Falaneey Naftaydaay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Falaneey Naftaydaay
    nimco jaamac
    djibouti somali

КОМЕНТАРІ • 24

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 років тому +9

    FALANEY NAFTAYDAY --- HO. NIMCO JAAMAC MIGIL
    Midhihii Ab. Axmad Xuseen Jigjigaawi. Laxanka ?
    ''Falaney naftayday
    Arrima fudaydshay
    Uma fiirsatoy
    Mar haddaan faruuryaha
    Gacda foolka ku hayaa
    Fari tog dheer ila xushee ?????
    Dadka faraxsanee
    Fagaaraha dhex joogee
    Faallada maqlaayow
    Bal in la iga farajadoo
    walaalayaal
    faataxa ii mara / Fooxa iigu soo rida
    Fankay habartu sheegtiyo
    faa’iidadiisii
    ma fadeexad baa?
    Waxaan fiicni moodaa
    Ila fooxumaadoo / foolxumo ahaayoo
    Fari tog dheer ila xushee ?????
    Dadka faraxsanee
    Fagaaraha dhex joogee
    Faallada maqlaayow
    Bal in la iga farajadoo
    walaalayaal
    Fooxa iigu soo rida / faataxa ii mara
    Anigoo fayow buu
    Fooruhu I qaatoon
    Fasaxay naftaydee
    Fariidkii I dhalay iyo
    Ehel kala fogaannoo
    Fari tog dheer ila xushee ?????

    Dadka faraxsanee
    Fagaaraha dhex joogee
    Faallada maqlaayow
    Bal in la iga farajadoo
    walaalayaal
    Fooxa iigu soo rida / faataxa ii mara
    ''

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 5 років тому +1

      Dadka faraxsanee
      Fagaaraha dhex joogee
      Faalada maqlaayow
      Bal in leyga farajadoo
      Walaalayaal
      Faataxada iimara /fooxa iigusoo rida 👑👑

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 5 років тому +1

      salmaan muumin mahadsanid sxb.

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 5 років тому

      @@xasan.jaamac adaa mudan huuno

    • @DonKako
      @DonKako 5 років тому +1

      Midhihii naxariis eebe ha siiyee, abwaan Axmed Xuseen JigJigaawi.

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 5 років тому

      Gadh hawdle Mahadsanid jaalle

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Рік тому +2

    J'aime cette chanson

    • @SH-bw5fx
      @SH-bw5fx Рік тому

      Cette chanson " falan " moi aussi j ai beacoup aimé cette chanson quand j etais petit les anneé 1970
      La grande chanteuse al fanana
      NIMO DJAMA MIGUIL
      apparut/ lancée dans les anneès 1974@ Djibouti
      " anigo fayoybu fooruhu iqato fasaxay nafteydi "
      " fariidki idhalay iyo eyel kala fogano , fari togdeer ila xushe"
      " fankey habartu shegtiyo , fa idadisi ma fadeexad baaa? "
      " bal in leyga farajado walaaloyal , fataxada ii mara
      Bal in leyga farajado walaaloyal FOXA igu so rida "

  • @nimanmaabdillahi2888
    @nimanmaabdillahi2888 Рік тому +1

    Waou quel souvenir ❤❤❤❤

  • @djamamohamed1549
    @djamamohamed1549 9 місяців тому +1

    OUI , ET SINGULIÈREMENT L' INGÉNIOSITÉ A TOUJOURS TEINTÉ LE COMPORTEMENT MUSICAL DE JIG JIGAWI.

  • @farahgmireh5818
    @farahgmireh5818 5 років тому +2

    Waayo Waayo karan ba karan

  • @wadanisomaliyed9515
    @wadanisomaliyed9515 Рік тому

    Qaadiroow alahayoow qaadir baad tahaye

  • @alimoaw4039
    @alimoaw4039 Рік тому +1

    Jimco jaamac

  • @princecharmant3133
    @princecharmant3133 8 років тому +2

    nimo djama

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 роки тому +2

    In kasto naco nimco jamac, heestan Wan ka hela

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 9 місяців тому

      😂😂😂

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 9 місяців тому

      @@halimoa4348 halimoy maxa dhacay ???

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 5 місяців тому

      ​@@halimoa4348 fanaanad Aan jeclaa ma ahayn nimco yaranti wayo: wa ta 1aad waxan aha team Fatouma Ahmed iyo Hodan xaji Mahmoud.
      Ta 2aad heeseda inta u badan habaar Bayern iila Ekaayen: -masiiba adunyo iyo mahiigan ba i sida, maduufan ba igu dhacay (subhanallah). Iyo qaar kalo bdn.
      3aad walashay iyo walalkay iga wayn ba madaxa nagaga qaado wan shuufay kkkk.
      Lkn imika markan qolo qoladi bartay wan wata nimco jamac migil 😂😂.