Nimco Jaamac & Siciid - tiraanyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 6 років тому +13

    Tabaaladaa aduunkaa
    Hadba ruux turqanayee
    Hadaan maalin kaa tagay
    Nafsibaa i tumaatiyee
    Talantaali iga jabi
    Siduu ii tafaafulay
    Tagooguhu ma laabmaan
    Tamcadiisu igu maran
    Haddii aanad ii tudhin
    Nolol tiigsan mayee
    Tiiranyadaan qabo
    Adaa igu tallaalee
    Haygu tumane ii tali
    Saciid
    Taariikhda duniduba
    Waa tiro sagaaloo
    Qofna uma tobnowdee
    Markaan taag daraan jirey
    Anigo tooka kuu qaba
    Wadigii i tuuree
    Igu tiiqsanaayee
    Mantana tallaabadu
    Taadiiba maa ahee
    Waadigan tukubayee
    Ma haddaad itoyday
    Miyaad toobad keentay
    Si aan kuugu taliyabaa
    Nimco
    Inkastoon tallaabada
    Anigoo tusmo u dayin
    Kaa tasabay dowgiyoo
    Tuftii iguu habooneyd
    Taransaday xanuuno
    Tacabkii kusoo maray
    Imikaan tixgaliyee
    Ragu wuu u tudhi jiray
    Waligiina kuma turaan
    Tamarada haweenkee
    Adiguna i taakulii
    Waxaad igu tuhmeysayna
    Waan ka toobad keenee
    Saciid
    Ilamaa tin iyo cidhib
    Inay toosi kugu taal
    Haba ii tilmaamine
    Tow intaad i yeeshaa
    Adigana ku turuqdee
    Markay tiiftu igu tiil
    Inkastood wax ii tarin
    Hadaan kuu tolnimo galo
    Waa intoo i tuhuntee
    Bari iga talowdee
    Inaad toobad keentay
    I tus waxaan kugu aaminoo
    Iigu dhaaro towraad

  • @abdek111
    @abdek111 8 років тому +4

    Merci Hassan Ahmed -))))

  • @dinimohamed4543
    @dinimohamed4543 2 місяці тому +1

    "Y' a Salam."

  • @fatoumaayan5008
    @fatoumaayan5008 6 років тому +4

    kel belle chanson

  • @hasna-idilsaid4669
    @hasna-idilsaid4669 8 років тому +3

    Woow très belle chanson

  • @midnimadasoomaali-weynwaam9264
    @midnimadasoomaali-weynwaam9264 7 років тому +7

    Tabaalada adduunkaa hadba ruux turqanayee,haddaan maalin kaatagay, nabsibaa itumaatiyay talantaali igajabi siduu iitafaafulay,tagoog umalaabmaan tabcadiisu igumaran,haddii aadan iiturin nolol tiigsanmaayee,tiiraanyadaan qaboo adaa igu tallaalee haigutumane iitali.
    Taariikhda duniduba waa tiro sagaaloo qofna uma tobnowdee, markaan taagdarnaanjiray waa adigii ituuree, igu tiiqsanaayee maantaba tallaabadu taadiiba maahee,waa adiga tukubayee mahadaad itowday,miyaad towbad keentay si aan kuugu taliyaba!!!!! Yasalam waa hees kalakacsan.

  • @ahmedfarid2714
    @ahmedfarid2714 6 років тому +3

    It is good voice

  • @yahane33
    @yahane33 8 років тому +3

    great song

  • @dinimohamed4543
    @dinimohamed4543 2 місяці тому +1

    ❤❤

  • @bahiramohamedabdule4202
    @bahiramohamedabdule4202 8 років тому +5

    Nice song

  • @housseinmoudboulaleh5212
    @housseinmoudboulaleh5212 Рік тому +1

    WawaeEee #@-@-Y////M .....OOOOOOG

  • @XasanSaciid-e8v
    @XasanSaciid-e8v Місяць тому

    Nimcajamac

  • @ahmedcabdi3185
    @ahmedcabdi3185 2 роки тому +1