Kowsar iga raali noqo walashay heestu laalays ma aha ee waa laalay dusheeda oo ku taalla galbeedka meel magaalada Dilla xagga woqooyiga ayay ka xigtaa Abwaanka ayaana ka soo jeeda gayigaas Allaha ha u naxariisto Xasan Sheekh Muumin iyo umadda muslimiinta ah
Waxaan UA-cam ku arkay inan oromo ah oo hargaysa ku kortay oo wax aan somalida ka dhex dhicin sheegaysa. Dadka aan hargaysa aqoon way rumaysteen. Laakiin dadka hargaysa ka yimi aanay rumaysan karin. Allah ha ino sahlo. Aamiin
With out Yaasin Ducaale its Boring That’s clearly 🙏🏿 Yasin Ducale Salaan Sare Ugaas Qof Wadan ku u baah et yahay tahay Somalia ba adi ku baahen tahay ila tahay Fikirkayga Madax Wayne isku sharax👌

Waa barnaamij aad xiisa badan sheekooyinka qosalka ah waxaba ka sii daran yaasin qosalkuisa ayaaba funny ah barnaamijlkaan ha loo badiya mahadsanidin
mashalaha yasiin Ducaale madax welcome back Yassin Ducaale
YAASIIN IS ON FIRE 🔥 EVERYWHERE
yasiin the king
Yaasin, haye iyo qosol bug ah ayuu meesha ku joogaa.
Ila sheekeyso waa diyaar haduu yaasiin ducaale
Somaaliyeed minisota wax wayn baad uhaysataan...waar dhulkiina kaslaya oo kufaana..somali American..magacaa iskadaaya
Fadlan yasiin jooji isku warwareejinta kursiga waxaa ku daawanaya malayin qof texgeli daawadayaasha iyo dhaqanka wariyanimada hana u qadan wax kale waxaad tahay wariye aad u wanagsan mahadsanid
Waad natuhuntee walay naga tahay .. Yaasin Ducaale kkkkkk.
Anaa sheeko fcan idiin hayee xagee inka soo caa mxaase sharci ah?
Waa afhayeenka gumeysiga AXMAARKA
Aniga Alttri Ayaan maxakamad iiga turjumay maxakamad lakiin waan kaqaley si Aan Sharcig looga qaadan
Welcome back yasin
Asc kowthar iyò yaasiin
Say walahidana warka haloo jilciyo
Legend yaasiin ducale
Ass legend ya sin du ale
Yacin waa fanny
Yasin wan u xisanay ban ma ah runti
Libaax Laasqoray
Dadkad shegay anganba aqon waxad shegay wa sheko xasid
Yasiin ducale ayan dawaday mana qoslin been dheh
Barnaamijkaan 3diina no daadihiya
Yaasiinow waad naga baxsanaysaa cali xaraare baanu la qabsanay
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Diyaar baan nahay
Ree Xamarku Sheeko Xumaaaa niyow
Kowthar kkkkkkkkkkk
Waxaan UA-cam ku arkay inan oromo ah oo hargaysa ku kortay oo wax aan somalida ka dhex dhicin sheegaysa. Dadka aan hargaysa aqoon way rumaysteen. Laakiin dadka hargaysa ka yimi aanay rumaysan karin. Allah ha ino sahlo. Aamiin
Waa tee taasi?
Kkkkkk kkkk kkkk
Asc lageng Yasin ducale libax waye
Live maba ahan kkkkk
📿
With out Yaasin Ducaale its Boring That’s clearly 🙏🏿 Yasin Ducale Salaan Sare Ugaas Qof Wadan ku u baah et yahay tahay Somalia ba adi ku baahen tahay ila tahay Fikirkayga Madax Wayne isku sharax👌
Gabadhaan Cali xadhaadhe miyaa dhalay wey u cod egtehee hhhhhhhhhhh