@Munira Omar Aamiin wll qali si qaas ah waxay ii ahayd maalin madow oo aan iloobi doonin 1 year ago marka qoray hadalkaan qosol baa u dambeeyay balse maanta ilin baa u dambeysa Rabi naxariisti jano ha siiyo ibraahim ismail sooran nama somarayo ruux lamida ama u dhigma Allah janada nagu kulmiyo ifka kumaan arage😢😭😭
Xamda adaa inan ah ee xabada dhulka u dhig yartu nin ma qabo weey qafiiftay sexual frustration baa haya qosol iyo oohin iyo gariir waxey ku hadleyso xitaa ma oga maxaan idinku tilmaama ku lahaa magaalada subaxdii baa so gashaan ku lahaa ayada so galooti ah ragan dhulka leeyihiin
tiiyarayd ee eglan badbay gashay markay laba nin oo reer hargeysa iyo reer burco ah istidhi warayso wixii ay ka waraysan lahaydba qosol bay ku dhaafiyen tolow mawaxay moodey niman la hogansan karo sida idle yare
Cafimaad, farxad aduun iyo murugo la'aan rabbi haydin ku waarsho aakhirana janno dhamaantiin amiin
Amiin
Amiin
Amiin
Amiin
Amiin amiin Yaa allah
*iskufilan iyo Xildhibaan Ceygaag inta taageersan* ☝️
Walee cominte baa ku caan baxi rabtaa
Hhhhh hadhimanina ku lahaa
Nin DaaLaY 😂😂😂
Efg
My waan you English
Wlhy waa qosalay ragraga iga dheh kuwani iyagaaba ku waraysty iglaney inta qososhay like
xildhipaan CeeGaag iyo Abdiqani isku filan Ragg Miisan leh❤️ Waan idin salaamay saaxibayaal✋
Inta nabiga jecel like isaara
IskuFilan inta uu kaqosliyo like iizaar
Iskufilan waa runtiisa
Dr ayay noo yihiin
They are our therapist for alleviating stressors and keep us sane aight 💖💖
Iskufilan and ceegaaga inta ila tageerta like saar👏👏
Daraad ban iskufilan Tiyaatarka hargeysa kula kulmay ninku waa nin qalbi fcn wlhi masha allah
Yuusuf ceegaag inuu legend Cabdi haYpe u egYhY Yaaa ila arkaY xaTa DheeeranTa
Dfg
Hadaad ogtahay inay reer hargaysa xikmadi taalo
abdiasiis Muuse
Ceegag waa togdheer wllshy
Rer hargysa ilyaro gabled bila xikad iga DH h burco1 idina like sar
Iskufilan nin iga qosliYa wlhi
Like dhac kasii
England wll sooran raadi inta Hargayza jogtid mar na Horkeen Ninka☺😂
Sooraan Ma Hargaysuu ku Noolyahay
meey burco
Habiib media24 alla run weeye waan u xiisay walee
Sooran burco ayuu jooga
@Munira Omar Aamiin wll qali si qaas ah waxay ii ahayd maalin madow oo aan iloobi doonin 1 year ago marka qoray hadalkaan qosol baa u dambeeyay balse maanta ilin baa u dambeysa Rabi naxariisti jano ha siiyo ibraahim ismail sooran nama somarayo ruux lamida ama u dhigma Allah janada nagu kulmiyo ifka kumaan arage😢😭😭
Inta hargeysa jecel like dhac ku sii
Aniga jecalahay
City of somaliland i love so much
wlhi from puntland ban ahay aduunka ugu jeclhy wlhi asxaab badana wan ku haysta alx
@@khadracabaade4475 mhdsnthy pro
@@zeinababdi203 SdkleH pig maN
Reer hargysa mee ❣❣
Iskufiiln intuu kaqsoliyeey like ligu dhacsiya kkkkkkk
abaayo isoobooqo plz channelkan
ua-cam.com/video/de0eYwWlQsE/v-deo.html
MARKAN ARKAY HADI AAD JALUZ TAHAY HA DAWAN MARKAN ARKAY AYAN KUSO LEXDAY 😂😂😂😂😂like
😂😂Jealous 😂😂
Walalow julus maxaa ladhaa
WAX LIDHAA DADKA XAZIDINTA IYO WIXII LA MIDA WLL
@@jjhassan7031 e
Shaxariga 🙈
illaahey bogeena burcad ha isku mariyo somali nebi mohamed ### janada allah ha inagu kulmiyo
Inta ashahada jecel like sara
Somaliland💚💚❤❤
Aamiin ya rabi
Full support iskufilan xildhibanka io England zhow❤️❤️❤️❤️
Inta xildhibaan cunaaye taageerta like
Hadaydin ahayn suxufiyinta su" asha xuun. Like isara ilmaderayalow 😍🤣
Iglaneey nimankan ka liqi maysid
Sidii jago ha mooodin 😀😀😀
Cunaaye iyo isku filan waan idin tageeraaa😍
Wlhy waa halad meesha ku jira
Xamda adaa inan ah ee xabada dhulka u dhig yartu nin ma qabo weey qafiiftay sexual frustration baa haya qosol iyo oohin iyo gariir waxey ku hadleyso xitaa ma oga maxaan idinku tilmaama ku lahaa magaalada subaxdii baa so gashaan ku lahaa ayada so galooti ah ragan dhulka leeyihiin
1saac gudihiis ALLE wx kaa
Farxiyo ha ku ziiyo Hadaaad
SUBSCRIBE isaartoH
Wan kusaray adna isaar
Waan ku saray
War yaa ilaahay yaqaan oo xillimuu dawarsigiina xagaa gaadhay !!
yahye nani official amiin
Amiin yaa rabi
cegaag inte ila aragtey inu uegyahay abdihaybe👌
Halkeedad dhigty wll
@@engtaymiya6905 kķkkk
Gfe
Eglan wxa dad xijisaba mnta nafta ma lago keenay 🤣 inta qosol aamusi kari Wayday dhac noh igu siiya 😁
Wan suuxeyba anu cawa sumacadii quruxlyda dhulka lala galey😂
😂😂😂😂😂😂
Inamadayadii 💚💭❤ 😍
Iglan boorama imodeee edo waasideee hargaysa unbaad ka noqanaysaaye
@@xasanmaxamuudyuusuf5958 boorama dad la waraysto maba joogan de
Miskiinki buurnaye hurday waxad ka jartay kuwamba ka jaraya 😂😂
Omg so funny
Asis Mane_ 🤣🤣🤣
Hahahahahh
Welcom Eglan show hrgsya.😍😍
Kkkkkk MASHAALLAH tabarakallah walahi waan taageeraa iskufilan iyo xildhibaanka salaan sare dhamaantiin
Reer hargyza wlhi wan dad furfurn oo qalbi wangzan noolada
Adeer laban nin waa reer burco
Ha khaldamin isku filan waa reer hargysa waa ciyaalo kiladh ku dhashay kiladh hadaad kiradhka taqaanid waad garan
@@yaziinhaashi7344 isku filan waa reer hargeisa gaar ahaan xafada new hargeisa zxp la soco iga faaid intaa
@@caydaruusyare9458 war wa ciyaal kilidhka isku filan anaga isku malcamad ahyn
Thanks huno
22:50 egland way yaaptay laa ilaaha ilaah ku naxday sida layskugu camirayo rag culus walahi ceegaag iyo isku filan😂😂😂😂
Eglan Miskiinkii Buurnaa ayay Ku Ciyartay walee Raggan ayaa Ka Jaray😂😂😂
eglan welcome Dhulkaagii Somaliland
Magaranaysaa odaygaagi hore c/ Raage xirsi
Iskufilan waa fariid maasha Allah
Thank yu
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ala kalyaha nolada ree hargaysa ❤love from koofurta Somalia 🇸🇴❤
Wanu ka gudoone calanka xun indhaha uma roone iga qari
🇸🇴💯🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴yaa beddeli kara calanka
@@caydaruusyare9458 haaaa naga qaari
@@nimcomukhtaar3936 hhh u sheeg
Calankaa dhiiga leh maad Naga qarisid haday love ku kaa run yahay
WaaawMasha allah
Fiiri daqiiqda 22:51 inta ila aragtay Actionka uu awerdka u gudoomayo xildhibaan Yusuf ceegaag like ila soo mar
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢😢
Walaahi cigaag iyo C qani musasalkii Universal ka socan jiray qosalka ayeey naga dhameen jireen Ikraana meeday anyway keep going
Manshllh eglan quruxdii darwisheed abidkaa faraxsanoow sis♥️❤️
Life banad u arag kkkkkkkk
@@aliabdule8387 say ueg tahay
Ma suxufiyinta su.aasha xun bad kamid thy kulaha qosl wlhi🤣😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mey fahmin eglaan
Wee ismogeysinesa malaha qofta wa xarifade🤣
@@missfaruha2635 🤣🤣🤣🤣 waa sidey tahay
🤣🤣🤣😂😂😂😅
🤣🤣🤣🤣
Somaliland 💚👀❣
Somaliland wadan aan jeclhy ku fanaa waxaana ahay reer xamar ❤
@@cayuushhassan2739 nooolow queen idinkufaana
Caisha nolow wll intay nolol jirto
Thanks walaaladey 👍
@@cayuushhassan2739 p
inta english ka taqaana NO iyo YEZ like iisaara😂😂
Ceegaag maha reer Hargeysa was reer togdheer
Eglan show never say never zhp💋♥️🌹🌸👌
Xildhibanka iyo iskufilan caawa waynaga ajarsaden qosol aanan indhawayd qoslinban qosly 😂😂😂
The barnamij of the close🤗
Isku filin 😂😂😂🤣🤣🤣🤣
Eglan dad masaakiinad baratee lagu hel caawa😂
😂😂😂
Yousuf ceegag wa reer hargeisa
Isku fiLan nin camera u jihatamay 🤣😂
😂😂😂😂 wlhi tariikhad bey ku dhigeen eglan hadalki baa ku gudhay
Egln ZaLax keep going wllshey
*inta eglan ila jecel like sanka ii saara*
Intii jecel isku filan & cegaag. Like kusi daya
wadanku wacanaaa caafımaad bılaa ıstareees qurux dad fur furaan somalaay hergeysı ınagu fılan runtiii
Muboo deko thnks wllo wan kugu soodhaweyney
Waqooyi meesha afsomaliga dhabtaa👏
Lkn eglan waykayaabsaden😂😂😂😂👍
😅😅😅😅😅nafta beenta ka da
Faysa Yusuf hee wllo
Waar bajuunbad tahee somaliland dheh
@@abdikanimd5195 maamulka somaliland👈dheh state somaliland
@@faysayusuf3427 yaa maa mulaa markaa naaa farmagio maa maamula
Waaaw labo rag oo culus walee bishii Ramadan waad igu qanciseen filimkii quruxda badnaa
Xildhibaanka Iyo Izku Filan
Wlhi wan Qoslaa Markaan
Arko
Monsha allh
Eglan Qossolkeeda Yaa ila jecel 😍😄
Iglan show runtii waan jeclahay waxaan rajaynayaa inaan maalin maalmaha kamida kusoo hor fadhiisto
Wariye laga daba dhacay♥️♥️♥️
Isku filan shaxari waye intaa ila Argaty Like dhac😥😱
Macsonkor🤣✌
Yaa soomaali
Vediogan wlhi wa isaga celcelshadaa
Eglan ceegaag and iskufilan❤
Mansha allaah Mansha allaah Wallahi Xaraabihii Adduunka weeye Halkaa kaga Haya ayaan leeyahay Jila yaasheena
tiiyarayd ee eglan badbay gashay markay laba nin oo reer hargeysa iyo reer burco ah istidhi warayso wixii ay ka waraysan lahaydba qosol bay ku dhaafiyen tolow mawaxay moodey niman la hogansan karo sida idle yare
Qosol
Inta og inay iglan show tahay wariye khatara isla markaana firfircoon like dhac bal👌🥰
Ceegaag inta taageerta liketa la dhac
1day 100k Veiws 😂😂
Welle 2Legend Waa La Jecelyahey...✌❣
ASC
faraxada
Wawoo
Kkkkkkkkkk walahi abdiqani very funny person 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
England markaan leeba rag adag keentay masha allah labo majaajiiliiste oo qeymo weyn 👍
Eglan wllshy islaameey
Ilaaahay ka cabsoo is astur
Adigoo xaragonaya oo stylkaga saxaya ayad hadan is asturi karta
Ilaaahay xasuuso ukhtii
Intee ka qaawanthy
@@shafeecyare9148
Cunaheeda ya u baneyay in la arko
Mida kale markano kaliya maha
Inanta ilaahay ha hadeeye isma asturto
Alle xaqa ha tuso
Aamin ale habla heen xijaabka iyo xishoodka ha Ku sugo
Ilaahay haso hadeeyo quruxdu qaawanan mhe
My favorite iskufilan👏
eglan io xilibam isku filan io dadka rer hargys idin xissy wlih dhulki wacnaaa hargys sum ku dhaln ❤❤❤❤❤💋💋❤❤👈
Yaa
wllhi barnaamijkan aad aYaan uuga helay isku filan Yuusuf ceegaaag qalbiga idin salaamay
wllo muraaad baan leyahay isoo duceeya In ALLe riyadayda ii rumeeyo Wllo
Waleee Qozol Awgii Ma noli😅😅😅😅 izku Filan Iyo Xildhiban Ceegaga iyo Eglan Zhow Wan Idin wada Jecelahay wan idin Tageeraa
Waan idin salaams wllahy
Iglan saalax, isku filan iyo Yuusuf mahadsanidiin .
Muuqaalka iyo qaab duubistuab waa 4k program xiisa leh oo iglaneey kaagadan weeye hh
Niman waaalan😂😂isku filan iyo ceegaah
Hargeisa❤
Iglanoos keep going👍
Ilah ha ku sahlo wax walbo oo aad rate like iisaar
Woow mash allah Eglan Show my love
isku filsan inta taqreesna inta isku filan inta 👍👍
Mashallah
Iskufilanba Hadu kula fadhiyo Xildhibaanki na weheliyo hadal ba gam 😂😂😂😂Beerka icasaadey Eglan waxba ulamay hadhin
Xildhibaan ceegaag wlhi tageera weyn pa u ahay englan show iyo team keedapa hore usoco salan gobeed🇨🇵✋
Hhhhh Wlhi Ceegaag Hoos AYuu kuugu DhigaY Aduh Ma WariYayzaazha Zu'aalaha Xun AYaa TahaY Wlhi Waa Kuwaa Uu ZheegaY
Ha bro walhi wa su alo xun inantu
Haa WllHi Waa ZuaLo Xun Tan Yari
masha allah
Wlhi marku heesay waaba cabdi haybe xataa codka si walba xataa jaaska waaba cabdi haybe laanbad👏
Xildhivaab,Eglan,Iskufilan 👍🏾👍🏾
Eglan saalax cali🔥 walaashay hore usooco😜
ASC ♡ Sheekothaan baan so jeeylathey- inshallah miid kale wala sameeyeykara.
😁😁😁😉😛😛
Isku filan funny😂😂🤟like iisara💕😍😘😋
Like saara inta jecel Eglan show
Barnaamij is The Close😂😂Yusuuf Ceegaag🙌
Mnsh allah eglan iyo jilayashaba