Ahmed maxuso dhan waxa usameyni wa korsi waxaa u dagalka gala leyahayna hal cunug udhalay kuma jiro mid walalki ama walashi dhashayna kuma jiro xasana sido kale marka ahmed waxan leyahay ilahay kayab xukun intad so heysay hadey wax ku tari weyday 5sano wax kuma tareyse dambigagana wusi kordhiye carurta haleynin
Maalintii ugu horeysey ayaa laga rabey shaqada ay maanta qabaneyso tatiko ciidan inuu leeyahay ayuu isku tilmaamaa ciidan waxba kama oga horey usoco ayaan leeyahay oo ciidanka mooralka u dhis waa maxey ciidanka kismayo iska dhiibayo oo gar guurte isu dhiibaayo oo dhehay cidii 100 qaadaneyn guriga hoyadii ha aado
Korantada haliisudaaya, wan sodhaweeyey 😂
Farah who are you
Ahmed maxuso dhan waxa usameyni wa korsi waxaa u dagalka gala leyahayna hal cunug udhalay kuma jiro mid walalki ama walashi dhashayna kuma jiro xasana sido kale marka ahmed waxan leyahay ilahay kayab xukun intad so heysay hadey wax ku tari weyday 5sano wax kuma tareyse dambigagana wusi kordhiye carurta haleynin
Leave the goverment of somalia
sidii sheeko caruureed waxyaanlooqorin hadaad weriyeyaalsax ah tihiin ee wixiidhicikara noosheega sababtoo ah markaad leedihiin jubaland ayaa cunaqabatey ama diyaarado kajoojidey maxay joojikartaa jubaland ayadey kufilantahay inlayiraa diyaarad Kismaayo tegikartaamajirto iyo markabtegikara intaaslee kufilan ee dowlada fedaraalku shacabka Kismaayo ayey utureeydaa
Leave Somali goverment
Farah maalim should somalia goverment
War dowlada Isgaarsiin qaas u ah wadataa ee beenta jooji