Malahayga lama hayo qoraa sidaa farshaxanimada leh inoogu Soo tabinaya afkeena iyo sugaanteena quruxda badan allow ku daa macalin Ahmad faarax idaaja ❤️
Maan shaa allaah 1996di anoo qurbaha ka soo laabtay xamar ayaan imid. Abwaanka qoraaka ah idaaja waa nin filosofi ah, oo noociisa oo kale aan gayiga somalida Laga heli karin
Keyse jaamacow taariikhda Daraawiishka somali baa u dhameyd sidoo kale mucaaradkooda waa loo sinnaa isxaaq iyo Daaroodba sidaa darteed idaajaa waxba kama badeli karo ee caadi iska dhig brother
@@xirsiamaan hadde hadaad leedahay ninkaani waa qabiili ee yaan la dhagaysan, bal cid aanu ku doorsano inoo keen aan dhagaysanee, dhulka iyana cidday rabto ha u alkuntee, war waxaasi waa waxaanu qayrkayo kaga harnaye, ciddii wax kuu sheegta shaydaana ha ahaatee wixii ku anfaca ka qaado, wixii kalena ka tag, dhulka aad tirinaysid, toban meelood meel baa soomaali iyo wixii sheegtaba deeqdee.
Axmedow kelmada bililiqo sharaxaadeeda waad ku daahday laakiin booliyahanadii geel qaadka ahaa markaad sheegayso wax wacan ayaad ka dhigtaa sida ismaaciil Mire cali Dhuux faarax nuur faarax af cad iyo kuwa kale oo badan
Ma xishoode ma dagaalkii Koofil ku dhintay ayaa Isaaq xoolo u dhicinayey? Mise Isaaq baa colka Koofil ugu qaylo tagay? Miyaanad ogayn intaad is leeday Isaaq cay Dhulbahante iyo daarood na ka dhig mujaahidiin in qoraaladii iyo waraysigiiba la hayo? col. Summer iyo captain Dun oo ayagu Ku dhaawacmay dagaalkaas ayaa sheegaya in daraawiish dhulbahante ka dhaceen 30 kun oo neef aaga Oloosan iyo Idawayn ka dib Dhulbahante usu qayliyeen Koofil iyo ciidankiisii . Ciidankaas Koofil iyo 350 raacdo dhulbahante ah ayaa daraawiish ka daba duulay. Xaqiir idaajaa dadka ma waxad mooday 4tii nacas ee hargaysa ku hor boodaayey
wll anigu dhulbahante ma'ihi hasa ahaatee wax qarsan ma'ahan inay daraawiish dhulbahante u badnaayeen, cid walbo somali ahna si fiican way uga dharagsantahay inay dhulbahante darawish mujahidiin ahayeen marki laga reebo qolooyin aan badneen sida reer hagar oo kale, dhanka kalena isaaq welibo gaar ahaan habar yoonis iyo habar jeclo ay u dabacsanaayeen gumaystihii ingriiska oona daraawiish dhan walbo kala dagaalamay iyo xitaa reer badan oo ogaden oo ahaa qoladii sayidka qudhiis way la dagaalamayn halgankii gabanima doonka oo darawiisheed, teeda kale maxaad ku haysataa idaajaa, ninkani dhulbahante ma'ahan, hartina ma'ahan, kablalaxna ma’ahan ee taariikhda qoran uun buu ka hadlay
@@xirsiamaan horta sxb ugu horeyn nin xog badan hayo baad tahay, hambalyo ban ku leyahay. dabadeedna hadaad u aragtid buugu aw jaamac qoray inu wax badan ka qaldanyahay, maad qortid buug oo aad ku durayso kiisa oo xaqiiqda umada somaliyeed ugu so bandhigayso lknse de hab akademik ah uqor oo caatifad lahyn adigo dhacdooyinka taariikhiga ahaa iyo maraajicdodaba dhan so maanguurinaysid wixi ingriiska iyo somalidaba qorayn. Teda kale kugu ma raacsani inaad u aanysay nacayb qabiil hagarta isaaq iyo majarteen lo gaystay. somali xinif qabiil waxa ugu danbaysay xiligi la israacay 1960kii dabeeto majarteen colaad qarsooni ah waxay u qaadeen mareexaan dilkii sharmaarke kadib. dabeetana nacaybka wuxu so shaac baxay dilkii ciro iyo sarakiishi inqilaabka ku fool lahayd kadib. isaaq iyo daaroodna burburki kadib bay colobeen, idaajaana buugu ismacil mire kaqoray wa xiligi 1974 , xiligaana is dafiraad ma jirin. Kolay anigu nin habar gidir oo hawiye baan ahay somalina wa iskugu kay mid, wayna ii simanyihiin sida faraha shanlada oo kale mana jecli cid taariikhdooda in laga hagrado iskaba daa in kuwa kale oo lahyn loo saariyee oo fal ka foolxun ah. Idaajaana inkastu marexaan yahay lknse reer abtigiisa banu nahay oo hooyadiisa laf hoose oo saleban HG baan islanahay, ilmo abti iyo eedo isku nahay. Barnaamijkiisana in badan wu kuso qaataa niman badan oo gabayaa aha oo HG gaar ahaan saleban asigo deegaanadooda muujinayo oo kale eh hobyo, gidhays, cadaado, godinlabe, iwl oo xiimanood looyaqaanay (magac taarikhi). teedakalena been alla caayee ninkani isaaq inbadan baraamijtiisa wu kuso qaatay wuna ku amaanay lknse waxa run ah inu dhulbahante aad u maamuuso aniga qudheyna garan maayo sababta, malaha wa ku xidid amaba wa suurtagal inu runta ka sheegayo uusan doonayn inu xaqooda dafiro. Anigu kolay ima dhibayso in dhulbahante la amaano, awowgey iyo adeerkaygaba xaasaskoda dhulbahante bay ahayeen. majarteen iyo isaaqna sido kale qoyskayga way ku jiraan, anigu waxan amin sanahay qofki somali ah amaantiisa inan sido kale ku amaana nahay.
@@xirsiamaan colaada qabyaaladaysan iyo mid maansaba wa saxoo wa wax hore ujireen ahaa balse kolkii la is raacay oo dawlad la dhistay way dhamaatay oo miyiga bay xooga ku hadhay, kacaankina qabyaalad ma uusan aqoonin wixi dagaalgi 77 ka horeeyay, si walbaba ha ahaate eeggadaan lajoogo wa inan ka fikirnaa sida wax lo hagaaji lahaa, sa ila wadii inan ku sii taagnaano xal ma'ahanee.
@@xirsiamaan adigu wll siday kula tahay, habkee somali la iskugu so celin karaa oo lo heshiisiin karaa sidaan dhigeena wax ula qabsano oo waalkeena uga hormarnee maxanu samaynaa. Anigu nolosheeyda 3 meelood 2 meel oo ka mid ah qurbahaan kunoolaa welina ku noolahay, dalki hooyana xili hore ba iigu danbeeysay, waxaan ka gubanayaa markaan qawmiyadaha kale wax laqabsanayo ina hoos la ii eego oo markaan somali ban ahay iraahdo la i quursado, jahliga, faqriga, dagaalada iyo sababo kale owgeed oo dalka ka jira, waxaanu doonayaa inaan dalkayga hormariyo oo dadkeyga kor uqaado, hal qawmiyadoo qura baanu nahay oo af, dhul, diin iyo dhaqan wadaagta, itopiyaanku war boqolaal qawmiyado misna nabad kuwada nool, keenyaatigu sido kale iyo dhulal badan oo afrika inagu midnimadaaba nooga dartee keena jabuuti jooga iyo kan garisa jooga way isfahmayaan, sido kale kan goday jooga iyo kan bosaso jooga waana isku dhaqan, dhul hodan ah baanu leenahay, sido kale af qaali aho aad u qoota dheer, dhulkeena naga badan, wa maxay dhibaatadu nagu hoobsatay oo dhiggeena naga reebtay, anigu waxan oran lahaa si aan isku dhaamno sidaani xal ma'ahanee. waxaan aaminsanahay adigu hadi xukunka lagu dhiibi lahaa in suugan iyo wax walbaba cidaada un ku koobi lahayd, marka waxba ha ku dhaleecaynin waxa adigaba suunin lahayd
Malahayga lama hayo qoraa sidaa farshaxanimada leh inoogu Soo tabinaya afkeena iyo sugaanteena quruxda badan allow ku daa macalin Ahmad faarax idaaja ❤️
32:03 32:03 32:03 32:04 😅😅
Idaaja haddu dhinto Af Soomalina uu dhimandoona ee Allow na daba qabo.Allah ha ku xafido insha,allah.
Alle haku dhwro Axmed Farax idajaa
Waa Abwaan iyo suugaan yahan Somaliyeed Allow noodaa .
Mahadsanid Qarni Joog.
Ciir ha dhaansado hhhh man sha allah funny sheeko yiin ah weeye waan jeclahay idaa jaa 🤔😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah taariikhdeena wixii saxnaa iyo wixii khaldanaaba waan ku farxsanahy waana taariikh aad iyo aaad u qurux badan.
Wad Mahadsantahay Bro
Waa runtaa taariikhda waxbaa laga bartaa.
@@Qarnijoog ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp
Masha allh mahadsanid wll
Inoo soo badi barnaamijyada hidaha iyo dhaqankeena
Maan shaa allaah 1996di anoo qurbaha ka soo laabtay xamar ayaan imid. Abwaanka qoraaka ah idaaja waa nin filosofi ah, oo noociisa oo kale aan gayiga somalida Laga heli karin
Gabay Quruxdiisu waa Lascanood ilaa Hargaysa
Iyo Somali Galbeed (ogadeen)
From Bruco of Somaliland Country
❤🤍💚
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@fariidtv7127
Calankani waaka ugu ayaanka Daran
5ta Somali oo 30 Sano Madaxa iskula jira
❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️
,
Somali madax adkaa aayadaha quraanka kariimka ah iyo axaadiista rasuulka alle caleeyhi salaatu wasalaam ayaa lagu dul aqriyay aasoow diidaa 😂😂
Anagunna hablaa kama tagnee geerash Ugu taagney! 🙄🤣🤣🤣
Mansha Allah mahadsanid walalkey tariiqda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mahadsanid Raxmo
Keyse jaamacow taariikhda Daraawiishka somali baa u dhameyd sidoo kale mucaaradkooda waa loo sinnaa isxaaq iyo Daaroodba sidaa darteed idaajaa waxba kama badeli karo ee caadi iska dhig brother
Ama Waan DHaqan Ama Waan DHici
Xalaal iyo Xoog Midna Kuma Xuma
Iyo Erayo Kle Ayay isticmali jiren
Murti hawiye ugu imaaw ❤❤❤intakale afsomali mayaqaanaan
Laakiin siloo fahmo murtidooda ayaa adag
Idaajaa wa qoloma horta cimrigiisa allaha dheereeyeee
Waa Somali
@@Qarnijoog waa OGADEN
Sx
Waa Beesha Mareexaan anigu ku beel maahi lkn suaal saxan waayf.
Mareexaan
Msha allh idaajaa ale haku xifdiyo ee nosobadi iinsha allh
waa ogaygii taariikhda somali siin jiray reer kooda ee aan ka xishoon jirin laakiin hadana dad fara badan ayuu dhaamaa
Intaasba hadaad garatay alle ha ku barakeeyo, kuwo badan baad ka sokaysaaye!
beenta jooji, nimanku kahadlay magac kore wadaagaan moyaanee, isku qabiil ma'ahan
@@xirsiamaan hadde hadaad leedahay ninkaani waa qabiili ee yaan la dhagaysan, bal cid aanu ku doorsano inoo keen aan dhagaysanee, dhulka iyana cidday rabto ha u alkuntee, war waxaasi waa waxaanu qayrkayo kaga harnaye, ciddii wax kuu sheegta shaydaana ha ahaatee wixii ku anfaca ka qaado, wixii kalena ka tag, dhulka aad tirinaysid, toban meelood meel baa soomaali iyo wixii sheegtaba deeqdee.
@@xirsiamaan ciid hawd nugaal doolo intaba darood baa daga mxaad la gubanaysaa kkk
@@xirsiamaan hhhh waan ogahy oo anigaaba kusoo barbaray dhulkaas
Lkn yaa majority ka ah weye hdalku
Tirsanmaayo uunkii tirmaya tu aan la dooneyne.
Labo aad turkiga moodidoo tikhilka naagood ah.
Iyo labo tafiirtii janada lagu tilmaamaayo.
Iyo labo wax la iskama tirshee sida tiriigaasa.
Iyo aniga toolmoon gadaal la igu taageeray.
Iyo taan lahaan jirey markaan tumasho soo qaado.
Intaasoo xarago tiicayoo tamashle luudaaya.
❤m.a abwankena idaa jaa wad mahasantahay ❤
anaguna gabdhaha kama tagnee geerash ugu taagnay
geerash waa qayilaada
Maaha qayilaada ee waa tumashada weeye geerashayntu
❤Taariikh
✅Gabay
Waad mahadsantihiin 💙 horay usocda.
Mashalah
Idaa jaa run ahanti wanin wax badan og
Waanse taag dareeyaa
Markaan taabto geedkaba (qaadka ) habeenkaas ninkii tamar lahaa isaga qayilaada mooyee wax kale muu samayn abwaanka siduu inoo sheegay 😂😂😂😂😂
GABAY SHARAFTI WAA DAAROOD RAGII GABYIJIRAY INTABADANI DAAROOD BAY AHAAYEEN .
Hhhh darood kulahaa
Abwaan Wanku salaamay
Mashallah
Axmedow kelmada bililiqo sharaxaadeeda waad ku daahday laakiin booliyahanadii geel qaadka ahaa markaad sheegayso wax wacan ayaad ka dhigtaa sida ismaaciil Mire cali Dhuux faarax nuur faarax af cad iyo kuwa kale oo badan
Dhufashada malqaacadda ayay farxadi ku qoysaaye
Waxa dhab ah habeenkaa hadii roodhi lagu dhuuqo
Dhalaanimo qushkii kugu galaa kaagaso dhaco'e
My role model 💪
Waayahay daar..ood .waa labo xaraf oo labo micno ah
U
Eebow wax igusii ilaahay waxaalagabaryayaa dhaca iyo boobka xaqa qofkamuslim ah
From land of gabay Somaliland
Haa Wa Eeriads
somaliland af somali ma'ahan ee magaca af somali ku sheeg wll, ducaysane dulliga iska dulqaad, dadnimaan kugu ogahayee
Anigu gabayga ismaaciil mire wn iska tageeraaa
Somalidu dhaqan wanagsanby lahyd wagas hada dhaqnkasi walumy
Maxoolaha laka ladhaco ayaa fiicna markaa
Soomaalidu waxa ay leedahay
Dhaqan fiican Oo Suugaaneed
Waa jeclahay taariikhdooda luntay
Masha Allah. Tukaale heestiisii iyo tii Jeeri ku gabay xayiray kkkkk
Maansha-allaah
Idaaja Alaah Janeyo iyo kuligenba
Inkastoo taftuba noo dhaweyd, teeda sharaf eegnay. Qosol iguma harin lmfao.
Axa wan qiiroday runati
Masha Allah
25:00
WAA IN HIDIHII IYO DHAQANKII LOO SOO NOQDAA OO ISKADAYNA CARAB IYO IIRAN ISKA DHIGA OO JALAABIIBTA LAISKADHIGA.
naa jilbaabku waa diin, ee carabnimo ma'ahan
Dhaqanka jaahilnimda ah miyabad uso dhiirantahahh
Alah hadayo tarikh yahanka
❤❤❤❤❤
Cajiiiiib
😂😂😂😂
Sirtadahson
Dhaqan yaqaan
Waan ku
Amakaag!
Waxas aa kaa gabaya
Ma
😂❤
Asc
Wcs
T
Kkkkkkk
Ma xishoode ma dagaalkii Koofil ku dhintay ayaa Isaaq xoolo u dhicinayey? Mise Isaaq baa colka Koofil ugu qaylo tagay?
Miyaanad ogayn intaad is leeday Isaaq cay Dhulbahante iyo daarood na ka dhig mujaahidiin in qoraaladii iyo waraysigiiba la hayo?
col. Summer iyo captain Dun oo ayagu Ku dhaawacmay dagaalkaas ayaa sheegaya in daraawiish dhulbahante ka dhaceen 30 kun oo neef aaga Oloosan iyo Idawayn ka dib Dhulbahante usu qayliyeen Koofil iyo ciidankiisii .
Ciidankaas Koofil iyo 350 raacdo dhulbahante ah ayaa daraawiish ka daba duulay.
Xaqiir idaajaa dadka ma waxad mooday 4tii nacas ee hargaysa ku hor boodaayey
wll anigu dhulbahante ma'ihi hasa ahaatee wax qarsan ma'ahan inay daraawiish dhulbahante u badnaayeen, cid walbo somali ahna si fiican way uga dharagsantahay inay dhulbahante darawish mujahidiin ahayeen marki laga reebo qolooyin aan badneen sida reer hagar oo kale, dhanka kalena isaaq welibo gaar ahaan habar yoonis iyo habar jeclo ay u dabacsanaayeen gumaystihii ingriiska oona daraawiish dhan walbo kala dagaalamay iyo xitaa reer badan oo ogaden oo ahaa qoladii sayidka qudhiis way la dagaalamayn halgankii gabanima doonka oo darawiisheed, teeda kale maxaad ku haysataa idaajaa, ninkani dhulbahante ma'ahan, hartina ma'ahan, kablalaxna ma’ahan ee taariikhda qoran uun buu ka hadlay
@@xirsiamaan
horta sxb ugu horeyn nin xog badan hayo baad tahay, hambalyo ban ku leyahay. dabadeedna hadaad u aragtid buugu aw jaamac qoray inu wax badan ka qaldanyahay, maad qortid buug oo aad ku durayso kiisa oo xaqiiqda umada somaliyeed ugu so bandhigayso lknse de hab akademik ah uqor oo caatifad lahyn adigo dhacdooyinka taariikhiga ahaa iyo maraajicdodaba dhan so maanguurinaysid wixi ingriiska iyo somalidaba qorayn. Teda kale kugu ma raacsani inaad u aanysay nacayb qabiil hagarta isaaq iyo majarteen lo gaystay. somali xinif qabiil waxa ugu danbaysay xiligi la israacay 1960kii dabeeto majarteen colaad qarsooni ah waxay u qaadeen mareexaan dilkii sharmaarke kadib. dabeetana nacaybka wuxu so shaac baxay dilkii ciro iyo sarakiishi inqilaabka ku fool lahayd kadib. isaaq iyo daaroodna burburki kadib bay colobeen, idaajaana buugu ismacil mire kaqoray wa xiligi 1974 , xiligaana is dafiraad ma jirin. Kolay anigu nin habar gidir oo hawiye baan ahay somalina wa iskugu kay mid, wayna ii simanyihiin sida faraha shanlada oo kale mana jecli cid taariikhdooda in laga hagrado iskaba daa in kuwa kale oo lahyn loo saariyee oo fal ka foolxun ah. Idaajaana inkastu marexaan yahay lknse reer abtigiisa banu nahay oo hooyadiisa laf hoose oo saleban HG baan islanahay, ilmo abti iyo eedo isku nahay. Barnaamijkiisana in badan wu kuso qaataa niman badan oo gabayaa aha oo HG gaar ahaan saleban asigo deegaanadooda muujinayo oo kale eh hobyo, gidhays, cadaado, godinlabe, iwl oo xiimanood looyaqaanay (magac taarikhi). teedakalena been alla caayee ninkani isaaq inbadan baraamijtiisa wu kuso qaatay wuna ku amaanay lknse waxa run ah inu dhulbahante aad u maamuuso aniga qudheyna garan maayo sababta, malaha wa ku xidid amaba wa suurtagal inu runta ka sheegayo uusan doonayn inu xaqooda dafiro. Anigu kolay ima dhibayso in dhulbahante la amaano, awowgey iyo adeerkaygaba xaasaskoda dhulbahante bay ahayeen. majarteen iyo isaaqna sido kale qoyskayga way ku jiraan, anigu waxan amin sanahay qofki somali ah amaantiisa inan sido kale ku amaana nahay.
@@xirsiamaan colaada qabyaaladaysan iyo mid maansaba wa saxoo wa wax hore ujireen ahaa balse kolkii la is raacay oo dawlad la dhistay way dhamaatay oo miyiga bay xooga ku hadhay, kacaankina qabyaalad ma uusan aqoonin wixi dagaalgi 77 ka horeeyay, si walbaba ha ahaate eeggadaan lajoogo wa inan ka fikirnaa sida wax lo hagaaji lahaa, sa ila wadii inan ku sii taagnaano xal ma'ahanee.
@@xirsiamaan adigu wll siday kula tahay, habkee somali la iskugu so celin karaa oo lo heshiisiin karaa sidaan dhigeena wax ula qabsano oo waalkeena uga hormarnee maxanu samaynaa. Anigu nolosheeyda 3 meelood 2 meel oo ka mid ah qurbahaan kunoolaa welina ku noolahay, dalki hooyana xili hore ba iigu danbeeysay, waxaan ka gubanayaa markaan qawmiyadaha kale wax laqabsanayo ina hoos la ii eego oo markaan somali ban ahay iraahdo la i quursado, jahliga, faqriga, dagaalada iyo sababo kale owgeed oo dalka ka jira, waxaanu doonayaa inaan dalkayga hormariyo oo dadkeyga kor uqaado, hal qawmiyadoo qura baanu nahay oo af, dhul, diin iyo dhaqan wadaagta, itopiyaanku war boqolaal qawmiyado misna nabad kuwada nool, keenyaatigu sido kale iyo dhulal badan oo afrika inagu midnimadaaba nooga dartee keena jabuuti jooga iyo kan garisa jooga way isfahmayaan, sido kale kan goday jooga iyo kan bosaso jooga waana isku dhaqan, dhul hodan ah baanu leenahay, sido kale af qaali aho aad u qoota dheer, dhulkeena naga badan, wa maxay dhibaatadu nagu hoobsatay oo dhiggeena naga reebtay, anigu waxan oran lahaa si aan isku dhaamno sidaani xal ma'ahanee. waxaan aaminsanahay adigu hadi xukunka lagu dhiibi lahaa in suugan iyo wax walbaba cidaada un ku koobi lahayd, marka waxba ha ku dhaleecaynin waxa adigaba suunin lahayd
@@xirsiamaan daraawiish khawarij maysan eheen, dad goba oo gumaysi diid ah bay ahaayeen, dal iyo diinaa u halgamayay. Aragtida maanta taagana oo koox walbo muslimiin ah oo hob wadato argagaxiso ku tilmaamaysana lagu ma salaynkaro xilligaas. Halka wax oon is dhihikaro inu sayyidka ku dagdagay waxa weeye inu simay gaalada iyo gaala raaca uu dabadhilif u yaqaanay. Is la dhulbahante kuwa kamid ah oo reer hagar ugu badanyihiin wa tuu ku oran jiray murtadiin baa tihiin, xitaa qamaan bulxaan oo ogaadeen ahaa wa tuu ku oran jiray murtad gaala baa tahay. taasi waxa ugu wacneed dhibka weeyn uu kala kulmay dabadhilifka sida owgeed bu xoolohooda ku xalaaleystay lkn somalida kale wixi wanaajiyo amaba la dagaalamin oona gaalada u hiilinin kuma xad gudbi jirin. Ingiriiskuna nooma roonayn xagu ka roonaa, miyuusan eheen ingiriisku kii xasuuq balaaran ugaystay burco iyo agaaraheeda oo bumbooyin ladhacay oo misna daraawiish taleex ku xasuuqay, mataas ba la ilaabi karaa, miyuusan eheen argagaxiso aabeheed iyo hooyadee sido kale dilal badan uu ugaystay somali xiligii uu geyga somaliyeedoo idil qabsanayay uu talyaani ka qabsaday. dagaalada waxa ku dhintay awoowgay xaashi jaamac oo taliyaha guutada talyaani oo kismaayo maamulaysay ahaa. dhanka kalena talyaanina waxba dhulka iyo dadka uma qaban bahdilaad moyaanee, adeer inaan inagu isku tashano oo qawmiyadaan meel ka so saarno wax ka wacan majiraan, qabyaaladna hormar lagu ma gaadho, taasi xaqiiq weeye ina adeer
QABILISTE
01 /27/2024
Masha Allah
Masha Allah
Masha allah