Sh Maxamed Garyare - Wareysi 4/6 - Dalka waxaa gacan adag ku hayay Ruushka oo dhaqan xumo keenay..
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.
Wow very interesting information thank walaal Ayaanle
Sheekh Garyare Cimrigiisa iyo Camalkiisa Allaha u barakeeyo
Mahadsanid Ayaanle
Sh maxamed Gadhyare Caalimkeenii Allah cimriga iyo cafiamdkaba Allah habarakeyo
Allah ha unariiste Aabahay Sh Maxamoud Suufi Rafiiq iyo isku arday ayay ahayen
What a beautiful story with a beautiful soul!
ASC
Ayaanlaw barnaamijyadaadda aad ayaan u xiiseeyaa.
Mahadsanid walaal
TAARIIKH MUHIIMA 100%
Asc ayaanle iyo shiikh maxamad garyare waad mahadsantihiin barnaamijka aad soo qaadateen ❤❤❤
Shiikh Mohamed garyare waa waaya arag wax badan u soo joogay wixii dalkaan ka dhacay
Mahadsan wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso
❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤
Absolutely 100%
MACRUUF WEEYE, MADAXDA KACAANKA , DADKA WAY DHICI JIREEN, DILI JIREEN, KUFSI, KHAMRI , INTOODA BADAN RUUSHKAY KUSOO GAALOOBEEN. ILAAHAY MAAAMINSANAYEEN, NEBIGA WEY CAAYI JIREEN. AFWEYNE EY
Shiikhan waa maasha Allaah
Waa qosol miidhan
Masha Allah waa taariikh muhiima
Very good interview
Wareysigi ugu micnaha badnaa een daawado Ayaanle mahadsanid saxib
Masha Allah, nin wax badan oo taariikh bdn og
Sh.maxamed gadhyare waa nin cajiiba runti, waxaaan ka helay sida u hadal aqaanka u yahay, suurayso isaga oo koox hore joge u aha .
الله يحفظك يا شيخ
Hanoolaato ❤
Ilaahay khayr ha siiyo sheekh mohamed gadhyare iyo xogta uu nala wadagay .waa taarikh muhiim ah in la dhuuxo waxuu ahaa kacaankaasi iyo dhibtuu somali ugaystay
❤
Towrada tan barakaysan, akhirkiina musqul buu ku dhex bakhtiyay
Waa runtaa lakin anagana musqul ayaan ku jirnaa ilaa hada maxaa yeelay kuwo asiga ka liito ayaa wadankii ku habsaday oo wada land ah
Xaqiiqda ayaa ah in weli aysan somaliya helin Cid uga fiican Kacaanki
Allow danbiga siyaaD barre dhaaf una naxariiso❤🇸🇴👑
Siyaad Barre waa ninka somali baabiiyey ee qabiiladii isku direy qaybi oo xukun mida kale hadalka hagu kaa maryaa siyad Barre wadanka mabba xukumeyn Ruush buu kabo qado u ahaa Diinta islmaka iyo Somalinimada wuu burburshey
@@abdullahiomarali5241 qof mucaarad ku ah waxa kaso maqashay ani ha ii la imaan Somalia xilligisi iyo hadda kala meel ayey tagan yihin taasna alle weyne ayaa marqaati ka ah adi lagaga ma baahna
Adeer mia mase abti?
@Jaalle
Nasiib wanaag dadka Soomaaliyeed badankoodu way kugu khilaafsan yihiin figriga aad Kacaankii Lugooyo ka aamin santahay.
Caabudwaaq ama Garbaharey la joog figradaas.
@@omarabdi3332 Degdegu wa camal sheydan Cabudwaq iyogarbaharey toona ma dago konfur xita ma dago isku qapiil na ma nihin siyad barre lakin ano ah qof dhashay 2000 wixi ka danbeyay arkana xalka dalkeyga sidu hadda yhay Maqlana xaalka dalkayga xilligi kacanka waxan yaqiin sada inu kacanku aha dowladda somaliyed ika haddana ma hayno wax noo badalay kacanki 🇸🇴
Anyway dadka somaliyed waxy ku haystan kacanka qabki uu dinta ula mucamikay anina wan ku raacsanahy inu ku qaldana Lakin Ma xaqiro karno waxa uu noo qabta oo wanaaga iyo inan mar uun an ku faanno inan mar ahayn lipaxyada africa 🇸🇴👑
Ayaanlow, Jabuuti baan kaa soo salaamayaa.
Waa taariikh nool
Inkastoon xiligii Afwayne noolaa oo wax badan arkay haddana markaan arko qof si fiican uga sheekaynaya waan ku raaxaystaa.
Wuxuu ahaa masiibo umadda meel xun gaarsiiyey.
Manaxe diin xun.
Nasiib daro kuwii kacaanka xilka ka qaadaay way ka sii xumadeen meeshii la rabay in ay ka fiicnadaan
Culimadii iyo barafeesaradii soo dhammeeyey jaamacaduhu lama hayo meel ey wax ka Qabteen,laakiin maxamed siyaad oo fasalka 4aad keliya dhigtay dalkuu dhisay waa la ogaa,khaladna bini aadam buu u ahaa
Niyow waxaad aaminsantahay ma garanayo dhawaantan soomali diimo iyo afkaar baa kusoo batey lkn waxaan ku oran lahaa kaliya
Wax qabad maxaad u taqaannaa ma camiraadda dhulka oo kaliya sida ay aaminsan yihiin galbeedka?
Dad iyo dal yaa muhiimsan?
Dal hadii la dhiso dad na aan la dhisin ama dadka afkaar dulmi ah lagu dhiso sow dadku dalkii dib umq ma burburinayaan?
WAQTI SIYAAG GABDGUHU SURWAAL BAY XIRAN JIREEN, ILAAHAY HANUUNKIISA KADIB CULIMADA AYAA SABAB U AH IN MAANTA SHACAAIRTA ISLAAMKA INAGA MUUQATO
@
Sidaas oo ey ahayd haddana maanta wey ka Akhlaaq iyo Astur badnaayeen
AYAANLE, MARDANBE HA ORAN ALLHA UNAXARIISTO MAXAMAD SIYAAD BARRE, GAALNIMADAASUU KUDHINTAY YAANBEEN LAGUUSHEEGIN. DADBAA WELI CAABUDA MAXAMAD SIYAAD BARRE IYO KACAANKA, WAA MUSHRAKIIN.
Adigu ha ju aakhro waayin hadaad aakhadada ka fikiragso mida dadka kale iska dhaaf
@@kaahtv5423 Maxaa laisaga dhaafayaa asaguba 10 wadaad oo masiinkiini seefta leef siiyay. inla qabtay ahayd afweyne. Soomaali iskadhaaf, haku aakhiro seegin baa halkaas dhigtay.
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at heir door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|...،،،،،،،،...،،،...،،.،،،,,,,..،،،.،،.،،.........،،.،...،..،،،...،.،،.،،،،😢😢😢،.،،.،،،،😢🎉🎉
Sheikh mohamed ahmed nuur omar waa tarikh nool,
He used the word “Afwayne “
If you don’t know Siyad Barre, just listen to this Sheikh.
AFWEYNE, good word
من المؤمنين رجال صدقوا ما عاهذ الله
Caawa wax aanan ka filaynayn nin da’daas jooga oo Soomaali ah ayaa iiga soo baxay Siyaad:
Inuu gabdhaha Soomaalida fara xumayn jiray.
Maanta reer waqooyi intaa muuso ka itaal daran bay kula dhici layihiin 46:16
TAARIIKHYADA AANLAGA HADLINBAY ARINTAANU TAHAY.....AFWEYNE, WASIIRADA, GABDHAA LAGUSOORI JIRAY, AYAANLE RAADI CIYAALKA UBUXA KACAANKA WACALADA MADAXDA WADANKA UGU SARAYSAA WASI JIRAY, ILMIHII LAKUFSADAY AYAANLE KEEN, WELI WAY JOOGAAN.
Kuwa hada jooga sameeya ciyaalkaga ka ilaasho
been madoow, ee naga amus
kolay siyaad bare waxa uu la dagaalamayey khawaarijta argagixisa taariikhduna way cadaysay
@LexlutherVII AFWEYNE KAHOR, LABO QOF SOOMAALIYA WELIGEED DIIN ISKUMA DILIN. WADAADNA LAMADILIN.
@@easky363 ka hor inta uusan cudurku khawaarijta faafin waa inaad meesha ka saartaa, siyaad bare aun waxa uu arkayay mustaqbalka wuuna saxsanaa, wayo xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay,
Ninkaan xanuun marexaan uu qabaa wareyi waxba kama ogo warayso dadkii balwadwayne jidkoouyada sameen jiray qabiilna xawadlaa ka tahay allaha ku caafiyo
Gaaladu waxa ay dalkeeda u jeceshahay oo ay tirtanka horumarkiisa ugu mashquulsantahay sharciyada dawladana u dhowrtaa wixii ay caqiido diin dhaqan soo jireen ah ay lahaayeen baa loo ilaaliyey!!!!
Muslimiintana wixii dhaqan sharaf diin taariikh soo yaalay lahaayeen baa lagala dagaalamay oo waxa lagu qasbay in ay umado kale oo aan muslimiin ahayn dhaqankooda qaataan oo ay u hogaansamaan!!!!!
Welina taas baa dadka xukunka raba iyo shicibkaba niyadooda ka guuxaysa
Jaahi reer miyi bacdii baa weli ku dhegan umad iyadu isku mashquushay xishoodkii iyo sharafkii bay dib u dhac iyo jahli ku sheegeen!!!!
Kkkk sheikhu wuu baqay qolo qado usamaynayey u kacay 😅
Odayga intaa leeg beenta maxuu ku falaa
Hi haloolato waa xaqiiqo dhaba wannaftaydu waxa ka,ogaa suaday waxa udhacayeen waxa kaqaldamay sanadkii oo waxay kubeegnayd 1977 marku kiiniya galay sidaasan jeclahay inayahaad waxa ee u sheegay waa dhab adiguna heriye ahaan waad kumahadsantahay tariiqda lumaysa ee aaddabqabataysay
Run ahaanti aniga dhibka Somalia ka dhacay siyad bare kaliya ma aha waxaa jiray wadaado sacuudi ka yimid oo afgaar loo soo dhiibay mushaarne ku qadanaayeen ayaa jiray ee xaqiiqda Cid ka hadashay ma jirto oo wlhi
siyaad bare waxa uu la dagaalamayey khawaarijta taariikhduna way cadaysay
shuuci buu ahaa shuuciyaduna diin moogala @@LexlutherVII
Moosco waa magaalada ugu masaajid badan dawladaha aan carabta ahayn, maanta been lama sheegi karo, googalka ka eega
Waxaa ayaan darro ah in waayeelkeena xitaa beenta ka xishoonaynin
Ma in ruush ka talin jiray muqdisho bad diidin oo ina siyaad loo yeedhinn jiray
@@FatimaMaxamed-xp3py waa wixii laguu aqriyey huunno
@@hishamaliburhan4014 waa run mxaa ka badali xaqiiqada
@@hishamaliburhan4014shuuciyed weeye midowgii suufiyeedku hadal kay ku dhisnana waa ilahay ma hiro noloshuna waa walax ama waa maadi taas ma igu diiday bal
@@FatimaMaxamed-xp3py
Kirishtaanka waxay aaminsan yihiin ilaahay wiil buu dhalay
Waana ku dhexnoolnahay anagoo islaam ah,marka qofka wuxuu aaminsan yahay isagay u taalaa, hadduusan caqiidafayda soo faragalineynin
Hadalka ah diin ma ogola hadii uu run yahay MOOSKO MASAAJID LAGUMA ARKI LAHAYN, wa shukran
Adduunka rag inuun wax fahansanbaa ku noolaa
Ayaanlow kacaankii wuu xumaa waa sax lakin kuwii xukunka ka tuuray way ka xumaadeen kuwo asigii ka liito ayay noqdeen
daqiiqadda 27aad wuxuu qirayaa inay shabaab abuureen waxa la qarinayo sirta ahna ay taas ahayd waana sababta aadan u weydiin dhibaatoyinka ay gaysanayaan illaa maanta , iyo diinta ay foolxumaynayaan iyo wuxuu ka qabo aragtidiisa 60 sano kaddib mirihii uu wax ka abuuray,
siyaad bare AUN waxa uu la dagaalamayey khawaarijta taariikhduna way cadaysay
HADDAY ALSHABAAB ABUUREEN , WAABA WANAAGGA KALIYA EE ISLAAMKU KA HELAY ?
@@lilcuzzwhitemoe hadday wanaagsanyihiin maanta kuwii keenay maxay uga baqaan inay si cad u sheegtaan, mise waxay arkeen inay qaldanayaan oo ummaddii islaamku dagaal kula jirto maanta,loona arkay cadaw,
@@buullebarre KUWAAS AAD SHEEGAYSO WAA LABA QAYBOOD :-
1. KUWA DANA ADDUUNYO MARKII HORABA HADAFKOODU AHAA
2. KUWA MARKII HALGGANKU KULULAADAY ADKAYSAN WAAYEY, WAANA WAX ISKA CAADI AH RAGGU WAA KALA HARAA MARKA RUNTA LAGAARO , ADEER MARKA RAGGA UDAGAALANKA KOR AHAANSHAHA KALAAMKA ALLAH SWT WAA KUWAAS MINTIDAYA OO UBABACDHIYA HUWANTA XAARAANTA ISKU BAHAYSATAY OO KAKOOBAN GAALADA IYO GAALA-RAACYADA OO HAYSTA NOOCKASTA OO HUB AH IYO CIIDAMA FARA BADAN
Waa warysi aad u Qiima badan oo dhinacyo badan taabanayey.
askarda kuwo coloosha ka jiran beey ceyriyaan ee adigu ma calooshaa ka jiran dahay ? difaac iyo weerar iska hor yimaadeen m weene iyo diin yaqaan iyo digda doori
Shahiidkaa sawrada kiciyey abti buu ii ahaa dhinaca sayidkana isku qaraabo dhow baan ka ahayn shahiidnimadu waa fursad iyo nasiib wanaagsan!!!!!!
Magaciisa walaal iyo reerkiisa nala wadaag adoo mahadsan iyo siduu qaraabo yla noqday sayidkay Ilaahay ha u naxariisto
Suaal sheakh. Dowlada shuciga ah mushaharkedu xalaal miyaa
Afweyne saqajaan ayuu ahaa xataa hablaha yaryar faraxumeeeya cadeymo badan ayaan uhayaa xataa sawiro
Adigu makuwii ukeenijiray gabdhaha yar yar ayaad kamid tahay?
Sxb salaaan
Barnaamijyadaada wax dhageystaa habiiinkii markan sii seexanaayo
Wacaa halmar anigoo muujado hurdo dhax tibaxaayo ku qoslay( intii carabi aan lahaa ayaansii foolxumeeyay oo sii balbalaariyay) 😅
ASKARIGA ADINKU YIRI CALOOLAHA XAARAANTA KU BALLAADHAY AYAA LAYDINKA JARAYAA OGOW WARKIISA WAX WEYN AYAA KA JIRAY
Amay cel jale ahayd oysan Barawe ahayn
Libaax nooL
Afweyne in uu ku bakhtiyo Nigeria oo maydkiisa tahriib lagu soo qariyo waa wax uu istaahilo. Jahanaba eebe ayaa uga baryayaa afweyne
jahil Jahanaba adiga ayay kugu habboon tahay siyaad bare AUN waxa uu la dagaalamayey khawaarijta taariikhduna way cadaysay
Saudiga Mareekank ayaa soo diray oo Rushka naceb; waa kubii markii 77 kii dagaalka galnay Rushka ka harnay soo saudigii noogama bixin balanqaadkii
Carab ayaduba la hayste ayey reer galbeed u aheyde maxaa xigmad ah oo ku jirta
In la raaco halkaas waxaa ka cad in soomaali waligeedba gumeysi aysan ka bixin xornimana aysan helin duruufuhuba ha kala xumaadeene
Muddo dheer bay carroedegta soomaalidu dagto carabtu ka calanwalaynaysay, taariikh yaab leh baa ku duugan, ilaa abuuranka qabiladu waxay ku salgo'an yahay, balse soomaalidu way qarisaa arriintaas, waxay doontaba ha noqotee.
Waxa so xasustay book la dhaho the prince ee isfucmalan dictator rada
Sidoo kale ha ogaato wahaabiyo in sheekh maxamed guuleed laa min qariib walaa baciid dilkii dhalinyaradii la diley 1975. Laakiin sh maxamed guuleed wuxuu la dagaalamay wahaabiyada waana waajib diiniya in kuwaas la horjoogsado.
Codka maqarisay
𝐉𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐀𝐲𝐚𝐚𝐧𝐥𝐞 𝐂𝐢𝐲𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐊𝐚 𝐃𝐚𝐚 𝐍𝐢𝐨 𝐓𝐚𝐫𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐔𝐦𝐚𝐬𝐚𝐱𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐧𝐚𝐡 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐖𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐢𝐤𝐡 𝐚𝐦𝐚 𝐇𝐚 𝐰𝐚𝐜𝐧𝐚𝐭𝐨 𝐚𝐦𝐚 𝐡𝐚 𝐱𝐮𝐦𝐚𝐭𝐨 𝐌𝐢𝐧 12:47𝐒𝐞𝐂 57 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐔𝐝𝐡𝐚𝐦𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐡 𝐜𝐚𝐧𝐣𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐧 𝐮𝐛𝐚𝐡𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐐𝐥𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐜𝐐𝐮𝐮𝐥 𝐓𝐚𝐡𝐚𝐲 🙏
Waryaa weriye qabyaaladiistow
Siyaad bare ma noolo ee
Kuwa nool maad kahadashid
Khabuuro faagte
Waa laga hadli doona tariikhdu yada is qorta siyaadna dhimay tariikhdiisa waa laga sheekayn
Dada uu ku jiro iyo beenta uu dadalaayo odaygaas ka waran
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Halaaawatoy
Halkaa waxanu ogaaney sadexda reer ee gunaystuhu calaamadiyey ee uu ka baqo in ay yihiin sadexda reer ee ay ka soo jeedeen sareeye gas caynaanshe gen salaad gabaydhe iyo col dheel
Dad iska daaye yaanyuurada ayaa hadalkaaga ku qoslaya.
Soomaalidu qabaa'ilka ay gumaysi daba socodka ku sheegto weeye seddaxdaas reer ee aad sheegtay.
Ha ogaato wahaabiyada meesha culumadu ka hadleyn waa minbarkii uu dhisay sh.c/llaahi qudibi ee magaciisu yahay maqaamka sh cabdulqaadir ee maaheen mimber wahaabiyo.
Kacaanku abaal buu idinku leeyahay mar haduu idin tababaray oo sida sariirta loo firaashto kabahana loo casaysto idin baray
@@abdifatah8392 faqash, SAWIRA
Guulwade waa guulwade uun xataa hadduu gaboobo.
@@abdifatah8392 ABDIFITAAX8392......GUULWADE FAQASHA, AFWEYNE IYO KACAANKA CAABUDA
Adi hadii aadan wax aheyn waxa aad kacaan ugu yeertay ka hor, dalka iyo dadka way jireen.
Yaa fahamsiiya in kacaanka gadaashi aysan faaiido helin Somalia🇸🇴 siyaad barrow alle danbigaga ha dhaafo qabrigagana alle ha waasiciyo 🖐
Self hating jew or selfhating somali. Carabkana Malik Faysal buu leeyahay Somaligana madaxweyne ayuu u quudhi la'yahay.
Guulwade, FAQASH, CAABUDA KACAANKA iyo AFWEYNE
@@easky363 ilaahaaga was
@@gudbifariinta3958 WASAKH. GAALA
@@gudbifariinta3958 ma idoor baatahay?? mise dhulbahante?
@@gudbifariinta3958walaahay billahi tallahay wad hor istaagaysa ilaahiisa iyo ilaahadaba iyo rabbiga wax walpa wuuna ku weydiina waxa aad hadda soo qortay maxase ku jawapi doonta ?
Ninkan (hanoolaato)maxaa tusay xumaanta Maxamed Siyaad Barre