALLAH
Insha allaah waad guuleysanysaa mudane Madaxwayne C/Raxmaan Maxamed c/Laahi (Cirro) idim alle
inshallah rabi hagugu guuleeyo ❤
Masha Allah halyay qaran
Ninkani waa aqoon yahan uqalma dalkan somaliland inu ka taliyo oo uu ugu taliyo aqoon cadalad sinaan iyo nidaam kal danbayn leh Alle waxan ka barynaa waa wakhti saldeede inad madax wayne no noqoto dacada ❤
guul insha allah
Alle haku tuso oo haku sahlo hawsha kuutaal oo minimada reer somaliland ugu horayso alle haku garansiiyo walaalaynta bushada somaliland waa wado samir iyo duqaad ubaahan midnimo iyo
ilaahayow udhiib haduukhar nooleeyahay
Wllhy hadaanu ii iman malku mowtku adan kuu codaynayaa || waad na hanatay ❤❤
In sha allah ❤🧡🧡🧡🧡🧡
Illahayoww ku gule suu hadalkisu u cadyahayna illahayow ugu rume riyooyinkisa anaguna wan ku doorane😢❤
Guul Guul Guul xisbiga waddani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
xaasid badan ayaa madaxwaynaha ka xun lkn waa ay jabayaan madaxwaynuhu wuu guulaysanayaa insha alaah dagaal ooge muuse hana dhaafiyo
kolay maxakanada heeg ayaa la saarayaa maatada u xasuuqay
Welcome Mr President 🎉🎉🎉
Inshallah ciiro guul guul
Baranaamijkan abdirahmaan cirro inta iigu saameynta badan leh
Waa inta uu yidhi
Waxaanu wax ka qaban doonaa tayayenta ciidanka
Oo ay lumisey saaxiibo badan
Cidna isaga oon magacaabin hadanaa saxiibo ka dhiganaya ayuuu arinkiisa meel mariyey❤