Xasan ma waxaa laga qaban in uu sharciga u hiiliyi iyo horu marka umada Soomaaliyeed war shaqa yeesha xasan inta uu soomaali u taray cida aay u muuqan ee qabyaalad ka jecleystay xanuunkiisa ha u dhinto
@@ikranadan4259 Yaa ku qaldee qaali xasuuq Farmaaja u dabeeye illaahaa na dhaafiye xasuuq 2017 ka daran nama soo marin Alxamdulilaah Xamar maanta waa save 😊😊
Waa in lasoo xeraa xasan firinbi si deg deg ah waxuu gacan u qaaday Askari ilaalinayey Baarlamaanka Somaaliyeed
No more reer badiye firimbi
Axmed madoobe wuudhacay waashabaab
Garacaan firimbi la dhaho waaba ciyaala suuq ee sharciga hala horkeeno hadii sharci jirin meydkiisa ha sugtaano reerkiisa
Dawlad ma jirto xasan yaa wax walba ah waxa ILAHAY loogu mahadiyaa dalku waa fedraal oo maamul goboleed walba ciidan ayuu leeyahay oo waa la iska celinayaa soo sick siraadey caqli masago gurigaaga ha dhiman.
Xildhibaan Buraale legend weeye
WARIYAHAAN GALA.SOO XIRO XEERKA SAXAAFADDU JABIYAY
Guuuuul Junalqnaev❤❤❤❤🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤ Guuuuuuuuul Jubalanad Guuuul Butlanad Guuuuul Sss Guuuul Daroood Ismaacil ❤❤🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤❤
Hooyda xarood waliyidin was hooydawas
Qod iyo cod doorasho hadey dhacdo kuwaan firimbiga yeerinaaya cid soo dooraneysa ma lahan.
Waa sida aay ka baqayaan oo Ahmed madooba meesha keensaday haduu tagana ayagana waa tageen
Ninkan xasan firinbi LA irahdo MA waxa lagu shubay dhiig qof waalan uu leeyahay sabab uu gcan u qaadaa Mar wliba
Farambi xabsiga ha la dhigo
Xasaanadaa leeyahay hadii nidaamka lagu qasaayo kkkk
Qodwalba sharcigaa kasareeya???
Firimiga ninka wataa ruux fiyoowba uma eka ee umada halaga qabto ileen caqli maaha adigoo astaan qaran ah in askarigii naftaada ilaalinaaye in aad u gacan qaado
Tuug Daarod SSc kulahaa 😂😂😂😂
Firinbi wa daarood ciyaala suuq ah runaway canshuurtena
BAASA BOORKA INGRIISKA XITAA WAA SAAMEYNEE
Firinbi waa hishaam 2
Firimbi waa in maxkamad lasoosaraa
Hasan firin halasoo qabto qabyaalad daarood ayuu wadaa
Dadkaasi baa lasoo dirtay ilma adreero yaal war waxani qashinka Allh naga horkaxeeyo. Dhamaantood. Waa qaran jabnay somali hada nahay Allh inoo maqan
Ana ku waso adigiyo somaliba
Cadowga somaliland is ka hormyimid
Halaxidho Waxa afka wayn Halaga saaro meesha
xasan firibi sharciga maqabto miya goolihi dhexdisa nin asgari soomaaliyed ku fero isago ilalinayo amankisa muxu xerhosadka kaqaba noshega
Ninka hala xiro firinbi
Hduu gacan qaadayaba hhhh hala neef kabaxeeysa igudaran
Hassan firinbi wa waashey ee umadda halats qabto
Wuxuu aflagaato u geystey gudiga dorashooyinka
Firibiga cidu matalo ha iska badalan nin fiyow ha kensadan
Geesiga nooga leexo
@ikranadan4259 hhhhh gisigiin miyaa war ba idin yaala
😂
Xasan culusow madaxwayne
Ma'aha daarood wuukabaxay Vila wardhiiglay maamulkeeda
Ina culusow dadka iyo dalka halagaqabto
Hadaad tagto Yaa kuu baahan Awalba Adaa
Bariis Soo doontaye isdaji
Xasan ma waxaa laga qaban in uu sharciga u hiiliyi iyo horu marka umada Soomaaliyeed war shaqa yeesha xasan inta uu soomaali u taray cida aay u muuqan ee qabyaalad ka jecleystay xanuunkiisa ha u dhinto
@@Saxiix-h3g😂😂😂 xasan xamar xasuuqa dhacaya ha idinka damqado oo had iidnka xoreeyo alshaab cid kale waxqabasho ogama haabnee
@@ikranadan4259 Yaa ku qaldee qaali xasuuq Farmaaja u dabeeye illaahaa na dhaafiye xasuuq 2017 ka daran nama soo marin Alxamdulilaah Xamar maanta waa save 😊😊