Ismahan Houmed & Abdi Nuur - Raran Jacayl

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 років тому +25

    RARAN JACAYL --- CABDINUUR ALLAALE IYO ISMAHAAN XUMMAD
    @Gaaxdii : Ab. Axmad Xuseen JIGJIGAAWI
    @Codshaxankii : ?
    '' Ho. Ismahaan Xummad
    Rafiiqii naftaydow
    Kama roorin wacadkii
    Ramash iyo dhul doog badan
    Ramad iigumuu dhalin
    Anigoo rugtii iyo
    Kugu sugaya raaskoo
    Ragna adiga ii yahay
    Taladeenii waxa rogay
    Ra’yi galay amuuraha
    Waalidkay rumaad baa
    Ina kala raraayoo
    Amba raran jacayl iyo
    Cishqi waygu ladhanyee (raranyee ???)
    Ha is raacin waayaha
    Keena rumoobiye
    Ho. Cabdinuur Allaale Xirsi
    Rajo ma leh adduyaduu
    Iyo raasamaaloo
    Way rays engagayee
    Ninka raadguraaye
    Nolol tawgu roon iyo
    Jecel raaxadeedow
    Runta kuuma sheegtee
    Wadku mid u ka raagiyo
    Ruux ku waara lama arag
    Iyo reer nagaadoo
    Rasuulkee Ilaahee
    Raxmaankeenu doortaa
    Rabrab lagaga qaadee
    Maxaan ugu riyaaqaa
    Riyo been ah weeyee
    Ho. Ismahaan Xummad
    Adduntaya rafaad iyo
    Rogmad iyo hayaan iyo
    Riiq lagama waayoo
    Rabbi bawgu talagalay
    Rarayd iyo furayd ee ( iga dabamara )
    Inkastoo rag iyo dumar
    Laysku keen rugbaayoo
    Reenkooku badan yahay
    Ra’yigaaga hay odhan
    Way raaci doontaa
    Naftu kugu riyootee
    Amba raran jacayl iyo
    Cishqi waygu raranyee
    Ha is raacin waayaha
    Keena rumoobiye
    Ho. Cabdinuur Allaale Xirsi
    Sida geed rumaanoo
    Raaxadu ku marantay
    Raysna xididka kula jira
    Caleen raaran guudkiyo
    Ubax ragax ka siiyoo
    Rucubeeyay midhahaad
    Ruuneey iila midab tahay
    Inaad raad qabowdood
    Raaliya haween tahay
    Ruuxna iima sheegine
    Maahmaahda raagtiyo
    Sidu yidhi ragii hore
    Waxba kuuma reebine
    Waa adiyo ra’yigaa
    Sida aad u rogatee
    ''
    Waa raas adduunyadu laga digarogani dadow. Eebbow galladaa !

    • @farhan928
      @farhan928 4 роки тому +1

      heeska waxaa sameeyey abwan Houssein jigjigaawii adiga oo ralii ah

    • @abdirahiimmohamed4078
      @abdirahiimmohamed4078 4 роки тому +1

      Sxb thanks heesta cuduraan baxayne Ee Nadiifa iyo C.nuur Allale so qor plz whatisupkadana isoqor

    • @charkodeqsalampeace1919
      @charkodeqsalampeace1919 4 роки тому +1

      Xasan Jaamac horta waad ku mahadsan tahay dadaalkaa waanan ku salaamay.
      Ta kale, heestan xikmadaysan waxay muujinaysaa quruxda fanka soomaaliyeed.Waana ereyadii Allaha u naxariistee abwaan Axmed Xuseen Jigjigaawi.

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 4 роки тому

      Charkodeq Salampeace iyo geedi Hassan. Waad mahadsantihiin jaallayaal sidaad ii toosiseen. Codshaxankana cid leh ??
      Eebbe ha u naxariistee, Abwaan Jigjigaawi waa catawgiisii ! Wuxuu ahaa halabuur ay hibadiisu lahayd cidhifyo badan.

    • @ibnuxaashi6829
      @ibnuxaashi6829 3 роки тому +2

      Rarayd iyo furayd =raray iyo furaaydee

  • @MouseAmin
    @MouseAmin 3 місяці тому +1

    raran jaceyl cisqi waygu ladhanyee Hays raacin waayaha teenaa rumobiyee j aime cette chanson car les mots sont très forts vive Abdi nour et ismahan houmed hees mcn badan runti

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 роки тому +5

    Heesta ugu macan Ee ay wada qaadan Abdi nour Allaleh xirsi iyo ismahan houmed Abdallah

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 8 років тому +3

    waw nice j aime cette.chanson hassan ahmed thanks nice song la belle des stars djiboutiens ismahan.houmed and abdi nuur

  • @sharmaarkemusse4819
    @sharmaarkemusse4819 7 років тому +8

    waa hees aad iyo aad oo qima leh fananada qaliga ismahan iyo fananka qaliga ah Cabdi nuur allale

  • @bazdaz1291
    @bazdaz1291 5 років тому +2

    Old memories when I was growing up as a child. Cabdinuur alaale a Legend...

  • @kassimabdillahi7227
    @kassimabdillahi7227 7 років тому +3

    Nice song. Thanks Hassan Ahmed

  • @mahiganomar761
    @mahiganomar761 5 років тому +3

    Djibouti ban so xasusta heestaan

  • @ayoubmahdi2989
    @ayoubmahdi2989 8 років тому +4

    Il faut que ismahan revient sur la scène musical parce que je l aime bien elle chante avec aisance,elle M incite à chanter à ses côté;je l admire profondément.

    • @ayoubmahdi2989
      @ayoubmahdi2989 8 років тому +2

      Toujours la même sensation quand j écoute cette chanson,il faut un vrai récompense pour celui qui a fait cette chonson et surtout ceux qui l'interprète vraiment c est une patrimoine .

    • @yacinjuninho6983
      @yacinjuninho6983 6 років тому

      Ayoub mahdi mon frère c'est moi yacin ta bien parle

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому +2

    Fanaanad qurux bada oo co qurux badan horta heesaha xigmada badan yaa kuu alifa

  • @ChacaybRaashid
    @ChacaybRaashid 2 місяці тому +1

    Masha allaa

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 4 роки тому +1

    Eesh calaa hees love it

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому +1

    Amba raran jacayl iyo cishqi waygu ladhan yahay waa deel.qaaf waxaa aax ah
    Amaba raran jacayl iyo cishqi waygu
    Ra ran yahay

  • @alimoussa-m1v
    @alimoussa-m1v Рік тому +1

    ismahan une Afar qui a chanter en somalie mieux que certains somaliennes

  • @qosol-qosol.3021
    @qosol-qosol.3021 6 років тому +2

    Hees shidan ha israacin waayaha teenaa rumoobiye

  • @khalididanour6482
    @khalididanour6482 Рік тому

    Waaaaaaw mashalah

  • @menassehaseged1413
    @menassehaseged1413 4 роки тому +1

    Xamda queen

  • @samiircumarwacays1117
    @samiircumarwacays1117 8 років тому +1

    ismahan hees wacan iga dheh

  • @abdiqasin2210
    @abdiqasin2210 7 місяців тому

    Nice song

  • @luulaahmed5325
    @luulaahmed5325 7 років тому +9

    Heestaa anigu gabadh yar aha ayaa dhagyesan jiire ala maxa dhar ku mayedhe kkkk

    • @daheraden5087
      @daheraden5087 5 років тому

      Wayawaayo walaahi xusus ax!! Mes années d'enfance je suis de la génération 81
      T'as raison huno! Les filles faisait la lessive sur cette musique

    • @cnsirjama2217
      @cnsirjama2217 5 років тому

      Heeskan waan jacal ahay run ahaan

    • @faiselaraye1558
      @faiselaraye1558 5 років тому

      Luula Ahmed ben jij het schoonheid....

  • @marwaanziyaad
    @marwaanziyaad 5 місяців тому

    0:14

  • @DaoudgeudiHamda
    @DaoudgeudiHamda 3 місяці тому

    ❤❤😂😂2024chui es vs

  • @mmimadar4216
    @mmimadar4216 8 років тому +1

    Wwwwwwww Eeshcala hees wwwwww

  • @faiselaraye1558
    @faiselaraye1558 5 років тому

    Grand chanteur samaroon. Viva Samaroon Siciid....

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 4 роки тому +3

      Abdinuur Alalee wa fanaan qaran, qabiil ma aha.

    • @arawelo2.010
      @arawelo2.010 4 роки тому

      @@amalyusuf1210 😆👌🙏👍

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 роки тому +1

      @@amalyusuf1210 it is my abti.
      Abdi nour Allaleh xirsi

  • @barkadchine1171
    @barkadchine1171 2 місяці тому

    h

  • @xasancabdi9725
    @xasancabdi9725 2 роки тому

    ssc

  • @abdobarreh1347
    @abdobarreh1347 7 років тому +3

    raran jaceyl cisqi waygu ladhanyee hays raacin waayaha teenaa rumobiyee j aime cette chanson car les mots sont tres forts vive abdi nour et ismahan houmed