Wonderful effort!! I appreciate the couragious action implimented. The brother took a culculated move to advance innovation and successfully promoted creativity. The Somali people have the natural talent to promote discoveries. We are only lacking the willingness to commit time. From the view of history, our ancestors were the first people to suspend sufferings through drilling rocks to create water supply resources, establish sailing boats to bridge international sea transport and establish hydrolic irrigation system in Somalia during the Ajuran dynasty. We can successfully superceed the rest if we cooperate to positively exploit our talents and potentialities. I thank the founder of this progressive media channel for the spread of such useful informations.
Assalema ailkum hambalyo Allaha idin barakeyo wllo Shelf ku so biiriya wll InshaAllah si qofkii wax akhrisan Raba u akhrosto Coffee GAna in aad idinku beer samysaan isku daya InshaAllah mrka xta coffee GA o powder ah wad iibin kartaan
Asc waxaa iga codsi ah gaar ahaan daadihiyaha barmamishka inaad ku dadaasho walal inaad erayada faraha badan ee Englishka ah adaan isticmaalin, waayo qof lagu daydo ayaad tahay o hadana dhalin badan saamen kuleh. Waxay sabab u noqonesa inay luqadeena hooyo mesha ka baxdo ugu dambeena jiilka so korayo laga waayo qof toos afka hooyo u isticmaalo.
waa barnaamij aad unawaagsan laakin waxa wanaagsan dad markaad casuumeysan inuu noqdo barnaamij dood ama suaal weydiin ama aqoon lagu gorfeynayo laakin barnaamijada noocan oo kale waa in leysaga dhax baxa camera iyo qofka kaliya mahadsnid astaan .
waaan soo dhoweynayana dhalin yarada la timid xirfadaha geesinimadu ku dhehantahy lkn lkn lkn lkn ..... af ingiriiis ka la aan tii horumar lama sameyn karo ama lama soo jeedin karo waxba......
Mansha alah wiilkaas u hagajinaya kursiga Mohamed Omar Osman Alle haku xifdiyo wll Igama aha garasho lakiin waxay ina tusaysaa in fidrada Dhalinteenu maalinba maalinta ka dambaysa inay sii koreyso waana Wax alle na kugu jeclaanayo umaduna kugu jeclaanayso ... ficil yar inaad saxdaa waa wax aad u yar lakiin natiijo ahaan wuu weyn yahay Mansha alah guuuul wllo ❤😊
Wonderful effort!!
I appreciate the couragious action implimented.
The brother took a culculated move to advance innovation and successfully promoted creativity.
The Somali people have the natural talent to promote discoveries.
We are only lacking the willingness to commit time.
From the view of history, our ancestors were the first people to suspend sufferings through drilling rocks to create water supply resources, establish sailing boats to bridge international sea transport and establish hydrolic irrigation system in Somalia during the Ajuran dynasty.
We can successfully superceed the rest if we cooperate to positively exploit our talents and potentialities.
I thank the founder of this progressive media channel for the spread of such useful informations.
ماشاء الله تبارك الله
Maasha'Allah
Suggestion: Write down your Guests' name and they're business' names on screen while interviewing.
Aad iyo aad 💯
its great idea mansha allah
Waa barnaamij wanaagsan Mahadsanidiin Astaan, Najiib Maamulaha Beydan Coffee iyo Maxamed Cumar laakiin Maxamed Cumar walaal jeego xiirnimada ma ahan dhaqan wanaagsan dhalinyaro badan ayaad la kulantaa tabobarro fiicanna waad siisaa jiigo xiirnimada inaad iska dhaafta ayaa kugula talinayaa inshaa allaah
Fadlan Martida Ilaaliya waa bani aadam nala mid ah oo dareen leh hadii sanqar & dhaqaaq badn awgeeda hadalkiisa looga kala gooyo waxa laga yaaba in xog badan kala hilmaamo fadlan yareeya dhaqamada qaar oo gurta faa'idada ay dhalin yarta idin wasaan ❤
Maasha Allah, Mabruuk
WAA KA HELAY RUNTII
Allah ha u barakeeyo dhalinyarada anigu dhawan aya rabaa inaan jarmalka kasoo laabto wadanka maalgashto insha Allah
Inspiring and his mental processes accurately MashAllah
Astan cable Mohamed Omer iyo inankaa yar ee dadaalayba way mahadsanid yihiin
Assalema ailkum hambalyo Allaha idin barakeyo wllo Shelf ku so biiriya wll InshaAllah si qofkii wax akhrisan Raba u akhrosto Coffee GAna in aad idinku beer samysaan isku daya InshaAllah mrka xta coffee GA o powder ah wad iibin kartaan
Meherada magaceed wllo
BEYDAN wllo
Aaad ugu mahdsatihiin dhamaan inta ku fikirte barnamijkan aaadka u xiisaha badan dhalinyarada neh dhiiirigalin
Barnamijka bundo wan ubahnahy inan kaso qeybgalo xagen kahelaa
M.a guushu waa in aad wax cusub soo kordhiso
Mohammed Aqoonyahan Sare Good Work
Coach dhabarkaga inaad tusto maahan dadka ku dhagaysanaya.
Good sxb ilaahay riyooyinkaaga ha ku hirgaliyo!!
Masha allah
Najib Ozil sxb horumar badan bn ku rajaynayaa insha alah.
SALAMACALEYKUM. CALIYALE MEL U DHAW AN KU DHASHAY. SOMALI AN AHHAY. HADDA RABTIN RUNTA ANIGA A IDINHAYO. HAL SOMALIYO INKIRIKARO DNADEYDO, MA JIRO❤❤🎉
Yoldaşini buldun bee kardeşim allah beraberliğini kılsın her zaman❤
mansha allaah waa qof talant leh hore u soco
Barnamijka buundo waa cajiib
My role model njeepsuldan ✊🏻
Masha allah
Masha Allah
Asc waxaa iga codsi ah gaar ahaan daadihiyaha barmamishka inaad ku dadaasho walal inaad erayada faraha badan ee Englishka ah adaan isticmaalin, waayo qof lagu daydo ayaad tahay o hadana dhalin badan saamen kuleh. Waxay sabab u noqonesa inay luqadeena hooyo mesha ka baxdo ugu dambeena jiilka so korayo laga waayo qof toos afka hooyo u isticmaalo.
Maaash Allah
Maxamed omar macalin jiraa 🙏🙏🙏👍
Inkaston. Mesha joogay hdana wxan rabay Inn dib u dawado yarka ka socda hadiid industry .
Hdan arkay anoo meel iska dawanaya muqaL kle
Thanks
Mohamed omar xamar muu jogana
Haaa .
Maria
Haa huuno
Haa huuno
Quruxkeydas Aniga waxaan weydiin lahaa dabaqa dher ma company ga leh ? Financiaga xage kaheshay Sbb to ah she is young? Mala qabaa😂
Walaal jirow fikir aan kug darsado:...afsoomaaligii waa dhumayaa, aan ilaashanno.
Ereyga aad isticmaashay ee (Financiga), ku baddal , maalgelin oo afsoomaali ah (maal-gelin).
Iskuday inad iska ilaaliso ereyada qalaad ( afka-ingiliishka)
waa barnaamij aad unawaagsan laakin waxa wanaagsan dad markaad casuumeysan inuu noqdo barnaamij dood ama suaal weydiin ama aqoon lagu gorfeynayo laakin barnaamijada noocan oo kale waa in leysaga dhax baxa camera iyo qofka kaliya mahadsnid astaan .
Fikrad lasso xaday
Fikrad la xadey oo xaloolow waaye tan aad fiirsaned walalo 😂
waaan soo dhoweynayana dhalin yarada la timid xirfadaha geesinimadu ku dhehantahy lkn lkn lkn lkn ..... af ingiriiis ka la aan tii horumar lama sameyn karo ama lama soo jeedin karo waxba......
Naga daa ereyga aad ku celcelinayso oo ah very interesting
@@abshiradan1825Dhagaha suuf gasho 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣