Isbadelo Waaweyn oo La Filaayo Dunida Islaamka Inay Ka Dhaci Doonaan 2034 | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 70

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac Місяць тому +2

    Umdy ❤somali.❤.musilmk.ay.❤islmak ay ❤mashallah❤.sh.c.b

  • @AbdiwahabAhmedNur
    @AbdiwahabAhmedNur 2 місяці тому +1

    Sc,
    Sheekh Alaha ku barakeeyo

  • @Nuuralqalbi.raxadaquranka
    @Nuuralqalbi.raxadaquranka 2 місяці тому +6

    War nin fadhiya lagdan la fufud , waa la hadli karaa ,sheeka sheeko ,sheeka xariir waa la sheegi karaa oo Ciyaalka hurdada looga maa weeliyaa ,maanta sheekhii waa philosopher , waa cajiib iyo cajiib. Riyado waa la riyoon karaa yaa salaam .

  • @OmarOmar-k8o6v
    @OmarOmar-k8o6v 2 місяці тому +1

    Asc:Mashable Allah
    Laakiin tobic waa ka baxdeen

  • @maxamedsaleymaan8677
    @maxamedsaleymaan8677 2 місяці тому

    Mashaa ALLAAH
    Sheekh C/raxmaan & Dulyadayn salaansare

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 2 місяці тому +2

    Sheikhaan ha is ilaaliyo maskaxdiisa waa masha alaah hadii isbotaal tago in cirbad kidiraan kacabsanaa

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 2 місяці тому +1

    Masha Allah Sheikh iyo Wariye runtii aad u qiimo badan Allah idiin xafido ❤

  • @AxmedDeex-h9m
    @AxmedDeex-h9m 16 днів тому

    😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @Jocker99-c2k
    @Jocker99-c2k 2 місяці тому

    Mar
    mar
    shek
    Barnamijkii
    kuso
    dhaweysay
    kaun
    Kaaa
    sual
    "
    Ilmi
    balaadh
    inan
    kaa
    qadano

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 2 місяці тому

    Anaguna waxaan bixinaynaa , Sidii Taajiir loo noqon lahaa,
    Sidii Caalim loo noqon lahaa.
    Sidii Siyaasi loo noqon lahaa
    Sidii Ganacsade loo noqon lahaa
    Sidii Diyaarad loo kaxeen lahaa.
    Sidii Jinka loo saari lahaa.
    Sidii Libaaxa loo rabeen laha,
    Sidii

  • @BashiirFaarax-g3c
    @BashiirFaarax-g3c 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @mryahye4real69
    @mryahye4real69 2 місяці тому +1

    Masha alh halkas kasi wad

  • @abdulqadirmaxamed7324
    @abdulqadirmaxamed7324 2 місяці тому +2

    Shiiqaan halaga faa ideesto Soomaliyeey ma aragtaan qofkiina mar la araga ah ee u saaxiibka ah diinta aqoonta xigmadaha afgaraha siyaasada dhankaste ee nolosha ilaahow ku xafid sheeq soomali weyna ilaahow xafid oo mideey

  • @HusniMubarak-t3k
    @HusniMubarak-t3k 2 місяці тому

    Laakin sheekh sideee sababeeya sadaashaaa fadlan

  • @hussnykathuri9312
    @hussnykathuri9312 2 місяці тому +2

    Jazakallahu kheir sheikh abdirahman..but your voice is always very very low

  • @anabali5298
    @anabali5298 2 місяці тому

    ❤Maasha allah sheqa waa jeclahay alaha xafid iyo amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Aminaabdo-u2j
    @Aminaabdo-u2j 2 місяці тому

    Aniga mid iga qor! Waaxa dhicidoona 2035 caalam islamka isbadalo waa weyn ! Diinta islamka dad badan oo muslim ah ayaa ka bixidoona oo sheegandoona cilmani ama masiixi !

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 2 місяці тому

      Balaayo io wax xun maxa urajeynee

  • @aishanureini9446
    @aishanureini9446 Місяць тому +1

    Meher Abadi ahna ku dar iney gabdhaha casrigaan helaan Life Time Meher , hadii Sharcigu ogol yahay

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 2 місяці тому

    ***Wadadii DABCASAR uun ha marin***

  • @hassanabdi-w2r
    @hassanabdi-w2r 2 місяці тому

    Asc sheikh waxbaradhaf online no didiji.

  • @Maxamed1
    @Maxamed1 Місяць тому +1

    Yaabka aduunka 2034 wixii dhici dono yaa u shegay? Qofka wax ku shegayo iska firiya.

    • @cabdishakurdaahir7277
      @cabdishakurdaahir7277 Місяць тому

      Qiyaasad weye io sida hada wax ku socdan hdy dunida ku sii socota

  • @MohamedAliMoussa-x6v
    @MohamedAliMoussa-x6v 2 місяці тому

    Asc aniiga waxaan amisaanyahay Somali weeyn hadan ahay reer jabuti

  • @najibbilow4454
    @najibbilow4454 2 місяці тому

    Wllyaalow waraysiga asagoo dhammaystiran noo soo gudbiya ee googooska faraha badan. Sheekha kadaaya

    • @SuldaanMedia
      @SuldaanMedia  2 місяці тому

      Waa tan qeybtii hore
      ua-cam.com/video/_Ye8P4PnjFk/v-deo.htmlsi=f0PHWxTJ6Lrl77fw

  • @samaaraqurux2736
    @samaaraqurux2736 2 місяці тому

    Shiikhu goormu fikrad leyhy inoo qoraya

  • @rooblemuxumedyuusuf4293
    @rooblemuxumedyuusuf4293 2 місяці тому

    Sh C/raxmaan aad ayaan afkartaada uraacsanahay, waxan ahay somali kunol xamar waxan rabi lahaa xirir gaar ah oo gaaraya wicitan lkn mahaayo whatisap kaaga fadlan sheekhow ii ogolow numberkaaga.
    N,B hadafku ma aha interest waa mid afkaar.

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax 2 місяці тому

    Leadership wxan ahay abuurka aya ah lkn faqiir ah

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 2 місяці тому

    Ninkanu fikirkii ikhwaaniga ayuu aad u dhex galay,

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax 2 місяці тому

    Dee xagee laga helaya

  • @QadiijomaxamadYuusuf
    @QadiijomaxamadYuusuf 2 місяці тому

    asc waxan ku wey dina hana dhayal san waxaku xiran bad bada umada sual shiq mustafa Qadi Qisadisa

  • @MahatmaGuedi
    @MahatmaGuedi 2 місяці тому

    Asc

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 2 місяці тому +1

    Ninkii lacag haysta naagtu waligeed kama tagto, mana nacdo,
    Hadii lacag aanu haysan, walaahi in aanay maalin la joogteen,

    • @WaisWarsame
      @WaisWarsame 2 місяці тому

      Waa runtaa nin lacag leh lama naco laguma maseeyro, hadal xun lama dhaho waa Boqor xaga Dumarka.

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 2 місяці тому

    Mararka qaar waxa aan la yaaba geeska aan ku nool nahay cida isku haysa balse cidii caqli lahi waa daremi karta xaga bada laysa bariga dhaxe in ay tahay geeska.

  • @cqadirxamza9122
    @cqadirxamza9122 2 місяці тому

    Ogoow kuwa na kala qaybiyay ee aad sheegaysaan inay mawduucan dhagaysanayaan, oo ay u fasirayaan dad kale ama AI.
    Annagu inaan hurdo ka soo kacno ayaan rabnaa, ayagu mabay seexan waligoodba siday noo jabiyeen, ilayn dakanay qabaane.

  • @FahadHalane-w6y
    @FahadHalane-w6y 2 місяці тому +1

    What is happening in 2034? Who informed you Shia? I have not seen it.

  • @Quraan103
    @Quraan103 2 місяці тому +1

    Sidee Faqriga Looga Baxa ? . Ma aaminsani in Wax diin Ka baxsan Faqriga lagaga baxo. Si walbo Aad barnaamij Uso diyaariso. Waa Hal Bacaad Lagu lisay. Hadi aanad Dadka barayn sida Ilaahay Lo waydiisto ama Sida saxda ah Ilaahay Lo baryo. Taas ayaa ah Dariiqa Faqriga lagaga baxo

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 2 місяці тому +1

      Balse maxaad ka ogtahay adiga?
      Laga yaabe in isagaba dadka korsadaas kusoo biira uu wadada usaxo
      Uuna markaa bari ducooyin iyo salad iyo alle weydiisi

    • @Quraan103
      @Quraan103 2 місяці тому +1

      @samirasamani8298 Haday Sida aad sheegtay Tahay WA ok balse haday tahay. West- programs. WA sheeko kale.

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 2 місяці тому +1

      Illahay bari oo wax waydiso balse gacmaha laabo laguma odhan ee faqriga hadad ka bixi rabto beerta falo ka fa'ideyso khayraadka kugu hareeraysan oo maare ducada ayaad khalad fahansan tahay

    • @Quraan103
      @Quraan103 2 місяці тому

      @@Sam_Saylici Ha taas sax weeye lknse. Programm Nin Gaal wada ma arsaaqad ayu KU keenaya ?
      Bal ila Yara fahan halkan ka hadlayo. Cabdoow ama caashaay. Wll

    • @Boqorbaraxoow
      @Boqorbaraxoow 2 місяці тому

      Wadamada ugu faqrisan dunida waa kuwa islaamka….. jaahilnimo… lama tartami karaan aduunka kale….. soomali fiiri waa wadan muslim waxa ka socda ….. halaag ama musiibo

  • @Jocker99-c2k
    @Jocker99-c2k 2 місяці тому

    Asc
    wall
    barnamij kagi
    wahbadan
    ban
    kafaiydeyay
    inad
    shek
    abdi rahman
    noo
    dhaawysid
    wad
    mahsan
    tahay

  • @FahadHalane-e2v
    @FahadHalane-e2v 2 місяці тому

    Yaa maqlay. Aniga Ayaa dadka u calling balan waligeed wax lamaqlay maahay

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 2 місяці тому

    Meel howl ubaahan hadal waxba kama taro

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 2 місяці тому

    Barnaminyadi siyasada away kuwasa muhim dagalada kaspcda bariga dhexe qasatan suriya

  • @Jocker99-c2k
    @Jocker99-c2k 2 місяці тому

    Mar
    mar
    shek
    Barnamijkii
    kuso
    dhaweysay
    kaun
    Kaaa
    sual
    "
    Ilmi
    balaadh
    inan
    kaa
    qadano