Gabar aan jeclahey ayaa ii jarta!!! Yaa waaye gabadha ?? Tii Adeer beenbeenta aheyd miyaa?? Timir laf ku duugan 🤔🤔🤔 war ninkan waa shabeel naagood ee gabdhaha ka ka ilaashada Ragga aan dayuusiinta aheyn Maanta dhan wuxuu gaadayaa mid uu life ku helo iyo mid uu sawiradooda indhaha macsi ahaan ooga bogto
Guuleyso aabaha jaceylka legend🇸🇴♥️❤️
Masha allaah hadaaba cfimaad kusoo gartay 63 masaajidka iyo dugsiga quraanka maad udhaxeysid adeerow
Hada leeba raaxo uso jeestay sow uma jeedid kulaha gabar an saxibo nahy tinta ii jarto kkkk
@@axmeddaacad9497ppĺppppppppppppppppppppppppppppppppppppppllppppĺpppllppppppppppppllplppppĺilpppppm
@@axmeddaacad9497😂😂😂😂😂
Xayey siin aan caadi eheen waaye ma is dha deen somali mohamed😊
Old is gold
Masha Allah Ninkaani Waa legend Niyada haloo dhiso
Thx for Air Djibouti
Salaan sare from 🇩🇯
Mashaa Allah excellent 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Cabdicaziz waan ku salamaya i from jabuuti
Sualahani waa qalad qofku cadaw buu yelankaraa cadawgisana kafaidaysan kara warbixintan oo sidhibyar kuheli kara warbixintan
Maasha Allah c.casiis saaxiib qaali ah legend gurey salaam sare labadiina
Atooraha jaceelka qaas u jeclahay❤❤❤❤
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN MUBARAK 🌙 ☪️ ❤
Aabaha Jaceelka The Legend
Mnsha allah barnamujka ka runs hees waan jecelay Mar so booqdo
Maaa sha alllah ❤❤❤ Ibraahim alllaha cimriga hakuubarakeyo baabaha jacaylka
Aabaha jacaylka saleebaan waaye ha ku dagdagin 😂 quruxda iyo dhalinyarnimada asoo da.wayn meel kale kama keeninee waa saleebaan hhhhhh
Laandheere Waxaa tahay living legend. Hore usoco
Habargadir abtiyaaladey noolada ❤
❤❤❤❤❤ aad an u jeclahay
Barmamijkaga . Wayo . Waa bila siyaasad bila Qabyaalad . Intasan kugu doortay
Subxanalaah wuxuu jiraa cimrigii nabigeenu ku dhintay
Walee waa odey raaxo uso jeestay kulaha tinta gabar saxibo nahy ii jarto kk😅
Waa gawadhiisa
Cimri ayuu allh ku siiyay abti mash allh hadana xogaha dhaqankaga wanaji aminkan cidiyaha maxad mar san sidee dumarka allh kasoo hanuuniyo
65 jiir iskabulo ah ka allh magaan😂😂😂
Nio ka run sheeg qabiilkda dheh...😂
Wareysigaada aad ayuu u qaldan yahay walal.
Walle gabdhaha marki ladhalo waala naaca lakiin waxa xaqiiq ah ogu danben ayada jecelka waliidka oo dhaan qadato masha allah niinkan gawar udhalan waa gablan
6:51 okay u love daughter but u destroy other man daughter 😂😂😂
Odagu waa legend
Abdi aziiz yaa waa
Gabadh iijarta kulahaa caadi muuna ahayn
Abaha jaceelka legend
Klay suuqa geentiii kadaaadiiciis ku dacay 😂
Gabar an saxib nayi o an jecelayi
Odeyga dhaqanki yurub uu wataa kkkk
Mashallah 🥰
Somaliye meesha timo lajeri Karo makuyalo mise anba wax arken cajib😂😂
Cayla Islands
Gabar ayaa ijerto😅
As,lEE yartaanaa tanaa qiimobadan murwodumaroo yariisEEy ooriyareeydumaroo tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee bahbahbah minyarooy malintii ayaamahii waan uwataa dumaar naago haween iyaa yartayarta
First ahy manta
Saxiib gabadhah 63sano ayan jira cimrigag ceeb hakusagootiyin isdabo qabo cadceed casar joogtaatahya
Heesaha iska daa waxaad usii jeeda qaybtii loo badnaa ilaahay utoobadjeen
Ma xayeesiin mise wareysi
Wareysi xayeysin laga dhigay
Iskaabulo aaway sheekhu sheekhadiiuuamaanijiray
Ina runsheekto diyaar ma u tahy waa wareysi qaldan. Bahdilaad ah
Karun sheeg qabiilkaaga
Asc iga raali ahaaw xumaana ha-iga qaadan’ Arintaan halkee ubadan tahay! Halkee fariisataa, maanta Somaaliya dhinaca nabadgelyada waa lagu soo raadinkraa, hadii ay ogadaan meesha aad joogto, ma-ahan inaad wax qalad ah sameysay laakiin dhagar qabayaal ayaa badan!
Arinka qalbiilka gobelkee ku dhalatay ama magaalo reerku wax macno malaha
😂😂😂
Odayga hornuud xaga jeebka ayay ka hagaajiyeeeen
Farxada nafta maba fahmin arintaas
Timo ku baxo mesha kuma aragno foodada dhaaf abaha jacelka
LEE shibistatE baa layiri.yariuseey sooo dhawoow qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy lagufarxeeeey fariidad facyaashay tarooneey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses iyaa iyaa minyarooy bahbahbah bahbahyareey
Gabar aan jeclahey ayaa ii jarta!!! Yaa waaye gabadha ?? Tii Adeer beenbeenta aheyd miyaa?? Timir laf ku duugan 🤔🤔🤔 war ninkan waa shabeel naagood ee gabdhaha ka ka ilaashada Ragga aan dayuusiinta aheyn
Maanta dhan wuxuu gaadayaa mid uu life ku helo iyo mid uu sawiradooda indhaha macsi ahaan ooga bogto
Mss igadss ciyaarta soqabo
Su aalo fican ay ahayen marka qabil uboday markas aa isku xaartay
Sheeko raqiis
Waxaa aad uga helay hadalka ah booqashada ispitall iyo xabsiyada aad ayaa uga helay arintaas waaba wax mudan ku daysho
Aabaha jacaylka kuma ogayne waxaan ku ogaa laacibka kubada cagta ee howlwadaag iyo wardhiigley waxaana loogu yeeri jiray ibraahin gurey qiyaastiina 30 ahaa hadii waagaas media sidow hada ujiro ujiri lahaa lagama yeeleen aabaha jeceylka ee wuxuu laacibka seexiska kubada cagta waana usoo joogay arkeyna sow dadka uwada seexin jiray hadii wadanku nabad kusii jiri lahaana owmaanta ka ahaan lahaa soomaali nin gees ka gees lagu sharfi lahaa biladaha uu dalka usoo hooyey darteed marka odaygaan gaaban waa banooni yaqaan kubada siday tahay ugu ciyaara oo aysan dhulka uga dhicin ,sami adi madhalan markuu caanka kubada ku ahaa .
Maaansha allah
Waa dada oogu qoran Baasaboorka
Qabiilkee tahay?nnj. Ceeb waaye jooji somali horaa qabiil u dilooday naga dhaaf akhii.
HADDA MUU GABAR SAAXIIB LAHAY OO MUU ISKA GUURSADO INTUU SAAXIB GABAR LA NOQONAAYO OO KUWII LOO BANEEYEY AHAY
Waxaa dhicikarta inay gabadhiisa tahay qofka tinta ujara
63 jirkii ugu dhaqanka xumaa naagna maqabo naag aan jeclchy iijarta tinta
2:27 a girl who's not his wife cut his hair 🤔 dahir alasow said maybe u was part of rapist but for sure u know what happened in 1986