Make up iyo story time

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @faadumo883hasan8
    @faadumo883hasan8 7 місяців тому +3

    😂😂😂🎉 waligee number le ahay

    • @Naroora
      @Naroora  7 місяців тому +2

      Love u 🫶🏼🎉

  • @suheerabdirizak5137
    @suheerabdirizak5137 7 місяців тому +2

    Quruxey makeup tutorial ka noosobadi❤❤

  • @nawaalhassanmohamed145
    @nawaalhassanmohamed145 7 місяців тому +2

    Lipstick 💄 gaduudka inaa badasho aheyd inta kale waa keentay Masha allah qurux🎉

  • @khadiijaahmed6855
    @khadiijaahmed6855 7 місяців тому

    Labo talo abyo
    1: foundation ka iyo powder ka midibkaga soo gado oo brown light ka xiga
    2: blush ka yuusan xadigiisa ka badan xadiga baseka wajigagaga

  • @inabashiir2024
    @inabashiir2024 7 місяців тому +1

    Foditonka iyo concelerka io boderka midabkaga ha u ekadan 🥰boderka na iska yarey 😊 inta kale save ku yihin kaliya boderka ka cad suniya qebta kore conceler ku ek ku jar hosne mid ka cad

    • @sacdiaabdirizak756
      @sacdiaabdirizak756 7 місяців тому

      ABYOY WN BARAN LA AHY ANI MAKE UP

    • @inabashiir2024
      @inabashiir2024 7 місяців тому

      @@sacdiaabdirizak756 ani youtube le ka bartay abayo weli ne wxa i dhiman

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 7 місяців тому +1

    Masha Allah ❤Xppti ku jecliyaa 😂❤

  • @boqorada2262
    @boqorada2262 7 місяців тому +1

    We miss u nastexay😢mar wlbo routine nooso duub😍

  • @hodanmohamed3139
    @hodanmohamed3139 7 місяців тому

    Mansha allah wa i dhiiriglisay make up waso gaty hadne ma isticmalo badna hdaa so qaty inta vediogan dawnyay thnks😊

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le 7 місяців тому

    Abayo wlhi inta aadan marsan aa aad iyo aad u qurux badantahay masha'allah

  • @ifkabea9704
    @ifkabea9704 7 місяців тому +1

    Meelkasto concealer marasid lee bowder la mariya iyo meela kadhidideesid

  • @filfilo__
    @filfilo__ 7 місяців тому

    Finally qof ila midaa arkay nasteexooy waligey waxaa is dhihi jire ma waalantehe misaa dadkaa ka duwan tehe couse wali ma arkin qof naxdintisa qarinayo hadhowna jarees iyo kun suaalod is weydiinayo ❤😂
    Thank you wa iga fujise 😂😂😂😂😂

  • @user-zw5zt7wz4r
    @user-zw5zt7wz4r 7 місяців тому

    😂😂😂😂ur funny

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 7 місяців тому

    Masha Allah illaahey hayna xifdiyo

  • @BahjaOnline
    @BahjaOnline 7 місяців тому

    Maasha allaah horey usoco xbbt❤

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 7 місяців тому

    M.a nasteexo gacanta wey kuu fadhiisabrabtaa horay usoco ❤

  • @Aasha18968
    @Aasha18968 7 місяців тому +2

    Abaayo Makeup original ah waxaad ka helaysaa gabadha ay ugu qorantahay. Touha Bella waxay ku taalaa banaadir ayada raadi Ama instagram keeda iyo UA-cam keeda ku qor Touha Bella. ❤. Alaabo Orginal ah ayay iibisaaa

    • @Naroora
      @Naroora  7 місяців тому

      Abayo thanks wan aqanaa waxan ogaday markaa so gatay

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 7 місяців тому

      @@NarooraAbayo waxaa samaysaa kan dhamee ku barbaro hadhow markaa khatar noqotid soogado orginalka

  • @HoodoKhadar-jj8bi
    @HoodoKhadar-jj8bi 7 місяців тому

    mnch Allah sister thkx more 🎉🎉🎉❤❤

  • @adnaali5402
    @adnaali5402 7 місяців тому

    apayo makeup la,an ku quxntahay msha ALLAAH

  • @Ayan--Abdih
    @Ayan--Abdih 7 місяців тому +1

    La jecledena we noso labtay🥺💋

    • @Naroora
      @Naroora  7 місяців тому +1

      🥹🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼

  • @user-zd2qx5uu4z
    @user-zd2qx5uu4z 7 місяців тому

    Waa qurux m.a😍😍😍

  • @user-wj3ig7vm9v
    @user-wj3ig7vm9v 7 місяців тому +1

    Xmr way jiraan meelo make up orginal laga helo raadi A1 make up taas igu caansan

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 7 місяців тому +1

    Ani waxaan ka cabsadaa dabaasha 😂😂 meel walpa oo biya badan kabuuxo lagu dabaalan karo marka arko dhimashaa iisawiranto
    Sido kale waxan ka cabsadaa gaariga ama bajajajta marki xoog loo wado waa qeyliyaaa majecli 😢😢

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 7 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 7 місяців тому +1

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤

  • @xaawomaxamuudxasan4801
    @xaawomaxamuudxasan4801 7 місяців тому

    Mcny waan ku xisne noo soo noqo routine noo soo sameya

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 7 місяців тому

    Xbti qof daacada ayaa tahay waxaan kaa codsanaya qofku siduu alle isugu xidho u ducaysto u dikriyi qur’aan u akhrisan karo xagaas nooga so dhiiri gali

  • @Ayan--Abdih
    @Ayan--Abdih 7 місяців тому +1

    😊❤🎉

  • @Nawalisha
    @Nawalisha 7 місяців тому

    Nastexo quruxey Marka ugu horeso suniyaha sameey 😂😂 😂

  • @MaandeeqMohamed
    @MaandeeqMohamed 7 місяців тому

    abayao Allaha ku jeclado 😢🎉

  • @faadumo883hasan8
    @faadumo883hasan8 7 місяців тому

    Anoo cabashadeyda so qorin baa comment harararf kuso dhehe Naruuroy wanaga so daahde Nooh qalbiyee role model ba no tehe Ramadan Ba routing ka sugoona sidaan naga daa Daily Video kaa rabnaa ramdn inshaAllaah hanagaso daahin qalbiyyyy❤❤ ilahey caajiska UA-cam ka haka qaade

    • @Naroora
      @Naroora  7 місяців тому

      Amiiin yaa rab insha allah wana dadalyaaa❤️❤️❤️

  • @kawsarabdulahi7149
    @kawsarabdulahi7149 7 місяців тому

    Nasteha 🎉🎉🎉🎉

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 7 місяців тому

    Abayo fondetionka iyo powderka way kaa cad yihiin lambar 2cml kugu fiican

  • @israahmett6603
    @israahmett6603 7 місяців тому

    ❤😊

  • @fatushibrahim
    @fatushibrahim 7 місяців тому

    Apyo video Yada sidaa u edit kareyso so gali please

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @bilanxasan2794
    @bilanxasan2794 7 місяців тому

    Lisp halkeee kasooiibisay

  • @ManagingAcount
    @ManagingAcount 7 місяців тому

    Askar dhar dhac aa jirto oo labiska ciidanka xiranin dharkooda caadiga ee wataan

  • @HayattQueen-wv3zm
    @HayattQueen-wv3zm 7 місяців тому

    Afsomaliga marmrka qaar wuu kugu adkana wllhi Ana isku arky😂

  • @yusrra11
    @yusrra11 7 місяців тому +1

    Abaayo muqdisho touha bella ayaad ka helee makeup original waxay kutaala banaadir luuqa kalkaal.

  • @BUY_YOUTUB_VIEWS_g0g97
    @BUY_YOUTUB_VIEWS_g0g97 7 місяців тому

    nice beat brother!