BADDEYDU IIB MA AHA ! (Hees Loogu Jawaabay Kenya) Caasha Kiin Official HD 2016

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • BADDEYDU IIB MA AHA!!!
    Wa heestii ugu dhageysiga iyo daawashada badneyd intii ay soo billaabatay hadal-heynta damaca Kenya ee la xiriira Badda Soomaaliya.
    MAANTA AYEY FANNAANADDA CAASHA KIIN CILMI XAASHI KUMANNAAN DADWEYNE AH OO MUQDISHO KU DIBAD-BAXAY KA HOR-QAADDAY, SI QIIRO LEH AYAANA LOOGA DHAGEYSTAY, MADAX IYO SHACABBA. (DAAWASHO WACAN).
    FADLAN ASXAABTAADA LASII WADAAG

КОМЕНТАРІ • 496

  • @idaosman4154
    @idaosman4154 3 роки тому +98

    Dhageysiga dacwada bada ee maxkamada ICJ ka furmeysa maantay 15/3/2021 maalin isniin ah hada darted uso gashay like ii saar somalinimo🇸🇴❤

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 років тому +86

    Dhulkeyga biic ma aha
    From Burco

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 3 роки тому +29

    Guusha kadib iyo sugaantii lagu difaacayey badena 🇸🇴
    Bravo casha kiin 👏.

  • @maryankhalif5522
    @maryankhalif5522 3 роки тому +159

    Hestan Manta Inta dhagaysanysa Love isara Guul Soomalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭💪

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 9 місяців тому +16

    From somaliland 😢 badaydu inayna iib ahayn 🇸🇴🇩🇯💚🤍❤️ musaw ka joog adeer Ethiopia waad taqaanaye

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 3 роки тому +46

    15/3/2021 hadaa dawanaysid like isaar 🇸🇴💙

  • @cmali5479
    @cmali5479 3 роки тому +8

    Xawadle Wa Wadaniyaal Wallahi Fanaan Yaal Badan Ma Qaban Sida Qabiilada Kale Balse Marki Dalka & Hantida Qaran Ee Somalia 🇸🇴 La Garo Wa Afka Hore Caasho Kiin! Cod Macani, Asturnan, & Xigmad! Wuuw! From Burco sland 🤞

  • @zhucaybalcantara2002
    @zhucaybalcantara2002 3 роки тому +16

    Hada bada anagaa si toos ah ula wareegnay barina gaarisa baa tagenaa viva somalia🇸🇴❤

  • @cabdiqadirmaxamed6165
    @cabdiqadirmaxamed6165 5 років тому +123

    Xiisada cusub ee Kenya iyo Somalia weekan kabilaabatay darteed hadaad halkan usoo gashay like iisaar

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 років тому +64

    niinkii barigey iyo hori u qabay baadiday haduu badayda igu yimid
    billhi waa inoo dagaal💪💪💪💪💪💪
    qaran kana beec ma noqon
    dhulkeyguna boob magalo
    badayduna iib maha ❣❣❣❣❣❣❣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmednur506
    @ahmednur506 3 роки тому +9

    12.October 2021 maalintii lagu dhawaaqi doona natiijadii badeena insha Allah guul ayan rajaynaynaa waxaana natiijada ka harsan wax ka yar 20 daqiiqo, soomali haday samaan ku waydo dagaalna waa taqanaa bilaahi badayna iyo dhulkayga beec maaha viva Soomaliwayn 💪💪💪❤❤

  • @queen___juweria7083
    @queen___juweria7083 3 роки тому +12

    wllhi Waa__ Qiiroday Heestaan KamadaaLo
    Dhiiga Dhaqaajisaa 💪🏼🌎🇸🇴♥️

  • @Yaya-zk7fm
    @Yaya-zk7fm 3 роки тому +9

    12 /10 /2021 Heestaan Maanta itii dhageysaneysa Hambalyo hambalyo Somali wayn ❤️ Baddena soo ceshanay ALhamdulllah😊💪💪💪💪💪💪

  • @hagahaguusha2691
    @hagahaguusha2691 3 роки тому +13

    Dacwada badda waxey furmeysaa maalinta isniinta 15 bisha 3 sanadka 2021 insha allah waxaan rajeynayaa inaan guuleysano

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 5 років тому +28

    "Ninkiii boholyoy qaboow...haddii lagu yiri batrool badan baa halkaa ku jira...biyaha anigaa iska leh" . Hey you misguided wisher...if they told you this water has full of crude..
    it belongs to none other than MYSELF.(roughly). Love this part. This type of songs are called "dhaadasho" in Somaali. Don't know if i can find the right word for it in English.
    Thnx.

  • @suldankeinan3275
    @suldankeinan3275 5 років тому +168

    Am from kenya and am telling them that dulkeyga hoyoo iib maaha viva somalia love u 😘😘👊

    • @abirmahmud1895
      @abirmahmud1895 5 років тому +14

      Suldan Yankee usheeg intay horey nooga dhaceen dad iyo dhulba waan soo ceshanaynaa oilka mark aan qodono

    • @mohamedhassanjeilani1154
      @mohamedhassanjeilani1154 5 років тому +4

      That is what we are thinking of

    • @the_prince_abdulkadir
      @the_prince_abdulkadir 3 роки тому

      Suldaan keenyaan ah xaal qaado adeer like ga waana diyaaree

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 3 роки тому

      kkkkkk kenyo ahaya ama itoobiyo ahay taas soconmeyso waa in leydin xureyaa gumeysiga

    • @vossbuddy7541
      @vossbuddy7541 2 роки тому

      Eyhneyhfdyhmyhkyhtyhgyh

  • @zakariaabdi3117
    @zakariaabdi3117 3 роки тому +52

    Heestaan qofki wadani ah like ha saaro somaliyey

  • @Saahililyar2146
    @Saahililyar2146 5 років тому +8

    Gabadha qaranka caasho kiin waligay maan dhagaysan qof heesa oo gabadhan kacod macaan 💞💕
    Wadani nimo iyo codmacani iyo asturnaan😱😱😱😱
    Miyayna aheen tusale nool 👁👁👈
    Waxkudhina ilahey kumatuso wll😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤

    • @cmali5479
      @cmali5479 3 роки тому +1

      Xawaadle Wa Wadaniyaal walle 🇸🇴🤞

  • @QaliilMaxamed
    @QaliilMaxamed 9 місяців тому +3

    Shaley kenya maanta Axmaaro Alloow waad noo jeedaaye Naga qabo gaaladan boobka nagu wado

  • @mustafyousuf3802
    @mustafyousuf3802 3 роки тому +4

    Yaa ila mida oo soo booqdey maalintii baddeena naloo xukumey 12 october 2021 dhulkeyguna boob ma galo badeyduna iib maaha❤❤❤🇸🇴🙏

  • @zamiirabdirizaak3847
    @zamiirabdirizaak3847 9 місяців тому +5

    Badii somali maanta la iibiyay lakiin badeenu iib ma aha 2024😢

  • @rtghfc
    @rtghfc 5 років тому +10

    Ilaheey wuu Inoo dadaali Insh_Afkaaga Caano lagu Qaby_Best Caasho

  • @yusufkhaliif84
    @yusufkhaliif84 5 років тому +14

    Viva somalia dalkeyga aan jeclahay dhulkeyga hooyo
    Dhalinyarooy xaq miyaanan u laheen sida dhalinta aduunka in aan wadankena wax u tarno si ay ubadkeyna barwaqo ugu nooladan

  • @raxmacabas1420
    @raxmacabas1420 3 роки тому +5

    🇸🇴 Somalia manta wagulaysatay alx badaydu iibmaha ❤️❤️❤️🙏

  • @ilyaassujaac6060
    @ilyaassujaac6060 9 місяців тому +20

    Sanadka cusub hadaad soobooqatay like isaar please 😊

  • @beautyhacksandvlogshafsa4767
    @beautyhacksandvlogshafsa4767 5 років тому +14

    Aniga waxan kudhashay oon kubarbaray Kenya waligeey Somalia maarkin ayadoo saas tahay calankeyga bluuega🇸🇴🇸🇴🇸🇴 mrkn arko ilmo indhaheyga buxsamo somalinimu iyo wadani nimada was qulubta Raboow wadankena qabyalada kasaar

  • @abuukarcarab6824
    @abuukarcarab6824 3 роки тому +4

    Maanta waa maalin taariikhi ah
    12/october/2021
    Maalin/talaado/ah/
    Soomali maalin walpa joogta ha israacdo💙🇸🇴😢🙏
    👇

  • @edogedo3840
    @edogedo3840 4 роки тому +8

    Bognaha isagay kajabi baadaydu iiib maha Soomaaliyeey kaca 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayubaaqilka6770
    @ayubaaqilka6770 3 роки тому +11

    Go aanka Maxkamada Ee Manta 12 Oct Ka Danbe Hadad Dawaneysid Like Saar.
    Si Walba U nahay Dad Dhaxdoda Is Haysto Cid Waxba Nagama Qadi Karto💪

  • @ubahisse5337
    @ubahisse5337 4 роки тому +8

    Masha aboowe mcne waa kusaray subscribe keep going

  • @sports4k364
    @sports4k364 5 років тому +7

    Waji qurxoon iyo cod macan waad hesaa ina adeer horay usoco

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 5 років тому +5

    Mashaalah C-Kim waad gudda tay waa jibkaaddii Somalinimo Badd iyo Biribba waxaa diffacaya Heestaan

  • @adanabdullahiadan3113
    @adanabdullahiadan3113 5 років тому +30

    I am in kenya but when they want to bring us nonsense..... Our home is the first priority that is Somalia.. We love it

  • @ahmeddaud3732
    @ahmeddaud3732 3 роки тому +6

    Masha allah geesid qaran ilaah hakuu dhowro haamiin aamiin aamiin guulayso aduun iyo aakhiroba insha allah caasho kiin Baan udiray intaas uduceeya walalyaal somaliyay meelkasta aad dunida ka joogtaan waxaana idinka codsanayaa in aad gaadhsiisaan walaasheen caasho kiin insha allah mahadsanidiin wlalayaal somaliyee walalayaal

  • @mohamudali
    @mohamudali 9 місяців тому

    Masha allah,allow bad badi dhulkeyga hoyo,sa nagu dhici laheyn anaga cadow isku ah,wakaa dhimcadii alle nasiyay baa dhib nagu noqotay,dad kale baa arkay anaga nah wan arki weyne nimcadayaa allah,waa naxalkii ilmahenii

  • @Injineerka8
    @Injineerka8 9 місяців тому +1

    Markii hore kenya ayaan ka difaacanay Baddeena, maantana waa inaan ka difaacanaa Itoobiya oo Muuse Biixi uu u saxiixay Dekedda Berbera, 2024 waa inaan isku duubnaanaa Soomaaliyeey.
    BADDEYDUNA IIB MA AHA
    09/01/2024 FROM NAIROBI, KENYA.

  • @bigboss-bf5mw
    @bigboss-bf5mw 8 років тому +5

    Somalia wey qaribantey allow no gargaar oo adiga ayaa abood leh fiicnaan laheeydaa Somalia oo is fahanto oo halmeel kasoo jeedsato koley isma hurtee oo wey isu baaxantahay oo kalama maaranto oo
    wey isdhashey
    wey isladhalatey
    wey isguursatey
    wey isdhahli doontaa
    allow umada isku keen
    aamiin aamiin

  • @Kamas123
    @Kamas123 9 місяців тому +5

    Heesta sandakan cusub so dhaweeye❤❤

  • @sadakabirjeeb8399
    @sadakabirjeeb8399 8 місяців тому

    Hees macan cod macan qurux is asturaan beey isku dharsatay yaac naag nool iga dheeh mansha Allah🙏🙏🙏🙏🤲

  • @maryamaabdirashid140
    @maryamaabdirashid140 3 роки тому +3

    Intaad horay noga dhacdeen caafiyo hada kadib waxaan nahay baad baranaysaan❤️🇸🇴
    Somalia Somali baa leh💙🇸🇴

  • @asadhalal202
    @asadhalal202 5 років тому +18

    wlhi kama dalo marwalpo waan dhageysta kenya wale wa ino dagal

  • @caafiyare8451
    @caafiyare8451 9 місяців тому +13

    Hada dawaneyso 3/1/2024 like badeena🏖_iib_mahan

  • @rashidibrahim9926
    @rashidibrahim9926 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤lovely song waiting for Sailac song now

  • @ubaxabduqadirubaxabduqadir4437
    @ubaxabduqadirubaxabduqadir4437 9 місяців тому +3

    1/1/2024😢 malintan dhamany o gaalada lo saxiixay badeeena umadee somaliyed saan xal Nima nquto kaca 😭😭💔

  • @Em_key_mageffe
    @Em_key_mageffe 9 місяців тому +2

    Fanaanad soomaliyeed horay usoco caasha kiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-ph6vq
    @MohamedAhmed-ph6vq 3 роки тому +2

    Maanta aniga oo jooga Lasqoray sanaag oo soo kaluumaysanaya mar dhow doonyo shisheeye leeyihiin oo baddayda xaalufin ku wada aan iftinkooda u jeedo ciilna aan isla qabab la-ahay Ayaan heestan soo xasuustay.
    Soomaaliyaay ii hiiliya nin xininyaha la taabtay baan ahaye doonyo Iyo hub ila soo gaara 🔥💪🏾

    • @abdallaabdullahi5942
      @abdallaabdullahi5942 3 роки тому

      Dhibta laguma waaree
      dhaxal mooma yeeshee
      waa laga baxaa insha allah
      Dalkeena oo mid ah oo awood leh allow na tusi

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 7 років тому +9

    Sankudhuudhiyoow Qodhigu dhagta iii sudhan
    🇸🇴💪 Waad garaneysaa makaftanto hadaad soo afaaro gadhid walleee Kama seexan doontid waaa inooo qodhi afkiiis

  • @dulmidiidkeynanyare7105
    @dulmidiidkeynanyare7105 5 років тому +14

    Billaahi waa inoo dagaal somalia vivaa

  • @noorbreezy8574
    @noorbreezy8574 3 роки тому +18

    Wow! This song make me cry keep going my blood casho kiin from las Vegas Nevada USA love our people somali anywhere in the world ❤

  • @bashircali2301
    @bashircali2301 3 роки тому +3

    Af qurux badan yaa alle siiyayay wlh mansha alla

  • @adoonalle5940
    @adoonalle5940 3 роки тому +5

    15/03/2021 maalin weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xamdifarxan7745
    @xamdifarxan7745 7 років тому +6

    waan ilmayay alx wali waaan dhisanahay waxkalaba yeelkaded Somali gardaro maqadato
    kii layimadana gacmaha asagayka Karin

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 4 роки тому +7

    Walee soomaalibaan baan xaqeeda laqaadan inta gabadhi kanooshahay amxaaraa 5 qarni kufekeraysay badeena ookahuleeshay macdalaaba waa kenya oo masaakiina

  • @mudicade6325
    @mudicade6325 6 років тому +12

    Nice song over 6m should have viewed this song , from kenya i love somalia💕💕💕

  • @iamsoomaaliboy7181
    @iamsoomaaliboy7181 3 роки тому +7

    Dhiiga I dhaqaaqay wlhi soomaalia guul 🇸🇴💪🙏

    • @hafsainamagan7692
      @hafsainamagan7692 3 роки тому

      Kulamida ahay abyo 😔😔😔👋💉💉💉

    • @xaliyeyare1314
      @xaliyeyare1314 3 роки тому

      Waa inoo beri iyo 15.3.2021 ilaa eynu kagaarno 19.3.21 i.a

    • @iamsoomaaliboy7181
      @iamsoomaaliboy7181 3 роки тому

      @@xaliyeyare1314 maxaa qaadee zhp🤣🤣🤣

  • @FactryMade
    @FactryMade 3 роки тому +2

    Yaa manta inta soo booqday❤️🇸🇴🇸🇴

  • @aliismail7620
    @aliismail7620 3 місяці тому +1

    Baddaydeennu Iib ma aha Kenya waan ka gulaysanay , Ethobia damaceeda waa beenaynaa. Soomali guul.

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 9 місяців тому +1

    Markii Muuse Biixi badii Saylac gatay kadib yaa heestaan dhagaysanaayan 1 January 2024🇸🇴🇸🇴😭💔

  • @wllkownayn1329
    @wllkownayn1329 3 роки тому +3

    Plz inta maanta dhagysty heestan Like iisaara

  • @abdirahmanali8948
    @abdirahmanali8948 3 роки тому +4

    Inta maanta daawanaysa liketa isiiya thanks

  • @simranabukarabdulkadir2388
    @simranabukarabdulkadir2388 3 роки тому

    Badeyna iib maaho biyaha anaga iska leh somalia hanoolato ha israacdo barawqo iyo nabad illahow kayeel ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @Nuur3939
    @Nuur3939 3 роки тому +2

    Intiii soo booqatay guusha kadib like dhac kusii somali nimo owgeed🇸🇴🇸🇴❤🙏🙏

  • @imabdullah3538
    @imabdullah3538 5 років тому +6

    Waw caasha kiin gabar hiiraan

    • @ceejayyare4770
      @ceejayyare4770 3 роки тому

      Waxay soomaali weyn baa la sheegaya qabyalada bilowday 😡

  • @aliisse9783
    @aliisse9783 11 місяців тому

    02.11.2023 waxa idinka so salamayaa Frankfurt Germany I love this song wan jeclahay Heestan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @miskihajjimiski5727
    @miskihajjimiski5727 8 років тому +29

    Runti waa hees qiro leh
    Ee walal yan nala iibsanin...😢😢😢

    • @ayanabdiwali4899
      @ayanabdiwali4899 4 роки тому

      Maan sha allah i love you dalkayga❤❤❤❤

  • @munaabdi3697
    @munaabdi3697 9 місяців тому +1

    1/1/2024 baddii somalia o ethiopia gacanta loo galiyey😢😢next mxa xigi doona 🇸🇴

  • @MaryanruunMoalim
    @MaryanruunMoalim 9 місяців тому +1

    Hestan waxan so boqday 1/3/2024 malin ay itobiyo badanada naga so fara gashatay allow wadankena no wanaji 🤲🤲🤲🤲abow siyad barre allow ku naxariiso 🤲wale wan ku tabnay 😢😢
    Anago ku arag ban wanagada iyo gesinmadaada u xiisnay😢

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 3 роки тому +6

    Waligay hees lama ilmeen tan lkn dareenkyda dhn ayey taabatay hadeey badeena isku dhajiyaan kuukaayada wlhi badyda waan u dagaalamayo dhiig badan baa u qubanayo badayduna iib ma ahan😭😭

    • @xasangurey1163
      @xasangurey1163 3 роки тому

      👏🏿👏🏿👏🏿🙏

    • @xasangurey1163
      @xasangurey1163 3 роки тому +1

      nalama soo haweysan kaheyn hadaan gacmaha is heysan laheyn insha alllaah waa rajeynaa umadaano is raaacda

  • @Djibouti2023
    @Djibouti2023 9 місяців тому +3

    Maantay Taagan Taahay Somalliland iyo Etoobiya 😢

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 8 місяців тому

    Maashaa allaah allow xaqa nagu midee❤❤❤❤❤❤

  • @adenhassensamater6688
    @adenhassensamater6688 9 місяців тому +1

    Heestan waxaaan dhagaysatayn sannadkan cusub 2024 1/1/2024 waa malinkii Aay Damacday Badeena laakin sheekadaa mid u suuragalayso maha ah Ethiopia

  • @xuseencali7061
    @xuseencali7061 9 місяців тому +1

    12/12024 inta dhagwysaneyso oo markaan lee mqashay😂😢😅 ithopia markey isku dayeen in ay badda qaataan

  • @Sahruush
    @Sahruush 9 місяців тому +2

    Mantana waa sidee halkenu somaliyey😢inta hda soo gashay 2/1/2024 Baddayduna iib maha😪

  • @suleeqocabdullahi8614
    @suleeqocabdullahi8614 5 років тому +3

    biyaha aniga iska leh viva somaliyaa cadawgedu ha jabo somaliyaa

  • @amaalabdi8692
    @amaalabdi8692 9 місяців тому +1

    Mantan soo boqday 2024 maraky itobiya hadana badena qadatay

    • @Zakimohamed911
      @Zakimohamed911 9 місяців тому

      Inte kaqadatay, walaga kirena ladhahay mana la iskuracin wali maba iman maxa qadasho ah😂

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 9 місяців тому +1

    Ninkii barigeyga iyo
    Horuu qabay baadideey
    Haduu Bada iigu yimid
    Bilahi waynoo dagaal
    21/1/2024😢xlada manta Tagan shaly Kenya manta Ethiopia

  • @KhadroAli-n5s
    @KhadroAli-n5s 10 місяців тому +1

    Bada somaliya dadki so hawaysto boqnaga iyagay ka jabi🌊💪❤️‍🔥

  • @fatimahassan9593
    @fatimahassan9593 3 роки тому

    Badeydu iib ma aha 12 october 2021 mlintii aan dib u helnay badeena✊✊✊✊✊somalia hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🌹

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 роки тому +3

    Thanks aisha

  • @calicabdilaahi9299
    @calicabdilaahi9299 3 роки тому +1

    MAASHALLAH SOOMAALIYA GUUUUUUUUUL
    IN ISRAACDO OO AY DHACSATO DHULKEEDA
    SOOMAALIYEE TOOSOO ISKU TIIRSANAADA HADBA KIINA TAAGDAN TAAGEERA WELIGIIN
    INDHUHUU
    WAXAY HAYAAN WAA ILLAALINTA
    XUDUUDKA DALKA

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    M.A.ASHA KIIN WADANI BAAD TAHAY ALLE HAKULA JIRO IYO INAGA OO DHAN WADANKEENA HOOYO WAYNU ILAASHANAA ISHALLAAHU TACALLAA.

  • @ayaansaid5197
    @ayaansaid5197 8 років тому +73

    wlhy heestan markaan dhegaysto wAAN ooyaaaa

    • @shahbaaz2756
      @shahbaaz2756 8 років тому +4

      adbaa u calool jilicsan tahay adiga xitaa iib ayaad tahay

    • @somalibanahay9128
      @somalibanahay9128 8 років тому +1

      heheha alla beerka

    • @shukrimohammed2742
      @shukrimohammed2742 8 років тому +3

      kulamid mcnto

    • @shahbaaz2756
      @shahbaaz2756 8 років тому +1

      Wxina waa qooto qooto

    • @siriinsaid4899
      @siriinsaid4899 8 років тому +2

      boqorada reer fiiqi cumar ina adeertay si lamid aah madaxda reer fiqi cumar

  • @sucaadmacalincilmi1304
    @sucaadmacalincilmi1304 3 роки тому +2

    Badaydu iib maaha sanka dhuudhi dhown viva somali weyn

  • @safwaanchannel5434
    @safwaanchannel5434 8 років тому +119

    anigu waxan ahey qof reer sland ah rali kamanoqoneyno taako dalka somali meel ay taheyba in shisheeye qaato diyaar baanu idinahey waayo waxa layidhi ninki qayrkii looxiirow adna soo qoyso

  • @calicabdilaahi9299
    @calicabdilaahi9299 2 роки тому

    Waa waa run diyaar baynu unahay difaaca dslka soomaaliya soomaali baaleh sankey maleh walee ma walaaco soomaali baan uhay Bello war hooy kajoog ma habe dib uga noqo badda haddii kale kenya waa ii luluqasho

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 3 роки тому

    Somaliya guuul manto kalena madaxa na furan
    Somali is muujiya maanta waa guushenii🇸🇴🇸🇴🇸🇴12/10/2021

  • @khalidmohamed5760
    @khalidmohamed5760 3 роки тому +1

    Waan ku jeclahay Dalkeygoow 🇸🇴❤❤

  • @mohamedabdullahi4679
    @mohamedabdullahi4679 3 роки тому +4

    Wallaahi jidhidhicaa igu soo istaagtey heestan waa hees abaal marin leh waxeyna istaahishaa in shahaado sharaf qaranimo lasiiyo.
    Mahad sanid
    QARANKANI BEEC MA'NOQON
    DHULKUNA BOOB MA GALO
    BADDEYDUNA IIB MA'AHAAA.
    SOMALIA GUUL.

  • @andurahmaaanosmaanahmed2877
    @andurahmaaanosmaanahmed2877 3 роки тому +2

    Geeska bariyee afrika Balaayo ninkii ka wada Nabee ma badbaadayoo buqnaha asigeys ka jari ✂️✂️✂️🪓🪓🪒🪒🚫🚫
    NINKII BARIGEYGA IYO HORE U QABAY BAADIDEEY MINOW BADA IIGU YIMID BLHI WAA I NO DAGAAL 👊👊🔪🔪🔥🔥⛏⛏⚒🪓⛓
    Qaran beec ma noqon Dhulkeyguna Boob ma galo Badeyduna iib ma ahan 🙏🙏🙏🥰🥰🥰💪💪👌👌

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 3 роки тому +1

    ALXAMDULAH farxada iyo guusha ayan manta la dhagaysanayna

  • @IssackBashow
    @IssackBashow 7 місяців тому

    Badeydu in maha ama from kenya

  • @mustafjilacow148
    @mustafjilacow148 3 роки тому +1

    Masha allaah caashakiin ilove yu guuleyso fananad wadani thy

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 роки тому +1

    Mashaa walasheey waad mahadsantahay adiga iyo ninkii tiriye

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 роки тому +4

    Ninkii boholyow qabo hadii lagu yiri badrool badan baa halkaa kujira biyaha anigaa iskaleh !!!!!!

  • @kusowaantay7088
    @kusowaantay7088 6 років тому +19

    2019 like sara

  • @abdirahmaanfarhanmohamett5566
    @abdirahmaanfarhanmohamett5566 3 роки тому +2

    Hadaa tik tok ka soo raacsay ani cml
    badeydu iib ma,ahan waa udhiman 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👇

  • @diidiahmed16ciise98
    @diidiahmed16ciise98 3 роки тому

    Wow ishcalaa hees Melo badaan iga tabaatay allow Somali qubadeeda soo celi oo madaxdaan shiigeena miraneyso naga qabo adaan kugu deeynee

  • @noloshaqurbaha7887
    @noloshaqurbaha7887 3 роки тому +7

    Ilaah baan idinku dhaarshee 10 kun oo wiil oo Somaliyed iyo hub fiican turkiga iiga keena waa balan 2 bil gudahaheed inaan Nairobi ciidankaas ku casheeysiin Somali beeysan aqoon San weeyntu bilaahiye bilaawaan beerka idiinka soo saari

  • @raxmacabas1420
    @raxmacabas1420 3 роки тому +3

    Somalia 🇸🇴♥️🌏

  • @munomacalinali8156
    @munomacalinali8156 3 роки тому +5

    Am proud to be somalia guule iyo gobnimo