Waaaaaaaw labada nin wa mooryaan xitaa waxba ma fahmaayaan Aabaha jaceylka ixtirmaaam Qadarin xadaarad Reer magaalnimo Waa wataa Aabaha jaceylka Reer xaroow dabeeadiisa qata Dul qadiiska oo kale Qata I realy appreciate the ideology and Philosophical point of view Bravo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abayash in ay is nashnashaan ceeb ma ahan somalid marke duqowan waba is ilaawan taasna ma fiicna hooyade wa 70 jir siday u libasato mash Allah aad bana ugu fana diin marka la dhahana wa Num 1 mash Allah abah jclk 👍👍👍
Qofka waxuu farxad u arko aanan dambi aheen ku farxad galiya laguma karo dadka qaar nolosha waxa ka tagan tihiin zero xaqiiqdii Dadku wey kala garaad sareeyaan xitaa aqoonta bal ila.arag hushmad darada heesata labada caqliga sabiga leh halke baabaha jacelka respect full sameenayo qof misane cilmiga ka dhaadhicinayo halmar xitaa aanan xamaqeen wllahi waa duni ixtiraamka ka dhamaday misane aan dawaneno baabaha jaceel ka we love don't worry about that keep going 💯💯
Walahi wlaigey mana arag quf fukrad xun lagadibayo asago kuhorfadiya asga ukusina jawab fcn ad kuqanacdid asago kuaflagadeyneynin. WHAT A BIG RESPECT abaha jacelka keep going aba mcn❤❤
Aabaha kubaashaal lacagtaada Dhalinyaradii waaka qurxantahay waaka labis fiicantahay all they are jealous because they can’t afford what you have Keep going and we’ll done ✅ and we are with you forget about jealousy people
Waxaan waa personal attack 😮😮😮😮 Aabaha jacaylka waa nin caqli badan oo dulqaad badan leh. weriyaha iyo fannaanka umay oggolaan in uu hadalka dhammeeyo, ma ixtiraamin aragtidiisa. Waxan waa xushmad darro aad u weyn. Waxad garan kartaa in ay jirto waxbarasho la’aan. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay fikradiisa.
Reer badiye masayrsan haduu luuq kugu helo waa saan camal waa uu ku sugay. Ragga ninka ka qurxoon ma jeclaha ee aabaha jeceelka kor uga bax reer magaal waye walahi qosol uu ku dilay hhhh keep going kuwan yay duluf kaa dhigin ayaga camal
Adeer 3dan xubin waxaa kaa galay qarash aad u badan waliba adoo dhibaato badan u maray ma xasuusaty mise umacadcelisy allihii si free ah kugu siiyey ayaga iyo xubnaha kalaba waliba adoo wax dhibaato ah aan arkin . Gunanand hadalkaygu wuxuu ku socdaa aniga, adeer iyo qofkastoo Islam ah oo nimcoyinka ilaahy hilmaansan
Ilaaha ha lacnado kuwa wax shabadeya iyo kuwa la shabadeya kuwa suniyaha xiira iyo kuwa laga xiira kuwa ilkaha kala geeya iyo kuwa badala abuurka alle وماآتاكم الرسول فخذوه وما نهاكم عنه فانتهوا
Walahi odaygan. In la waaniyo ayuu ubahanyahay. Dhaqan celis buh u bahanayahay walahi. War waxa ikubfanaya waa lacag balse qab kale uu ugu faano lacagta ayaa ficnaan lahayd
Wuxu Yidhi.... Caynadiisa Aadmigu Colaadiyo Afgarashada waa Ku Kala Cod Dheeryahay.. Abaha Jcaylka. Laba Nin baad ku qabten. Lakin hdal bu idinku Reepay wiil cadeh
لااله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم..اللهم ارزقنا حسن الخاتمة يارب العالمين وتوفنا وانت رضا عنا يارب العالمين
An kusalino xabiibkena muxamed scw scw scw wll kusali nabigeena muxamed❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw
Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw ❤❤❤
Salalaahu Caleyhi wasalam
Scw❤❤❤
Scw ❤❤❤
Waaaaaaaw labada nin wa mooryaan xitaa waxba ma fahmaayaan
Aabaha jaceylka ixtirmaaam Qadarin xadaarad Reer magaalnimo
Waa wataa Aabaha jaceylka Reer xaroow dabeeadiisa qata Dul qadiiska oo kale Qata
I realy appreciate the ideology and Philosophical point of view
Bravo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxanallah waxan jogna aqiruzaman ya Allah qatimadaa no hagajiii I a😢
Aaaaamiin wixi caabta loyaqanaay hada waaba laagu Flanagan acudu billaah yaaab
ababaha jecelka ixitirama waa idin ixtirama babah jacelka guuleyso
MaashaAllaah Aabbaha jacaylka saaxiibkay Guulayso waa Jamal from London.
Nin isdibiriysy isna bedelay iskadaaye umada iyo dalka uhanbalyeey
Respect aabaha jecel ka, MASHA allah ixtiram ka iyo dulqaad keep it up baba.We need to educate our people; that’s what they require.
Abaha jacelke vive abo nolow keep going from Djibouti
Abayash in ay is nashnashaan ceeb ma ahan somalid marke duqowan waba is ilaawan taasna ma fiicna hooyade wa 70 jir siday u libasato mash Allah aad bana ugu fana diin marka la dhahana wa Num 1 mash Allah abah jclk 👍👍👍
Free aabaha jacylka♡♡♡♡team Nairobi ❤❤❤❤❤
Baha jaceylka wlhi Waa aabo vcn m.a❤
Alleh cimriga hakuu barakeeyo Adeer
Abaha jaclka dulqaad badana ....raag jahilina aya mesha kuhelay ....iska firi daadka ku wareysanaya tkhs and support abaha jacelka 🎉🎉🎉
Abaha jclka ixtiraam 100% 🙏
رب وفقنا لما تحب وترضاه
Qofka waxuu farxad u arko aanan dambi aheen ku farxad galiya laguma karo dadka qaar nolosha waxa ka tagan tihiin zero xaqiiqdii Dadku wey kala garaad sareeyaan xitaa aqoonta bal ila.arag hushmad darada heesata labada caqliga sabiga leh halke baabaha jacelka respect full sameenayo qof misane cilmiga ka dhaadhicinayo halmar xitaa aanan xamaqeen wllahi waa duni ixtiraamka ka dhamaday misane aan dawaneno baabaha jaceel ka we love don't worry about that keep going 💯💯
Doqomadaan mxaa Ka qaldan oo bilaa xishmada ah babaha jacelka guuleyso wan ku wadanaah ❤
Wlhi maa aragtay ekhlaakhdaradiisa waa jaahil waa wax lalayaban yahay
Aflagaado khaawan buhaya odayga
Oo keeshali kii soo xirto berina hamaagina ayaad soo wadaane
Abaha jecelka inad is durto wa laga qurxona sababto ah Alle Aya wuxu yiri marku shaydanka u Alle la hadlaye
{ولآمرنهم فليغيرنّ خلقَ الله}
Day wll haday ilkuhu kaa dhacaan inaad ilko gashato dambi miyaa timaha iyo wejigana waa la mid baan isleeyhy
Wajiga ban Ku wada wll mcn
Faaruqnimadiinna ayuu soo saaray maanta Aabbaha Jacaylka, labadiinna mooyow!
Respect other's choices and looks, and get respected.
Walahi wlaigey mana arag quf fukrad xun lagadibayo asago kuhorfadiya asga ukusina jawab fcn ad kuqanacdid asago kuaflagadeyneynin. WHAT A BIG RESPECT abaha jacelka keep going aba mcn❤❤
Aabàha jacaylka he is was a legend k33p going sxb
Abaha jackal waa xadaari maxamad jamac waa from caddado to Mogadishu
❤
😂😂
Aabaha jacaylka nimankani waa jaahiliin akhlaaqad.waa xaasidiin way kaa xun yibiin.well done aab jacaylka guul..hadaadna school soo,dhigin,ood dugsi soon dhigan waa sidaa aabha jacaylka
Well done aabahq jacaylka.
Jikaarta ninka aabahaa camal waaye ha ugafin lpx🙏🙏
Shan sano sanaan ahaan kulahaa oo yaa kuu balan qaady inaad noolani ilaahy haku soo hadeeyo Kolay abuurtuu ilaahy ku siiyeye badashee ilaahow kuwii si kasta ood ka dhigto ku qanacsanada oo alxmdulilaah dhaha naga dhig😢🤲🤲
Abaha jaceylka hore u soco nin culus ayaa tahay.somalida waxay jecelyihiin inaad Qabiil ka hadasho ha u joojin.
Baabaha full xushmad wlhi qofka noloshiisa xor bu uyahay m jamac sholada baabaha ka fogow
😂❤ abaha jacelka wan wata walagu gobtay jakarta maxamad jamac waa isla jiran lkn father of Lov ❤lama qaban karo
Baba ah jaccelka guuleyso 🎉🎉🎉🎉
Aabaha kubaashaal lacagtaada
Dhalinyaradii waaka qurxantahay waaka labis fiicantahay all they are jealous because they can’t afford what you have
Keep going and we’ll done ✅ and we are with you forget about jealousy people
Nin nin kale kumashqulayo ceb ahan jirtay lakin 2024 Normal hada noqotay baba keep going.
AABAHA JACAYLKA DAD AAN KU LEVEL AHAYN OON WAXA UU KA HADLAAYABA AAN FAHMAYN AYUU KU XIIQAY. YOU LOOK GORGEOUS EE QOFNA HA U JOOJIN.
Aabaha jeclka ka xishooda dad xushmad yaqan matahiin midakale mooryaankan afkiisa madowaday oo an aqoonin sida loocadesto iyo adi aqlaal malihdiin uuuf
Free aabaha jacylka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa saxibo maser ku qurmay. Wa jigaga ma tabankaraa. Rar rag tabanaa nuca walida maserka. Aaron baha jacelka. Hooray usoco waqtigaga iyo malkaga kuraxeso. Ha ujojin.
😢😢
Waxaan waa scribt la isla ogyhy e yuusan hadal idinka tagin
Nin kan nin ilaahey ka cab sdo ma ahan❤😂😂😂yaa rabi soo xanooni
Aabaha jacaylka waa Respect man
Qosolka jikarta😭👍
Abbaha jaceylka is not easy
Aabaha jacaylka dadka 100 sano buu kahoreeyaa dadkeena jahliga baa ku badan
Aabaha jacelka sido uhadlaayo aqlaaqda & respektska uu uhadlaayo walee inaanan laga heleen dad Somalua joogo
Mansha allah Maxamed jamac waji qurxoon ayu lee yahay
Waxaan waa personal attack 😮😮😮😮 Aabaha jacaylka waa nin caqli badan oo dulqaad badan leh. weriyaha iyo fannaanka umay oggolaan in uu hadalka dhammeeyo, ma ixtiraamin aragtidiisa. Waxan waa xushmad darro aad u weyn.
Waxad garan kartaa in ay jirto waxbarasho la’aan. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay fikradiisa.
Big respect baba🥰guleyso💪
Waa ku wadanaa we love u ❤
Big respect abaha jclka
Rakan waa maser San yihin side noga muqato. Hooray usoco walal Abaha jacelka. Alaa taziro was ziranun wizra uqraa. Hadaa qo wax loo shegaa. Sidra lomahadlo. Mahalo. Hada Lakin. Waxaa imuqado. Maser. Raga maserka Kuma quruxon waa nin utiyarsan. Quruxdisa. Iyo khasa rihisa. Was runtis. Abraham jacelka
Yaa rab khatumada kheeyr nogu khatim
Ibraahim xasan cumar A.K.A.
"ex" Gurey/goerge/..hadda aabaha jeceylka, bro dadkaan isku quality ma tihidiin ee meelahaan oo kale haka soo muuqan..hore u soco qofna ha u joojin..
Aabaha jaceylka potex ayuu wejiga u isticmaalay waana mid caadi ah..bararkana waxaa keenay irbada potexka markii lagugu duro maalmaha ugu horeeya wejigaagu wuu bararayaa..
Wuxuu leyhay waa saxibkey iidhow hadana si bahdil ah oo aad modo inuu kuraxaysanayu u cayayaa 😢😊
I BRAAHIM GUREY (AABAHA JACAYLKA) WAX BADAN AYAAN KU SALAAMAYAA
Reer badiye masayrsan haduu luuq kugu helo waa saan camal waa uu ku sugay. Ragga ninka ka qurxoon ma jeclaha ee aabaha jeceelka kor uga bax reer magaal waye walahi qosol uu ku dilay hhhh keep going kuwan yay duluf kaa dhigin ayaga camal
Abaha j you look good 🎉
Babaha jaceylka ga zo door broer ❤
Adeer 3dan xubin waxaa kaa galay qarash aad u badan waliba adoo dhibaato badan u maray ma xasuusaty mise umacadcelisy allihii si free ah kugu siiyey ayaga iyo xubnaha kalaba waliba adoo wax dhibaato ah aan arkin .
Gunanand hadalkaygu wuxuu ku socdaa aniga, adeer iyo qofkastoo Islam ah oo nimcoyinka ilaahy hilmaansan
SUBXAANA LLAAH OO MAXAMED JAAMAC ADIGABA BIDAARTA DURATAYE MAXAAD ODAGAN YAR OO IS QURXIYAY MAXAD KA RABTA ODAGAN YAR NADAFAD LOW WAYE WLJ KORKISEY KA MUQATA MASHA ALLAAH LKN DAAYA DUQA YARKA WE LOVE HEM HADAN RER WURBO NAHAY
I love this show ❤❤❤❤❤❤
Hmbalyo abaha jcylka anoo naaga ku hnblyeyey😂😂❤
Aabaha jaceyllka ixtiraama😊
Abaaha jeclka wa saxn yaahy hadi lawaynado mala rajo dhigaa abo xargo 🎉🎉🎉🎉❤❤ gulyso mohamd jamc odyga wu ka wayn yaahy inbadad hadana wu ka shidan yaahy abaha jacylka 😅😅😅😅
Subxaanallaah waxaan fasaadka wada wadanka ha laga qabto
Maxamed jaamac kaftanka waa ka xidhay aabaha jacaylku walahi waan qosley waan wataa aabaha jacaylka😂
Viva apaha jacylka
Waan is duray aaaa subaxaanlah 😢😢waa nin wayn oo ciyaalnimo kuso laabanaya😢😮
Jakartow meqo nag uu abaha jcylka kadulqaadaY.😂😂😂😂
Hadii aad abuurista alle wax ka badasho waxay ka dhigan tahay inaad dhahday ilahayow ima qurxinee anaa isqur xinaayo😢
Wiilkaan madoow maseer lee miyaa saan qofka weeyn quruxda yaa u diiday
Ilaaha ha lacnado kuwa wax shabadeya iyo kuwa la shabadeya kuwa suniyaha xiira iyo kuwa laga xiira kuwa ilkaha kala geeya iyo kuwa badala abuurka alle
وماآتاكم الرسول فخذوه وما نهاكم عنه فانتهوا
aaba jacaylka waa dadkii hore ee somalida ahaa ee aqoonta iyo hadalka yiqaanay....///
aabaha jcylka adoo cilmi leh ind rgan ay ku wrystaan waa khaldnthy
Abaha jaceylka waa shaqsi dulqaad badaan 💯
ولا قوة إلا بالله العلي العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم
Walaahi ninkaan waa nin wayn oo degen idinkalee xiiqaayo
Good answer 🎤🙏🏽he is a wumen.He is really men😊❤🙏🏽🌺😊
Surely which language are you trying to address us 😢
@@abdullahisiasa7861 you don’t know hi to read😭😱🤣
@zeinabhirsi6071 (it's how to read not hi to read)by the way who is your teacher??
Aabaha jacaylka kalsooni wey dhaafty tanu❤😊
Abaha jaceyl wa aqon yhn hadlayo halka midka dhakada xiran iska hadlayo
M.a❤❤😊
Aabaha jclka
Legend weeye
Waayihiisa wuu so qaaty
Mid cusubna wuu shitay
Marka waxa leeyhy
Dadka ku dhegan
Nacabka darbiyda ha jiiro
WLHI WAA QOSLAY AABAHA JACAYLKA WA MUCJISO 😅😅
فليغيرن خلق الله❤❤
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
Subxàallah waa yaab runtiii
Hhhhhhhhhh abaha jacayiilka waa legend , war kani jahilka ah soo kan ku cabacay hhhhhh
Walahi odaygan. In la waaniyo ayuu ubahanyahay. Dhaqan celis buh u bahanayahay walahi. War waxa ikubfanaya waa lacag balse qab kale uu ugu faano lacagta ayaa ficnaan lahayd
hadaad naag tahay waan kuu ogolaan 😂😂😂😂 abaha jacaylka isn't easy kakakaka
Bisinka waa denbi ween subxaanalaah😱
Sxpow marba mid kii hore kawaalan ayad keenysa 😅😅😅😅 wan ku haysta😅😅😅😅😅
Kan wiji maahan ee luuq iska dhig kkkkkķkk😂😂😂😂
Ana idiin waso 😂😂😂babaha jaceylka isn't easy 😂😂
Asc ugaas Jakarta funanad kale malihid miya😊
😂
Yaahuu kaas t shirt 👕 naagaha gashtey bal arka kan waxa madow gashan😮😮
jakarta meeqa naag ayan ka qaaday kulahaa 😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
aabaha jacaylka caadi maha
waa nin ilbax ah
really qof wax bartey oo maskaxdisu furan tahay baa argumen samenkara. Masha Allah keep going Abo
Salalahu caleyhi wasalam ❤
Neeef iska qoslaya sdii looda Kan Jakarta isku mgacabo janal ma istahilo
Nin tubako cuno qilmawayo mirki layir dadka wa marya hababin wuxu kuyiri 2danyer 😢subxanallah ilahow nacafi adiga wax cafiye yaa rabi 😢ilahow tobbada nawafaji😢
Qlbada idin jabty abaha jeclka aman siyaa walhi wan taager sanahy walhi wa ody yaro ilbax ah 100sano ayuu naga horeyaa 😅😅😅😅❤❤❤
Jakarto abowe waano ayaa iga tahy walaasha cml ban hay taldan iga qaado qof waxaa jiro hadalka qaar u finen marka ka fiirso
Wuxu Yidhi....
Caynadiisa Aadmigu
Colaadiyo Afgarashada
waa Ku Kala Cod Dheeryahay..
Abaha Jcaylka. Laba Nin baad ku qabten. Lakin hdal bu idinku Reepay wiil cadeh