КОМЕНТАРІ •

  • @abasjama8450
    @abasjama8450 2 місяці тому +1

    Cali Xadhaadhe magaalada Primingham la ma dhaho. Waa magalada Birmingham. Wariye ruug cade baad tahay oo reerka oo dhan ku fanaan. Fadlan si sax ah ugu dhawaaq.

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 2 місяці тому

    Ali biixi waa siyasi ku fican bacriminka wararka somali amerikan hore usocda ali biixi keep going

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +6

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 місяці тому

    VIVA SOMALIALAND

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 2 місяці тому

    Ali harare❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsaid9001
    @mohamedsaid9001 2 місяці тому

    Ali xaar xaar

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому +2

    Welkom 🤗 Cali Haraare

  • @maxamedsergio9743
    @maxamedsergio9743 2 місяці тому +1

    🎉

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Mahadsant walaalkey cali xaraare ❤❤❤❤

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban 2 місяці тому

    Xushmad iyo karaamo kor kaaga ha ahaato walal. Na Soo Booqo.

  • @Gla277
    @Gla277 2 місяці тому

    Ninkaan yir soomaali gaal ah baan ahay
    muslimiintu walaalo kulama aha
    Ee dameer ama najaasbaatahay

  • @mohammedelmi1120
    @mohammedelmi1120 2 місяці тому

    Hadii Xayaysiinta Aad ugu talagashay In Somalida ka faaiidaysato waxaa wanagsan in dadka hadlayaa Somali ku hadlaan.

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 2 місяці тому

    Tv cbb weli ma fadhiso xunyahay

  • @MohamedMohamed-ny9rr
    @MohamedMohamed-ny9rr 2 місяці тому +2

    Salam alaykum

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 2 місяці тому

    Waa qayaali

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 2 місяці тому +2

    But he's in New York, New you

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 2 місяці тому

    asc sxb dhaq dhaqaaqa yaree ita aad warka akhriyeeyso talo bixin?????

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 місяці тому

    Mareekan ayaa waxaan oo dhan ka danbeeya

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 місяці тому

    Guul iyo gobanimo

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 2 місяці тому

    😂😂😂. Odaygan sawirkiisa fiiri qof caadiya sawirba uma eka

  • @awalewais9295
    @awalewais9295 2 місяці тому

    Walaal waxaan ahay wadaad Somali ah oo masiixi ah oo injiili ah ama Protestant, oo aan aminsaneyn waxa walaalkan somaliyed ka hadlaayo, waxaan jeclaan lahaa in wariyaha leeyahay faham ah in ay jiraaan Somali badan oo masiixiyiin ah saa darteedna uu weydiiyo qofka uu wareysanaayo daliilka iyo cadeymaha qofka uu wareysanaayo waxa uu ka hadlaayo,
    Mahadsanidin,

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 2 місяці тому

    ilkahan boolka lagu xidhayo dhibaato miyaanay ku samaynayn ciridka future ka

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 2 місяці тому

    Wcs mr ali haraare

  • @MohamedMohamed-ny9rr
    @MohamedMohamed-ny9rr 2 місяці тому +2

    Bakheyl ma faaido liketa ha ka ilobin 200 views 20 likes

  • @bachebachir8655
    @bachebachir8655 2 місяці тому

    Ali bixi iyo muusa bixi ma walaala mise magaca aya kulmay ?

  • @CismaanBidaar
    @CismaanBidaar 2 місяці тому

    2😂😂😂

  • @whatthehe-8
    @whatthehe-8 2 місяці тому

    Waxaano dad maxaa ilkaha kaga dhacay.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 місяці тому

    Sosarista goanka maxkamada ICC Esoqabashada natanyahu waxakorloguhayay inlahoraysiyo boqashadisa maraykanka sababta inusimarayo wadako maxkamada kujira hawadoda iyo inmaraykanku xogaiskakaladhimo eda calamiga uyirahdo amarlagusoqabto masobixin wali waxalayaba iyado laoga iclaminti maxkamada intaxasuq kadanbaysay cad inmaxkamadu qaybkatahay siyasadaynta goanka iyo mermerinta

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 місяці тому

    Waxay isla qaateen daadinta dhiiggga dad dunida ee aan cadddanka ahayn maraykanku wuxuu ka finshixilanayaa hindidiii dalka maraykanka iska lahayd africadiii laga sooo voobay laga soo bililiqaystay africa oo loo bixiyey addoon dad yurub ka yimi oo layeyey hindidii addooon .
    Yuhuuudduna haddaa ayey dhiigii carbeed maraykanku way u sacab tumeeen yuhuudka waayo dhaqaankoodu waa dil boob bililiqo dhac kufsi .
    Markaa carab iyo islaam xagay joogaan.

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 місяці тому

    Alaa qaban yuhuudigaa xun

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 2 місяці тому

    Caliyow sacabku maahayn sacb lagu cabirayay
    Taageerada khudbadii RW israa iil
    Lkn waxaan arkaynay xitaa
    wakhtiga uu hadli lahaa in laga
    dhumiyay oo aan si dagan oo
    Xasiloon loo dhagaysan hadal kiisa
    Gudaha kongarayska sacab ayaa
    Lagu indha sar caadiyay
    Banaankana calankii falastiin
    Ayaa qalbiga looga gubay
    Isku soo duubo
    Hadii lawaydiin lahaa
    xildhibaanada RW muu inii
    sheegay waxay ku jawaabi
    lahaayeen sacab ayaanu ku
    mash quulsanayn

  • @الحمدلله-ج4ه7ك
    @الحمدلله-ج4ه7ك 2 місяці тому

    Ma sheegee marka hadalka dilaaga uh 😡😡😡

  • @maxamedbaaskiil8910
    @maxamedbaaskiil8910 2 місяці тому

    War rufiyaanki isku dirka & ka been sheegida soomaalida meherada ka dhigan jiray caawa barnaamij ayuu la yimid.. kkkk

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 2 місяці тому

    Waxaas mawax loo qoslayaa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Caliyow hana daalin,America waa israel,israelna waa America waa dameer iyo 2diisii dhegood,NACALAA DHALEE