Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ali Haraare waa Saxafi ruug-cadaa ah. Haddana dalkeeni hoyo Somalia 🇸🇴 aan booqon Ila Jabuuti iyo Jijiga.. Cali Haraarow gal Misajidka abti..
Salaan sare👋Ali & Kawsar ❤️🌹
Did I am the only one who wish the mariage of Ali Harare and Kawsar?? If they are not married
qusadaas sh xuseen cali jabuuti ayaa noo sheegay
Ali harere gabadha yaan salamayaa kawsar ah adigana markale ayan ku salami donaa wad na iwaraysan dontaan insha alah
Subhannallah.... Ali haraare maba fahansana diinta islaamka. Guurku kuma xidhna inaad lacag haysato iyo inaad shaqo hayso toona.Nebigeenii iyo asxaabtiisii intooda badani ma lacag bay haysteen?Muhiimadu waxa weeye in qofku ilaahay irsaaqadiisa weydiisto, oo dabadeed suuqa galo si uu u soo xoogsado wixii ilaahay siiyaba.
Waa sax
💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheekadaa waxbaa kaqaldan Markuu yidhi:boqorka qeybtee kashaqysaa wuxuu ku jawaabay , waxaan kashaqeeyaa qaybta soodhaweynta dadka ,,, mu'addinkuna dadkuu soodhaweeyaa oo salaadda ugu yeedhaa..Mahad sanidiin
cali xaraare waxan kujecladay sheekada aad umacaan illahow kuxafid
👍👍
Asc
Mashallah
Masha Allah , royalty, majesty, & kingship only belongs Allah SWT, Allah mulk
ASC Cali sanad cusub,aadbaan iiga qosolsiisay maanta,arinta shiidka Burco ee cod macaanida.kkkkkk🙏🙏🙏🙏🙏👍🏆
ì0
Qardho maan tegin. Laakiin Burco waa magaalada ay ku yaalaan dukaano lagu gado BUDHADKA IYO TOORAYDA oo keliya oo aan wax kale lagu gadin...
Anaaba dadka shiidi jiray from burco😂😂😂
Kkkkkkkkk ilaahay faraha hanoo caafiyo 😅😅😅😅
Waa calibadheedh waad aragtaa hawshii waa diyaar dhamee hawsha kkkkkkkk
Waan khosley kkkkk kkkkk
Burco waa meesha ugu xadaarada dher soomaaliland nimanka ugu dataarikhada badani waa reer burco h
Burco Boodh wayn Waa Magaalada Ugu Badawsan Degaanada Soomaalida
Ali maxa run sheegtay
Xaaji Cali maanta maxaa dhacay goormaad dhakhtar noqotay alaabtii dhakhdarada ayaad soo 3:33 gashatay London ayaan kaa soo salaamay sxb. By the way, sidee wax ujiraan dhinacan ingiriiska far miyaa kaa yaala ma soo socodide... 😅 Cali sxb adiga da'daada muran baddan baa kadhashay waayo haddii aad 30 sano kahor in kabadan aad muqdisho iyo Yaman aad ka soo shaqaynaysay bal adigu ugu horee oo bahasha soodaa...
kkkkk gu iyo xagaa la iku dardaray
Calina marka Kawsar soo horfadhiisato buu shiiqaa maxaa jira maanta cali runtaa loo sheegay kkkkkkkkkkk
هههههه 😆
Aadbaan ugu qoslay qaybta dada hada ragiiba naga daran malin dhowayd oday da,a ahbaaanu bus sowada racnaya sidanu ushekaysanaynbaa meesha ku dagayay laso gaadhay markaasan ku idhi wahay adeero nabaday kulaha hye abayo khayra kudhaafay waba naxay guriga marka imi murayada isku eegay mada islaan noqda is idhi mise waxkala qaldan marka raga naga daran hada 😂😂😂
Kkkkkkkkkk malaha islan weyn baad isu haysatay. Waa lagaa farxiyey.
Kkkkkkkkkkkk
Ninka wayn waxa loo yaqaan cammo ceebna maaha waayo erayga cammo waa adeer balse ceeb baa laga dhigay Cajuus waa oday balse qofka la dhaho waa dilHooyadu markey ilmaheeda canaanan waxay dhahdaa war doqonyahay gabowdey jooji waxaas marka maxaa meesha gabow keenay
Caliyoow ma nurse bad noqotay waa maxay labbiskani
Sheeko borku waa sheekadi libaxaa burco kuma socotoo
Cali qardho,burco waa isku dad egyihiin,kowthar calow maxaad tiri sow dadka ama somalidu isuma wada eka kkkkk
Ali Haraare waa Saxafi ruug-cadaa ah. Haddana dalkeeni hoyo Somalia 🇸🇴 aan booqon Ila Jabuuti iyo Jijiga.. Cali Haraarow gal Misajidka abti..
Salaan sare👋
Ali & Kawsar ❤️🌹
Did I am the only one who wish the mariage of Ali Harare and Kawsar?? If they are not married
qusadaas sh xuseen cali jabuuti ayaa noo sheegay
Ali harere gabadha yaan salamayaa kawsar ah adigana markale ayan ku salami donaa wad na iwaraysan dontaan insha alah
Subhannallah.... Ali haraare maba fahansana diinta islaamka. Guurku kuma xidhna inaad lacag haysato iyo inaad shaqo hayso toona.
Nebigeenii iyo asxaabtiisii intooda badani ma lacag bay haysteen?
Muhiimadu waxa weeye in qofku ilaahay irsaaqadiisa weydiisto, oo dabadeed suuqa galo si uu u soo xoogsado wixii ilaahay siiyaba.
Waa sax
💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheekadaa waxbaa kaqaldan
Markuu yidhi:boqorka qeybtee kashaqysaa wuxuu ku jawaabay , waxaan kashaqeeyaa qaybta soodhaweynta dadka ,,, mu'addinkuna dadkuu soodhaweeyaa oo salaadda ugu yeedhaa..
Mahad sanidiin
cali xaraare waxan kujecladay sheekada aad umacaan illahow kuxafid
👍👍
Asc
Mashallah
Masha Allah , royalty, majesty, & kingship only belongs Allah SWT, Allah mulk
ASC Cali sanad cusub,aadbaan iiga qosolsiisay maanta,arinta shiidka Burco ee cod macaanida.kkkkkk🙏🙏🙏🙏🙏👍🏆
ì0
Qardho maan tegin. Laakiin Burco waa magaalada ay ku yaalaan dukaano lagu gado BUDHADKA IYO TOORAYDA oo keliya oo aan wax kale lagu gadin...
Anaaba dadka shiidi jiray from burco😂😂😂
Kkkkkkkkk ilaahay faraha hanoo caafiyo 😅😅😅😅
Waa calibadheedh waad aragtaa hawshii waa diyaar dhamee hawsha kkkkkkkk
Waan khosley kkkkk kkkkk
Burco waa meesha ugu xadaarada dher soomaaliland nimanka ugu dataarikhada badani waa reer burco h
Burco Boodh wayn Waa Magaalada Ugu Badawsan Degaanada Soomaalida
Ali maxa run sheegtay
Xaaji Cali maanta maxaa dhacay goormaad dhakhtar noqotay alaabtii dhakhdarada ayaad soo 3:33 gashatay London ayaan kaa soo salaamay sxb. By the way, sidee wax ujiraan dhinacan ingiriiska far miyaa kaa yaala ma soo socodide... 😅 Cali sxb adiga da'daada muran baddan baa kadhashay waayo haddii aad 30 sano kahor in kabadan aad muqdisho iyo Yaman aad ka soo shaqaynaysay bal adigu ugu horee oo bahasha soodaa...
kkkkk gu iyo xagaa la iku dardaray
Calina marka Kawsar soo horfadhiisato buu shiiqaa maxaa jira maanta cali runtaa loo sheegay kkkkkkkkkkk
هههههه 😆
Aadbaan ugu qoslay qaybta dada hada ragiiba naga daran malin dhowayd oday da,a ahbaaanu bus sowada racnaya sidanu ushekaysanaynbaa meesha ku dagayay laso gaadhay markaasan ku idhi wahay adeero nabaday kulaha hye abayo khayra kudhaafay waba naxay guriga marka imi murayada isku eegay mada islaan noqda is idhi mise waxkala qaldan marka raga naga daran hada 😂😂😂
Kkkkkkkkkk malaha islan weyn baad isu haysatay. Waa lagaa farxiyey.
Kkkkkkkkkkkk
Ninka wayn waxa loo yaqaan cammo ceebna maaha waayo erayga cammo waa adeer balse ceeb baa laga dhigay
Cajuus waa oday balse qofka la dhaho waa dil
Hooyadu markey ilmaheeda canaanan waxay dhahdaa war doqonyahay gabowdey jooji waxaas marka maxaa meesha gabow keenay