She went to Europe through Libya, so don't let this young to be killed you can tell he's afraid of his life, You know damn well he is in the land of ISAAQ.....love from Hawiye 🦁
Masha Allah young lady you talk very nice, I liked the advice you given the young man because lot of people don’t know the chances they have to be in the country.
Reer woqooyigu magaca iskuma gartaane qabiilkay isku gartaan halka reer jabuuti isku gartaan magaaladda iyo xaafadda uu ka degenyahay ama ay ka degentahay
Dadkan qaar hadalka wanaagsan ayaa dhiba gabadhaan wiilka si wanaagsan ayay ula hadashay dad ayaa gabadha cay u soo qora war ilaahay Ka baqa umadana Ka xishooda
Warsangeli meel walba waa degaa. Reer Gadiid way lacdegaan oo Reer Samater way la degaan. Kismayo way degaan oo laboolayaal waa degaan. Buurta Lubaax yaley oo Awdal way degaan. Where there's a water, there's a Warsangeli. Meeshii biyo leh ba Warsangeli waa joogaa
Somalidu sidaasay iskugu dhex nooshahay.Maasha Allah❤❤
Masha Allah tabaraka Allah wiil fariid ah.
She went to Europe through Libya, so don't let this young to be killed you can tell he's afraid of his life, You know damn well he is in the land of ISAAQ.....love from Hawiye 🦁
Mansha Allah Waa gabadh Fariid ah oo dadnimo ku danbayso
Waa laba fariidyaala si xikmadaysan ayay u sheekaaysteen
ani gabadha ixtiramkeeda ka helayba😮😊🎉❤
Gabartan waa fariid.
Umada brainwashed ayaa lagu sameeyey
Dalkoodii kuma kalsoona.
Gabartan oo badan ayaa u baahanahay
Masha Allah
Masha Allah young lady you talk very nice, I liked the advice you given the young man because lot of people don’t know the chances they have to be in the country.
Deemayeeleysaa wiilka aankuuguurino ee gabadhyahay
Reer woqooyigu magaca iskuma gartaane qabiilkay isku gartaan halka reer jabuuti isku gartaan magaaladda iyo xaafadda uu ka degenyahay ama ay ka degentahay
Lahjadan iyo hargaysa agteeda
Waa kaftamayaa. Marka dambe waa kan sheegay inuu reer Sanaag yahay
Ana isooqbo dhe gabarta you
Ilaahow Tus Caafimaadkuu Haysto iyo nolosha
Amiin
@@axmedyare2404BG tgvzAzrbcrhr 3:40 3:40 3:40 3:40
Maasha allaah wax yaroo qurux badan
Macha alah iska kurso ninkan Allah ku barakeyo yeeee
Qurbajogga dhabta ahi afsoomali caynka ah kuma hadlan
Wax yaroo qurux badan ayuu ku yidhi😅
nin reer gaalkacayo ah oo majeerteen ah weeye.
Naagtan macno malahan wiilka waad quudhsaneysaa laakiin isagaa kaa fiican
Waa quruxeey iyo fariido
ABAAYO WAAN KAA HELAY FROM DENMARK 🇩🇰🇪🇺
Dadkan qaar hadalka wanaagsan ayaa dhiba gabadhaan wiilka si wanaagsan ayay ula hadashay dad ayaa gabadha cay u soo qora war ilaahay Ka baqa umadana Ka xishooda
Anaka hadalka wanaagsa wu nadhibaa in lays Cayo aya rabnaa
Waaba ka helayi gabarta you
Sificn Ayuu ku qaraaci lahaa kani haduu kuqabto qac kayeerayso walee duusa. Majoojin lahayn 😂😂😂😂
Waxaay maskaxdaada kalaab baa ka furan e hayaay😮
😂😂😂
😂😂😂😂
Wiilkuna waa fariid kale
Warsangali laandheere
Masha allaah waa vabar fariid ab
MashaAllah
You are such a smart sister
Dad wanaagsan baa is heley
Kkk walee Waa wada baxsad 😂
Walahay waa ba qoslkii waa qof aaah
Maxaad usheeganaysaa reer hargaysa waxaatahay daarood miyuu kulaxumaaday qabiilkaaga °aan kaaga
Somalida nimcada eey heeystaan ma arkaan
Nagtan magafa dabsaray ee kafogow anaga lajogno
Labadiinaba hal meela ayuu idinku dab-saaray miyaa?
Labadiinaba ma isku meel buu idinku dab-saaray?
Waayo qof xoog loo dab-saaray oo lagu gubay baad u eegtahay😂
Walayal qeyrsheega oo Yan gabdhaha loogefin waleysweydinaya qiyamaha
Illaahay hakusoo hadeeyo hana kucaafiyo pof fayaw matahid
Maa gabadhani familkeeda keeney aya leedahay magafae aya dab sareey edeblaawe yahow
Waa reer Mudug Gaalkacayo
Intaad wajiga cadeyso isaga dhabooqday adoo qoxooti ah maad wiilka si fiican ula hadashid
❤🐫❤🐫❤🐫❤🐫❤🐫❤🐫❤🐫❤🐫❤🐫❤🐫❤👌👍
Original maahee yaynen ku hodin kiimikada yayna qurux kaaga dhigin.
Asc war gabadha xamdida ku boood oo sheydaanka ka naar
Video damaystirin ban rabnaa
Dad kasida qaldan uhadlaaya ilaahay kabaqa maxaa kaagalay gabadhan is cadaynteeda iyo magafaha aysoomarta ma adaa ma adaa markhaatika ahaa in ladab saaray qiyaamaha waa lagu waydiindoonaa waxa aad meesha kua sooqortay
Gabadhani waa fariid
Waa isku wacantin
Ninkan yuu ku dhaafin gabadheey 😂
War Uma hayo in single mum 4 caruura haysata tahay
Warsangeli Ceerigaabo agteeda geel la jooga Hargeysa duleedkeedana joogaa😂😂😂😂
Warsangeli meel walba waa degaa. Reer Gadiid way lacdegaan oo Reer Samater way la degaan. Kismayo way degaan oo laboolayaal waa degaan. Buurta Lubaax yaley oo Awdal way degaan.
Where there's a water, there's a Warsangeli.
Meeshii biyo leh ba Warsangeli waa joogaa
Shalay bay tahriib ku tagtay markaasay ku leedahay anoo yar baa lani geeyay 😂😂😂
WIILKAASNA ISKU HARTI BAANU NAHAY GABERTANINA WAA INAABTIDEY ISAAK
Dadka dalka jooga ha loo sheego qorbaha jab iyo hooga ka taagan iyo cunsorida doqmaha saynta cadi nago hayan oo sheega dad kiina iyo dadkeena
Barcilona miyaa
Nagta uu lawareysanaya ma Gusba Gadaal kaga jira???? Maxay uniikisa kķghhh
Cumar
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
meshan wa mudug dhirta an ka ixin
WAA REER BURCO GABADHANI
Tani dhawaanbay tahriibty laga dareema 😂
si wngs baa ku kaftamayesaa
Fiqiir gaajoonaya oo aan waxba baran maba is gayaan!
cidaad gayso raadso hee wll anaga dhan faqiiro ayaa nahay ee cadaankaas bal ugal ❤❤❤❤
@@mahatmahamednurrejawab wacan
Hargaysa majoogo kan
😂😂😂😂😂
BEEN BUU SHEEGAY WAA REER SANAAG
Reerbaadiyahan
Aan badna arkin
Gabadhaan laandheeraha ah
Caali xumidiisa
N9yada ayey iskaga dhiseysaa
Warsan gari xun oo isaaq guumeysta waaya reer baadiyahaan
Cayda jogi rer dhan ha ugafin
Ado dad cayin sya fikirkaga ladhibta
Somali waa walaalo qabiil walba ey tahy waa is fahmeysaa caadi iska dhig
Tan hadey timid
Cayda jooji jaahilnimaa kaa badatay wersengeli waa Laandheere adigu yaa tahay qabiil afka hannoo gelin
ilmo soomaai waa dadka somali ugu daqan xun
War ka daa nin ragga ayaad leedahay laankiisa dher
Subxaanallah
Gabaryaheey adiga uu imow.
Nin waxbu donayya
Kkk aga kaftan wanagsan
Wallaale fitimin dhigu ma geel qurbaha kunool baa
sheekowacan
Qurbaha maxaa idhinka jira taloow? Wadanka hala maal gishto somalay
Ninkaa haduu ku helo walee inaad beer iyo colob karin laheyd
🎉🎉🎉🎉
Vitamin D 😂
Caano organik fresh
M,a
Hadii aan reer Muqdisho nahay *yaa tahay* waa nagu ceeb. CEEB MIYAY NAGU TAHAY?
Wilka anku disno hno qli
❤❤❤
Asc
he is lying
Mnash Allah