Maxaa wax xun u sameysay ama khalad u sameysay ma ahan ee maxaa utiri runta ayaan sheegeynaa dowladdu yeysan qancin hadii ay doonto . Hadalka nuxurkiisa waxa waaye na tabin kartid xaqiiqada, runta dowladdu ay dhibsaneyso .
Walaahi waaxaan hubaaa waxa ay ka hadlayaa kan maxakamada fadhiya iyo kan lagu dheganyahy hadal koda injiiska ama caribiga lagu turjomo wax jumlo mufiid ah laga fahmaayo male siyasad somaliya waa siidaan xaqiqo mahaan eed unbay ku dhamaanee
Ninkan arinta xornimo saxafada ama wariyaha ayu u dodoya lkn dhibka ey wariyaha alsheydhan umada Ku hayan wu iska indho tiray marka amu ka midyahay hala xiro hadu mar labad ka hor imado wax walbo o argagixiso loga hortagayo
@@daahirmacalin5776 sida u dhaqmayo aya ah jahilnimo aqon leh dowlada amarkeda in shaqsiyad ama ururo bulsho lagala tashado mahan arimaha qar wey dhici karta lkn arintan o kale qofki ka hor Imado wa alsheydhan kale cadeyn uma bahna
Ninkan qeylinayo Xiligi carmagnole Shire jaraaid ma qaban Karin in xabsiga lagu celi ho waaye waxa lagu heystaa wararka As hasheegina iyo waa madaxweyne ban aan nahey
Dad badan ayaa si hoose ula shaqeeya Al-shabaab. Maxaa daba dhigay asaga Dowlad iclaamisay dagaal. Hadana aan qarsan ee tiri. Warka Al-shabaab yaa la faafin oo Dowlada halooga danbeeyo
Gudoomiye Adiga iyo maxakamadaha heerkasta leh Tooratoorow ma tagi kartaa ma ku shaqeeyn kartaa, waa mayya jawaabta,, waana si lamid ah sida uusan u tagi kareynin CabdallaMuumin. Waa xaalad jirta,, MudaneGudoomiye aad baan kuu salaamayaa.
Labada qof kala fiican..gudoomiye jaahil ah iyo wariye wax bartay ... soomaaliya juhalada ayaa xilalka haya..😢😢😢
There's no justice in Somalia
Cadaalad aaqiro ay jirta cabdule brother
Kan qareen uma baahno asigaaba caadi aheyn siduu isu difaacaayo
Haa wallahi, waan arkay. MashaAllah
Judge mahan kani ee waa lawyer matalaayo hassan dhiiqo dhiiqadisa.
Maxaa wax xun u sameysay ama khalad u sameysay ma ahan ee maxaa utiri runta ayaan sheegeynaa dowladdu yeysan qancin hadii ay doonto .
Hadalka nuxurkiisa waxa waaye na tabin kartid xaqiiqada, runta dowladdu ay dhibsaneyso .
Abdallah mumin farta aw taagaayo waa qalad
Wariyaha wa nin wax bartay wa nin edab iyo dulqaad ay ka muuqato ninka maxkamada waxa uu u eg yahay nin dad kale raali galinaya
Maasha Allah Cabdalla waa lagaa gardarran yahay. Kan meesha fadhiya waa ka liitaa Mohamud Geelle hii maxkamada badbaadada.
Alsheydan wixi u doda wey ka tirsanyihin asiga wu ka tirsan yahay e adiga waxa la isku hesto madan fahmin mise ayaga ka tirsantahy
Ninka waxa lagu haysto fahan marka hore
@@Mukhtaar2004 adiga le so fahan aniga wan ka dharagsanahy ninkan balayo ayu iska dhigoya e sharciga hadu ka hor imado adiga iyo asigaba wa xabsi
@@raashidiinabdullahi5583xoolo baa tahay mooriyaan
Leave my blood brother he is right
Telegramka ma wuxu moodaya in reerkoodu leyahay 🤣🤣🤣 war wax caadiya ninka waydii jaahil weeye kan mesha fadhiya
Saan maka daacadba gudomiyahs 😢
WAR KAN AYAA JUDGE AH XAYAWAAN Ah
Daadkan aya dowlad sheeganayo qofkaan waxa lagu heesto wa qaalad maxkamada waxay wediineysa hadal qalàd aah waxan ujeed naa maxkamada ineey qaaldantahay somali hakaalataagto isku aqlii maahaan iskudhaaqan maahan daadka wakaala dhaaqan qabil aya kajiiro somaliya waxa laguheesto waqaalad cadalaad daaro alcadalo wa tuug indhaaha aya iskaa qawaaneysaan maxkamada siide cadalaad laguhelaaya
IyaaH 😂, Dalkaan Allah inoo badbaadsho
Ashahaataay barnamujyadada waxan kalosocdaa magalada borama
Walaahi waaxaan hubaaa waxa ay ka hadlayaa kan maxakamada fadhiya iyo kan lagu dheganyahy hadal koda injiiska ama caribiga lagu turjomo wax jumlo mufiid ah laga fahmaayo male siyasad somaliya waa siidaan xaqiqo mahaan eed unbay ku dhamaanee
Meshah xasan dhiqoh iyo mahad damer iyo Alqabyaloh moryan iyo Alkhawarij kah talinaysoh bad cadalad kah sugaysah war ilahay cadalad weydisoh
God hadimo hadaad qodona ha dheeren ku dicitoontana moye
😂😂😂😂😂
Waa lagaa haqdarnyahy wiilkaan ilhey haqa hasoo Sara wll cabdalahi sory
Asc viva7up
Wasiir cadaala waa in wax laga qabto . Wariyaha maxaa laga rabaa
Ninkan arinta xornimo saxafada ama wariyaha ayu u dodoya lkn dhibka ey wariyaha alsheydhan umada Ku hayan wu iska indho tiray marka amu ka midyahay hala xiro hadu mar labad ka hor imado wax walbo o argagixiso loga hortagayo
Ninkan waxi loxiray ayu qabaa asagaba ah Al shabab
Maan gaab ayaad tahay waxay ahayd in adiga lagu xiro markaas ayaad cadaalad waxay tahay ogaan lahayd. Alle hakuu kaso
Waxa xidhay wasiir Alqabyaala
@@daahirmacalin5776 sida u dhaqmayo aya ah jahilnimo aqon leh dowlada amarkeda in shaqsiyad ama ururo bulsho lagala tashado mahan arimaha qar wey dhici karta lkn arintan o kale qofki ka hor Imado wa alsheydhan kale cadeyn uma bahna
Ninkan qeylinayo Xiligi carmagnole Shire jaraaid ma qaban Karin in xabsiga lagu celi ho waaye waxa lagu heystaa wararka As hasheegina iyo waa madaxweyne ban aan nahey
Xabsiga on lagu celui waaye sa aada madaxweyne n’a aan Intee joogta Yaa se war uga baan an sociel m’édita ga la isticmaalaye
Maskinka how karnkmadisa ayaa lagu heestaa
Dad badan ayaa si hoose ula shaqeeya Al-shabaab. Maxaa daba dhigay asaga Dowlad iclaamisay dagaal. Hadana aan qarsan ee tiri. Warka Al-shabaab yaa la faafin oo Dowlada halooga danbeeyo
Saaxaafadda Wa xur
Xaakimkan waa nin lasoo cabeeyeey
Saxafada waa in Mel lasara
Luuqad aargagixisada hada ku hadasho aragagixiso aa tahay in qofka af ku tageero iska daaye xataa niyadaaa danbi ah
Aqoontiisa Ku dhibeysaa umaleynaa Mise cuqadad Qabıl bad qabtaa
Ninka xoog badanaa kan xabsiga inuu liinta ku cabo ayuu ku fiican yahay
Anigo doowlada taagerayo ma aha ina qof la dulmiyo adoodo iska daa
@@عبداللطيفمحمدمحمود qof la dulmaayo lama taageeraayo sidoo kale qof dulmilow ah asna in la taageero ma mudna
Xaqisa ino ka hadlo miya xog noqdey sxb
@@khadijahassan2163 qof walba oo Somali ah waxa uu xaq u leeyahay inuu helo xaqiisa iyo cadaalad asagana waxaa waajib ku ah inuu dalkiisa difaaco oo wax walba ka hormariyo danaha dalkiisa halki uu show u dhigi lahaa gaalo iyo wixi la hal maalo
@@ahmedwaliibrahimxoolo maxkamada cida aya laga hadlaaya ad ugu xumahay jaahil adoo kale ah in UU caaac caac Ku haayo
Alcadaala ayaa ka daran ninkaam
Waxas wa qalad in la weydiyo shaqadisa bas aya la weydin karaa
What kind of Judge is this ?
😂😂😂
Somalia judge
Jungle court
Ninkaan sharci dowladeed ayuu ka hor yimid
Laakin su’aashu waxay tahay wariyayaasha uu difaaco kuwa alshabaab maku jiraan?
Wow isla saxanyahay doqonka dowlada waxey mamnucday maxaa daba dhigay
Wariyahaan alshabaab uu la shaqeeyaa
Jaahil adoo kale ah aya caaac so leh ninkaan WA aqoon yahan aqoontiisa Ku dhibeysaa umaleynaa
@@aabkarinyusuf1657 jaahilnimada waan qirsanahay oo wax walba ma aqaan sida adiga. Guuleyso aduun iyo aakhiro