Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Habeenka aduunyo u hadhiyooAakhiraa lagu hooyan HalkeediNinkii hadlayaaba haska hadleeWallee hawli way dambeysaa eeQabri baa laysku huurin doonaayooHam baa laysku siin habas ciideeYaa Labada hawloodMidna lahaa ha ladaadinMidna loo hawadineeWuu soo hiloobaaDintaa habooneeHooy hooyHawaawiga ibleysoHooy hooyYaanu idin haleyninHooy hooyHilinkii wacnaaDhulka hoose iyoRuntii waa halkaa halkaaHooy hooyHa habaabinaayRaxmaanoowNabigaagi raacnayooRuntii muslin baanunaheeRaxmaanoowRag iyo awowKitaabka rumeynooQuraan ruug baanunaheeBalaayo dambi reebanHorteenana ka rooran Ta baalaheenu riixan Cirkana tiisu raaranTa dhulkuna radeebanAlloow roobka noo keenMid lagu reeyo roonoowAlloow caydha naga reebOo ramaadku noo dhaloOo yaanan oo yaananOo yaanan raaxa waayinEreyadii AUN abwaan xasan cilmi
5 years kadib wan ku salama
Runtii erayadii hesstaan ku jirtaa waa xaadiis iyo ducoo is ku jirtaa Eebee Abaahay Xasan Cilmi haka abaalmariyo anagana kuwii wax ku qaata haa naga niguu Amiin
Aamiin Alle ha unaxriisto Abtigay Abwaan Xasan Cilmi Diiriye. Waa in book lagaqoraa maansadiisii iyo riwaayadihiisii si ay unoqdaan dhaxalreeb.
Ninki hadlayaaba ha iska hadleWali hawli way danbeysaEreyadi xasan cilmi allaha u naxariisto.
macha Allah notre Diva Nimca Djama ...au passage Ramadan Karim huno Hassan 😘😘
ramadan karim walaal macaan 😘😘
Mansha Allah waxaa LA gaarabay ayadoo bilaa music ah inaad sooqaado wallsheey
maasha allah Hassan musuul sare aya tahay
Wa run taa
mashallah what a lovely voice,
Aqira lagu hoyan halkeki
Nimco khayr ALAHA SIIYO miyay dhagaysan khadra iyo maafiyadii jabuuti dadka dhiigoda bangiyada kafurtay
HASSAN ahmed nin qaaliya Masha Allah heesaha rabadaanka soo badi
ok , waan isku dayi doona inaan soo dhigo heesaha ramadaanka
Halkan talex miyaa 😮😮😮
Xasan axmad Ramadan Ayaa soodhow Marka heesaha dib udhig eeeee kheyraadka soodaaa Sxb
ok sxb
nimco jaamac
Wowwwwww
xasan ramadanka mamnuuc hees
ok
Habeenka aduunyo u hadhiyoo
Aakhiraa lagu hooyan Halkeedi
Ninkii hadlayaaba haska hadlee
Wallee hawli way dambeysaa ee
Qabri baa laysku huurin doonaayoo
Ham baa laysku siin habas ciidee
Yaa Labada hawlood
Midna lahaa ha ladaadin
Midna loo hawadinee
Wuu soo hiloobaa
Dintaa haboonee
Hooy hooy
Hawaawiga ibleyso
Hooy hooy
Yaanu idin haleynin
Hooy hooy
Hilinkii wacnaa
Dhulka hoose iyo
Runtii waa halkaa halkaa
Hooy hooy
Ha habaabinaay
Raxmaanoow
Nabigaagi raacnayoo
Runtii muslin baanunahee
Raxmaanoow
Rag iyo awow
Kitaabka rumeynoo
Quraan ruug baanunahee
Balaayo dambi reeban
Horteenana ka rooran
Ta baalaheenu riixan
Cirkana tiisu raaran
Ta dhulkuna radeeban
Alloow roobka noo keen
Mid lagu reeyo roonoow
Alloow caydha naga reeb
Oo ramaadku noo dhalo
Oo yaanan oo yaanan
Oo yaanan raaxa waayin
Ereyadii AUN abwaan xasan cilmi
5 years kadib wan ku salama
Runtii erayadii hesstaan ku jirtaa waa xaadiis iyo ducoo is ku jirtaa Eebee Abaahay Xasan Cilmi haka abaalmariyo anagana kuwii wax ku qaata haa naga niguu Amiin
Aamiin Alle ha unaxriisto Abtigay Abwaan Xasan Cilmi Diiriye. Waa in book lagaqoraa maansadiisii iyo riwaayadihiisii si ay unoqdaan dhaxalreeb.
Ninki hadlayaaba ha iska hadle
Wali hawli way danbeysa
Ereyadi xasan cilmi allaha u naxariisto.