Haa aad baan ugu helaye, been been iyo iska hadal agtiisa ma taalo. Very professional wllky dagnaan iyo ilbax nimo Ka muuqto guuleesta waligiin. Allahuma baarik.
😂😂😂😂 Manta waan qoslay lugti Kala waan Gali waye Wana Ka soo baxi waaye😅😅😅 Abdirahman soo wax u sheegayo caadi maha. Allaha idin barakeeyo wiilshyna salan from UK ❤❤
@@Really2025waa wax leyska dhaafhiciyay waaye african American ba ayagoo wadanka la leh cadaanka oon africa waligood arag ayaa african la dhahayaa markaa shaqo buuxineysana waxaa ku qoran Black or African American maa tahay
Walaal gabadh muslimad ah sidas quruxda badan uxijaaban maxaad ku gaalaysisay adiga ma qawarij ayad tahay ilen qofka xita hadu qof dilo magaalobo ila uu diinta kabaxo ama gaalnimo ku hadlo Ama sameeyo, xita Hashim wa muslim caasi ah wayo naf la dilay laguma gaalobo...
Nin kan reer koda i diidey una sheegey in qatar yahey Ethio wax ku so diley reer ka intey maqli wey sey raac dey isaga. Gabar tii tlf udirey oo diidey aqli badned inkasto qof kasta suu ku dhima nayoh iska qoran tahey
Deeqa howshan wax bey ka ogeyd madaama ay u turjumeysay.iyo Qatar iguma Aya wey tiri lkn .wey fududeysatay iydana wa Raad tirasho ayey u dhimatay.ilaahvhs naxariisto
Wey cadahay iney wax ka ogeyd shaki kama jiro wata u adeygsa after u dilay reerki isago la raadinaya qof indaha laan waxa socda ana waxba ka ogeyn xita mida leh hashim away deqa wa in la raadiya
mayd maba ahee... jidhka dhan baa mayd la dhahaa...lakin wixii la cuney ama neef ha ahaado ama qof dad ah oo bahal cuneu wixii kasoo hara wa raq...afsomaliga baro adoo qofnawax ku eedin
Isaga Aya kaa sax San 100% Mayd qofka dhintay ama ladilay EE jidkiisu isku yaalo Aya ladhaha walale marka qofka la googoyo ama lajar jar sida kuwan Allah ha u naxariisdo dhamaandod raq ama lafo Aya ladhaha erayga raqda waa eray sheegaya in maydku anu dhanayn
Deeqa waxa lagu sameyey gabdhaha kaley laguma sameyniin,, Deeqa musibo aya kudhacday,, ina adeerkey inta ay laheyd ayu kuso jestay uu hilibkeda karsaday,, wata uu adegeyso kamaba qasneyn,, niinki qayrkis loqoyow adna so qoyso aya kudacday,, illahay ha unaxriisto maskinta
Masha allah waa laba wiil Aad u taageero falanqayntod allaha idn xafido rageena soomaaliyed iyo anagaba xaqa allaha nagu sugo waa iska xaal aduun marba wax uun la arkaye gabdhaa iyo kuwii ka horeyayba allaha kasamir siiyo reerkoda 😢
Habaarkii iyo dambiyadii uu ka soo falay ee dumarka , waayeelka, curuurta iyo culimada soomaalida ku layn jirey ee ku bah dili jiray jigjig iyo deegaanka ku dhow dhow ayuu Haashim qabaa.
Ninkaan falanqeeyaha waan jeclahay falanqeyntiisa masha Allah
Wlhi isku mid ayaa nahay falanqeentiisa cabdirahman waa top m.a
Me too
Ninke kan okiyaalaha qaba mise kan kale
Haa aad baan ugu helaye, been been iyo iska hadal agtiisa ma taalo. Very professional wllky dagnaan iyo ilbax nimo Ka muuqto guuleesta waligiin. Allahuma baarik.
@AhmedDiiriye-gm6um my kan kale
😂😂😂😂 Manta waan qoslay lugti Kala waan Gali waye Wana Ka soo baxi waaye😅😅😅 Abdirahman soo wax u sheegayo caadi maha. Allaha idin barakeeyo wiilshyna salan from UK ❤❤
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤ صلي الله عليه وعلي آله وصحبه اجمعين❤❤❤
afsoomaali aad u fiican bay ku hadlayaan wiilal soonaaliyeed weeyi
kuwa badanoo warbaahim haysta oo afsoomaali xumadooda aad yaabaysi baa jira
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤
What what wonderful repoter ❤😊
Allh ha unaxaristo dadki xaqla aant lagu dilay lkn waa in ay helaan cadalad
Waa weriyehii ugu horeyey oo iga qosliyey wlhi😂😂 mashaallh falanqeynta ku wangsan
Thanks, brothers, for the update . Jizaakumu Allah kheyr. Wonderful reporters.❤❤❤🎉🎉🎉
😂😂😂😂😂walahi wariyan wa funny 😁 😂 😀 😆 qosolku nagadameyey ....walahi wan xiseyah wareysigisa
Eraygaan madowga ah qof somali ah in uu isticmaalo waa qalad
Iyagaan kuu ogolayn inaad Afrikaan tahay, markaa ha lagu yiraahdo.
@@ahmedabdulli.
Waa runtaa walaal Xitaa maraykanka oon joogo, hadaad tiraahdo inagoo madow ah… Somalidu ma madowbaa ayey kugu dhihin!! Somali Ayaanu Nahay!
Adoon in la yidhaahdo ayay dhaantaa
Waa wax nalaga dhaadhiciyay 😢
@@Really2025waa wax leyska dhaafhiciyay waaye african American ba ayagoo wadanka la leh cadaanka oon africa waligood arag ayaa african la dhahayaa markaa shaqo buuxineysana waxaa ku qoran
Black or African American maa tahay
Deeqa gacal iyo gabaad waxay u ahayd dilaa mujrimka ahaa Hashim.
Sidaa darteed waxay ahayd dambiile.
Dhagartii ayaa iyadana galaafatay.
Qofka nuucaaas ah maba la dhaho Allah u naxariisto.
Dilaa ayay ahayd.
walaal waxa dhicikarta inuu been ushegay uu yirii nigu lug kumanlahayn ee tuhuun inuu jiro, gabadha ninkay jaclayd love is blind lakiin aniga shaqsiyaan niin tuhun xitabatiriya wax shaki qof hadii aan lkumaqlo waan kafooganlaha 100 mile!
Walaal kafirso oraahdan qabri iyo qiyaamo aya ku sugayse, maydka lama caayo ehelkana wad ugaaftay walaal, xita waxda dambi baariista Kenya warkan masheegin waxayna sheegtay in Deeqo dulmane ahayd sida gabdhihi kahoreeyay, adiga ya ku sheegay Deeqo tagsigisa ayay macmil uu ahayde wayna isbarten marki udambaysayna goobti shaqada ayu kaso qaadaye ee warkan ma sheydaan aya ku waxyooday adiga...
Walaal gabadh muslimad ah sidas quruxda badan uxijaaban maxaad ku gaalaysisay adiga ma qawarij ayad tahay ilen qofka xita hadu qof dilo magaalobo ila uu diinta kabaxo ama gaalnimo ku hadlo Ama sameeyo, xita Hashim wa muslim caasi ah wayo naf la dilay laguma gaalobo...
Kagasiidarani dhakhtar ayay ahayd markaa iyana waa naxdin kale waa hadii xubnaha laga ganac san jiray dambi wayn ayaa kasoo socda
@@halimamohamed9074
Walaal xogaa caqligagaa ka shaqaysii intaa hadlin!
Ma dilka Nairobi oo dhan la isaga soo baxay oo isla maalintii xigtay magaciisa la sheegay ayay xitaa odhan wayde halkaa ayuu joogaa xitaa tuhun. Doqon ayaa tahay.
Anoo Mombasa jooga kacabsadaa ninkaa waxaan sawirtaa habeenkii kiyoo mindi heysto oo guriga iigu jira 😢😢😢
Anoo xamar jogo baaba kacabsadaa
Maxaa laga cabsan waaba la hayaaye...
Hado soo baxsado kawarn@@garaadfirane2914
اللهم❤صلي ❤وسلم ❤علي ❤سيدنا ❤محمد ❤وعلي ❤آله ❤وصحبه ❤وسلم
Masha allh wiilashan.wan jeclahay alaha idin xafido
FALANAQANTA ISthe basti❤
Ninkan falanqeyntisa wanjeclahay Masha'Allah cadi Maahan
allaha u naxariisto
Ale waalidka Samir siiyo Iyo walidwalbo ubadkiisa wayey alow intii dhimanayo unaxariiso walidkay walalkay Ito eheladaydii asxaabtaydii Iyo musliimntaba ana alow nooga dabataxariiso aleew ifka ceebtayada astu aakhirana nabiga csw jana fardawsa noogi wadadeeq dhamaantayo aamin aamin
Deeqo waxay heshay Abaalkeeda hadii ay la ogayd dilaaga ficiladii dilka ahaa ee uu gaystay
Sax
@@deeqoali57 maxaa waxbarashada ku xiray Geerida??
Nin kan reer koda i diidey una sheegey in qatar yahey Ethio wax ku so diley reer ka intey maqli wey sey raac dey isaga. Gabar tii tlf udirey oo diidey aqli badned inkasto qof kasta suu ku dhima nayoh iska qoran tahey
Welkom 🤗 Ilkecase iyo Abdirahman
Subxanalaah ilahow naa amanso melkasto joogno yaa raabi
Deeqa in lo oyo ma mudna wa dambiile marte ciqaabtetii
Ilahey ka baq cid og maba jirte .waxaa loo maleyna madaama loo diiday inuu u dilay xitaa@@MohamedNasro-zt2lp
@@MohamedNasro-zt2lp mar horan ka shakiyey marki layiri caafimad bay baranaysaan shakiyey inay wax ka ogayd oo dadka kalayaha lagala baxayey
Deeqa howshan wax bey ka ogeyd madaama ay u turjumeysay.iyo Qatar iguma Aya wey tiri lkn .wey fududeysatay iydana wa Raad tirasho ayey u dhimatay.ilaahvhs naxariisto
Waliga gaari ha uraacin qabiil somali anaga mesha is dhignay
Wale waa arin argagaxle oo bulshada somaliyeed kucusub ilahay hasahlo ilahay dadkan dhiigyocabyada ah ilahay haqabto insha allaah
MaanshaaAllh siwcan isku wareysnayaan weena is dhageysnayaan good ❤
Waaba bahalo subxaanallah
Meeshaa waxaa kamuuqato in deeqo iyo ehelkeeda eey ogaayeen danbiga oow geeystay iyo meesha markaa oowjoogay
Qasatan deeqo waxbadan beey ka ogeed dilalka ninkaaa oow geeytay
Somalida maxey u dhahaan madoow Ama adoon. Ayaga jarmal miyaa
Caadan is modaan African nimadee ka fanayaan😂😂😂😂
Haa Aniga xata waa la yaaba Adoon iyo madow, Jareer lee dadka kale African ah
Ina lilahi waina illeyhi rajucun ALLAAHA unaxaristo walahen deeqa
KUSALIYA RASUULKEENA ❤❤❤❤SALALAAHU❤❤CALEYHI❤WASALAM❤❤❤❤❤❤❤❤
SalallaAhu Caleyhi wassallam
Scw
Wiilashaan waan jeclahay walhii sifiican ayeeyo wax u sheegaan.
Wey cadahay iney wax ka ogeyd shaki kama jiro wata u adeygsa after u dilay reerki isago la raadinaya qof indaha laan waxa socda ana waxba ka ogeyn xita mida leh hashim away deqa wa in la raadiya
Sax waybeenguraysan umalan
Asc.
Ereyga aad adeegsaneysid ee raqda fadlan kubadel meydkii gabadha.
af somali sax ah weeye naf kasta oo la cuno inta ka hadha jidhkaa la cunay waa Raq
mayd maba ahee... jidhka dhan baa mayd la dhahaa...lakin wixii la cuney ama neef ha ahaado ama qof dad ah oo bahal cuneu wixii kasoo hara wa raq...afsomaliga baro adoo qofnawax ku eedin
Isaga Aya kaa sax San 100% Mayd qofka dhintay ama ladilay EE jidkiisu isku yaalo Aya ladhaha walale marka qofka la googoyo ama lajar jar sida kuwan Allah ha u naxariisdo dhamaandod raq ama lafo Aya ladhaha erayga raqda waa eray sheegaya in maydku anu dhanayn
Xasbuna llahu wa nicma wakiil
Ilaa lafaha DNA laga qaado oo laxaqiijiyo in ay iyada tahay waxaan u malaynayaa in ay nooshahay dilalkana wax bay ka ogtahay
markey deeqo ladilay ahaanu af aqoon yaa u kala turjumay
Subaxanalah subaxanalah ilahow qatuma nohagaji dadki shakibu kuriday iyo baqadin hashim waa bahal😢😢😢😢😢😢
M a ala ninkan wan jclhy falaqeya ah❤🎉nolow wll❤❤❤❤
Deeqa ilahay haku Naxriisto Abaayo Amiiiin
Subxana Allah deeqo maxay xanuun mardey
Asc
Allaha ka sabar siiyo
Laakiin cabdiraxman waa iga qosliyey
Gabdhaha soomakiyed waa inay iska daayan socodka aan waxba kaa soo galeyn naftiinana haku waayina
Waqti munaasaba waxqabsada oo cadawga haysku baylinina
Nafta wax ka qaalisan ma jirto
Naftiina ha dayicin meel xuna haku dhimanina
Afakadho waa funny aad baan idin salaamayaa
abdirahman waa nin qosol badan runti Gatchow Girma kkkkk
aniga waxa la yaabanahay haashim cida loyarka u qabatay oo rabta ine difaacaan. Aduun dhamaa
Waraa legendkan magacis sxbow marwalba barnaamijka isaga keen falanqeyntiisa wax kale waye😂
Wallahi anigo ah Waris Daud walasheed Africa kana jogging ayan garigeyga anigoon iska fiirin magalo waxan darema inuu habaar qabe dhiigya cab Haashim ii dheh fadhiyo.
Horta haashim Somalia miyaa
Wariyaashan sideey u hadlaayan baaba jeclahay runtiii
Its possible they wanted to finish her.
😂😂😂😂😂 you are funny😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂 waan kuhaysta c/raxmaan iyo nuur ilka case waraysigooda waa funy + news ilkacasaw bacda iska daa war hanagusowadin manan arage kulaha 😂😂😂😂😂😂😂
Ninkaan Waa serial killer Waxaan ka yaabay Waxan dhan markuu sameynaayay maxa loo qaban waayay? Maybe organ trafficking ayuu ka shaqeeya.
Qosal kabadan waxan
Nayrobi belo ha aado iga badan dds
Magaalo aan taxi kawado luqada in aan aqaan waa khasab. Caqli kuday.
Hoshi haday dhamatay inta kale shanfarolee ismaa fahmi wayo
Deqa alle haunaxaristo lakiin waxaay aheyd dembile caad....
Wadankina dhista meesha waa cabsiye
Amey gabar kale tahay oo dharka loo bedelay
Deeqo ninkan wey ogeyd xaalkiisa e الله أعلم
Gabdha dadkii hore dilkoodi in ay wax ka ogayd shaki kuma jiro taasi
Deqa haday nolaaan leheed xita xamsi ayay kujirii leheed
Walhi ilhy aya ibadbadiyay lakin walisirqolay
yaaku shir qolay abyo😢 bisinka
Na walal sithe lagu yelay ino sheeg an iska ilalime😢
Xaqa madaaho wuu soo dagdagaa insha.alaah kuli inta ku raad led waa lasoo qaqawanaa
Subxaaaaana Allah
Waxa maqli jiray godsired haqodin ku dhici dontidaba ma ogide
Horta why sadexdii hablood kale kiiska deeqa AUN ay uga saameyn badan tahay kuwi kale wa la ilaabey miya
Deeqa waxa lagu sameyey gabdhaha kaley laguma sameyniin,, Deeqa musibo aya kudhacday,, ina adeerkey inta ay laheyd ayu kuso jestay uu hilibkeda karsaday,, wata uu adegeyso kamaba qasneyn,, niinki qayrkis loqoyow adna so qoyso aya kudacday,, illahay ha unaxriisto maskinta
Ninkaan caadi mahaan sheekadiisa
Madow madow yaa cadaan ah war yaadhaheen ogaadeen sidaas afka u khaldaya waligey ma arag
kenyanka ayey sax ku ahayd sow maahan?
Kenyanka madoow la dhaha
@@AbdirizackAmin-i1z midka somaliga maxaa la dhahaa?
Oo deeqa reerkoodu maxay dowlada ugu sheegi wayen dilaga inu reerdhan xasuuqay way ogayen lambarkay kasoo hadlayan xitaa tii uu lacagta waydisanayey marku deeqa dilay ka dib
Madow madow war soomaali waa madowe nin Kenyan ah dhaha
Naagta alaabta raratay guriga rinjile udirtay oo dhahday sifican umamarinin miyesan wax ogeeyn
falanqeeyuhu waa riwayad caadi isga ayaaba shikiyay😂
4gabar dileen 😭😭
Waxaad ifahansisaan wuxuu yir weriyuhu turjumaan ayey u aheyd. Hashim iyo nin kakale iyadaa uturjumeysey. Dilkeedana miyey isku turjumeysey iyo baangada wuu sheegaayo. Bal wuxuu noo sheegayo eega
Masha allah waa laba wiil Aad u taageero falanqayntod allaha idn xafido rageena soomaaliyed iyo anagaba xaqa allaha nagu sugo waa iska xaal aduun marba wax uun la arkaye gabdhaa iyo kuwii ka horeyayba allaha kasamir siiyo reerkoda 😢
Sorry deeqo😢
Cagdheer wax walba waxay rabaan in ay ka waramaan waa hadad geed uu qabsado wayay oo kale
Yaa kugu amrey inaad dhamaysatid inta muhiimada ah waad taqaane.
iyadoo wax ka ogeyd inuu dad laaley hadana ay raacdey dhimashadeeda iyadaa dalbatey dilaaga qofka qariya isaguu cuni
Asc waan ridin salamay❤❤❤❤
Organ traffic ayay samay nayaan halaga warhayo.
Habaarkii iyo dambiyadii uu ka soo falay ee dumarka , waayeelka, curuurta iyo culimada soomaalida ku layn jirey ee ku bah dili jiray jigjig iyo deegaanka ku dhow dhow ayuu Haashim qabaa.
Madow waynu wada nahaye,kenyan dhaha in shaá Allah.
Kkkk yara waa karoonahay
Kenyana waan nahaye. Kenyan ku dhalanaye county dhana waaann ku leenahaye Adoomey dhaha😅
@@mohamedabdi344 waar yaan xabashi idinka faaidaysanin.
FADLAN Haashim sababta uu dadka u dilahayey dadweynaha u sheegay.
Kuwan waa ogadeen waa doqomo masii caqli badna dintooduba waa naag un caqli kale majiro kkkkkkk
𝐒𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚𝐚𝐚𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢𝐢 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐨𝐠𝐚𝐝𝐞𝐧 𝐚𝐟𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐮𝐫𝐚𝐲𝐨 𝐤𝐚𝐝𝐮𝐰 𝐥𝐚𝐚𝐧𝐠𝐚𝐛𝐲𝐚𝐠𝐨𝐰 𝐥𝐚𝐚𝐧𝐠𝐚𝐛𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐟 𝐜𝐢𝐢𝐥𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐭𝐚𝐡𝐲 𝐰𝐚 𝐨𝐠𝐚𝐚 𝐚𝐝𝐨𝐨𝐧 𝐢𝐧𝐚𝐝 𝐢𝐭𝐚𝐡𝐲 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧
𝐆𝐮𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐨 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐧𝐚𝐟𝐢𝐬 𝐬𝐡𝐮𝐛𝐚𝐚𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐞𝐞𝐞𝐞𝐞 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐚𝐚
Su,aasha meesha taalo waxay tahay familka deeqo markay gabadhooda deeqo oga digaayeen oo ay dhahaayeen nikaas ka har. maxay dowlada ugu sheegi waayeen inu halis yahay
Waa su,aal u baahan jawaab waafi ah. Familkana waa in la soo xiraa. ?
M.a sidu ufalanqeynayo waxan umelesa inuu mesha jogi
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Allah qadkan argagax ayuu igu ridey hilib hadan arko cabsi iyo matag ayaa iqabana heer routine an firsana markay hilib sodigan an xanunsado Allah kuqad deh illahayow inta dimatey unaxristo
Dad badan baa maqan
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun haashim horor illaahey ku ciqaab aduun iyo aaqiro ninku qalbi adkaayaa oo naxariis daranaa miyaaney hooyo dhalin miyaaney gabar la dhalan why sababta waa maxey uu afarta gabdhood u diley 😢
wan Arkay😢😢😢😢😢
Allow unaxariso 😭
Gabar edo u ahay naso boqatay kulaha ani majogayi wan baxa hashim aan kacabsanaa😂
Ninka madowga ah waa benale luqaduu kula hadlay hashim marku leeyahay wuxu igu dhahay askari baan ahay.. bahasha naga baandheya cabdow
Laga yaba somali in uu yaqaan
Sababaha ka danbeeyo inuu sidaan dadka udillo hala igaado hanoola shego sabab ka danbeeso inuu waxaan sameeyo
Runti waxan Hada jogaa usa waxan imaan Rabay Kenya waba ka baxay Hada🤔
Wale wa runta. Hashiim hindu tagaay , Madowgi ayaba oyay.
Hye warka isi😢😢😢
Eedaysane Ku qora inta maxkamad Ku xukumayso danbiga kaaramardha.
Cunsuriyada waan iskala qabsatey soomaalidu Ninka madowga ah beey ku hayaan iyaguba soow madow maahan,kiiskase ma dad cadaan ah baa ku jira oo tilmaan loo samaynayaa,Soow kama wanaagsanayn ineey dhahaan ninka kenyaatiga ah inteey dhihi la,ahaayeen ninka madowga ah/Idaacadaha kenyaba soomaali beey ku hayaane...
Haashim suu ku seexan jiray yaap