Eglan show iyo laki wacays maxaa kala qabsaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 4 місяці тому +4

    MashaAllah England 👸🥰🥰🥰

  • @abdishakur3791
    @abdishakur3791 4 місяці тому +1

    Somaliyeey gabadhiinan egland show igu dara ilaa 2016 waa jecelayay gabadhan❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      ma islaanta maxaa lagaaga daraa bisinka

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 4 місяці тому

    Maansha Allah tapaarakallah dheh Laki

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 місяці тому +1

    Ala somalida maxa ka badawsan na qof haduu kiniin liqo ay naagi qooshtay miyaad isku tijaabinaysan bisinka walaahi waxa idinku filan ina sonkor subag saliid joojisan waxyar moyee basiiska laba qado cunto cagaaran biyo badan inyaroo hilib cad ah isboor ila saacad lugeeya sasa caafimad kugujira aniga sameeyay 4 bilood 11 kilo iga dhacday

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 місяці тому +1

    She is looking hot ❤❤ we need all somali ladies to be like this no boholo

  • @farhiyakukay5677
    @farhiyakukay5677 4 місяці тому

    Masha allaah Eglan wallaal xageen kaa helaaaa

  • @Safia1470
    @Safia1470 4 місяці тому

    Abayo eglan wan raba waxan joga USA abaayo mashaa allah❤

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 місяці тому

    Maasha allaah laki baa ugu qurux badnayd gabdhaha waji dharka jiniga 😂😂😂

  • @NurAden-sj7tf
    @NurAden-sj7tf 2 місяці тому

    Engllan waaba hadaan ku eego Cato Waka carara😂😂😂

  • @abdihamidofficialchannel2802
    @abdihamidofficialchannel2802 4 місяці тому

    Maansha allah England waa qurux qof slimka ah ama caatada good job

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 4 місяці тому +1

    laki ❤❤❤❤

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 4 місяці тому

    Abayo diyaar ba nahaye ino so sheeg eglan maxad sameysay mashallah

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 4 місяці тому +1

      Makulataliya 4 bilood ban iska tuuraay 11 kilo iskadaya kiniini nag aan dhakhtar ahayn ay qooshatay wajiga iglan eega bahal bay u ekaatay na socodbadan isboor saliida sonkorta basiiska yaree biyobadan cab soco

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 4 місяці тому

      Dawootinku orgaaanka ayay dilaan sambabkaa ugu jilicsan iyo beerka kalyaha jooga watalo

    • @haniahmed7609
      @haniahmed7609 4 місяці тому

      @@Iphone20249
      Aniga 35kl Ayaan shan bilood isaga riday oonan daawana isticmaalin.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 місяці тому

    Wajigii kinita qurux badna

  • @nasermohameed-sx4os
    @nasermohameed-sx4os 4 місяці тому

    Love 💚💚💚💚

  • @najmaabdullahi7672
    @najmaabdullahi7672 4 місяці тому

    Abaayo maxaa isku caatersy waarabaaye

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 місяці тому

    Hawayina sambabla laga neefsado beerka laga socdo kalyaha kukalasifeeya dhiiga kadida wa talo

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 4 місяці тому

    daba Malaay maa noo xayaysiinee kkkkkkkkkkk team baruur

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      Waar wuxu ku foolxumaa toobka kurta keenoo itakale tuur kkkkk

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 місяці тому

    Laki kiniyay ku qurux badnayd

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 4 місяці тому

    🤣🤣🤣

  • @maxamedderia8606
    @maxamedderia8606 4 місяці тому

    Dumar 50kii ku dhaw oo is ciyaalaynaya

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 місяці тому

    Iska ilaliya kiniini daawo la qooshay orgaaankaga ayay dilaysa ufiirsada wajiga iglan foolcumaduu isubadalay awalna kiniya markayjoogtay qurux bay qurux dhaaftay