Sababta aan idinkaga maqnaa 😫

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 66

  • @munamoha983
    @munamoha983 10 місяців тому +8

    ‏وعليكم السلام يا أختي الغالية أنا أول وحده😊

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 10 місяців тому +7

    Asc abaayo walahi waa ku xisnay routine kaga alle dartiisa ku jeclahay biyo badan cab subixii markaa soo kacdo ku bilaw biyaha inaacabto qudarta badso cunideeda waa vatamin Allaha ku cafiyo adiga iyo inta muslim ah oo Xanuunsan
    From USA 🇺🇸

  • @FatimaAbduqadir
    @FatimaAbduqadir 10 місяців тому +8

    Uur amaa ledahy hee iska baat

  • @nabiilaibrahim4351
    @nabiilaibrahim4351 10 місяців тому +2

    Ilahay haku cafyo xbbti gass calooled ma ficno aniga igu dhacay time jamacda dhigan jiray lkn her alxm mid samey cunadada waqtigeeda cun ilahy danbi dhaaf haka dhigo insha allah🤲🤲

    • @nabiilaibrahim4351
      @nabiilaibrahim4351 10 місяців тому

      Mid neh wnka ilaaway cunada bananka ha cunin kuma dhahayo lkn iska yareey ileen aniga xiliga 5 waqti banan wx ka cuni jiray jmcda ileen waqtiga xfda ka bxyo iyo xiliga soo noqonyo long aheyd Wana xiliga dhameynayy wa ogthy mrka iska sidaa ku dadaal

  • @munacabdinuurmaxamed2333
    @munacabdinuurmaxamed2333 10 місяців тому +2

    Kheyr Alle ha dhigo koleyba wxa tahay walc😂😂 wan ku xisney

  • @Abdirahman-ls6nb
    @Abdirahman-ls6nb 10 місяців тому +5

    Nasteexo wan ku taageera abayo ❤ video_yada ima dhaafo wan dhameystaa 😊

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 9 місяців тому +1

    Allah ku caafiyo abayo gaaska calosha waa dhib badan yhy aniga shamarka Ayan uga bogsaday kaas raadi 2 waqti isticmaal wad ka bogsan ❤

  • @AbdirahmanOmar-l8m
    @AbdirahmanOmar-l8m 10 місяців тому +1

    Xanun 🎉 farxdisa wata rajena 😢❤ allah noo ka cfiyo wlhi wa jeclhy video yalkaga

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 10 місяців тому +6

    Abaayo daawo an dhaqtar kuu qorin ha iska cunin laga yaabe inay ziyaado jirto wayo bilowga gaaska aya aad kuugu kacayo marka is ilaali.

  • @AnisoHassan-qx1xw
    @AnisoHassan-qx1xw 10 місяців тому +6

    Alla haku cafiyo abayo 🎉❤

  • @jewellerydubai6318
    @jewellerydubai6318 10 місяців тому +1

    Amuu kheyr jiraa qaali allah ku caafiyo abooyo ❤wan. Kuu xisnay😢❤❤❤❤❤

  • @Nawaal424
    @Nawaal424 10 місяців тому +2

    Masha alah alle ma kusonabad celiyay wlshey mcn masha alah alle Haku barakeeyo

  • @NasteehaqaliNanaappe-ph7wh
    @NasteehaqaliNanaappe-ph7wh 10 місяців тому +1

    Wlhi waa kuxisnay abayo mar walbo waa sofirin jiray allha kucafiyo adi iyo intaa muslima i.a

    • @juweyriya5750
      @juweyriya5750 9 місяців тому

      Abyo Kan xawaajiga u eg miyaa waan u baahna oo cagaarka eh😢😢😢❤

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 10 місяців тому +1

    Gaaas aaa wlhi bahalkaasu sidduu iigalo markaan soo xasuusto bisinka

  • @Bintuhusean2928
    @Bintuhusean2928 10 місяців тому +2

    Subaxdii markaan quraacda karinaayo aa fiirsan jiray vedioyashada inaa meel ku tiiriyo tellka saakee aa isdhahaye ayaantan nastexa ma arkin maxa ku dhacay wax yar kadib aaba arkay vedio aa soo dhigtay alx hadaa soo noqotay

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 10 місяців тому

    Wcs alx nastexo qrux welcome back abyo cfimaad tam ah illhy hku ziyo adi io inti islm ahba 😢❤

  • @suadhassan6195
    @suadhassan6195 10 місяців тому

    Ow shalay ayaa dhahay intee kabaxday nast mise aduu ku so qaban layahay, allaah yashfiik❤

  • @shukrihassan-878
    @shukrihassan-878 10 місяців тому +1

    Abayo uganda 🇺🇬 ma udirta alabta

  • @TuumaMohamed
    @TuumaMohamed 10 місяців тому

    Alle hakucafiyo abyo lkin wllhi wn kuxisanay wn kugu xiranhy wali walaba waa firinaye ina wax sodhigatay leee ❤❤❤❤❤

  • @MaryamaYamuu
    @MaryamaYamuu 10 місяців тому +1

    Abaa anaa saas eh ilgooyo iga muuqato

  • @HayattQueen-wv3zm
    @HayattQueen-wv3zm 10 місяців тому +1

    Allh ku caafiyo abyo

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 10 місяців тому

    Abyo allah ku cafiyo cfmdkaga muhim eh ❤

  • @HodanMihile
    @HodanMihile 10 місяців тому +1

    Alle haku caafiyo wll

  • @MaandeeqMohamed
    @MaandeeqMohamed 10 місяців тому +2

    xanunk uuur mody sa ufarxy le😢

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 10 місяців тому +2

    اللهم اشفي مرضانا ومرضى المسلمين اللهم آمين يارب العالمين ❤

  • @naimasaidismail
    @naimasaidismail 10 місяців тому

    Walshey wan ku xiisnay ilhy ha ku cafiyo❤

  • @hindamohamed2058
    @hindamohamed2058 10 місяців тому

    waa lagu xisay welcome back sis❤

  • @inabashiir2024
    @inabashiir2024 9 місяців тому +1

    ado gas caloled qabo mufo io qaro si cunay what😮😢abayo cunada dalka bes cun anigaba 3 isbuc gas sarir la saranahy wana ka somah wax sugo leh alx wa ronahy hda😊

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 9 місяців тому

      Geedka shamarka isticmal aniga 2 sano doctor ku dalay Aya ku bogsaday

  • @salwaarab6435
    @salwaarab6435 10 місяців тому

    Mcney I miss you 😘 ilaahey haku cafiiyo ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 10 місяців тому +1

    الحمدلله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 10 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @nimcamaxamed5650
    @nimcamaxamed5650 10 місяців тому

    Ilaahy haku caafiyo abyo

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 10 місяців тому

    Allah Haku caafiyo abaayo ❤

  • @Deqoliban2023-xe1yj
    @Deqoliban2023-xe1yj 10 місяців тому +1

    Ascww abayo Allah ku caafiyo
    abayo. Sorry sis it is nice place to the outside and your apt where is located and what about the rent I am so interesting plz

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 10 місяців тому

    Allha ku cafiyo abayo

  • @MaryamoMuhidin
    @MaryamoMuhidin 10 місяців тому

    Asc abaayo walaahi waan kuu xiisay maalin kasta waxaan fiiriyaa channelka abaayo dhiiri galisadaydaa gahay wallahi been kuu sheegi maayo

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 10 місяців тому

    Alle cafimaad taam haku siiyo ❤

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 10 місяців тому

    Allaha ku caafiyo abaayo ❤

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 10 місяців тому

    Caafimaad taam allaha kusiiyo abaayo 🤲

  • @IfrahMaxamed-e4z
    @IfrahMaxamed-e4z 9 місяців тому

    Walaca waye😊

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 10 місяців тому

    Allah kucaafiyo

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 10 місяців тому +1

    Welcome back sister ❤

  • @SucadCabdullahi-w4q
    @SucadCabdullahi-w4q 10 місяців тому +1

    Soo laabasho wacan

  • @HayattQueen-wv3zm
    @HayattQueen-wv3zm 10 місяців тому +1

    Walaley intee kabxdy wan ku xiisny😂

  • @maryamaabdulaahi4929
    @maryamaabdulaahi4929 10 місяців тому

    Allh ku cavio pyo mcn❤❤❤

  • @Iqrahcadey
    @Iqrahcadey 10 місяців тому +1

    Daalkaas anigaba waan kula qabaayee liin macaanta iyo qajaarka mxuu taraa nasteexo warka noo dhameystir nh........😅

    • @najaxQasim
      @najaxQasim 10 місяців тому +1

      Haa ani xitaa waan la qabaa nistaaxa lkn abyo hadalka noo dhameystir

  • @miskihassanali6335
    @miskihassanali6335 10 місяців тому +2

    Abayo alaha ku cafiyo dawa ha qadan adingon is barin mida kalane iska daa cabitanada acid ka leh kuwasaa sababa gaas alahana ku cafiyo

  • @umuamiira113
    @umuamiira113 10 місяців тому

    Uur weeye❤🎉❤

  • @prince_najib3454
    @prince_najib3454 10 місяців тому

    wn ku xisnay quruxu xey❤❤

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 9 місяців тому

    Asc wlllo xamli iska baar

  • @Naadiyaa804
    @Naadiyaa804 10 місяців тому

    Wcs we miss you sis ❤🎉

  • @hamdamohammed4413
    @hamdamohammed4413 10 місяців тому

    nastexo abyo fadhigada mesha kaso gadatay iisheg dalka miya mise dibadda

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 10 місяців тому

    Wcs xabiibti

  • @caaishocumar4829
    @caaishocumar4829 10 місяців тому +1

    Alxmd hd noso labaty😊

  • @YasmiinAddaan-cn6fw
    @YasmiinAddaan-cn6fw 10 місяців тому

    Xagee tegantahay abyo jwb

    • @Ramlo713
      @Ramlo713 10 місяців тому

      Asc muqdisho dagan tahy ayada nooshegtay hada kahor video ka dubtay

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p 10 місяців тому +1

    cunto haday ka qabanyso wa walac

  • @fatimanour2903
    @fatimanour2903 10 місяців тому

    Masha allah abayo allah haku caafiyo ❤❤