Caasho-kiin Fannaanku ma dhaqan bi’is baa mise dhaqan bile?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 сер 2023
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 86

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +13

    Fanaanad caasho kiin wa qof qiima badan oo dadkeeda iyo dalkeeda jecel guuleyso abaayo mar walba ❤❤❤❤❤❤❤

  • @samaleofficial
    @samaleofficial Рік тому +4

    faanad aan jeclahay caasho kiin hanolaato qof culus ayaa soo qabatay meel dheer ayaa wax ka aragtaa full respect ✊

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 11 місяців тому +2

    Hanoolaato manta fanaanad aan tageero oo aan jaceylahay baa inoo keentay wlhi markaa barnaaye mama caasho waba yaraa xataa school maa galin wariyaha xaqdhowr bay eheed nolow habo caasho kiin ❤

  • @abdurahmanmahamad5188
    @abdurahmanmahamad5188 Рік тому +9

    Xilli walbo toowbo keen
    Salaad kasto gadaasheeda toowbo keen
    Danbi dhaaf weydiiso Allah.
    Music ga waa denbi ee toowba keena walalayaal.

  • @dahaboosman3905
    @dahaboosman3905 Рік тому +1

    Masha’Allah Aasha Kiin. Gobolka Hiiraan oy u egtahay in la baabi’in rabo hees gubaabo ah u soo qaad fadlan. Gobolkeenna taariiqiga ah waan u soo guuri laheen.

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 2 місяці тому

    Caasho Legend keep on going Sister
    Masha Allah
    Wadaniyad dhabaa tahay
    I love 5ta Soomaaliyeed

  • @MohamedAli-mv6dk
    @MohamedAli-mv6dk 11 місяців тому

    manshallah caasho kiin,you’re really patriotic who loves country first ❤

  • @yousufhuseinismail2682
    @yousufhuseinismail2682 11 місяців тому

    Thank you so much AYAANLE❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 місяців тому

    Masha allllah❤

  • @maxamadxaayow969
    @maxamadxaayow969 Рік тому +3

    Danbiga fanka uu leyahay waxaa 1 ka ah
    1)waa music
    2)codka dumarka loma bano iney sare u qado
    3)dumarka wey qawan yhn sida u bdn
    4isgu dhaga is tatabashada rag&dumar
    Marna qiil malahan qof heesayo alle kacabso ha tagerin iney kusii jiran heesaha hadii wax fcn thy diinteyna laku shegi lahay
    Midana ogow la isguma qabsado gabayada maxaa heesaha muran kaliyo ???

  • @somaliahanato8939
    @somaliahanato8939 Рік тому +4

    Fany waye qoftan ❤🎉

  • @wadanisomali9675
    @wadanisomali9675 Рік тому +6

    xaawo kiin muslim waa tahay maasha'Allah waad tukataa,balwad ma lihid waad asturan tahay. laakiin dhanka cilmiga diinta ayaa aad kuu yar waayo ama asturnow ama ha asturnaan ama balwad lahaaw ama halahaan waxaa laga towba keenayo waa heesaha iyo music gaan oo diinta xaaran timeysay mrka intaas inaa fahanto rajeynaa

  • @Zakiika
    @Zakiika Рік тому +2

    Waaaw fananada casho kiin masha alah alaha ku xifdiyo

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 Рік тому

    Mashaallah fr borame

  • @maryan3892
    @maryan3892 Рік тому

    Masha Allah waa fanaad qaali ah caasha kiin

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 Рік тому

    Asc . caasho you are lovley lady mashaAlaah adi iyo ayaanle.

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 Рік тому

    MAASHA ALAAH EEDO MACAAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 Рік тому

    M shalah music uma baahna

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 11 місяців тому

    Waa qof dhisan

  • @laylaahmed2534
    @laylaahmed2534 Рік тому

    Will iyo haryarti waan idin salamay

  • @munamuuse3728
    @munamuuse3728 Рік тому +1

    Dhibaatada foorinaye waa kusoo noolaa Alxmdullilah illahay intii dhimatay ha unaxariso😢😢

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 Рік тому +1

    Dad waa dadkii hore walahi

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 Рік тому +3

    Waa fanaanad aan iska heesin
    Dadka masiirkooda wax taabanaaaya.kudifaacda heesaheeda

  • @abdikiin3915
    @abdikiin3915 7 місяців тому

    Caasha kiin waa Gabadh asturan oo akhlaaq badan

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 11 місяців тому

    🎶 muusiga ayaa xun walaasheeyeey hees adood muusig isticmaalin

  • @mohamedamiin9719
    @mohamedamiin9719 Рік тому +3

    16:16 Yaaaah 😬😬InalilaaaH bal intaan ila dhageysta waxey ku Hadlayso

    • @ajla4650
      @ajla4650 Рік тому

      Allahu mustacaam calaa maa tasifuun.
      Waxan idhaheyga ku arkay waalid carurta geeya dugsi quran oon ogoleyn in caruurtoda heesaha mareykanka ama ingriska dhageystan. Cajiib.
      Waxan ka yabay markii walidkii ay dhageystan heeshaa Soomaaliga oo waliba ay galan riwayadaha ay fananiinta ka hesayan ee ka dhaca yurub iyo meelo kale.
      Waxan ka sii yabay waxa guriga ka shidan 24/7 tv da waliba qaar waxay heystan Netflix iyo chanalo kale oon caadiba aheyn. Macnaha hees iyo musik kama maqna tv yadan.
      Marka aroos la tago ama xaflad dhalasho tanaba ugu daran la qabto isla dadkan ayaa hadana musik dhageysta oo ku cayara.
      Wadanka Soomalaiya waxa ad loo xiiseya heesaha, aflamta iyo musika. Dhaqanka somaliga waa gabay iyo wax luuqeyn kale oon musik laheyn in kasto wax xoogaa wax la tumi jiray.
      Marka ila firiya ma waxa ka wada garbasar ayan wata wana heesa😂 hoooyada dugsiga ciyalka geysay ee snapchat gashay ee hesaha dhageysneysa iyo kuwa aan hada ka shekeyey nacam waa guryahooda dhexdiisa ma la dhaha oo dhib ma leh hadeyba shaarica la soo istaagin mise hees waa hees meeshi la rabo ha la keeno ee.
      Aniga shaqsiyan waxay ila tahay gabartan fananada waxay og tahay in la la qabo oo ay Soomaalida in yar oo Illahay ha cabsaneyso maa hee inta kale jecelyihin heesaha wana waxa ku sii dhiirinaya iney sii heesto.
      Waxad arkeysa dad dhahaya ha iska heesan nagahan ee mey korkooda astur tan.
      Hadda iyada garbasar ayey wadata waba asturan tahay kkkkk
      Waxayna dadka ogeyn in gabadha xitaa codkeeda u cowro yahay la na ogoleyn in la
      Maqlo. Waa cod caadi ah iskaba dhaaf sheeko ama hees ama qosolkeda ama beer la xawsi hadal dabacsan oo laga maqlo.
      Waxan la ogoleyn iney xitaa doodo oo ay mujiso wax shucub kale sida nin ay kicin karto ama laga qiyaso aqligeeda sida kuwa parlamanka ku jira.
      Isku soo dar ee dumar tin iyo cirib ama cod iyo neef toda in taba waa cowro waxa kaliya oo lagu dadi karana waa in aan la
      Maqlin. Dhar waxba kama celiyo.
      Qoralka xiraa commentiga waa cowro kkkkkk oo run kkkkm culumada aya herkas garsiiyey.
      Sida ay qaban maba aheyn in dumar ama wax dumar loo qayan ay bulshada soo dhax galaan.
      Waxay aheyd in aduun gooni ah ayey lee yihin ee loo daayo oo la asturo maadama ay cowro yihin tin iyo cirib.
      Iyagana waajib weyn ka saran yahay iney diinta bartan oo xooga is ilaaliyan tagana meelaha ay dumar kaliya kula kulmi karaan
      Si ay danbi la an u ahadan. Waayo khabri aya dadka sugaya iyo xisabtan qayamaha.
      Dad aya amin san in dad ka lagu kiciyo heeso ama wax lagu baro ama looga tir tiro sida in laga gudbo qabiilka Soomaliya ku habsaday.
      Horta hees sharci ma lee yahay oo sidas ha sameyn ama samey ma ku dhihi karaa?
      Marka quranka iyo axadista aya adunka loo soo dajiyey haddi ay noqoto in wax lagu badalo ama laguba dabaro nololkaamil ah inta kale waaiska dharag dhacsi.
      Waxan youtube ka ku arkay fananki weyna Aweys Qamiis. Oo dhahay heees ma fiicno oo fah fahin kabixiyey. Allhamdulilahi wan ku farxay haddi Illaahey Aweys
      Soo toosiyey. Inta kalena ha loogu duceeyo inu heeska ka
      Madoobeeyo. Hees iyo qalab music wax gacantisa ku sameyey oo ay tahay fatsamadisa Sheydan
      Sas waxa dheheysa ayad quran ah
      Markasta oo faraha la sarana qeyb ayuu ku lee yahay ayuu yiri Alle Subxanahu watacaala.
      Soomaali ma iska dhaafe hees waliged oo kuligod isku racan in hees meel leeska dhigo iyo musik.
      Mida ugu adag waa iney dad wax isku wada racaan. Nin iyo camalkiis iyo maalinta khiyamaha.
      Qoralkeygana waa ku dheraday.
      Waxa jira dhaqatir ka qora cimi nafsiga oon hesaha dhageysan
      Waxay dhahena sababata waa shegen. Oo cilado ayey ku arken.
      Nabiga na wuxu yiiri (nnkh), haddi heesku danbi ahan laheyn Illhay agtiisa aniga ugu hor dhageysan lahaa ummada😢
      Illahay amarkis heesaha waxan ka jecelahay buranburka iyo gabayada. Markan dhageystana waa ka towba keena tan ma aha mid iga dhigeyso inan ahay ceeb ka salin laakin heesaha maba iigu baxdo kkkkkkkkk dhageysigooda xooga waxy ka dhigi karan mid u hogansan hees iyo musik ilaa aad adoon u noqoto. Allahu Aclam.

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 Рік тому +1

    FANAANAD QAALI AH IYO WARIYE QAALIYA KU SOCO BARNAAMIJYADAADA AAN LAGA DAALIN ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikhadirmohamed9893
    @abdikhadirmohamed9893 Рік тому

    Casho kiin sharaf korkada ha ahato❤

  • @ruweydoabdikadir7884
    @ruweydoabdikadir7884 Рік тому

    Xaqiiq wllhi hobigaaga waaka mira dhalinkartaa

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 Рік тому

    Waxey Tusaale u tahay kuwa Fanka mooday in la isqaawiyo. Waliba qaarkood JEEGO XIIRKA AH sida Wiilal. SHUKRAN KIINEEY HALAGU DAYDO FANAANDA ASTURA. ❤❤❤❤❤❤

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Рік тому +1

    Maxaa Kheeyr iyo Xassanaad ah oo ey ka heshay ama ey ummadda u Faa'iideeyeen Heesaha, Muusiga iyo Niiko_Niikadda ?.

  • @khamsakhamsa219
    @khamsakhamsa219 Рік тому +2

    Masha Allah Caasho Kiin Cilmi Xaashi Waa Fanaanad Bulshada Soomaaliyeed Agtooda Qiimo Ku Leh

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 Рік тому +2

    Fanaaniintu haka bartaan gabadhaan in laheesi karo ayadoon
    La is qaawin tusaale.kadhigta

  • @kr5995
    @kr5995 Рік тому

    Caasho kiin

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому

    Sodaa caasho kiin ayaanle mahad sanid horey usoco

  • @ajla4650
    @ajla4650 Рік тому +1

    Qof heeso oo salad dukada haddi adunka laga soo helo waa qof salaada dukaday isagoo saxiib la ah Sheydaan.

  • @ruweydoabdikadir7884
    @ruweydoabdikadir7884 Рік тому

    Ani heesta wariyaasha ay uqaaday ayaa said ii taabaty😢😢😢

  • @yousufalsrhane2473
    @yousufalsrhane2473 Рік тому +1

    hersah waaxaraam waanah waxing ugu horsey l xaran tammyay

  • @kismaayofamily5979
    @kismaayofamily5979 Рік тому

    Abdulaahi jamac waaayo

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Рік тому

    Waa runteed waqtigii iskulada tartamada la geli jirey bey isoo xasuusisey waanbkamid ahaa ardeydaas waxaana macalimiin noo ahaa ustaad Bashir Cali xusen iyo c.qadir sanka allaha unaxariisto iyo macalimiin badan sida c.risaaq Akhiro iyo daahir Cali jikcaale

  • @ajla4650
    @ajla4650 Рік тому +1

    Horta ma ka horeyso towba keenka in loo aqon sado in heesku danbi yahay.

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉my legend noolow

  • @elminasibb
    @elminasibb Рік тому

    Fanaanad Caasho Kiin codkaada waa ugu hiilisay qarankaaga 🫡

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Рік тому

    Fanku waa sida loo dhigo hadba😊

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 Рік тому

    Ummmm

  • @Wanaag11Wanaag11
    @Wanaag11Wanaag11 Рік тому

    Inaa tobadkeento qalad maha why wa danbi inaaa hesto ee cilmi baro watobakeenaa denbi an galay wana kaso labtay asturnaantada wakugu amanaa lkn tubadkeen sis

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 Рік тому

    HEESTA IYO DANCING 💃 WAA XAARAAN .... YES WAA DAMBI DAMBIGANA ILLAHAY BAA LOOGA TOOBAD KEENAA 😅😅😅 ... HEESTU WAA XAARAAN ...

  • @ahmedbargaal6775
    @ahmedbargaal6775 Рік тому

    Wllhy gabadhan sheekadeeda wan la ilmeeyay

  • @caliguuleed1651
    @caliguuleed1651 Рік тому

    Ayaanle casho kiin in mar hore noo keento ahayd waxaa wax walba la siisan heestii wariyaha xaq dhowr iney u istagto dilka iyo dhibateynta lagu hayo wariyaasha u adeega daskooda sida hagar la aaneed

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon Рік тому +1

    Hees wax fcn ma aha in laga towbad keenana wa wax ilaah ku waafajin karo ee indha adeega dhaaf cashoy alaha kuso hanuniyo.
    Khayr ku hadal ama aamus uu xadiis ahaa.

  • @MohamedIsmail-lb9hz
    @MohamedIsmail-lb9hz Місяць тому

    Jawaabta wa lagu haya waxa tahay dumar ,diinteena xuduud ayey u yeeshay dumarka.midda labaad sugaanta suuban ma aha wax laga toobadkeeno,lakiinse waxaa xaraam ah oo toobakeenka kenaya waa musikada.walashiis diinteena ma aha ra,yi ee wa waxii ilaah na faray,rasulkenana noo sheegay.marki gabar fanaan ah waa ku asturantahay.waana fiicnaan lahyd wariyaha inuu ka cawiyo su,asha maxa la toobadkeena.

  • @fnw8688
    @fnw8688 Рік тому

    Caasho kiin wa faananad cood macan heeso xasuus leeh ayey qaday horay uu soco aya leeyahay heeso badan aya kaa sugeyna

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 7 місяців тому

    Caasha kiin iyo ayanle xersi dad qiimaleh noolaada

  • @MohamedAhmed-do2fl
    @MohamedAhmed-do2fl Рік тому

    Ayaanle waxaan jeclaan lahaa mar uun barnaamijkaaga in aad ku wareysato labadaan ruux:, C/qaasim Salaad Xasan. Maxamed Cumar Baakaay.

  • @abdinasirali5484
    @abdinasirali5484 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ caasho kiin sharaf iyo cisi ayan kuu hayaa. Waliba waxan kamid ahaa dadkii aadka u dhagaysan jiray wariyaha xaq dhowr

  • @qanciyefarah2103
    @qanciyefarah2103 Рік тому

    Ninkaan waxaan layaabay cadaawada uu mareexaan uqabo ma waalidkiis ayay dileen ma isagay dhib ugaysteen ninkaan wariye ma ahan waa nin cuqdadaysan oo microphone qaatay. War ninyahow xishood oo cuqdada iskadaa

    • @safiyasaalax1844
      @safiyasaalax1844 Рік тому

      Ayaane waa wariya qiimo badan oo qibrad leh,dambiyadii dhacay xiligii dawladii kacaanka iyo burburkii ka danbeeyay tariiqdeena iyo diiwaankey ku jiraan waana laga hadlaa ee adiga Qabiil ha u arkin .

  • @user-dm4tj5qz3g
    @user-dm4tj5qz3g Рік тому +1

    Tobadkedn markasta waa loobahan yahay camalkasta oo aan ku jirino ma wada saxna .

  • @mahamedyarecisman3492
    @mahamedyarecisman3492 Рік тому

    wiil iyo habar yartiis ina cilmi xaashi iyo ina hussein abdi ayaanle from mahamed galeey waye qofka kula hadlaay

  • @caanoos
    @caanoos Рік тому +1

    Suubanuhu wuxuu yiri maalintii 70 marbaan tooba keenaa markaa yaan la dhihin ma danbaabno waa xadgudub iyo yur-o

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 11 місяців тому +2

    Caaasho Kiin Boqorad aan ku faani karno Haddaan soomaali nahay, waayo waa qof dhaqanka ilaalisa fankana ku jirta!!🙏🙏

  • @caanoos
    @caanoos Рік тому +1

    Qofka waxaa laga rabaa marwalba inuu tooba keeno, dembi waxaa qofka ugu filan inaad tiraa Maxaan ka tooba keenayaa?
    Heesta musiga leh waa xaaraan…..

  • @ajla4650
    @ajla4650 Рік тому

    17:10: Gabdha maba amin sana ama maba oga in heeeska iyo musigaba danbi yihin. Ya salaam.
    Waaba runted ama waa ilowday😂 markan yareyn waxa la dhihi jiray heresaha waa danbi. Wana la sii dhageysan jiran. Intey sheekada iska qaban la dahay.

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 Рік тому

    Wareysigan markaan daawaday Waxaan soo xasuustay Allaha u naxriistee dilkii Loo geestay wariye mahad cilmi iyo Cali iimaan sharma’rke oo u shaqeyn jirey Idaacadii horn Afrik.
    Cali iimaan Duhurkii ayuu wareysi siiyay BBcda Asoo ka hadlaayo dilkii loo geestay mahad Cali saacado ka dibna asaaba la dilay waxey aheyd maalin cajiib ah.

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Рік тому

    1991 wax badanaa dhacey

  • @soulehassan
    @soulehassan Рік тому +1

    Mudo 50 kabadan sano fanka ruwaayad ima dhaafin, Gabadhana magaranayo, fanaanad caanana waan ahay leedahay, maantaa iigu horeysa !!!

    • @abdirashiid9645
      @abdirashiid9645 Рік тому

      hdi adan aqon de ada fanka la socan wariyaha xaq dhor hestan aye qad u malen

    • @fatxiyaahmed6684
      @fatxiyaahmed6684 Рік тому +1

      haye waa ay yareed waagi dawlada lkn dagaaladi kadib ayey soo baxday xiligii hogaamiya kooxeedyada ayey riwaayado dhigi jirty waana qof qunyar socod ah oo aan socail media iyo ku badneyn meelahane ka qeylqeyliyin hadanw tiyaatar iyo meelo lagu dhigo riwaayado ma jiran iyo heesaha hirgaly

    • @munamuuse3728
      @munamuuse3728 Рік тому +1

      Muqdishawiyinta dagaaladi kadib ayaa garanaya. Horn afrik radio si fican uga dhageysan jirnay

    • @soulehassan
      @soulehassan Рік тому

      Mid aan idhaahdee walaalkeen Ayanleh HANOOLAATO abaal wayn ayaan u hayaa, isagoo waxbadan oo naga dadnaa daaha nooga qaaday, wariyayaasha farakutiriskaa een la socdo ayuu kow kayahay.Gabadheenana waan fahmay inay soobaxday intaan wadanka ka maqnayn, runtii maantaa iigu horeysa.

    • @gashiredleodombori5499
      @gashiredleodombori5499 11 місяців тому

      Ma ahan fanaaniintii hore ee waa fanaaniinta 2000 fanka soo galay laakiinse ayadaaba aaminsan inay fanaanad hore tahay aniguba waligay ma arag qofku wuu is moodsiin karaa wuxuùsan ahayn

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 11 місяців тому +1

    Inaad asturan tahay waa gooni lkn yaa baneeye inaad heesto hees meel ee ku banaan tahat ma jirto alle u laabo shaydaan ayaa ku khaldooyo heesto waa danbi waana in laga towbad keeno

  • @siradm
    @siradm Рік тому

    Waa runteed, hadda kahor ban waxan maqlayaa, cod aad moodid gabar tel khaas ah ku hadlaysa oo kale, cod gaaban, hawshi ban iska sii wattay, marki dambe waxan iri qolkan yaa ku jira? Hebel oo hees duubaya! Waa cod kii u hooseeyay oo mobile laysaga duubayo, marka caan noqo iyo ha lagu arko waaye waxa socda

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Рік тому

    Somaliya qabyaladda suganta hesaha loga tirtiri kara

  • @abduwahab77abdukadir38
    @abduwahab77abdukadir38 Рік тому

    Ayaanle hussein Abdi noolow oo barnaamijyada maalin walba noga dhig

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Рік тому

    Been baad ka sheegteen abwaanka dilkiisa hanoolato xaqiiqda kaleexatey abwaan indho buur waxaadiley waa jabhadii USC taas waa lawada ogaa

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 11 місяців тому

    😮qoyskayda xumaan ayey ku taageereen ilbaxnimada sida ee mowdo ma.ahan wada xun oo khaldan ayaad ku socotaa ee inta aadan.dhiman isa sax waa iga talo

  • @gashiredleodombori5499
    @gashiredleodombori5499 11 місяців тому

    Acw horta gabadha masaakiinta ah jiibta beenta ah kadaaya sida muuqata diinta waxba kama taqaano waxay ku leedahay maxaa laga tawbad keenayaa dabcan heesaha iyo musica waa danbi marka hadaadan aqoon u lahayn culimada waydii tan kale nab8geena csw wuxuu yiri salaada wanaagsan waa tan fawaaxishka iyo munkarka kaa reebta marka adiga iyo kan wariyaan ahay leh waxaad u baahan tihiin inaad culimada ula tagtaan suaalahiina sida muuqata moorayaaninada uunbaad u haystaan inay denbi ahayne caqligiinu ha koro

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Рік тому

    Qoftaan waa shidan tahay,armaa la qabaa?

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 Рік тому

    Waa fanaanad aan iska heesin
    Dadka masiirkooda wax taabanaaaya.kudifaacda heesaheeda