Islaantu Waa ruufiyan Balse Ha ogaato in maalin maalmaha ka mida norway ay iyada lafteeda lugta jiidyso Ha ku Tusaale Qaadato Ninkii Iiranka ah ee Maanta lagu dheganyahy
Haa walahi iranka xilka isaga ba isaga tagay runtii qof walbo oo soomaali ah qofkii si xaqdara wax uga sheega allaba meel fuduud ka sara ka in uu iscasilo anaba ku farxay balayada anoo waliba kam ku jira
Sababta norway passport somali u aqoonsatay Waa in ay dhamaan soomalida ku nool kala noqoto passport keeda caqligu Ha shaqeeyo walee Gaal nasteex ma wado mar kasta dantiisu Wataa
Somalida maxaa ugu wacan hadalka tirada badan? Waa maxeyse faa’iidada ay ka hellaan iney dhexdooda ay isku mash-quulaan? Why don’t you go to the school and study and why don’t you guys find out a job and support your family and of course people surrounding you like your own family, instead of focus other people their busness?????? Forget about senseless stories and do your own and stand-up yourself period.!!!!!
dowlada farmajo ugu wacan waxaasi dadka inay soo celiso rabta dadka inay xasidan bay raban nagtan iyadoo sharci haysan ayay sidan u hadlaysa yaay u sii hanjabaysaa qofka isago u dhashay gaobolkale qabiil ahan ayuu ahana karaa mid ka yimi xamar oo ku koray dadkeena garanayn lakiin aduunka ma yidhahdo waxad u dhalatay gobolkaase tag waxaadodhan gobolkas qabiilkayga ah lakiin meeshan ka imi jooga y ku korya dagaal baa ka dhacay somalida khalad fahntaay
Basa boor ayaa laga hadla dadka ilmaha laga qaadanayo oga sooqada waxaan dan u ahayn soomaalida haka sheekeynina soomaaliyey beenta lesku jilo iska ilaaliya
ISDIWAN geli you can’t come to Europe with a Somali passport only diplomats or a sponsor as if you re coming for an special event! Which costs a lot of money people who live in the chutney have to sponsor you within the country they live in they have to be tax payers! It can be long process not guaranteed
Guul iyo Gobonimo❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🇳🇴🇳🇴🇳🇴🇳🇴🔥❣️❣️❣️📍 my dream ...🇳🇴🇳🇴🔥❣️📍
Machalla
Islaantu Waa ruufiyan Balse Ha ogaato in maalin maalmaha ka mida norway ay iyada lafteeda lugta jiidyso Ha ku Tusaale Qaadato Ninkii Iiranka ah ee Maanta lagu dheganyahy
Haa walahi iranka xilka isaga ba isaga tagay runtii qof walbo oo soomaali ah qofkii si xaqdara wax uga sheega allaba meel fuduud ka sara ka in uu iscasilo anaba ku farxay balayada anoo waliba kam ku jira
Ifrah Qalbi sax wll Waa sidaa adigana alle Wax kasta ha ku fududeeyo siduu khayr ku jiro
@@isxaaqmaxamed854 Aamin huno idinkana allaha idin xafido Allahuma Aamin
Runta iyo sharciga waddanka haddey kuu sharaxday ma rufyaan baa. Inaad ku mahadiso ayaa mudnayd. Wax ka baro.
Faa idada passporka
Iyo
Khasaarada passporka
Keybaa badan
Wlalayaal ????
meel qoxootiga aad loogu dhibo waaye norway dadka inta badana waa sharci la aan waxaa kuwada dhacay xanuuno maskixiyan ilaahay ha badbaadsho inta joogto norway
Naag jajius gaalo uh walahay ri lunty ma waydiiyeen ee indhaha ka candhuufi lahaa
Way isa sheegaan waliba been bay iska sheegaan. Labadii isqabtaaba way is jaasuusaan waa arin cad.
passaport somalida waxna ahrkay dadka itoobiya iyo dadka kenya oo sita xataa waxan arkay falshada itoobiya o sidataa markaa faiido uu leeyahay malaha tuug baa haysta ka iibisa qof walaba lacagta yar ay ka helayan daneeya walahay baan ku dhartee way jiran waxaa an idin sheegayo yahuudiyaad faalasha ah oo sidata jira oromo ayaa jira kenyan baan arkay sita cadan baa xitaa jira soo duubay isago laga iibiyaay markaa somali passport hadii xitaa la ogolado haday xumanayan
Laanlaan kana baasbooradooda hala aqoonsado.
Sababta norway passport somali u aqoonsatay Waa in ay dhamaan soomalida ku nool kala noqoto passport keeda caqligu Ha shaqeeyo walee Gaal nasteex ma wado mar kasta dantiisu Wataa
ma ahan wadanki ugu horeeyay, maxaa italia yurub maahan miyaa ayadaa ka horeeysee
Habartas xunta ah dadka allah kaqabto wanso habareyna
Mansha Allah
Habartaan dhib bdnaaa
Ayaga passport Somali May hestan misa rufiyan lagama rabo passport somali ah
Qofkastoo la wareysto waxaan fiican aqoontisa in la soo bandhigo. Sida dunida kalaba looga dhaqmo.
Aniga somalia ayaa joogaa visa ma helaayaa aanku imaado
Well done bro😍
Somalida maxaa ugu wacan hadalka tirada badan? Waa maxeyse faa’iidada ay ka hellaan iney dhexdooda ay isku mash-quulaan? Why don’t you go to the school and study and why don’t you guys find out a job and support your family and of course people surrounding you like your own family, instead of focus other people their busness?????? Forget about senseless stories and do your own and stand-up yourself period.!!!!!
Hanoolato somali
dowlada farmajo ugu wacan waxaasi dadka inay soo celiso rabta dadka inay xasidan bay raban nagtan iyadoo sharci haysan ayay sidan u hadlaysa yaay u sii hanjabaysaa qofka isago u dhashay gaobolkale qabiil ahan ayuu ahana karaa mid ka yimi xamar oo ku koray dadkeena garanayn lakiin aduunka ma yidhahdo waxad u dhalatay gobolkaase tag waxaadodhan gobolkas qabiilkayga ah lakiin meeshan ka imi jooga y ku korya dagaal baa ka dhacay somalida khalad fahntaay
Nonsense.
Ayaanle xuseen abdi nin culus
Saanaa Rabnaa........,!?👌❤️❤️❤️
Jajusad luli
Hanolaato su'aal ayan qaba hadiin aan rabo in aan imaado Norway oo aan wato passport Somali side Ku iman Kara ma visa ahan mise arimo kale.
ISDIWAN geli fadlan daawo muuqaalkan si aad jawaabtaa u heshid. Mahadsanid
facebook.com/luul.x.kulmiye/videos/10205245295449721/
Ama YouTobe keyga Kulmiso Araweelo booqo. ua-cam.com/video/Aib9He8duko/v-deo.html