Sidee buu xogta siyaasadda ku helaa Ali Harare. Waraysi xiiso leh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 чер 2023
  • Sidee buu xogta siyaasadda ku helaa Ali Harare. Waraysi xiiso leh

КОМЕНТАРІ • 90

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 Рік тому +4

    Suxufiga Ali xarare waa nin wadaniya 100% inta miyir qabta iyo inta aqliga usaaxiibka way isku raceen inuu wadani yahay❤❤

  • @krazyville
    @krazyville Рік тому +2

    Ali Harare legend ma shaa Allah qof nadiif aah oo mabda’a leh. Keep going ✅👍🏾💯

  • @hamdaxaliso3538
    @hamdaxaliso3538 Рік тому +6

    Cali xaraare cid neceb ma jirto oo reer hargeisa ah
    Aad baanu u taageernaa hadaan reer hargeisa nahay waayo wax jira ayuu ka hadlaa waa nin wngsan oo dulmiga diida allah ha xiftiyo

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Рік тому +5

    Weriye sare Ali xadhaadhe suxufi soomaaliyeed oo leh aqoon iyo waayo aragnimo warbaahineed oo heerkeedu sareeyo ❤

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 Рік тому +2

    wariyeyaasheena waad salaaman tihiin balse duhur cad oo xagaa ah(summer-Time) Suits naga daaya kistoo isi soo Jilciya Intaasina waa kaftankii oo markiina idinku yimid 🙏

  • @HassanElmi-yu2fo
    @HassanElmi-yu2fo Рік тому +6

    ❤ my big brother Mr Ali xaraare your legend continue with it....

  • @abdullahihassan4103
    @abdullahihassan4103 Рік тому +6

    Legend Ali Haraare 🙌 we proud of you for your service to the Somali people 👏

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Рік тому

      Ali thanks for a wesome services to the community without simplicity biase whatsoever we love these great show keep going all in the channel,

  • @rocky4066
    @rocky4066 Рік тому +6

    Cali xaraare runsheeg waddani ah jecelna dalkiisa iyo dadkiisa waana shaqsi reer magaal ah xafiduhu allaah

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 Рік тому +3

    Somali American TV 📺 🇸🇴💙thanks 🙏

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Рік тому +2

    Caliyoooooooow
    Guuleeyso
    Adaa Soomaali dhab ah🌿🍒🌿🍒🇹🇷🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🇹🇷🍒🌿🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿❤️

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Рік тому +1

    Maashaa,allaah
    Cali xareere
    Aad Ayaanbu jeclahay
    Waayo waa daacad qabiil shaqa kuma laha
    Allaah ha ku xifdiya
    Calooow

  • @AHakin2355
    @AHakin2355 Рік тому +4

    Ali is the one of the best Somali Journalist in these days.

  • @G0_n3
    @G0_n3 Рік тому +2

    Ali Harare legend ❤

  • @nuurmohamed2499
    @nuurmohamed2499 Рік тому

    Wariye bisil oo waxkasta xeerinaya
    Cidna aan u xaglin
    Mahadi korkaaga ha ahaato bro❤

  • @nimo3724
    @nimo3724 Рік тому

    Waad ku mahadsantahay xalaal miirad kaada cali xaraare kaftanka siyaasada waan ku haysanaa bartaa kawad illaahay haku xifdiyo barnaamij kaadu wax badan ayayna ka faaidnaa

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 Рік тому

    Wan ka mahad calina mr ali harare
    Kafta wan ku xidhahay wax badana wan ka fa idinya

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 Рік тому

    caliyow. Waxaa tahay. Wariye. Xaqiida ka hadal wriye. dhaxadhxaad.
    Hadnah waxaa Qabaailka soomaalaida qabaailka Vadaalada deeqda.
    Vivo caliyoooow.
    We support always.
    From Uk

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 Рік тому

    Wariyayal sare hore usocda 👏👏

  • @moe895
    @moe895 Рік тому

    Waxan soo daawadey cali interview lagu wareystey 2008 kii he was so deferen waagasuu odoy u ekaa tolow muxu isku caateeyay mise sonkor baa ku dhacdoo caateysay maaqan walaahi waad yaabeysaa suu isu badelay waagas 2008 kii xitaa idamkiisa ilkihiisa cayilka labiskiisa kuli aad iyo aad buu isu badalay maasha Allah haduu waa 14 sano kahore haduuna 15 sanuu dib u yaraadey aad baa dhankasta uu isaga badaley ee hada waa single e tolow waagas ma naag xun buu qabey oo wareerisay ama stress kufuri jirrtay ilaahey baa xaaladiisa waxa iska bedelay og koleey wax weyn baa iska bedelay maasha Allah alaha u barakeeyo waa wariye aanu jecelnahay he is Ackerman and waana funny 🥰🥰

  • @Calicumar
    @Calicumar Рік тому +1

    The BIGGEST LAIR Cali Harare

  • @absiimoussa
    @absiimoussa Рік тому

    MachaAllah lakiin Caliyo Aniga badan yaree Please. Thanks

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Рік тому +1

    Mashallah

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 Рік тому

    Run sheege Al legend inta caafimaadka qabta weey kuheeystaan halkaa kawad

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Рік тому

    Saxix wa wiil somaliyeed cali

  • @nuurmohamed2499
    @nuurmohamed2499 Рік тому

    Ali haraare waan ku taageeraa waayo inta dulman ayaad codkooda tahay

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 Рік тому

    Reer Macalin Quwaax oo dhan barnaamijka Kaftanka Siyaasadda waa ku heystaan.

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Рік тому

    Barnaamijka anigu kaftaan siyaasada waa jecelahay noosoo badi cali xararow😊

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Рік тому

    Jzklkheyr Abti Allaha Ku Xafido. Soomaali Tuug Bey u Badatey. Allaha Soo Hadeeyo.😡

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Рік тому

    Best ali

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Рік тому

    The only Show I watch

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 Рік тому

    Ali we love you ♥️

  • @hasanaden4805
    @hasanaden4805 Рік тому

    anigu kolay madaawado , mana aqaan chanel kan aad iska waray sateen, 🇬🇧

  • @diriyemahamed8892
    @diriyemahamed8892 Рік тому

    I support you ali harare

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 Рік тому

    Wlh waa legend xarare 😂😂😂

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Рік тому

    Asal Bad tahay Cali xarare

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 Рік тому

    WAA LAGU XIDHI HADDII AAD TIMAADO SOMALILAND WAAYO WAXAAD TAHAY TUUG BEENAALE AH WIXII AAD KA SHEEGTAY SOMALILAND WAA LAGAA WAR HAYAA

  • @amrancabdullaahi9190
    @amrancabdullaahi9190 Рік тому +1

    Viva Ali harare❤❤❤

  • @cabdinuurraage4619
    @cabdinuurraage4619 Рік тому

    Cali xaraaroow anigu adiga ayaan kujecelahay soomaalinimada ayaana kugu jecelahay

  • @vippixel7320
    @vippixel7320 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @nuurmohamed2499
    @nuurmohamed2499 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @alimhd253
    @alimhd253 Рік тому

    Asc caliyoow waad salaaman tahay salaan kadib waxaan rabaa Inaan ku wiiydiiyo magacaado labaad MA .CALI HARAARI ...CALI XARAARI.AMA CALI XADHAADHI Iintaas ayaan soonayaay in aan ogaado mahad sanid

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +1

    LAACAANOOD shacaka Lahoow Ka Tashada Nolashiina Laascaanood Libdhimayso Iidoor Wagaashe

  • @ahmedsidoyusuf2845
    @ahmedsidoyusuf2845 8 місяців тому

    Caloooow runtiii waxaad tahay shaqsi aad inagu weyn qiime badan Somalinimadu kuweyntahay aqoonyahan ilbax waaya arag hadana SomaliYaqaaan ah,, aan qabiileyste aheyn.. sxb jirooo jooog inti Allaah kuligeen noo wada qadaray,, MaSha'Allaah'AllyXarare.

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Рік тому

    Cali waxaad waydiisaa ma qoslee maxaa ugu wacan

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 Рік тому

    Suaalihii aan weeydii lahaaa

  • @magaalada1
    @magaalada1 Рік тому +1

    Codka waa litaa ( ! )

  • @rakha1858
    @rakha1858 Рік тому +2

    Farmaaajo iyo xasan masina xasan waa tuug waligoodna ma sugna

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 Рік тому

    Wariye ali Harare wa nin goba waqooyi wa laga jecel yahay suxufi

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Рік тому

    Kkk faan weyna Ali xaraare kkk

  • @modaahir3401
    @modaahir3401 Рік тому

    Asc wnku slmy wlo su aal muhiim ah ayaad weydiisey

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia Рік тому

    Huwantuu garaacaa mobiladooda.

  • @farhanmahamed6692
    @farhanmahamed6692 Рік тому

    Wwwwww😊😊😊

  • @mideeyeoffcial3876
    @mideeyeoffcial3876 Рік тому

    Anu barnaamijka Ali haraare maalin le baan u dhagaysta kamana xiiso dhaco runtii

  • @axmedhassan6963
    @axmedhassan6963 Рік тому

    Asc maxaa u weydiin weyday in yaasin ducaale keliya loogu dhaafi waayay barnaamajka oo rag kale loogu bedelaa

  • @FeelingGood-zt1wq
    @FeelingGood-zt1wq Рік тому

    Sc Cali udgoon iyo nadaafad baa iiga muuqata labis kaduwan ka raga kale, Ku darsoo cali calool malaha.
    Su,aashu waxay tahay cali ma doobaa? xaas maleeyahay? ❤

  • @mohamedabdi5497
    @mohamedabdi5497 Рік тому

    Aliyow I phone 14bro iku caawi fadlan

    • @ABDI-MALI
      @ABDI-MALI Рік тому

      Tuugsiga jooji ee shaqeyso

  • @adanmohamed7841
    @adanmohamed7841 Рік тому

    cali xaraare aad ban utaageraa siiba kaftanka siyaasada

  • @Magool-xp8vk
    @Magool-xp8vk Рік тому

    Kama helo badanka qaabka aad haweenka oga hadasho, runti kuguma xanaaqo waayo waxaan fahansanahay dhaqankeena, balse waxaan kuu arkaa qof caafimaad qaba oo si maangal ah wax u eega. Aad baan u jeclahay falaqayntaad. Mahadsanid.

  • @rakha1858
    @rakha1858 Рік тому

    Ma sina

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Рік тому

    Darood qabyalad kama hadli karo laakiin iidor iyo hawiye waa u xalaal oo wey ka hadi karaan waa wax ay cadeysteen waaryara dhiigu biyo ma ahan waxa halayska wada daayo ama hala wada qasto joojiya beer laxowsiga xaraare waa D5

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 Рік тому +1

    Inta u su’asha si serious ah u waydiiyo ayu hadana iska qoslayaa maxa ka siya ka wax waydinaya yaabay

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Рік тому

    cali xaraare farmaajo wuxuu ku jeclaa reer macalin qawaaxnimo😮

  • @mohamudulusow3668
    @mohamudulusow3668 Рік тому

    Ali Harare adigaa is duqeeyay intee 1M, 179 000
    Subscribe kuu ah waa Cayda Siyaas Ada not kaftan !!!

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 Рік тому

    😂😂😂😂

  • @mahamedhirsi4195
    @mahamedhirsi4195 Рік тому

    Xugta ama warka u sheego ninkaan wa rur

  • @aishahassanomar315
    @aishahassanomar315 Рік тому

    Somaali isku dirkeda ujogta maxaad somaali usoo kordhisA o dulmi ahen cali xaraare waa hawiye did

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 Рік тому

    Ma adaan cid u leecan laangaap ilaa laan gaap wlhi cuqdad isaaq iyo soomaalilnd ku haysa neef😊

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Рік тому

      Ninyohow nin isaaqa baa yidhi soomaalida dadkaas aad hadda sheegatay dad ka caqli xun ma jiraan markuu arkay waallidooda iyo miyir qab la'aanta ay ku hadlaan, bal hadda ninka aa laangaabka ku sheegtay soomaali 70 dhulka ay degto isagaa dega, tan labaad inaad waalantihiin marna isaaq baa sheeganaysaa marna dawlad oo misana dawladdaa sheegatid xataa maamul haddii ay ahayd cali xaraare degaankiisa baa ku jira kkkk marka slnd ma aha miyaa isagu? Hadduuse yahay sidee u necbaan karaa cuqdadna uga qabi karaa? Teeda kale isagu hadduu cuqdad meel cidla ah ka qabo adiga taada soomaali aa uga baxsanayso mageceed kkkkkk aan kuugu daro ninkani waa nin warsangeli ah haddaa iidoor adigu sheegatay beel ahaan, waana kuwii xukumayey tan iyo zaylac oo suldaanka keliya ee gaaladaa jeclaydeen waqooyi u ictiraafsanaayeen waa cali xaraare awoowihii kkkkkk kkkkkkkk caqli xumo waatan idinka hadlinaysa oo waa riyooday waa seexday baa ka horreysa adigoo buka Dad isu keeni karin wax sheeganaya dadka iyo dalkana kala aqoon, musiga cidi kuguma haysatee wixii kale iska soo baandhey

  • @mohamedmoalin3475
    @mohamedmoalin3475 Рік тому

    Waa Barnaajka keli Ah Aan si dhab Ah uga taxanahay. Viva Ali Harare iyo Barnamijkiisa Kaftanka siyasada

  • @abdisheik2041
    @abdisheik2041 Рік тому

    NINKA KU WAREYSANYO ISKA ILAALI YUUSAN DHIIQO KU GALIN SIDII UU GALAY NIN YIRI WALIGEEY MAAN TUKAN QAMRINA WAAN CABI JIREY

  • @Malik3544
    @Malik3544 Рік тому

    Boqolaal qof mise malayiin soomali ah 😂 iska celi

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 Рік тому

    Qosalkii yaasiin maa cadaald daro noqday

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 Рік тому

    Caliyow caruus baad u egtahay tolow qaabkee u ekaan lahayd hadaad caruus ahaan lahayd

  • @axmed7191
    @axmed7191 Рік тому

    O hada madaan laga dhex hadlayn

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 Рік тому

    Cali xaraare qabyaali iskuma yaqaan Lkn waa akbar qabyaali waxay la noqotay qabyaaladu wax caadiya .

  • @bashehajiabdi5075
    @bashehajiabdi5075 Рік тому

    Caliyoow inbadan oo beena ayaa ku jirta warkaaga

  • @AliAhmed-yi7gk
    @AliAhmed-yi7gk Рік тому

    Cali xaraar waa cadowga somalilaan iyo cadowga ciidanka qaranka Jamhuriyadda Soomaaliland waa taageerayaasha badhya culusta iyo huwaanta

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 Рік тому

    Wuxuu dhegaystaa dadkaa maqiyaha ku sheekaysanaayaa,dabagala idinka arkii doono marku dhegtaa maalayo,waa jaahil weyn,wuxuu isticmaala xogaha social mediaha kale waa qof caloosha bukto oo naftisa ku kalsoonayneen.

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Рік тому

    Wuxuu sheegaba waa been. Waxa ugu danbeysay hooyadii kismaanyo lagu dilay. Inanku wuxuu ahaa 37 years old wuxuu yidhi 40 jir , wuxuu ka yimi America, wuxuu yidhi yurub. Waa beenalows cali xaar

  • @_faatax
    @_faatax Рік тому

    Cay siyaasada dhe waa ninka ka dhiga siyaasada meel dadka lagu caayo

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled Рік тому

      @user - 3iq3uhBe.
      Waad bugtaa ee ilaahay caafimaad haku siiyo

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Рік тому

    Cali marqaan ayaaba ku dha.haayo kuma raali galiyo dadka ma adaa nawad iyo nolal aheen😂 yaa ben ka dhaa dhicinee istiinkii ku dhalay was

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 Рік тому

    Ali xarare number kiisa yaahaaya pls

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Рік тому

    Cali waxaad waydiisaa ma qoslee maxaa ugu wacan