@@salmomohamudabdi5599 masha allH gabdha si fcn u caawiseen ani aroos iima so dhawo lkn wa iska sii qadna sa wax bdn u fahmo een waxa dhahdeen hal mid is ticmaala mrka hlka midaB guriga wuu kuso bxa mia abYo 😊
Masha allaah alle haku barakeeyo gurigaaga abayo adigoo raali ah kitaabka meel sare saar micnaheyga hada waxaa agyaalo ubax ama ubaxa meel kale dhigo ama kitaabka sara mari oo wax kaloo kor uQaado saar
abayo marka hore wan ku salamy mrka labad i hope in aad ficantahy waxan ku weydin rabay guriga alabta ayado taalo ma kuso dagtay mise adiga soo dhigatay hda adiga soo dhigaty wan ka hely inte kaso iibisay wxn jclhy in an jwb ka helo wa mhdsnthy❤️❤️
I'm first person ❤
aad beey u qurux badan yahaay.
ILaaheey haku Barakeeyo Xabbti Lkn Qolka jiifka Xooga Ma quruxoona hagaajintisa Iyo Sidakleba Inaaa Duubto coz Aduu Qaaaas Kuu yahay thnk you 🙏🏻
Man sha allah gabadha kaliya ee nagaha qurbaha wax mooday naga bareejeysay wadankaaga xitaa sanaa uquruxsankartaa
M.a inta heysanin illahay ha siiyo❤ adna illahay ha ku siyaadiyo
Waad mahadsantahay abayo mardhaw baan La iguursan rabaa Marka Decorka iyo Naqshada iyo siday iskugu soo baxayaan Baan rabaaa inaan Fikrad kaa sii qaato ee noo soobadi ❤
Abaayo alaab yar yar soo gado, tusaale ahaan fadhi yar hal xabo ama labo soo gado, rinjiga plain ka dhigo, cagaar iyo jaale waxas ha isticmaalin. Guriga space banan hakuu lahaado decorationka ka yaree dahaaha iyo go sariirta liisho isticmaal markasta, wax ubax leh iska dhaaf.
Ani fikrad ahaanteyda hal colour ka dhig yacnii lamidib jiifka fadhiga iyo alaabaha kale hal amo labo midib ha kabadin❤❤❤❤
@@salmomohamudabdi5599 masha allH gabdha si fcn u caawiseen ani aroos iima so dhawo lkn wa iska sii qadna sa wax bdn u fahmo een waxa dhahdeen hal mid is ticmaala mrka hlka midaB guriga wuu kuso bxa mia abYo 😊
Mabruuk alaab qurxan dhigo gacantana ku haay yacni hadii wasaq uga jeedin xataa tir tir ma isma badalayan
@@aishaadam7473 i liked Wlhi anbo saas dhihi aqliga Allah ha ku xifdiyo ❤ waan jeclaalahay asxbo naqano lknze?!
Masha allah allahuma baarik xbbti daaqada madbakha iyo tasuuliga daahyar oo naqan ku xidh si aan habenki dibada lagaso arah
م شاءالله بيتك يجنن الله يجعله بيت المبارك♥️
Cake ga xaflada 30k ga sii diyari wa soconaye marba marka ka danbeso dad cusub a nagu so birayan mashallah❤
Waa mark-ii ugu horaysay aa UA-cam kaada soo galo xaqaadana waa ku siiyay waana uqalantaaaa
Masha allaah allaha ku barakeeyo wa guri aduunyo oo qurux bdan aniga qaas ahaan qolka jiifka an ka helay
I am obsessed Gray, Allahuma barik ❤😊❤
Guriga iyo noloshaaduba private haku ahaato wloo xuman hay fahmin😊
Gurihaga waa wyn yhy ma yara macnta ilhy hku barakeyo❤
Nasteexo oo masha alah ilahay ha kuu barakeeyo isku school ahan jirnay waa gabar london kaa soo salamayso
Masha Allah abyo this is mi first comment ❤
MashAllah beautiful 🎉
Sheekha miska cunta ku taalo. Quxu weeye. Waxaba haku kordhin. Simple is beautiful.
❤masha Allah quruxey isku dooq ayanahay Gray color waa Kan ad ujeclahay Allah aku barakeyo masha allah
Ma shaa alllh guriga nolool farxad badn ku hesha allh hakga dhigo ilmo baryal ah in shaa alllh qof qalbi safi eh leh walh alllh yaxfadkuum
Hal sheey ku siyadi gurigaga Nal dahabi ah ku xiir qurux ku noqona in shaa allh 😘
MashaAllaah Tabaarakallaah, social media nololashaada ha keenin.
Mnsha allh alle haku barakeyo walashay guriga surely baqrah subaxdi u laasim
Mashalah gurugi lagu nasto ale hakga dhigo qli from Hargysa 🫶🏽❤️
Masha allah muqaaladaada ima dhaafaan xabiibti allah ku barakeeyo
Aniga Balakoonka kahelay Habenkii adi iyo xaajiga Jawi dagan waa ku qaadan kartaan fiidkii
abaayo pixi tonic vitamen C ayaa u baahnaa intee ka so gadatay oil skin ma isticmaali karaan? iso jawab plZ
Maashaa allaah my dumaashi jamaal aaway hee waa suhuur isku waara abidkiina farxad kuwada noolaada my family 👪💖❤♥💕
Hassan iyo Mohamed deeq igu salan ex ciyal bul-hubey Jamal wuu xarooday 😅
Masha Allah it's a beautiful home 🏡 ❤❤
Thank you so much 😊
Masha allah mcnto gurigaka allaha kuu barakeeyo ❤
Kkkk balakoonka somali deena buuqeeda iiga baxay❤😂masha allah talow qaylada iyo buuqa maxaan isaga dawaynaa 😂❤
Asc, waa qurux. wallaashay Ilaahay ka kuu barakeeyo. Waxaan Laakiin kugula talin lahaa inaad nimcada Ilaahay ku siiyay aad qarsatid.
Waxa jira Xasad, ill iyo wixii la mid ah
Mashallaah sister allahuma barik Jiifka iyo fadhiga intee kaso hadey it's too beautiful
Beautiful hause. Masha Allah
Mashalah abaayo alle hakuubarakeeyo SI niyadleh baan kugu duceeyey 😍
Masha Allah Allhuma baarik xabibti qurxeey
You have a beautiful house 🏡 mummy 🎉🎉🎉 ❤️😍
First yayyy🎉❤
Mashallah quruxeey wankusalamay guleyso
Mashllah tabarakallah allumma barik sister
Masha allah Tabarakallah❤❤❤❤
Qasalda jikada dhigo hde mel goni lehen❤
Maasha'allaah allaha idinbarakeyo abyo
M.a qurux waye allh haku barekeyo ❤
Mash allah allaha kubarakeyo sis❤❤❤😊
Masha allaah alle haku barakeeyo gurigaaga abayo adigoo raali ah kitaabka meel sare saar micnaheyga hada waxaa agyaalo ubax ama ubaxa meel kale dhigo ama kitaabka sara mari oo wax kaloo kor uQaado saar
MashaAllah ❤❤❤🎉
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
Ma ogtahay dad waxa jiro ilah iskaga ka jeclesiyo wlh manta niyadayda kuso dhacday away gabdhi fican aheet allah ku xafido abyo
Guriga waa maxay ma apartment baa
Mashallah ❤ilahayow kubarakey abayo ❤❤❤❤❤
Abyo waa kugu cusbahay talo kusiinaa please iska dhaaf shopping ka aad mushqusha dhiganayso please ✋🏻
Masha alaah abayo lahey hakuu barakeeyo qaali
Mashllh tabarakallah abayo
Abayo qasalada dharka ma qolka yar dhigatid kaliya wa fikirkeyga ee kuma amrayo abayo
❤MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY HA KU BARAKIYO ♥ HORMAR WACAN ABAAYO ❤
Manshllha imka guri glya inshllha alaabtyda wxna ka dhigya gray iyo page😊😊
Mashaa allaah abaayo alle ha ku barkeeyo
Mashaa Allah qurux waaye gurigada
Manshaa Allah tabrka allah
M.a alle haku barakeyo nastexa lkn miska tvg dab maka hoos shidan ya ifahsuya😅
Nasteexo noogasoo sheeKee qidada guurkaaga🎉❤
Masha Allah allah ku barkeyo ❤
Masha allaah waaye❤🇸🇴
Ilaah hakugu amaaneysto sharafey
Masha Allah guri qurxan weye
Qolkii martida mee Iyo kii ilmaha dhalanayay Waa ciriiiri gurigu
Talow inte kugu arkay aboosto gabadhi joogte adi miya❤
abayo marka hore wan ku salamy mrka labad i hope in aad ficantahy waxan ku weydin rabay guriga alabta ayado taalo ma kuso dagtay mise adiga soo dhigatay hda adiga soo dhigaty wan ka hely inte kaso iibisay wxn jclhy in an jwb ka helo wa mhdsnthy❤️❤️
Masha Allah xabiibti ilahey ha ku barkeyo
Masha Allah barakallah habibti 👍😍
masha alh alaha kubarakeyo abyo 🥰
Abayo fadhiga intee kasogadatay
Masha Allah axlaa guri allaha kuu barakeeyo uqtii ❤
msllh allaha ku barakeyo abayo
Mashallah nastexadeyda ❤ walashey ❤
Wow😮 masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah allh kuu barakeyo
Abayo waa xafdee
Nastexo inta bdn wa ku fiirsay isku dooqa nhy m.a calourka gareyga wakula jeclhy m.a 🤍💋
Abaayo waxaan ku waydiin lahaa ani xamar ma joogi lkn waan ka helay guriga qaabkiisa
Markaa xamar guryaa caynkaasa meeqaa lagu kireeyaa
M.a illh kuubarageeyo
Asc xppt nassteexo waxyabaha gurigaaga kusaabsan sida qolka jifka hatusin nolosha privet ayaa fiican waxyaabo badan ayaa nosodgudbin karta balse nolosha privet badso wanna kumahdsanty njnkaga iyo caruurtad dhalidonto hasoobandhigi igatslo
Abyooy isku fikrada nhy qol jiif inaa sawro xitaa iguma soo dhacdeen video iska daaye
Shaqo la,aan kaa badaty ma is dhahdy😂😂
Masha allh waa guri qurux badan 🫶
Ciriiri waaye guriga lkn alabta aad ayey uquruxbadanthy
beautiful hause masha Allah❤
Masha allh abyo plz fadhiga dalka miya mise dibad❤❤
Dalka
Mash allh yaa ku sameye abayo waa ka helay❤❤
Masha Allah abayo mcnto
Masha allah tabarak allah ❤🤩
ماشاء الله
Allaaahuma baaarik❤❤❤❤
Mashallh simple and classic 🎉❤
Geedka fadhiga yaalo geeed caadi miya❤
Naxteexo quruxbadaney gurigaaga allah ku barakeey
Amiin xbbti❤️
Maansha Allaah 🎉.
Msh allah
🤩😍😮Masha allah 👌👍👏🥰💯❤👑😚
Masha allah🎉
Maasha Allah tabarakallah ❤❤❤
what country do you live in mashallah?
Masha allah siz❤