Warbaahin waa warbaahin Mxsheekh ayaana ku ololeeyey Marka hadii saxaafada la yiraahdo Xor ayaa tahay må aha in runta lagu qabsado Dad weynaw ka går naqa arintaa wbt
Saxafada alsheydan warkoda dadka la wadago saxafad xor mahan e wa saxafada alsheydan qofki tagero wa alsheydan ninkan madama u tagersanyahay wa alsheydan iyo qofki dowlada amar ey so bixisay o sharci ah ka horyimado wa in la iska qabta wabilahi towfiq
Hadii wax laysku qabto waa in dhexdhex@ad aynu ka noqnaa hadii garsoorku uu hadlo ama uu qof talon siiyo sida uu dacawad oogaha uu u tilmaamay garsoorkaas wax baa ka qaldan by
Kiskan intan ka fahmy wxe tahy in wariyahan lo heysto ka hadlay pagagki shabab la xiray si hdi lo firiyo asga qaldn war usan ka firsan war saxfaded u qabtay in la weydiyo sualna dowlda xaq bey u ledhay is difac wariye qaldka gashayna ciqabteda ama ganaxeda intas wxan aheyn ma talo meshan
Dalkaan meel uma socdo intii hanjabaad muwaadiniinta Somaliyeed lagu haayo. Waxaan dowladnimo iyo dadnimo ma ahan muwaadin Somali ah in qabiil loogu hanjabo. inta ay sidaas wax u socdaan reeraha dhaca iyo dilka boobka caadeestay waxaan u sheegaa in masiirkooda mugdi sii galinooyaan.
Guul Somalia
Hadalka Madaxda dalka dheel dheel ma aha waa sharci
Walaahi må aqaane ninka eedeysanaha ah laakiin waxaan diidaya gudoo miyaa uu yiraahdo ku Soo xaq ayaa u leedahay eregaa waa ku soco adaa saxa
Xurmadle xasan shekh waan uu ninkan
Alcadaala meelka saara alcadaala wxiisa
Waa personal attack ninka ninka ha,laga
Qabto yaanan qawiil loogu faanin
Waaa qaldan dahy gaaljecl smw waa dad sharf leh ee afka iska cadiyey
Ninkaan dembi in loo sameeyo ayaa la rabaa. Wadankana cadaalad kama jirto. Cadaaladu waa ninkii beeshiisu xoog leedahay
Waa dad rabaa I ay jidaystaan fiiri gudoomiye og a ayaa ugu tegney markuu iska Celin waayey
Ninka dacwada ku Soo ogaya
Waa alshabaab wariye waxba kama oga kani waa tartaraa sidii baabuur aan kacayn oo kale hala laga qabto umadda
Warbaahin waa warbaahin
Mxsheekh ayaana ku ololeeyey
Marka hadii saxaafada la yiraahdo
Xor ayaa tahay må aha in runta lagu qabsado
Dad weynaw ka går naqa arintaa wbt
Qofka muwaadinka ah’ marba haduu halis taagan uu ku ahayn dadka iyo shacabka waxuu mudanyahay in dacwo oo warrant wadato lagu xiro ama maxkamad looga waco.
In qof la iska xirto warrant la’aan. 4bilood kadib asagoo afduuban loo samaysto dacwo’ ma’aha cadaalad. Shaqsigaas dambigiisa iyo dambi la’aantiisaba xoriyadiisa hala siiyo.
Hadiiba saxafada xorta ahayd san logalayo wadanka Allah habadbadsho
Xorta ma in alshabaab afhayeen loo noqdaa
Saxafada alsheydan warkoda dadka la wadago saxafad xor mahan e wa saxafada alsheydan qofki tagero wa alsheydan ninkan madama u tagersanyahay wa alsheydan iyo qofki dowlada amar ey so bixisay o sharci ah ka horyimado wa in la iska qabta wabilahi towfiq
Ccadaalad meeshaan mataalo ee dalkaa allaha badbaadiyo.
Wlhi gudomiyaha wa nin mashaalah ah o garyaqaan ah
Hadii wax laysku qabto waa in dhexdhex@ad aynu ka noqnaa hadii garsoorku uu hadlo ama uu qof talon siiyo sida uu dacawad oogaha uu u tilmaamay garsoorkaas wax baa ka qaldan by
Galjecel waa wada shabaab 💯
Hooyadaa miyaa kugu tiri
Hoyadaaa maa al shabaab ah
Gudomiye waa macquul
Ninkaan waa alshabaab ee tiirka ha la taago
LIVE
Kiskan intan ka fahmy wxe tahy in wariyahan lo heysto ka hadlay pagagki shabab la xiray si hdi lo firiyo asga qaldn war usan ka firsan war saxfaded u qabtay in la weydiyo sualna dowlda xaq bey u ledhay is difac wariye qaldka gashayna ciqabteda ama ganaxeda intas wxan aheyn ma talo meshan
Ninkaan assga ALshabaab maxaa kagalay muu amarka dowlada qaato
Walhi inuu abukaate ahyn kani
Waar guudomiyuhu walndheere ilahy hadaayo waa goorsor saxaa xolahan calosha ween oo shatigawen walso diiray yaa sodiiray
X x😅😅😅😢😅😅