Eglan Show iyo Heelo bedelka heesa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

КОМЕНТАРІ • 450

  • @abdihaybad7897
    @abdihaybad7897 4 роки тому +253

    Inata jecel Nabigena NNKH like igula farax wllo biliis

  • @daacadsame2774
    @daacadsame2774 4 роки тому +160

    Inta rabta In lagu so Casuumo MURQAAN IYO MAROOJIYE LIKE ISAARA.

  • @iftiinshahaarimahawanaagsa3740
    @iftiinshahaarimahawanaagsa3740 4 роки тому +190

    Hadaad argatay England oo hablihii rer hargaisa sidooda u labisatay like dhac ku sii . Kkkkk

  • @nastahmoegal485
    @nastahmoegal485 4 роки тому +65

    Eglaneey abyo keep going
    *DEEQ MAROOJIYE IO MURXIYE* *NOSOO CASUM WLLO*

  • @maxamedbaashe6488
    @maxamedbaashe6488 4 роки тому +31

    Intii apwaan heelo taageersaN like ii saara
    Nacalaa shaydaaN Ku yaaleH

  • @abdallaburco5932
    @abdallaburco5932 4 роки тому +10

    Cabdiraxmaan Heello waa shaqsi tallent leh. Keep going abwaan👏

  • @lababaarmedia7681
    @lababaarmedia7681 4 роки тому +14

    Eglaneey illahay kabaq abyo malin an manta ahayn kashanleyidoonta tintada ayado cowra ahayd oo jirkaaga ugu cowra badan ayad haddana color marisay oo bananka keentay wa danbi double ah wayo colorka wu soo jiidah ragga ee ilahay kabaq

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 4 роки тому +38

    *heelo legend la waayay eglan thankz wllzhay azhapta subscribe igu saacida thankz*

  • @boqoradasoomaliweyn6194
    @boqoradasoomaliweyn6194 4 роки тому +16

    Hhhhhh inta qof ee meeshan comentiga kasoo bixisay kuli hadaan lake uwada saaray kawarama deeqsinimadaas

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 4 роки тому

      Hhhh anaa dislike ku siinaya hada hhhh cidkaa horeysana man sii ku darsoo like maba aqan disliketa uun ii sheg shekadasna mrkii liketa lagu washay ban bilaabay hhhhh

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Ma fiicna inaad like wada saarto was munafaqad. Waxna diid waxna jecloow

  • @cabdiqadirfaraxcali7330
    @cabdiqadirfaraxcali7330 4 роки тому +26

    Abwaan heello taagerayeeshiisa Like ii saara

  • @maxamudozil5614
    @maxamudozil5614 4 роки тому +23

    Ina adeertaY iglan waxaan kuleyahay 2020 hadii jamhuuriyadaada lagu dhawaaqi wayo anigaa ictiraafka kugu dhawaqaYa

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 4 роки тому +18

    *Eglaneey Deeq Maroojiye Soo qabo* 👋🤗

  • @Hoodoayaan2000
    @Hoodoayaan2000 4 роки тому +1

    Mashalaah feriid ilhaan inamadaa waa iney mareykan geysaa kambeynka aad bey ugufiican yihiin

  • @maxamedyasiin8670
    @maxamedyasiin8670 4 роки тому

    mashalhh mashalhh abwaan heelo iyo eglan show waa iglan waa weriyaha qudha ee aan waraysiga siin lahaa mustaqbalka

  • @maxbuubosman9747
    @maxbuubosman9747 4 роки тому +12

    *eglan markay qaawantahay waa foolxumo yaaa ila arkay fadlan xijaabka aad ku qurxantahay mar dambe ha u noqon*

  • @inaaadan1476
    @inaaadan1476 4 роки тому +20

    Dhaxaaan doob soo ah
    Ku jiray salidh aan ku jiray
    Siweynbaa lay hayaye
    Cawaan ku Siraadayaa
    🤣🤣

  • @dmxshakuur
    @dmxshakuur 4 роки тому +18

    Intii rabta guri barwaaqo like ta igu qabta

  • @canabmaxamuud6843
    @canabmaxamuud6843 4 роки тому +10

    Masha alah eglan show wle xaramad

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 4 роки тому +4

    MAASHA ALLAH QURUXDEEDA IYO HAGOOGTA QURUXDA BADAN AYEY U QUUDHI WAAYEEN.

  • @abdiwahabmohamedsugulle6172
    @abdiwahabmohamedsugulle6172 4 роки тому +6

    Englaneey ma waxasoo nimcaabaad cidla la jiiftaa masha allah ina adeer waxan cidla hala seexane nin la ag seexo

    • @halis000
      @halis000 4 роки тому

      mashaallaah may madax banan tahay

  • @munamahamed6254
    @munamahamed6254 4 роки тому +13

    Go forward sis eglan saalax

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 4 роки тому +3

    Eglaneey ka gayoon maysid abwaanada hargeisa oo hodan bany ku tahy hargeisi murtida iyo hal abuurke iska mushmushmaax🤗

  • @maxamedyaasiin8946
    @maxamedyaasiin8946 4 роки тому +18

    Iglaney SORAAN AKTARKA ha ilaawin.

  • @amalqueen4890
    @amalqueen4890 4 роки тому +4

    England qurux da ba ka quruxbadan walashay qiima ledahay❤❤❤

  • @iamsomalilander5485
    @iamsomalilander5485 4 роки тому +15

    Cabdiraxmaan Heelo abwaan qosolka naga Hagaaji😂😂

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 4 роки тому +32

    Yaa ila arky qofka gedka dhexdisa kaso egayah 🤣🤣🤣🤣

  • @farxaanofficial8982
    @farxaanofficial8982 4 роки тому +2

    eglan show wariye qimale
    reer burco ragii ruwayadaha
    ee deeq maroojiye aadan murqan
    noso warayso ragaa love wariye an tageero waan ku salamay

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 4 роки тому

    Mansha'allah Waan Ku Farxay Markan Arkay #Eglan oo Hagoogan Mansha'allah Wlhi Way Ku Qurux Badantahay Asturnaanta iyo Hagoogta Eglan Salah Alle Haku Karaameeyo Cisiyo Sharaf Ku Nolow Insha'allah

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +6

    Wwwwwwwwwww heeztiii ilhaan cumar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑💋💋❣❣❣👌

  • @yahyeofficiall6198
    @yahyeofficiall6198 4 роки тому +11

    illaHbaan Kugu Dhaarshe subscriBe ii zaar

  • @yuusufcabdi8675
    @yuusufcabdi8675 4 роки тому +10

    England salax deeq maroojiye burco kusoo warayso waa qofaan jecelnahay

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 роки тому +15

    ABWAAN HEELLO LEGEND

  • @mohamudabdirashiid4097
    @mohamudabdirashiid4097 4 роки тому +11

    Englan Salax habo noolow💓💋❤

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 4 роки тому +12

    Englan qisadii aaway adna ma been baantii social media baratay inader

  • @hanaaly8020
    @hanaaly8020 4 роки тому +2

    Eglan caawa sibey u kala maqan tahay iney si weynaaneysa ay da Di ka daba timid inta ila aragto like

  • @yuusufbajamaas9994
    @yuusufbajamaas9994 4 роки тому +1

    Walaahi you are true Somali

  • @Fariin214
    @Fariin214 4 роки тому +2

    Mnsha allaha

  • @mohamedahamed2437
    @mohamedahamed2437 4 роки тому +7

    England you look beautiful today in hargisa wll

  • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
    @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 роки тому +7

    Walaalaheey Soomaaliyeed subscribe ii saara Iinsha Allaah mahadsanitiin

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 4 роки тому +8

    Eglan Aadbn kusalaamayo wllo kuso dhawoow Hargeisa kolay wa hoygaagi Labaade 😍 Inanta cayda kadaaya waxba idinkma galin soomali Amaan Laga helimaayo cawdubillah Quruxdeedaad uquudhi Ladihiin

  • @amiirprown3119
    @amiirprown3119 4 роки тому +9

    Englan apayo noso casuun maroojiYe iyo murqaaN 😂😂😂

  • @najaxnadka8400
    @najaxnadka8400 4 роки тому +13

    Hargeisadayda

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 4 роки тому +5

    *ABWAAN HEELLO derisbaanu nahayba burco* barakooow mudane

  • @ilyasgedoilyasaouled3326
    @ilyasgedoilyasaouled3326 4 роки тому +2

    Woooooooow machaallah tt mes respet EGLAN j te slt au vnt 2 me coeur

  • @abdiwahabmohamud1639
    @abdiwahabmohamud1639 4 роки тому +3

    wlhi waa legend heelo

  • @mariyanagiib3590
    @mariyanagiib3590 4 роки тому +3

    I love hesta ilham thanks my brother helo

  • @yuusufgorgor2192
    @yuusufgorgor2192 4 роки тому +3

    War Heelo iyo shekadiisa ha ino dambeyse Eglan walal "Bidaar"taas inaga qarso walal adoo raaliya??

  • @yuusufijiner3258
    @yuusufijiner3258 4 роки тому

    eglan show waan ku salamay adi heelloba

  • @eidleapdi2697
    @eidleapdi2697 4 роки тому +11

    Waxpa kumaYso Dhibine kuLaHa HeLo 🤣🤣

  • @khuumproduction
    @khuumproduction 4 роки тому +3

    haduun baad abwaankii abwaanada soo qabatay . heelo nin culus mufeker @eglan_show

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 4 роки тому +23

    *Hargeisa:Somaliland HOYGA MURTIDA IYO XIKMADAHA*

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +1

    *Abwaan c/raxmaan sidiiq heello waa Nin Aftahan ah wllhi Barnaamijyo bdan kasoo duub*

  • @Yourchoicelife
    @Yourchoicelife 4 роки тому +3

    Eglaney reer Nairobi wnu kuxisnay lkn murqaan io maroojiye noo soo casuun.

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 4 роки тому

      Haa wlhi ragaas waa xikmad miiran adaba iska qoslaysid marka Aragtid

  • @abdifatahjamaabdillahi9042
    @abdifatahjamaabdillahi9042 4 роки тому +2

    The one and only legend heello

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 4 роки тому

    Eglan showey wlley maa waxaan naga qarsatid

  • @younisboodhle7936
    @younisboodhle7936 4 роки тому +4

    Eglaneey intaanad tagin sooraan ha iloopin

  • @sharmarke92
    @sharmarke92 4 роки тому +1

    Lkn gabadhu mxay tocda nooga tusasaa timeheeda

  • @tijaaboaduun978
    @tijaaboaduun978 4 роки тому +5

    Waxan aad ujeclhaye inaan arko maruun eglan show Wllo ii soo jawab eglan

  • @user-su6eb3fl9u
    @user-su6eb3fl9u 4 роки тому +3

    Eglaney Maroojiye ayaa kuu haray inta igu taageersan like ta ha igala bakhaylina

  • @harisikarimi
    @harisikarimi 4 роки тому +1

    Sooran iyo jawaan plz

  • @diamondfilms8608
    @diamondfilms8608 4 роки тому +5

    Eglan Shaw and Abwaan heelo zalaan zare

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim3246 4 роки тому +3

    Burco Legend Wlhi Wan Ku Wataa

  • @yasmintiinachannel
    @yasmintiinachannel 4 роки тому +1

    🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼👍👍👍👍🌷🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌺🌺♥️♥️♥️💖💖💖❤️❤️❤️💔💔🥀🥀 abwaan heelo nin culus walahay qosol baa berkii ixanunayd

  • @cabdirashiidfaarax5835
    @cabdirashiidfaarax5835 4 роки тому +1

    Eglan showay dib hargaysa uu imaan maysid haddi aanad subcribes isaaran asxaabta like iyo subcribes iga ilawin sxpyaal please subcribes

  • @harisikarimi
    @harisikarimi 4 роки тому +1

    Tunakuomba sista from Nairobi

  • @fatimamohamud4870
    @fatimamohamud4870 4 роки тому +1

    Abwaan heelo Huuno aad ayaa kuutaageeraa❤️❤️

  • @mustafesaid754
    @mustafesaid754 4 роки тому +2

    Gaalkii ugu weynaa bay is hayaa kulahaa reer burco waa hiil miiran

  • @ayadruselmi5830
    @ayadruselmi5830 4 роки тому +1

    Eglan miyaanay magac kale lahayd Horta Maanshaalaa waaba inan farxaanada

  • @ahmedmohamoud7710
    @ahmedmohamoud7710 4 роки тому +3

    Abti DEEQ MAROOJIYE soo casuun

  • @ayaanbadanmohamed5939
    @ayaanbadanmohamed5939 4 роки тому +2

    Legend abwaan heelo

  • @hasanomaar7772
    @hasanomaar7772 4 роки тому +4

    Wlhi egl waa xadaari
    Allow daa

  • @hamijaamac1576
    @hamijaamac1576 4 роки тому

    Iglaney bilahi caleek bash aya kugu ahay allaha ku xftyo huno horay usoco

  • @nadaofficial3106
    @nadaofficial3106 4 роки тому +24

    Dadkan Waad gabowday la so bodaya malaha idinku ma kortaanba iglan inay inan dhalin yaro ah tahay cidna kama qarsoona hadalkiina ku gabojin meysan

    • @mohamedabdihasan829
      @mohamedabdihasan829 4 роки тому +1

      Naa waa 60 jir naagtu maxaad ugu doodaysaa adna islaankale oo habaraa tahaye mase igpand baa dadka kaxigtaa

    • @mariamhusseini7426
      @mariamhusseini7426 4 роки тому

      @@mohamedabdihasan829 oday xun oo ilko la ba tahay ee inaanta yar ee eglan ah ka fuq

    • @janaayoibnucaydiid7560
      @janaayoibnucaydiid7560 4 роки тому

      @@mariamhusseini7426 😀 Eglan waa Habar Habar dhashay 😅😅70 jira waxeedana waxba Lama Ogola wali😂

    • @gujimowliidcabdilaahi12guj72
      @gujimowliidcabdilaahi12guj72 4 роки тому

      Iska daa wey waalan yihiin dee mida kle doorkan reer hargeisaba soo dhaafi meysee iska daa hargeisa lagu marweynayaaye oo ay midhaha bislaaday Ku cunaysaa inaader

    • @Shortstories59
      @Shortstories59 4 роки тому

      De gabwga ma abohodbay u doonayeen waar xishooda cidkastaaba way socotaaye illayn shaly anba wanyraa maantana 22 ayaan ahay aniga waad dhalinyrowday igusoo dhaha

  • @ayanlehabdillahi8158
    @ayanlehabdillahi8158 4 роки тому +2

    Keep going wll merci

  • @saedesse6408
    @saedesse6408 4 роки тому +1

    Waar ileen Eglan makeup ka ayuun baa qurxiya marka camera lagu soo dhaweeyey waxan arkaa Terry Henry

  • @faayiahmed5816
    @faayiahmed5816 4 роки тому +1

    Masha allaah👍👍👍👍😍😍😍😍

  • @a-fmire7891
    @a-fmire7891 4 роки тому +1

    walllaahi abwankan waa funny iyo xikmad isku jira masha allaah

  • @axmednuur9460
    @axmednuur9460 4 роки тому +6

    Abwan marna jilaa a/rahman hello

  • @gaalodiidabasgaalojabiye3699
    @gaalodiidabasgaalojabiye3699 4 роки тому +1

    Like iisara inta taageerta heelo

  • @mohomedcismaan7301
    @mohomedcismaan7301 4 роки тому +6

    iglan shaw reer kenya ma tihid reer sanaag ayaad thy maxaad u dafiri wallo hhhh

    • @siciidshabac3960
      @siciidshabac3960 4 роки тому +1

      Rer waqoyi inantu waana dhulbahante rer lascaanod weeye sool

  • @abdigediadan2494
    @abdigediadan2494 4 роки тому

    Eglan madaxa qarza plz gabar sharaf hel ayad tahaye

  • @zakariyeofficialchannel9752
    @zakariyeofficialchannel9752 4 роки тому +4

    Igalan waad asturnaan jiray walaaley timaha naga qarso

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 4 роки тому +1

    Mansha allaah Heelo

  • @AhmedAhmed-ez6nz
    @AhmedAhmed-ez6nz 4 роки тому +3

    Ar waxay dalbadeen yaraa kulahaa wlhi heello waa nin rageed kkkkkkk

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +2

    Hhhhhhh abwaan heelo wlhi wa funny

  • @aminaosman6083
    @aminaosman6083 4 роки тому

    Maasha Alaah waaryaara ninkani waaba khatare! weliba heesta Ilhaan waa in calami laga dhigaa Trum bay cunaha haysaaye!!Waaaw!!

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 4 роки тому +1

    Legend helo salama

  • @maxamedabdulle6753
    @maxamedabdulle6753 4 роки тому +1

    Eglan show I love you love like crazy really hanny

  • @dhagacadeaxmed7656
    @dhagacadeaxmed7656 4 роки тому

    Eglan show waad nuureysaa

  • @baccavevo8380
    @baccavevo8380 4 роки тому +4

    Eglan show mamO kabadel sawirka dusha bal magacana kabadel veiws ka si uu udhaQaQo✅

  • @sharmakemouse1235
    @sharmakemouse1235 4 роки тому +6

    Hadeed eglan waa gabowday lkn waxaan rabaa inaan labo ku gaadho

    • @khadraahmed1906
      @khadraahmed1906 4 роки тому

      Wll gabadja qadarta alla ja ku caayin

    • @sharmakemouse1235
      @sharmakemouse1235 4 роки тому

      War hanku guursado ceebmiyaa u aragtaa

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 4 роки тому

      @@sharmakemouse1235 Adeer Egland haday guur rabto Adi permission kuma weydisanayso She Does,t Care Marriage She Enjos her life ilmo kadaba ooya oo duuf badan ma rabto hada Alxm ilmo ku filana wey heysataa ee Shame on you

    • @ayaancabdi7175
      @ayaancabdi7175 4 роки тому

      Eglan guur uma xiiso qabtoo yaranteedii bay soo shaqaysatay caruur leeg bay leedahay😍😍😍

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 4 роки тому +8

    *Heesta Xamda Yar ayaa qosol badan* 🤣🤣

  • @cmaan_0666
    @cmaan_0666 4 роки тому +4

    England show ilhaan omar pey izmooday yaa ila arkay kkkkkkk

  • @milgoosman3528
    @milgoosman3528 4 роки тому

    Egalan salax wllshay qali wariye aad u qaaliya guulayso wllo

  • @sahraabdulahi8574
    @sahraabdulahi8574 4 роки тому

    Subxanalaah Hargeysa markee timi maxey madaxa la qowsatay yaa allah 🙏

  • @muste123
    @muste123 4 роки тому +1

    Dhaxaan single ahaayee cawaan ku siraadaaaya😁😁😁😁

  • @amorevalogs
    @amorevalogs 4 роки тому +8

    Eglaneey wlhi baad tidhiye Awal Been miyaad Nooshegi jirty

  • @elmarwaanfellani7042
    @elmarwaanfellani7042 4 роки тому +1

    Eglaneey ado fadhiya un bnku aragnaaye, manta se ado soconayo taagan bnku aragnee. Qof dheeroo socod shidan ba tehe o socod qalanjo le.
    Mida kle ina adeer timahaaga ma qaawan jirine maxa kgu dhcy wll secml ?

  • @liiboy0
    @liiboy0 4 роки тому

    Eglan show madaxeyga ku wabo Camerada ku tiri Cameramanka si caad fahan ufahan san like

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 4 роки тому

    Waan soo socdaa anugana wareysigii baan kaa sugayaa. Do you know . I support you allways

    • @fariihalaki7171
      @fariihalaki7171 4 роки тому

      Fuaad Qawdhan ma sidaaad kaaf iyo kala dheeri u matashaad innlagaa warystad rabtaa