11 Si’ Aad Ku Ogaan Kartid inu Ku Jecelyahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Shaahid Beesaani
    Jaceelku Ma ahan wax Afka Laga sheego Ama Lagu Murmo
    Jaceelku Wa Ficil Iyo Farsamo Joogtaa Aan Xiiisahiisu dhamaan
    Videogaan waxaan Oga Hadlin Sida Ugu Fudud Aad Ku Ogaan Kartid in Qofku Uu Ku Jecelyahay, Waxaad Kaloo Oga Bogan Sida Aad U Darensiin Kartid In Aad Qofka Dareensiiso Inaad Jeceshahy
    Waxaad igala Soo Xiriiir Kartaa Dhamaan
    Baraha Burshada dhamaantood Adoo Ku Qortaa
    Shaahid Beesaani
    Shaahid Beesaani
    Shaahid Beesaani

КОМЕНТАРІ • 165

  • @naciimonuura1651
    @naciimonuura1651 4 роки тому +55

    Wax badan ayan ka faiday macalinkaygi nolosha alle haku sharfo walal🙏❤🥰sidada wanaga nola jeceshahay alle hakula jeclado adigana ❤🥰i'm proud to have you🙏

    • @zubeyrabdi1
      @zubeyrabdi1 4 роки тому +1

      💑💑

    • @ayaaniitappemuxidiin9565
      @ayaaniitappemuxidiin9565 4 роки тому +1

      masha alah waxbadan ayakafaiiday mahadsanid jacelkawaxjira jacelkuwanadhab 💖💖💖♥️♥️♥️👍💓🖐️💓♥️♥️♥️♥️

  • @sacdiyamaxamed8559
    @sacdiyamaxamed8559 4 роки тому +14

    Wan hestay qof sidas ii ah dhaman 11qodob iyo kabadan blse wqtiga ayaa nakala geye😭😭😭mana umalenayo inan arki dono qof sidisa oo kle😢

  • @fartunrahoy3130
    @fartunrahoy3130 4 роки тому +3

    Waww my fav youtuber waqtigaa aan ku bixiyo inaan daawado vidio kaaga maha mid aan u arko qasaaro ee waa faaido thank you so Much wax badan ayaa kaa faaidney ❤️✅

  • @naimamohomed5245
    @naimamohomed5245 4 роки тому +15

    Wlhii intaasba qof waan u soo maray.....
    Waa xanuun jeceylku .
    Rabow farxadiisa inagu deeq xanunkisa sidaad ii tustay farxadisa iyo wehelkisa ii tus🤦‍♀️😭🤎🌷❤💔💞
    Mahadsanid shahid 👊👊👊🙏❤🌷🙏🤝

  • @abdikheirabdikadir1596
    @abdikheirabdikadir1596 2 роки тому +2

    Qodobadi oo kooban
    1. Sida uu ku fiiriyo
    2. Inuu jecelyahay inuu wax kusiiyo
    3. Wax walbo uu qabanayo inad ahmiyad utahay
    4. Inuu jecelyahay inuu familkaaga iyo asxbtaada barto
    5. Adi lee umuuqda
    6. Waxa uu necebyahy cid walbo kudhibateyneyso
    7. Wu kuu xiisaa
    8. Si dhaqsi ah ayuu farimahaaga kaaga so jawabaa
    9. Waxa uu kudadalaa inuu mar walba kucaawiyo
    10. Qalad walbo ad gashid ma'ahn mid is dhiiba. Uu dadalaa si' aad ubaratid qaladkaaga
    11. Kama baqdid wax walbo kaa dhaca. Waad ku kalsontahay.

  • @sahroabdullahi7221
    @sahroabdullahi7221 4 роки тому +1

    Mashaa allaah walaal waad ku mahadsan tahay fakirgaaga wanaagsan ✋

  • @sharif.mohamed9894
    @sharif.mohamed9894 4 роки тому +3

    Wad ku mahadsanid abowe Allah ku siyadhiyo aqonta inshallah 🙏❤

  • @munaliza4261
    @munaliza4261 4 роки тому +6

    Runti vidioe bil.dhalatay cml ayaa u sugaa awalna tiktok yaa kala socday noo soo badi vidioe mahadsanid

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 4 роки тому +1

    Mahadsanid wll marwaliba wan la socdaa videoyadada wana xiiseyaa wax badan ayan ka faaiiday hore u soco😍😘😍👏👏👏

  • @fardowsoalihappy7727
    @fardowsoalihappy7727 4 роки тому +3

    Masha allah w wad ku mahadsantahay wayo wax badan ayaa kafa iiday allaha ku xafido wllky full respect ❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому +1

    I like it thank you brother

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Рік тому +1

    Ustaad waad mahadsantahay 🙏✅💯

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 4 роки тому +3

    7,10,11💯❤️ shaahid qodobadaada kuli waan kula aminsnhy xaqiiqo waa kaa jclki saxda ahaa mhdsanid wll qodaba qaab fcn ayaad udiyaarisay una qulaaseeday
    Caawiye Alle hakula jiro ciid wngsn hbn danbe😂

    • @naasirnaasir4988
      @naasirnaasir4988 4 роки тому

      Aboowe cimridheer cafimad farxad igunolow abaha jecelka wanasoo barbarise ilahey haku xafido waku nafisaa markan murugodo adaa ku dhahestaa mahsanid cimri dhera kurajena

  • @sacdiyabintumaxmed9052
    @sacdiyabintumaxmed9052 4 роки тому +2

    Masha allah 11 qoron an kala dhicin 👌

  • @MohamuudCapdi
    @MohamuudCapdi Місяць тому

    Masha allah ❤

  • @hoodojamaal9499
    @hoodojamaal9499 3 роки тому

    Reallyy life thx wllkyy dhirigaliyaha kowaad ee noloshsyda allhe haku sharfo wllkyy wali

  • @naraclrxmaan9954
    @naraclrxmaan9954 4 роки тому +3

    Waxda naso shegata qofka aan ku jecalaen ee hadan iska dhigaya inuu ku jecalahya side ku ogan karta wll mahasanid 😎😎😎😎

  • @mohamedaminabdi3201
    @mohamedaminabdi3201 4 роки тому +2

    Thanks shahid you taught me important things which was absent in my brain

  • @kotherhassankotherhassan8903
    @kotherhassankotherhassan8903 4 роки тому +1

    Mansha allah wllkeyga aan alleh dartiisa u jacalahay allah ku sharfo aduun & aqiro keep going wcs

  • @quraxaaji595
    @quraxaaji595 4 роки тому

    Mashalaah wlh wax badan ayan ka faaiday sual igu tagneed baa iga jwbtay wa mahadsantahay walaal qaali

  • @aminodalaby83
    @aminodalaby83 2 роки тому +1

    يا عسى نبقى د وم أحبا ب . ما نبقى دايم قراب❤

  • @ahmadhajio1520
    @ahmadhajio1520 4 роки тому +3

    Thanks my brother

  • @dhelmademirewarsame
    @dhelmademirewarsame 4 місяці тому +1

    Thanks wax badan baan kabar tay

  • @ralmomagan8957
    @ralmomagan8957 Рік тому

    Apoowe wlhi. Caqli iga maqnaa ayaa iifaaiiday Mhdsnid 🙏🏿❤️❤️

  • @niciimamohamed8876
    @niciimamohamed8876 3 роки тому +1

    Wllo ii sheeg wiil an jeclhy sideen ugu shergtaa mise waan iska daaya ii sheeg plz

  • @wacanabdiali7194
    @wacanabdiali7194 4 роки тому

    Masha allah waxa bdn ayaan kaa bartay horay u soco guuleystuhu wuxu xambaarsan yahay hami umadeed intaan in ka badan ayaan kaa sugeeenaa

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 4 роки тому

    Masha allah Tabaraka laah wallkey jasaaka laah qeyral jasaa hadal xikmad leh mahadsnid

  • @happyfarah7930
    @happyfarah7930 4 роки тому

    Mahsanid bacalinkiga nolosha wlh wax badan ayaan ka fiiday alle waxaan ka barayay inaad farax ku noolato 😘😍🥰

  • @shiinemaalin
    @shiinemaalin 4 роки тому +2

    Sxb wlhi inta aad sheegty wan isku arkay ani ahaan lkiin se sxb jcylka mid la fahmi karo ma ahn ❤

  • @munamaxamed461
    @munamaxamed461 4 роки тому +1

    Alhamdulilah 😍😍😍👸👸👸👸jazaaka Allah khayr

  • @abdallamarcelo3894
    @abdallamarcelo3894 3 роки тому +1

    M.a wlky marna macalinkay respect sxb mcn kuhaya hormar wacan 🤝🤝

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 роки тому

    Yes that is true

  • @saabiriinabdalla1125
    @saabiriinabdalla1125 3 роки тому +1

    Masha allah walalkei allaha ku barakeeyo kafaidnay wax badan❤❤💯

  • @amiinaabdulahi1543
    @amiinaabdulahi1543 4 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @cabdiqadirciisman5437
    @cabdiqadirciisman5437 4 роки тому +1

    ilaahay hakuu naxriisto mahsanid

  • @hamdihussein2965
    @hamdihussein2965 4 роки тому +6

    m.a wllky waan kugu fanaa allha ku dhowr ❤❤❤❤❤❤

    • @diinicade2391
      @diinicade2391 4 роки тому

      M.a lipx wlhi jeceylka wx wakaqataqana👑

  • @sihamabukar7
    @sihamabukar7 4 роки тому

    Isbadalka nolosheyda adga aya sabab u ah waxa thy macalinkeyga nolosha mhdsanid walal 😍

  • @rowdaabdikhadir4097
    @rowdaabdikhadir4097 4 роки тому +1

    Ciid Ciid Mubaarak

  • @abdikheirabdikadir1596
    @abdikheirabdikadir1596 2 роки тому +1

    Waxaan leyahay wey nasiib badantahay🥰❤️💯

  • @ubaxcabdi4944
    @ubaxcabdi4944 2 роки тому

    Ma hadsanid wll hadii uu yahay macalinkayga iskuulka sideen kudareemayaa inuu iixiisey ama ijaceleyhy

  • @khadiijomohamedosman7355
    @khadiijomohamedosman7355 4 роки тому +1

    Mahadsanid wllo Shaahid 🙏🙏🙏🙏👏👏

  • @sharmaboyfansofficial3764
    @sharmaboyfansofficial3764 4 роки тому +2

    Sxbka nloshyda badalay thanks wlhi♥️🙏🏾

  • @faadumaxasan2570
    @faadumaxasan2570 3 роки тому +1

    Masha Allah wll keep going

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому

    Very interesting topic

  • @xawohussein2209
    @xawohussein2209 4 роки тому +1

    Ciid mubaarik

  • @hamadihamadi3494
    @hamadihamadi3494 4 роки тому +1

    Masha allaah

  • @ruwaydamaxamed3884
    @ruwaydamaxamed3884 4 роки тому

    Wll waxa tahay qofka kaliye aan talooyinkisa ku tashto thnx illhy ha ku Sharfo
    Alle dartii ayan ku jclhy

  • @maarishbbe5410
    @maarishbbe5410 4 роки тому +1

    from tiktok

  • @shamuumohamedmohamed9262
    @shamuumohamedmohamed9262 4 роки тому +1

    masha Allah keep going brother

  • @ikraanahmed7533
    @ikraanahmed7533 4 роки тому

    Masha allh macalinkyga Noloshyda ayaa noqotay thnks

  • @amalxasantaakow9344
    @amalxasantaakow9344 Рік тому

    thanks you wlaal

  • @ramliinmohamud4143
    @ramliinmohamud4143 4 роки тому +1

    ماشاءالله 👌

  • @hibaaqkhalif
    @hibaaqkhalif 4 роки тому +1

    Masha allah🥰 mahadsanid inbdn

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 4 роки тому +2

    Thanks ❤️ wllkey 🔥💯😊❤️

  • @kaaahanuura6938
    @kaaahanuura6938 4 роки тому

    Mashallh ilhy caqliga hku barakeeyo

  • @batraaniyemohamed2518
    @batraaniyemohamed2518 4 роки тому +2

    Masha allah walal an jeclahay

  • @abdikadirmohamud406
    @abdikadirmohamud406 4 роки тому

    Exactly wllky allaha kuxafidoh

  • @niiluuppe2886
    @niiluuppe2886 4 роки тому +1

    Really Respect aan kuhayaah❣🌸

  • @rodariyaan2673
    @rodariyaan2673 4 роки тому +1

    Xaqiiqdii waad i caawisey wllo qaali

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 4 роки тому +3

    Yees caawa aniga koow😍🙈

  • @munajirde3183
    @munajirde3183 4 роки тому +1

    Wlhi wiilkan isku si fekerayna waad mahadsantay wll run ahanti waxad tahay qof aqoon buuxda u leh in uu dadka qalbigoda iyo maskaxdoda dhiso

  • @cabdiqaadir4355
    @cabdiqaadir4355 3 роки тому +2

    Mahasanid wllky ❤️

  • @tuuniitaabdlla134
    @tuuniitaabdlla134 4 роки тому +1

    That is good Attitude💯
    Thanks for you help my dear pro🥰🥰🤞

  • @lionqadiip9532
    @lionqadiip9532 2 роки тому

    Mahadsanit walaal waxbadan baan kaa fa iiday

  • @abuabdi7423
    @abuabdi7423 3 роки тому +2

    Wlh blh intaasi aniga so maray qof u ahay wana sax hal ben eh kuma jiro

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan5395 4 роки тому +1

    Wa runtada weyan abowe

  • @sacdiyopuntlander4500
    @sacdiyopuntlander4500 4 роки тому +1

    Keep going brothers

  • @sadiachennall9287
    @sadiachennall9287 4 роки тому

    Thanks brother

  • @hamdamohamed8038
    @hamdamohamed8038 3 роки тому

    Wll mcn aniga mida waxaa i haysato wiil aanan garaneyn oo magaalada kaliya ku arko labadeena indhaha iskama leexino kaaga siidaran saan isku sii eegeyno wuu ii dhool cadeeyaa markaan agagaarka kawaayo wn yara walwalaa wn ka gakaraa wll mcn waxaan rajeynaa inaad qoraalkeyga ka soo jwbtid l.a

  • @ismahaanadan2899
    @ismahaanadan2899 3 роки тому

    wuu kafikiri jiry markuu ila jogay oo markaste farxadeyda ayuu ahaa lkin hada waan kla foganay sidi horana maiahan inu mashqulyahy ayuu ishega wadanki ayukatahy oo waxu dhahaa meshi ayan laqabsan la ahy nina waxn isdhahay wuisbaday oo mindhaa wuuka marmay ana waan ka amusay oo lama hadlo saasoytahy markasta waan kafikiraa maxaan sameyaa talo kasugyaa thankss

  • @dehaabdiaamiin9871
    @dehaabdiaamiin9871 4 роки тому

    Masha allah illahey hakudhoro wllkey qali

  • @asiyaajmalqueen5993
    @asiyaajmalqueen5993 4 роки тому

    Thankz lot of

  • @DekaMahdi-zu2co
    @DekaMahdi-zu2co 4 місяці тому

    Hal soala ayan qaaba wll qofka hadad kala tegten hadana ukuso wacalo modu kadii hukowaydinayo sided tahay daren moiqaba

    • @shaahidbeesaani
      @shaahidbeesaani  4 місяці тому

      Waxaa Hoos imaaanaya qodobo Badan eee ka mid Tahay
      - Sida Aad Ku Kala Tagteen
      - jaaaniska uu Hayo
      - inuu Asxaab Yar Lee Yahay
      - in Uu Jiro Qof Uu Kugu Soo xasuusto markuu arko
      Wax walba oo maskaxdaada Kusoo dhaca ha Moodin Run

  • @faadumohappy229
    @faadumohappy229 3 роки тому +1

    aniga wan jeclhy lkn uma shegan asagana wuxu idaren siya inu i jecel yahay marku ila jogo lkn marku iga maqan yahay ima so waco sawab🤐😪🤔

  • @sabirinamaxamud2163
    @sabirinamaxamud2163 4 роки тому

    Mashaa allah walal

  • @ayuubpoi9571
    @ayuubpoi9571 3 роки тому

    Thanks brother✌

  • @axlammxmed8739
    @axlammxmed8739 3 роки тому

    Powe waxad ISO gelisa sida ad qofka ku daneyna Ku ogato

  • @fatumashariff5029
    @fatumashariff5029 4 роки тому

    Mashaallah abowe alle hakudowro

  • @sucadoabdullahi8353
    @sucadoabdullahi8353 4 роки тому

    Masha.allah.walalkay.waxbadan.ka.faiday.alle.haku.xifdiyo

  • @ruboxasancilmi6931
    @ruboxasancilmi6931 3 роки тому

    Masha Allh

  • @qatrohassantiger8949
    @qatrohassantiger8949 4 роки тому

    M.a wll tnx u

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 3 роки тому

    Kaabartay wax bdan wllkey xafidullah farxad kunolow

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 4 роки тому

    Masha allaha keep going walkey

  • @queenofwoman9008
    @queenofwoman9008 3 роки тому

    Waxa ino.sheegta. side lugu ogada qof Aan kujecalen hadana iska dhigayo qof kujecl

  • @xamdimuxidiinahmed5566
    @xamdimuxidiinahmed5566 4 роки тому

    M.a wad mahadsantahay wll

  • @queensomalia421
    @queensomalia421 4 роки тому

    Masha.allh

  • @munamohameddesignsofficial1275
    @munamohameddesignsofficial1275 4 роки тому

    💯💯💯🙏♥️Thanks walal

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 3 роки тому +1

    Wll wil ayaan shekesanaa wuxuu udhashey wadankaa Pakistan farxad ayaan kahelaa aagtisaa marku imanayo waqti ayuu illaa qataa maar walbaa haduu qadkaa igaa wayo wosoo wacaa mar walbaa mesege kisuu kalagoo malaheen lkn hada waxa ku arkey isbadal ayan kadaremey mesege udiroo dhaqso kamaa soo jawabayo wuxuuna idhahaa shaqada igu badan markaa kaa amusoo wuxuu dhaha maxa kugu dhacay maxad ilaa hadli weseey wu xanaqayaa masegki badnaa malaa wucitanki badnaa malahaa anigana wan kagabsadey markaa lahadli wayo maxa kudhacay intee jirtey anigana imabaran inaa qof dabaa oordoo inuu iguursadoo marabo rerkina maa ogolaa inan Kenya kugursado Pakistan ayaan adeenaa markaa wan kacabsatey ruuntii eee wllo isoo jawab please tallo ayaan karabaa please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 роки тому

    No love without action

  • @shuskitchen5404
    @shuskitchen5404 4 роки тому

    Mnsh allah mnsh allah tabaraka allah shahid wll qili ah 🥰🥰🥰

  • @cayuushjama7712
    @cayuushjama7712 4 роки тому

    wax yaabo bdn ayaad iftiimisay nolosha Alle haku iftiimiyo
    sharafi korkaga ha ahaato

  • @amalhonest2052
    @amalhonest2052 4 роки тому

    Ma my brother shukrn wlhi wxthy qof wnga nalajecl alx m a waan kalakulmay alx qodobds alx

  • @naciimasaciid3886
    @naciimasaciid3886 4 роки тому

    masha allah wax badan ayanka faidnay

  • @xayaadcartan1288
    @xayaadcartan1288 3 роки тому

    Mansha allaah ♥️🙏♥️

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare2178 4 роки тому

    Mashaa allha wllkey qaaliga ah kep going wllkey🥰🥰🥰😍🥰

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 2 роки тому

    Saxiiix

  • @xawohussein2209
    @xawohussein2209 4 роки тому +2

    Asc wll welcom

  • @strongergiijaz9859
    @strongergiijaz9859 4 роки тому

    Mn sha alaah😍😍

  • @najaxahmednajaxahmed3206
    @najaxahmednajaxahmed3206 4 роки тому +1

    qfki uhoreeye ayaanaqday cawa🤩🤩🤩

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 4 роки тому

    Mashallaah