Dhibka qura ee lagu canaantaa waa inaanu taariikhda Soomaali oo dhan ka warramin taasna waxaa kaaga filan Soomaalida kale xilligaa dad deggan ayay haaayeen oo dhib ka jirin dhulkooda.
Abti idaaajaa bay dadkii ku kudhageen, hadu qabyaliste yahy marehan mu uhadlo, majerteeen mu uhadlo. Tariikhda la hayo aya ah ha ugubadnatee dhulbahante absame . Iyo isaaq o gabayga ju dheren jiray. Ader ama dhageysta professor ama rawaxa nio.
Hebel ma arkeysay murqihiisa xiligaas ayaa la isticmaalaayay hadda waa hebel fiiri sigis baag oo aan waxba lagu tareynin aana lagu shaqeysaneynin shaxaad ku nool
Cali gariga iyo dhulbahantuhu miyaysan ahayn kuwii Diyaaradaha Lagu weeraray ee africo dhani markhaatiga ka ahayd .... soomalida waa Dad xun wlhy... Taariikh miyaa qarsoonta .... isaaqa aya ka Baqa Taariikhdii hore ee Daaroodka ...waxa meeshan ka ooyayana waa iyaga ...waayo waxa laga qaaday Diyadiii Deerada iyo Duurjoogta
Cali gari ayaa daraawish dhab ahaa, daroodkakale reer hagar dhulbahante sidey u dhabar jabinjireen waa la ogyagay, warsangali waxa sayidka soo kala maray waa la yaqaan, majeerteen waati marku sayidku aaminay ay dhabar jabin iyo dhac u geeysteen. Maxamed subeerka ogadeen gogoshii ay u fifiyeen ay muaamarad ay ugu sameeyeen. Waa dagaalkii abtigii lugu dilay. Haddaba daraawish hawiyaa ku jiray, issaq baa ku jiray oo ninkii sayidka abaabulkiisi fardo iyo geel badan ugu deeqay nin reer oog ayuu ahaa oo habar yonis ah. Reerka kaliya een ukala hadhin waa Cali geri.
Dhulbahate Way Ka Babeen Taariikhoodii Darawshiish Mada Dhiman Aduunka Rabaa Ku Nool Walee Gumaysi Kuma Ledo Meel Ninkii Geesiga Ahaa We Soomaaliya Geesiga Waxaa Baray Soda Cadow Loo Dilo Darawshiish Ma Dhamaan Ingiriiska Kuma Arkikaro Wadanka Soomaaliyeed
Inkasta uu kalaho ama kabtiyo ama kuf dheer fuulo bad kaluun kujira kay ku tahay ama se koob shaaha kuli good adoo maha rabaa u qeyb shay kibistiiye qof walba wixii loo katibay waa lakulansiine nina in aanu soo korar saneynin kaa hala ogaado (ismail mire)
When Alpha somali man where dark-skinned warriors Away whit all this light skin sisy boys this days. The good one's are gone wail the bad one's are left.
@@awilyusuf6553 inder ani ciise aaya laa i dhaaha wax aan ahyi ninika kaligi maanta somali dawulda iski u lee mx kaa khaldan daroodka aad jeedo waax aan u aqaana in aayi yiihin dada anana somali ahyin oo carab isku sheega oo ah miidgaaha caarbta marka sawirda aan anu leehyi in uu darood kuu sheego aaya ah waax khaaldan🌑
Walahi somalida makan eegay kibirkoda isla waynidoda waxa ii cadatay inan ka so jeedno nabi nuuh inanki si shaham ee kibirka badna inan siidh ku lanahay wataa ila manta na haysata ilahayow na so hanuuni
Ragaw kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado iyo gabaygii ismaaciil mire ka tiriyey talo xumadii qabaalka iyo khasaarihii ka dambeeyey ee reer cali gari
War idaaja waxaydin Ku qab san qabila ugu eedayn Somali ma cidaan dhulbahante ahayn baa kibri jirtay taariikh ahaan majirto 12 kii nine kibrayba isku reer bay ahayeen.
@@jamamohamed5961 haa wa run Dhulbahante wa Dhulbahante hore kuwa hada joga wa maqaarsaar isaaq gormu dadka noqdey barigii hore midgamada kamayna qiimo dhamin Dhulbahante hada iyaga la isku direy lkn barigaa rag isku duban bay ahaayen
Somaliyeey baddii somaliya waa la biliqaystay oo in uno la wareegto dawlad gaarsiinta dadka iyo dalka iyo diinta somaliya dan ayaa inoogu jirta iyadoo gumaysi aan la aqbali karin: 1. Alshabaab iyo daacish iyo inta la u jeeda ah dalka argagixiso kama daynayaan iyo intaasoo kun oo kale shaatiga argagixisada la huwan al shabaab oo hadda uno u ooya markii la taabto oo la isku dayo in la baabi'iyo laakiin markii uno dalka gacanta loo galiyo ma haystaan geed ay isku qariyaan. 2. Baddeena iyo akhayraadka dalkeena uno iyagaa ka masuul noqon doona haday wax gaaraan waayo iyadaa shafka u garaacday inay somaliya balada haysata ka sabata bixin doonto oo muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor cidna uma caga juglayn doonaan oo somaliya waan ka go'aynaa ma jiri doonto iyo cid kale toona oo madoobe cid danbe ma xoogi doono oo snm iyo garacyada iidoor cid danbe ma tarxiili doonto oo tukoraq danbe la iskuma qabsan doono oo waxaa la sugayaa oo somaliya lala sugi doonaa inta isku haysata dadka iyo dalka iyo diinta iyo dawladaha iyo ururada wata inay waayeel hawl iyo hadal iyo naf gab ah ay wada noqdaan oo ka dhamaadaan aduun oo intay fidneeyeen oo dhalinyaro ah iyagana la carbiyo oo maskaxdooda iyo maankoodaba laga saaro amaba laga tirtiro wixii qashina ee laga galiyey oo mana jirto uno cid kale oo looga dacwoonayo. Baddeena waa inaan banaan baxyo goor kasta ka samaynaa ilaa naloo soo cesho biyageena loo dhacay kenya oo u ay saxiixeen kuwa ku amray inay dadka somaliyeed u dabaaldagaan maalintii biyaha baddooda la dhacay oo kenya la siiyey oo taas waxaa kuu cadaynaya wadaadkii nfd oo reer nfd u sheegay "ha ku farxinina wax kasta oo ay icj badda somaliya ka soo sarto what a trader. Somalaay gumaysi ayaan ku jirnaa oo badeenii biyaheedii waa lana ka dhacay oo adoonta afrika oo wada jirta ayaa ina dhacday iyo gaalada iyo munaafiqiinta ku adeegata. Somaalaay biyihii baddeena waa la dhacay oo fadhi inooma yaal ilaa hal dhibic oo biyaheena ka mida gacanta shacabka somaliya loogu soo celiyo. Waxa inoo talo ah inaan shoobare wada samayno oo diidno go'aankii icj ee 12 mayl oo biyaha badeena u hibeeyey kenya oo afrika la doontay inay la dhacaan biyah a badeena oo lagu laaluushay madaxda afrika gaar ahaan kan sa'iir ugu horeeyo oo ah madaxweynaha sanadkaan ee "african union" kaas iyo kuwo madax african ah loo balan qaaday inay wax ku yeelan doonaan khayraadka ku jira biyaha bada somaliyeed oo caaqyo u taliyaan. Sidee mareexaan madax ugu doorateen somaliyeey miyeydaan ogayn afweyne siduu somaliya u galay oo ah halka somaliya maanta joogto dad iyo dal iyo duunyo iyo diinba oo mareexaan kasta rag iyo dumarba si fiican ula soo shaqeeyeen afweyne oo kan haatan yimidna ka sii daran afweyne oo wakaas farmaajo 12 mayl biyaha bada somaliyeed ka iibsaday kenya oo hadana ilhaaneeyey shacabkii somaliyeed oo uu ku dhahay war guusha kenya biyaha badeena ku qaadatay u dabaaldaga oo hadana ku lifaaqay maalintii awoowaysheen taageen calankeena cawaale oo kumanaan somaliyeed u naf waayeen ayuu ugu dabaalday biyaha badeena uu u dhacay kuukuuyada oo saaxiibadiisa ah ee kenya. Naclatulllaahi caleeyk. Tolka somaliyeedow, fadlan, ka kaca fadhiga oo inoo soo celiya biyaha badeena oo ogaada inaan helayno hadaan shoobare aan kala joogto lahayn samayno ilaa biyaha badeena gacanteena dib ugu soo ceshano oo haddii aan mudo shoobare samaynayno waa naloo soo celin biyaha badeena. hadii kale waa inaan kenya ku dhamaanaa oo qofna uusan naga soo harayn intaan biyaha badeena gacanta ku soo dhigayno oo inta ina ka hartaa manaafacaadsan doonto. No heshiis aan cid kale ka aqbalayno. Waa wareey war yaa somaliya war kenya ixsaan nooma galin oo waxay noo galeen uno ayaa ku masruufaysay oo dumarkeenii way kufsadeen iyo caruurteeniiba oo maalkeenii waa dhaceen oo raggeenii waa dileen oo hadana biyihii badeena ayey dhaceen oo farmaajo siiyey oo waliba ummadda somaliyeed isugu yeeray oo maalintii caleenkeena ugu aadiyey oo u sheegay inay shacabka somaliyeed u dabaaldagaan biyaha badeeda kenya loo dhacay. Naclatullaah caleeyk cawrusagee caqli xumaa. Kenya 1963 waxay dhacday nfd oo 2021 waxay dhacday 45% biyaha badda iyo cirka somaliyeed. Badda kaliya ma dhicin laakiin 15% oo cirka iyo 15% biyahaas hoostooda iyo 15% oo biyahaas korkooda oo somaliyaleedahay ayey uno kenya siisay oo ay u dhacday oo waxay la qaadatay 15% oo biyaha baddeena ah ooy uno naga siiyeen 45% cir iyo biyo iyo dhul ah somaliya iska leedahay oo ah 15% cir ah oo ka sareeya 15% biyaha badeena uno kenya siisay iyo 15 dhul ah oo ka hooseeya biyaha badeena kenya uno ayey naga siiyeen. Kenya waxay ku guulaysatay 45% ka mida dhulka iyo cirka iyo badda somaliyeed oo icj ( uno) siisay kenya oo baat ah somaliya uno kenya uga boobtay oo taas kenya si wacan ayey ugu guulaysatay oo ugu dabaaldagtay oo hada waxay la bootaynaysaa waxay rabtaa inay ku xalaalaysatalo 45% dhulka iyo cirka iyo badda somaliyeed ah ee uno taaska u siisay oo hadda ay uno si fiican u siisay oo uno waxdaro kale ayey somaliya u soo wadaa ee suga. Uno jasiirada suqadara somaliya iska leedahay waxay siisay yaman sida biyaha dadda iyo cirka iyo dhulka somaliyeed ay kenya u siisay 2021 oo ah dhul iyo cir iyo bad somaliyeed. Uno waxay somali galbeed siisay itoobiya taariikh hore. Uno waxay somali french land waxay gaar uga dhigtay dawlada french oo daakhilad ayey siisay iyadoo ku dartay canfar aan somali shuqul ku lahayn laakiin ay doonaysay inaan ciise soo raacin somalida inteeda kale oo french barasaab ah lahaato sida cumar geele hada yahay oo kale oo uno nfd waxay siisay joomo kenyata 1963 oo hadana uno waxay uhuuru kenyata siiday 45% oo ah biyaha iyo cirka iyo dhulka somaliyeed oo ay siisay 18/10/2021. Uno waan somalidu isaga baxdaa oo hadaysalan isaga buxin uno inta ka hartay dalka somaliyeed ayey kala qaybinaysaa oo dad iyo dawlado u kala siinaysaa oo taasi waa dhab ay uno hadda ku hawlan tahay inay somaliya u kala qaybiso wado iyo qabiilo oo waa iyafdaas uno leh somaliya anagaa muddo u talinayna oo inta uno hubka somalida ka dhigto ayey waxay oran doontaa intaan qabiilkaas ayaa iska leh ee u gooya oo intaas dabadhilifkayaga ayaa iska ee u gooya oo intaas kaniisadaha ayaa iska ee u gooya oo intaas yibraha iyo timaalada oo israa-iil ka soo jeeda ayaa iska leh ee u gooya oo intaas imaaraadka ayaa iska leh ee u gooya oo intaas ingiriiska ayaa gumaysan jiray oo wasi jiraye u gooyo oo intaas talyaaniga ayaa fugi jiray ee u gooya oo intaasi waa qaraxyee siiya cidii somaliya sheegata oo sidaas ayey uno somaliya la rabtaa, haddaan somalidu uno si deg deg uga bixin inta goori goor tahay. Oo haddii aadan uno aqoonsanayn sharcigeedu ku qaban maayo sida sharciga kuuba uusan somaliya kuuba u qaban oo kale ayaan kan uno-na uusan somaliya u qabanayn haddii somaliya uni ka baxdo dawlado waaweyn oo dunida ah la bahoodo oo somaliyeey ogaada haddii farmaajo aqbalo icj go'aankeeda uusan ka dacwin lix bilood ee soo socota farmaajo waa habarti cay gatay biyaha badda iyo cirka iyo dhulka somaliyeed ee kenya uno u boobtay oo waa in laga cayrshaa somaliya inta goori goor tahay ee uusan bad iyo dhul iyo cir kale uusan iibsan habarti cune b
Idaaja tariikhda uu ka sheekeyo waa mid dhinac u janjeedha had iyo jeer lakiin lama yabayo ee waxa weeye intuu ka shandheyo waxa laga rabaa dadka leh inay ka hadlaan
waa runtaa way jiraan dad iskaashiga reernimo u addegsada inay reeraha kale dhibaan, laakiin dadkeenna badankoodu waxay u adeegsadaan wanaagga iyo is taageeridda qoysnimo.
mayd canaantoow meesha niicda kala tag waxii xiligaas dhacay wayba dhaceene in lasoo gud biyo oo lagu qudro qaato si ayna dhib ugu dhicin mxd u diideysaa?
Soomaalida intooda badan wuu la saxanyahay maxaa yeelay 30 sano waxaan dowlad la waynay sow dhaqankii iyo doqonimadii geela bay siyaasada la yimaadeen.
dhulbahante markii lagu leeyahay waa waalanyahay waa run ileen ma isagoo wiilkiisu dilay nin buu hal diiday
😂😂😂😂😂 ar maxaad naga rabtaaa
Idajaaa alow cimriga iyo caafimadka udharee amiin
Shekooyinkiisa sida daroogadaan u qabatimaa wlhi🥰🥰 cimri dheer feyla suuf
Wlhi isku midaa nahay
12.08.2021
Haben khamiisa nebiga halgu saliyo scw
Scw Lkn Bisha17 Waye
اللهم صلي وسلم و بارك عليه
Boos ilaawe wllhi legend ayuu ahaa asaga runta dhadhansiiyay adan galeyr kulli allaha u wada naxariisto
Kibir iyo qab ayey isku dileen😅
Odaygan dhacdooyin run ah ayuu ka sheekaynayaa marka dadka wax ka sheegayaa waa caadifad aan laga fiirsanin.
Abwaankan Dheh
7
Dhibka qura ee lagu canaantaa waa inaanu taariikhda Soomaali oo dhan ka warramin taasna waxaa kaaga filan Soomaalida kale xilligaa dad deggan ayay haaayeen oo dhib ka jirin dhulkooda.
Waad ku mahadsan tahay Soo gudbintaada.
Idaaja Rabbi ha barakeeyo Asna.
habeen walba waan ku seexdaa abwan idaja inoo soo badi❣️
Ahmed Farah Ali " Idaajaa" Sooyaalka Suugaaneed Nah uyeeli ogaa. Cimrigaaga Allaw dheeree
sun.18:15pm.20dec.2020.holland.
Ameen kuligeen
@@axmedyare2404 ش١١١ضضض١ضضض١ض١١١١١١١١١١١١١١١١١١١١١١ضض١١
Axmed Faarax Idajaa waa maktabad nool oo tixraac wanaagsan u ah inta jecel barashada hidaha iyo dhaqankii Soomaalidii reer miyiga ahayd.
Aqoontiisa baaxadda leh ee uu u leeyahay dhaqanka iyo sida uu af-Soomaaliga fasiixa ah ugu soo gudbiyo waa mid bogaadin mudan.
(16/8/22)
Roor-Godan fardaha Kuma jiroo waa Rijaal adage ✌️
Eebe janaddii farduusa Ha geeyo isaga iyo dhamaan waalid keenii oo dhanba AAmiin
Yaab yaa kale oo taarikhda inoo marin doona.
Idaajaa aftahanimadu waa
Deeq ilaah
Iyo darajo raadkeede
Dulacyaynta sheekada
Duub keedu waa adi
Codka dahab lamoodiyo
Sugaanta dabataal
Diiwaanka lagu xaradh
Adigaan dabooline
Dagaankaad kunoolayd
Alloow darajo waynaa
MashaAlaah adeer idaajaa ilaahay cimrigaaga hadheereyo Amiin
Abti idaaajaa bay dadkii ku kudhageen, hadu qabyaliste yahy marehan mu uhadlo, majerteeen mu uhadlo. Tariikhda la hayo aya ah ha ugubadnatee dhulbahante absame . Iyo isaaq o gabayga ju dheren jiray. Ader ama dhageysta professor ama rawaxa nio.
Malaha majeerten ba hilmamtay o boqortooyo Jirta ahyd aan lo gali karib
Hadaa video ga oodhamaystiran daawatay adkaysi baadleedaghay iyo xiisa aaduqabtid sheekooyinka idaajaa
Waan dhamaystay
qabiilkaas qabaalka isku laaayy waaa kuwa ugu taariikhda iyo faca weyn dhmn geyiga somaliyeed runtiii taasina waxay noqotay taariikh aaan dib usooo laaban dooonin balse muhiimadeedu waaa inaynu ka fogaaanaa qabyaalada iyo qudhun keeda
Qabaalbaa nafo badannloolaayey mataasaa taariikh fac weyn ah qudhun iyo qabyaalad jaahilnimo ayey ahayd walaahi
Abwaan Axmed Faarax Cali(Idaaja), waa codkar aan sheekada looga dabo dhufan❤
Miyuu dhintay Idajaa
Idaaja wuu noolyahy ma dhiman illahy cimriga ha u barakeeye
Qarni joog sxbow Idaacada VOA halkee soo galisaa barnaamijyada dhaqanka iyo hidaha ee murtida miiran ah
⁰4
Kunkii reer cali Gari Ee Qabaal kow isaga siiyay
Kasi waaye wuxu waa Qabaal waana kabataane
Waa dhacdadii uu ka Tariyay gabaybaan ilaahay u naxariisto
Abwaan ismaaciil mire
Qarnigii 19 naad bilowgiisa ilaa bartamihiisa waa 1800-1850, Taariikhdaa soo qorteen waa qarnigii 20naad
Waa sax waa sida aad sheegtay qoraalka waxba ka qaldan
Hebel ma arkeysay murqihiisa
xiligaas ayaa la isticmaalaayay
hadda waa hebel fiiri sigis baag oo aan waxba lagu tareynin aana lagu shaqeysaneynin shaxaad ku nool
Allah unaxariisto abwaanka 😢😢😢😢
Wuu noolyahay sxb
Cali gariga iyo dhulbahantuhu miyaysan ahayn kuwii Diyaaradaha Lagu weeraray ee africo dhani markhaatiga ka ahayd .... soomalida waa Dad xun wlhy... Taariikh miyaa qarsoonta .... isaaqa aya ka Baqa Taariikhdii hore ee Daaroodka ...waxa meeshan ka ooyayana waa iyaga ...waayo waxa laga qaaday Diyadiii Deerada iyo Duurjoogta
Cali gari ayaa daraawish dhab ahaa, daroodkakale reer hagar dhulbahante sidey u dhabar jabinjireen waa la ogyagay, warsangali waxa sayidka soo kala maray waa la yaqaan, majeerteen waati marku sayidku aaminay ay dhabar jabin iyo dhac u geeysteen. Maxamed subeerka ogadeen gogoshii ay u fifiyeen ay muaamarad ay ugu sameeyeen. Waa dagaalkii abtigii lugu dilay. Haddaba daraawish hawiyaa ku jiray, issaq baa ku jiray oo ninkii sayidka abaabulkiisi fardo iyo geel badan ugu deeqay nin reer oog ayuu ahaa oo habar yonis ah. Reerka kaliya een ukala hadhin waa Cali geri.
War qabyaalada iskadaaa
@@aliosmanabdulkadir8067 huzni yousuf waaye ninkay replykaagu ku socdaa
Waa sheekadii cali gari ahmed garaad dhulbahante dad kibir iyo hanweyni isku darsaday ayey ahaayeen
Masha allaah 🇸🇴🇸🇴
Waa qiso fican masha alah, lkn musigan dhexyaalka badan ayaa kharibay
Dhulbahate Way Ka Babeen Taariikhoodii Darawshiish Mada Dhiman Aduunka Rabaa Ku Nool Walee Gumaysi Kuma Ledo Meel Ninkii Geesiga Ahaa We Soomaaliya Geesiga Waxaa Baray Soda Cadow Loo Dilo Darawshiish Ma Dhamaan Ingiriiska Kuma Arkikaro Wadanka Soomaaliyeed
Idaajaa waa Maktabad guuraysa.
12 Nov 2024
Inkasta uu kalaho ama kabtiyo ama kuf dheer fuulo bad kaluun kujira kay ku tahay ama se koob shaaha kuli good adoo maha rabaa u qeyb shay kibistiiye qof walba wixii loo katibay waa lakulansiine nina in aanu soo korar saneynin kaa hala ogaado (ismail mire)
MASHA"ALLAH"
😅
Nimanka waagaa niman dhaadheer oo xoog leh m.a
sawirka suldaan maxamuud cali shire waa khalad in sheekadan lasoo dulsaaro balse waxaay ahayd aadan galaydh iyo ragii qisadani dhex martay in sawiradooda lasoo dul saaro waxaan ku talinayaa in dhaqanka noocan ah loo horseedin medhiyaha
habeen 14/6/2022 salaasa ah allow khayr ka dhig
When Alpha somali man where dark-skinned warriors
Away whit all this light skin sisy boys this days.
The good one's are gone wail the bad one's are left.
Sheekooyin xiiso leh runti. Sawirradan aad qaarkood magacyada ku qortay ma ragga aad magacyadooda ku qortay baa mise waa uun tusaale? Mahadsanid.
Wax Saxa Way Jiran Lkn Badanaa Wa Uu Tusaale
@@Qarnijoog sawiradaan waa ilmo gardhaale samaale ogow sidaas
Sawirka saaran waa suldaan maxamud cali shire
Ha Wa Tusale
Allha u naxariisto codkar aan sheekadisa laga daalayn buu ahaaa
War muu dhiman
Zxp janlka wx badan noso gali zxp keep going LEGEND
Waayahay Insha Allah
@@Qarnijoog
Buurta cagaaran ee aad saartay sanaag ayay ku taal waanna buurta daallo Loo yaqaanno, Lknse buuhoodle kuma taallo sidaas ula soco sxb
Waa qiso in lagu cibro qaato mudan
Waa sheeko macaan oo wacyi qaadasho mudan
I mean waa sheeqay abwaan maxamoud sangub illaxay xaa oo naxarista ii siyaad waa kaa dhambay idajaa deqaan kk iyo qabay
Allaha haunaxariiiata maanta ayeey geeeridiisa isoo gaaarty 3/3/2024
mala hubaa inuu dhintay
Reer Ssc Sheekadan Ka FAA iidaysts
Masha Allah it is good story but sad
Asc walh
@@awehsouleiman7209
Wcs wllo
waa sheeko qiimo badan dhanka kalena waano ah iyo in lagu cibro qaadto muddan ❤🙏🏻
Shacabka Sscoow Laascaanood Guulwacan
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye.
Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa.
Iska saxa taariikhda bartamaha ama billowga qarniga 19naad waa 1800-1840
Sheekadaan kaliya ayaa cashar noogu filan
Masha allah, sheeko qiimo badan noso badi fadlan
Chanelka Ka Raadi Wey Ka Buuxaan Walal Sare
22/2/2024
Habeen khmiis ah from future
sawirda raga bilawaha siita waa ciise xad darood ugu tilmamimi ana yonis muuse waar darood oo midgo u dhiigma ooo habra jclo iska liicin kariin miayd i ag dhiigi aniga
kkkk daarood iyo ciise waa isku mid.
Yaaaa kugu yidhi iska liicin karaan maxaa maxaa ruux yaroo wax iska odhan jooga aad ka yaabaso
Hbr jeclo mxay thy adeer
Isaaqoo dhanbaa reer daarood kamid ah leege
Daaarood ma waxaad mooday inay inta reerkiinu dego ay degaan
Wax kala baro shoodheh
@@awilyusuf6553 inder ani ciise aaya laa i dhaaha wax aan ahyi ninika kaligi maanta somali dawulda iski u lee mx kaa khaldan daroodka aad jeedo waax aan u aqaana in aayi yiihin dada anana somali ahyin oo carab isku sheega oo ah miidgaaha caarbta marka sawirda aan anu leehyi in uu darood kuu sheego aaya ah waax khaaldan🌑
@@mahadgesale3368 adigu maadigaaba soomaali ah faransiis baad tahee markaad daarood maqashaan qalbigu haidin jabo adigoo ciise ah maxaad aduunka kusoo kordhisay aan fisqi iyo foolxumo iska tunta inta dunida la rogi 🐎🐎🐎🐎💪🤙
waa tariikh cilmi wadata
Walahi somalida makan eegay kibirkoda isla waynidoda waxa ii cadatay inan ka so jeedno nabi nuuh inanki si shaham ee kibirka badna inan siidh ku lanahay wataa ila manta na haysata ilahayow na so hanuuni
Caawana ma waxaasaad latimi
Dhaqankeenna
xorriyadda iyo madax_bannaanidu
waa u laf dhabar,
dadkeenuna
waxay isku ammaanaan
hebel waa gob
ama waa mudane,
qofka taa aan jeclaynna ee cid kale daba fadhiyana, waxaynnu ku caynaa waa gun
ama waa addoon,
laakiin mooji inay dhabtahay laandheerenimadu
iyo inuu dhaqankani soo jireen yahay
ilaa aabayaasheenni fogaa iyo xilligii
nebi Nuux AUN.
dhulbhnte ninkasa dhalay watii ciida Buuhoodle midh midh loo qaada
Kibirku wa wixi halaagay Fircoon wa ciyaadu Billah
suldaanku weliba aan kuu cadeeyee waxaan arkay qabrigiisa waxa uu ku aasan yahay XUBEERA
Ragaw kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado iyo gabaygii ismaaciil mire ka tiriyey talo xumadii qabaalka iyo khasaarihii ka dambeeyey ee reer cali gari
Tolow Idaajaa yaa beddeli?
Dhaqan yaqaan, Eray xulasho, hadal geedayn.
Allow Afsoomaaligii ma god galay!
Mansha allaah idaajaa✋👍
Kibir yasmo gardaro iyo wax badan ka bartay ❤
Reer kayagu barig bila caqli bay hayeen😅
Allaha unaxariisto dhamantood
WOW knowledge people ONE Always Family 🇸🇴.
Aadan
@@aadanxasan9068 did
Cajiib
@@zakariahussein1785¹¹qq😮😅
Nimankii Dhulbahante ahaa tariikhda sidaan lahaa maxaa ku dhacay
War weey dhamaadeen, soo ma ogid half dhan reerkaas iney dagaaladii daraawiishta uga dhinteen.
@@abdikariimmohamed1575 adiga ma Dhulbahante aa tahay yaa afjayeen kaaga dhigay
War sidee wax uwadaa, wixii jiraan kuu sheegay dee.
Nimankii garaadada ahaa waa gadow jabane
Celi geri sidii loo gondolay gobolba meel aadye
Waa gelangal nimankii fadhiyey guriga ciideede
Eeboow gurbood baa hadhiyo gaban agoomeede
Eeboow sidii gaanti maro waa lagaasiraye
Eeboow gaadhi beey reer warfaa guradi saareene
Gubni baa kudhacay reerihii ganaan jiraye
Gaagii kahadhay reer shawaa caydh lagoloslayne
Waxaa godey sidii qaanso waa gaajo iyo ciile
Waa gabayadii sayidka oo sheegaya in reerkaasi ay jihaadka kujabeen, qayaad iyaga wax yar baaba kasoo hadhay. Waa sababta reerkaas dhulkoodii usoo yaraanayo oo marba in laga qaadanayo. Soomaali reeraha ugu badan ayeey kujireen, intii daraawiish kasoo hadhayna duqaymihii kadib furuq baa iimeey kulaayey.
Waanu Yr QoyNaye , weLi waanu NooL nahay,
Libaax Qoyey Bisad Ha moodin.
Aaway ciyalkii somalidu xadiiska dhagaysta waxa laga sheekaynaya
Waa dhulbahante ileen cidkale
Oo taariikh idiin reebtay ma jirto oo la sheegee hhh
Thanks voi
War idaaja waxaydin Ku qab san qabila ugu eedayn Somali ma cidaan dhulbahante ahayn baa kibri jirtay taariikh ahaan majirto 12 kii nine kibrayba isku reer bay ahayeen.
Abti anigooo an dhulbahante ahayn ba uqiraya, tariiikhda Somalia iyo gabayda somalied inay hogamiyan
Sawirka odayga aad meesha soo dhigteen Waa Suldaan maxamuud cali shire sidaa ula socda
Waasheeko mucjiso ah odogu kubirbadnaaa wiilkaaaba nin raga ahaaaa allaha uraxmado dhamantoon
ASC Mashaallah! I am very honoured to hear the story
waxaad kasoo shekaysa berigii habar jeclada deerada magteeda lagaa qaaday, Ilaahow waxad u naxariista Dhulbantihi hore
@@xirsiamaan hhh taarikhdu wax la afduubto maaha wax kasta Dad u joogay ayaa kawramay Dhulbahante Habarjeclo waxa uu gaadhsiiyay ilaa la yiraahdo Dhulka qaar kuma saxaron kartaan
@@jamamohamed5961 haa wa run Dhulbahante wa Dhulbahante hore kuwa hada joga wa maqaarsaar isaaq gormu dadka noqdey barigii hore midgamada kamayna qiimo dhamin Dhulbahante hada iyaga la isku direy lkn barigaa rag isku duban bay ahaayen
@@jamamohamed5961 beenaale dhuloos waxa Gibir kaqaadi jirey Bulaale Baar-Jeex
@@jamamohamed5961 Daaroodka qaar ayaa midgaha lagu masaalaa
@@xirsiamaan dee ma runtaad diudaysah ma maqashay harti yeme mataqaanah meesha aay ku taalo hhhhj
Thanks so much 👊👊👊❤️
Sawirada kor ku qoran, waa sawirrddii beelaha Ilmo Gardheere
Samaale.
Tolay Cali gariyoow hadii talaxumadaas saas uxun ina soo martay bilaa caleg anu hada talo ku noolaano ilaa qiyaamaha inta laga gaarayo
😂 kaligiin maaha soomaali oo dhan ba ka faaidaaysa tala xumada uu ina galaayr idin dhaxal siiyay
Somaliyeey baddii somaliya waa la biliqaystay oo in uno la wareegto dawlad gaarsiinta dadka iyo dalka iyo diinta somaliya dan ayaa inoogu jirta iyadoo gumaysi aan la aqbali karin: 1. Alshabaab iyo daacish iyo inta la u jeeda ah dalka argagixiso kama daynayaan iyo intaasoo kun oo kale shaatiga argagixisada la huwan al shabaab oo hadda uno u ooya markii la taabto oo la isku dayo in la baabi'iyo laakiin markii uno dalka gacanta loo galiyo ma haystaan geed ay isku qariyaan. 2. Baddeena iyo akhayraadka dalkeena uno iyagaa ka masuul noqon doona haday wax gaaraan waayo iyadaa shafka u garaacday inay somaliya balada haysata ka sabata bixin doonto oo muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor cidna uma caga juglayn doonaan oo somaliya waan ka go'aynaa ma jiri doonto iyo cid kale toona oo madoobe cid danbe ma xoogi doono oo snm iyo garacyada iidoor cid danbe ma tarxiili doonto oo tukoraq danbe la iskuma qabsan doono oo waxaa la sugayaa oo somaliya lala sugi doonaa inta isku haysata dadka iyo dalka iyo diinta iyo dawladaha iyo ururada wata inay waayeel hawl iyo hadal iyo naf gab ah ay wada noqdaan oo ka dhamaadaan aduun oo intay fidneeyeen oo dhalinyaro ah iyagana la carbiyo oo maskaxdooda iyo maankoodaba laga saaro amaba laga tirtiro wixii qashina ee laga galiyey oo mana jirto uno cid kale oo looga dacwoonayo. Baddeena waa inaan banaan baxyo goor kasta ka samaynaa ilaa naloo soo cesho biyageena loo dhacay kenya oo u ay saxiixeen kuwa ku amray inay dadka somaliyeed u dabaaldagaan maalintii biyaha baddooda la dhacay oo kenya la siiyey oo taas waxaa kuu cadaynaya wadaadkii nfd oo reer nfd u sheegay "ha ku farxinina wax kasta oo ay icj badda somaliya ka soo sarto what a trader. Somalaay gumaysi ayaan ku jirnaa oo badeenii biyaheedii waa lana ka dhacay oo adoonta afrika oo wada jirta ayaa ina dhacday iyo gaalada iyo munaafiqiinta ku adeegata. Somaalaay biyihii baddeena waa la dhacay oo fadhi inooma yaal ilaa hal dhibic oo biyaheena ka mida gacanta shacabka somaliya loogu soo celiyo. Waxa inoo talo ah inaan shoobare wada samayno oo diidno go'aankii icj ee 12 mayl oo biyaha badeena u hibeeyey kenya oo afrika la doontay inay la dhacaan biyah a badeena oo lagu laaluushay madaxda afrika gaar ahaan kan sa'iir ugu horeeyo oo ah madaxweynaha sanadkaan ee "african union" kaas iyo kuwo madax african ah loo balan qaaday inay wax ku yeelan doonaan khayraadka ku jira biyaha bada somaliyeed oo caaqyo u taliyaan. Sidee mareexaan madax ugu doorateen somaliyeey miyeydaan ogayn afweyne siduu somaliya u galay oo ah halka somaliya maanta joogto dad iyo dal iyo duunyo iyo diinba oo mareexaan kasta rag iyo dumarba si fiican ula soo shaqeeyeen afweyne oo kan haatan yimidna ka sii daran afweyne oo wakaas farmaajo 12 mayl biyaha bada somaliyeed ka iibsaday kenya oo hadana ilhaaneeyey shacabkii somaliyeed oo uu ku dhahay war guusha kenya biyaha badeena ku qaadatay u dabaaldaga oo hadana ku lifaaqay maalintii awoowaysheen taageen calankeena cawaale oo kumanaan somaliyeed u naf waayeen ayuu ugu dabaalday biyaha badeena uu u dhacay kuukuuyada oo saaxiibadiisa ah ee kenya. Naclatulllaahi caleeyk. Tolka somaliyeedow, fadlan, ka kaca fadhiga oo inoo soo celiya biyaha badeena oo ogaada inaan helayno hadaan shoobare aan kala joogto lahayn samayno ilaa biyaha badeena gacanteena dib ugu soo ceshano oo haddii aan mudo shoobare samaynayno waa naloo soo celin biyaha badeena. hadii kale waa inaan kenya ku dhamaanaa oo qofna uusan naga soo harayn intaan biyaha badeena gacanta ku soo dhigayno oo inta ina ka hartaa manaafacaadsan doonto. No heshiis aan cid kale ka aqbalayno. Waa wareey war yaa somaliya war kenya ixsaan nooma galin oo waxay noo galeen uno ayaa ku masruufaysay oo dumarkeenii way kufsadeen iyo caruurteeniiba oo maalkeenii waa dhaceen oo raggeenii waa dileen oo hadana biyihii badeena ayey dhaceen oo farmaajo siiyey oo waliba ummadda somaliyeed isugu yeeray oo maalintii caleenkeena ugu aadiyey oo u sheegay inay shacabka somaliyeed u dabaaldagaan biyaha badeeda kenya loo dhacay. Naclatullaah caleeyk cawrusagee caqli xumaa. Kenya 1963 waxay dhacday nfd oo 2021 waxay dhacday 45% biyaha badda iyo cirka somaliyeed. Badda kaliya ma dhicin laakiin 15% oo cirka iyo 15% biyahaas hoostooda iyo 15% oo biyahaas korkooda oo somaliyaleedahay ayey uno kenya siisay oo ay u dhacday oo waxay la qaadatay 15% oo biyaha baddeena ah ooy uno naga siiyeen 45% cir iyo biyo iyo dhul ah somaliya iska leedahay oo ah 15% cir ah oo ka sareeya 15% biyaha badeena uno kenya siisay iyo 15 dhul ah oo ka hooseeya biyaha badeena kenya uno ayey naga siiyeen. Kenya waxay ku guulaysatay 45% ka mida dhulka iyo cirka iyo badda somaliyeed oo icj ( uno) siisay kenya oo baat ah somaliya uno kenya uga boobtay oo taas kenya si wacan ayey ugu guulaysatay oo ugu dabaaldagtay oo hada waxay la bootaynaysaa waxay rabtaa inay ku xalaalaysatalo 45% dhulka iyo cirka iyo badda somaliyeed ah ee uno taaska u siisay oo hadda ay uno si fiican u siisay oo uno waxdaro kale ayey somaliya u soo wadaa ee suga. Uno jasiirada suqadara somaliya iska leedahay waxay siisay yaman sida biyaha dadda iyo cirka iyo dhulka somaliyeed ay kenya u siisay 2021 oo ah dhul iyo cir iyo bad somaliyeed. Uno waxay somali galbeed siisay itoobiya taariikh hore. Uno waxay somali french land waxay gaar uga dhigtay dawlada french oo daakhilad ayey siisay iyadoo ku dartay canfar aan somali shuqul ku lahayn laakiin ay doonaysay inaan ciise soo raacin somalida inteeda kale oo french barasaab ah lahaato sida cumar geele hada yahay oo kale oo uno nfd waxay siisay joomo kenyata 1963 oo hadana uno waxay uhuuru kenyata siiday 45% oo ah biyaha iyo cirka iyo dhulka somaliyeed oo ay siisay 18/10/2021. Uno waan somalidu isaga baxdaa oo hadaysalan isaga buxin uno inta ka hartay dalka somaliyeed ayey kala qaybinaysaa oo dad iyo dawlado u kala siinaysaa oo taasi waa dhab ay uno hadda ku hawlan tahay inay somaliya u kala qaybiso wado iyo qabiilo oo waa iyafdaas uno leh somaliya anagaa muddo u talinayna oo inta uno hubka somalida ka dhigto ayey waxay oran doontaa intaan qabiilkaas ayaa iska leh ee u gooya oo intaas dabadhilifkayaga ayaa iska ee u gooya oo intaas kaniisadaha ayaa iska ee u gooya oo intaas yibraha iyo timaalada oo israa-iil ka soo jeeda ayaa iska leh ee u gooya oo intaas imaaraadka ayaa iska leh ee u gooya oo intaas ingiriiska ayaa gumaysan jiray oo wasi jiraye u gooyo oo intaas talyaaniga ayaa fugi jiray ee u gooya oo intaasi waa qaraxyee siiya cidii somaliya sheegata oo sidaas ayey uno somaliya la rabtaa, haddaan somalidu uno si deg deg uga bixin inta goori goor tahay. Oo haddii aadan uno aqoonsanayn sharcigeedu ku qaban maayo sida sharciga kuuba uusan somaliya kuuba u qaban oo kale ayaan kan uno-na uusan somaliya u qabanayn haddii somaliya uni ka baxdo dawlado waaweyn oo dunida ah la bahoodo oo somaliyeey ogaada haddii farmaajo aqbalo icj go'aankeeda uusan ka dacwin lix bilood ee soo socota farmaajo waa habarti cay gatay biyaha badda iyo cirka iyo dhulka somaliyeed ee kenya uno u boobtay oo waa in laga cayrshaa somaliya inta goori goor tahay ee uusan bad iyo dhul iyo cir kale uusan iibsan habarti cune b
Sawirku ma ahan aadan galydh waa suldaan maxamuud cali shire
Ha Lkn Wa Tusaalo Uun Sorry
Odayga markaa taladu waa seegtay,talo waa mar aad garan waydo iyo mar aad gaari waydo
Ha
ninka cimaamada xiran waa suldaan maxamuud cali shire
Wa Tilmaam Uu Dadka Qaar sax Ma Aha
@@Qarnijoog qarniga 19 waa 1800-1899 maaha 1900
Kunka koos ee reer cali gari
Ee kaw iskaga siiyay
Ee kasi waayay wuxu waa qabaal waana kabataan
Rer cali gari ale iga dhigay mahad leh taariikh dagaal io gabayo geesinimo caan ku ahaayeen allaw uwada naxariso anagu kibirna caan ku nahay io isla weynida🤣 daraawishta cali gari
Kibirka Ma Wanaaagsana Sxb
Kkkkk neef adigo kale ah baay wada ahaayeen hadiiba aad maanta ku faaniso qarnigii 19 kun wiil oo qabaal kaaga dhimatay. Bal is waaydii 1000 hadii aay 2 qarni tarmi lahaayeen iidoor oo makhluuq ugu liita Hartinimo aanu kula dagaalanay maanta cali gari kaliya ku filnaan lahaa.
Legend burgal looma ooyo
Friday 10.45 pm 6 September
awoowgey wlee libaaxbuu ahaa boos illaawe
Illaawe Booska Actor Ka Ayuu Ku Jiraa😆
DhaQan keenu waangsanaa bal maan barigaa iska noolaato aan geela illahay iska dhaQdee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
hada yaa kaa hor taagan inaad dhaqato
Cali gari laandhere Hawiyaa hiraab ah hadana geesi ah
Hadda ma hawiye ayaan ahay anigu 😅😅😅😅✌️
Hawiye waa yihiin kuwan 🤣🤣
sawirkan ninka lihi sheekadani ma khusayso ee maxaa loo galiyay. ee taarikhda raggii lahaa oo aan sawirba jirin xilligaa looga been sheegayaa.
inamadan
quruxda badan ,
waxay matalayaan soomaalinimada.
Idaaja tariikhda uu ka sheekeyo waa mid dhinac u janjeedha had iyo jeer
lakiin lama yabayo ee waxa weeye intuu ka shandheyo waxa laga rabaa dadka leh inay ka hadlaan
Dhulbahante cali gari wale wa rag ila barigii hore ila hada rag adag oo dagaalama
Tan geesinimo ma aha ee waa doqonimo
dhulbahante Rag waa somaray se hadda Isaaq Unbaa lootiriyaa lataladooda
@@mohamedamiin1119 waxa rabto dheh Lkn Dhulbahante wa ragii darawishta ahaa e dalka udagalamey geesinimo darawishba leh
@@cabdulaahiyare4819 aadna uga xumhy wlhy
@@mohamedamiin1119 ilhayba taariikh kusiin maxa kusameya ado tariikhda dhulbahnte skolka lagugu dhigo😂😂😂💪💪💪
Qeebta 2 aad xagee ka heli kara wll
Weli sidii ayey jahli iyo kibir iskugu dishaa,iyagoo laan dheere ku faanaya.Ku darsoo dadka ay ku abtirsadaan waa jaahiliintaa qabaalka isku gumaadaysa.
Caqli nin leh ba tahay masha Allah
waa runtaa way jiraan
dad iskaashiga reernimo u addegsada inay reeraha kale dhibaan,
laakiin dadkeenna badankoodu waxay u adeegsadaan wanaagga iyo is taageeridda qoysnimo.
Kuwaa rabo inay dhahaan anagaa saas samaynaye maxaa lanoo sheegi laayahay iyo maxaa reerkaas loogu sheegayaa? Waxaad moodaa wax fiican oo lagu dagaalamo
Tariiq bay u yaqaaniin
Waad ooyaysaa Dee caadi ba lagaaga dareemin laxay landheranimadan kufaano maaha shegasho ee waan ahay inaan 1000wiil qabaal dartii isaga dilninona landheranima nogaysay oo reerkiinu haday 1000 iska dili lahaayeen qarni kahor hadda wayba dabar go’i lahaayeen kkkk
IFka igu habaar maaha,ee waa Godka igu habaar Cumarow hadaan hibashadaa raagin.
Aadan Gallaydh maahmaahdiisa iyo odhaahdiisa waxba ha amaanin. Waxa keliya ee laga dhaxlay ninkaa waa ba' iyo hoog uu dadkiisii u geystay; wuxuu ahaa garaad laawaha Soomaali u weyn, xikmadna lagama martiyo isaga oo kale.
mayd canaantoow meesha niicda kala tag waxii xiligaas dhacay wayba dhaceene in lasoo gud biyo oo lagu qudro qaato si ayna dhib ugu dhicin mxd u diideysaa?
Cajiiib , aaad ayaad u mahadsantahay
Idaajaa Koonfurta Mabba Aad Qortit Taariiqdooda Iyo Gabayadooda Maxaadse Usooqaadataa Suuradooda Ragan Kuusawiran Waa Garre Koonfurbuuna Degaa
RAG baa taariikhda Dadka dafiraya see idin galaaa sx0 hadaan Reerkina taariikh lahayn 😏😏😏
Waxaad waligiin ku faantaan wax la dilay , wax la dhacay, wax la dulmo, kibir iyo isla wayni .aan akhiro iyo adduuntoona liibaan iyo sharaf lahayn.
@@saynabhassan5643 Rebly waxaad iigu soogashay waxbaa ku Gubaya shrfy Ee ragani taariikh kaaga wayn cidaaad tahayba😏😏
Cali gari waa niman Hawiyaa Hiraab ah laandheraa dudublaa
😂😂😂
QOF AADAN GALEYDH taladiisa la saxan tahay toloow meeshan amaa lagu arkaa 🤔🤨
Soomaalida intooda badan wuu la saxanyahay maxaa yeelay 30 sano waxaan dowlad la waynay sow dhaqankii iyo doqonimadii geela bay siyaasada la yimaadeen.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 24:49
Suldaan maxamud cali shire swrkiisa miyaa adan galeyr ka wadaan😊
Waxan khalad ku tilmaamayaaa Sawirada dadka lasaarayo aaan lahayn sida Sultan sanwilwilo Mohamoud ali shire.
Macanaha Waa Tusaalo Ma Ahan Kuwii Saxda Ahaa Madaama An Kuwi Saxda Ahaa Badana Laheen
ragaw kibirka wa lagu kufa ka ha la ogado
Mar hore waxaa lamoodi jiray in ida jaa uu kawaran xaqiiqdii taariikhda somalida laakiin waxaan ogaanay in gabayo dad ay leeyihiin uu bililiqaystay
Oo waxuu kuseegay inay tiriyeen rag ay isku haye yihiin
Waan damien wayn oo uu taariikhda somalida kagay
🇸🇴🌍 brother Always 💯 ATL 👷🏿🇸🇴👁️😘/ Mamba's keya.👷🏿🌍🌎👁️✍🏿.