Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Weriyaha xaq dhawr. Suxufiyiintu dhan walba dhibane ayey u yihiin
Walhi abukaate Maaha suaalo xumo
This is a paragon of a kangaroo court. If Somalia does not enhance and modernise its justice system the EAC dream might be jeopardised.
Ninkaan waxbadan aanku arkay baraha bulshada waa dadkaan jecleyn in nabadi wadanka ka dhacdo ee alaha naga qabto .Kani wariye maaha waa munaafaq
Qof dhibane ah ayaad leedahay waa munafaq wllo illhy ka baq meeel aan maanta ahayn ayad ka shalayn doonta gabarnimo ayay ku qadin
Munaafaqad baa thy wakaa danbi lagu waye ducuf yhy Allah anan aqoon o caqliga saliimka aqoon
Bal waxay ku hadlayso arag qalbiga Alle kutir wuuba kutiree
Kan micorphon lawareegayo scml meesha shiid miya ana hayo 5 inkabadan
Sasey dowladena kusocotay oo cirka ku martay
Qofka dhibanaha ah ayaa la maxkamadeynaayee kuwii dhibaatada geeysteyna waa xor ilaahoow adiga agtaada taalaa cadaaladu
Makaroofankaan la wareejinaayo muxuu yahay? ma waxaa la waayey in labo laga dhigo wiilkaasna shaqo kale uu yeesho. ceeb ceeb ceeb
Si hadalka loo kala helaa lo yelay
@@hassanriwax5161 miskiin
Alqabaala ninkaani wuu bartimaam sadey, wuxuu na u isticmaaley awood, sida uu isku difaacayo ayaana laga dareemi karaa inuu yahey nin xaqiisa dhacsanayo
Waxan maqli jiray caktii joksan weyde marbaad ceeb lakulantaa 😂