lakin xiriirka alle kumadan darin in la wanjiyo sanakan bishiisa ugu horeyso hadii alle nawafajiyo waxaan uga fa ideysan inan alle xiriir wangsan la sameyo inshallah❣
10:02 waxa inata badan iga niyad jibya in aan waxan raba ka gungaadha ah in aan marka hore qorshayaal badan isku qaado laba cisho kadibnaaan ka daalo wixiiba farahana ka qaado Abaalkaga Allah jano kaha dhigo wllo inta aan kaa faaiday tiro maleh wlhi mahadsanid ❤
Sxb mowduucaan aad ayuu u wanagsan wax yaabo badan oo dhalin yara wax tarayana waa inoogu soo gudbisay, anigana mid ayaa kusii dari lahaa oo ah in xariirka alle la leenahay aan hagaajino sida farxada dhabta ah aan u helno. mahadsanid
Thanks bro wax badan ayaa ka daawan jiray dhiirogalintaada tiktok waa ku waayay😍insha allh is badal iyo qoraheyaal badan Allah ii suurto galiyo ano Nabada
Video dhowr mar oo an yutubka so galay ayu iga so hor boday ishayda waxay qabtay toban jeer ku dhawad ila sakay alxamdulilah ilahay hadu iwafijiyay ina dawad walhi waxan ubahan ina wacayi galin ka helo ayan helay wa malin cusub iyo sanad cusub hada ayan ku dhaqaqi waxaa alaale waxii naftayda hor marinayo walal mahadsanid 👍👍👍👍👍
Waxad la so dagta app la yidha stayfree wuxu ka caawinaya inad yaraso dawashada social media waxad ku xidhanaysa wakhti xadidan marka uu wakhtigaasi dhamaado ma sii is ticmali kartid oo si automatic ah ayuu isakaga saaray
Mansha alaah walaal sida aad wax iigu sheegto qof iigu sheega ma arkin wlh allaah haku barakeeyo adiga iyo youtuberada kala ah Shaahid beesaani ogaansho hamdi hussein❤
alxmudulillah sannadkan waxaan soo afjarey waxwalpo aan ku farax saneyyn sidaa xiriir jaceyl caado xun waxakhris laan balse sanadlan waxwalpo iga farxinayo sameyna inshallah sida alle inan waxwalpo waydiisto ifaarax galiyo sanadkan cafimaad ayaan ku dhameystey alxamdulillah rabi danbiyadeena anaga cafiyo❤🩹
Thanks waxan rajena sanadkan ina ka gul garo hadafkayga qodobo wangsn aya no tabatay oo wax gal ah oo ku dabaqi karno 🎉👍
Mahadsanid ustaadii Allaha kubarakeeyo qaabka quruxda badan aad wax noogu soogudbiso
Xaqiiq💯✅5:54 Adigo biyo kujiro qoyaan iskama dhowri kartid.
🗓️2024 waxa rajeena i.a sanadkyga inuu noqdo
muuqalkan qofku badali wyo waligiis isma badali doono.
Wll sxb shaahid beesaani mahadsanid❤️
lakin xiriirka alle kumadan darin in la wanjiyo sanakan bishiisa ugu horeyso hadii alle nawafajiyo waxaan uga fa ideysan inan alle xiriir wangsan la sameyo inshallah❣
taas in laguu sheego ba khalad ah saxiib
Mahadsanid walal shaahid beesani i.A waxbadan ayaa ifahsiisay 😊
mahadsanid saaxib alle Haku dhoewro in aan maanta wax yaabo badana aan iskabadalo alle kasikow adigaa leh sawabteeda mahdsanid
10:02 waxa inata badan iga niyad jibya in aan waxan raba ka gungaadha ah in aan marka hore qorshayaal badan isku qaado laba cisho kadibnaaan ka daalo wixiiba farahana ka qaado Abaalkaga Allah jano kaha dhigo wllo inta aan kaa faaiday tiro maleh wlhi mahadsanid ❤
Taladiii ugu wangsaneed 2023
illaheey caqliga iyo garashada haku siyaadiyo wlaal ❤
Wlhi wax badan baan kaa faaiidey ustaad shaahid bezani alaha ku sharfo
Ok zxip waa mahadsantahay waan qaatay taladaada Maclin 😊
Thank you brother...im also part of dadka kahadleysid.. I hope it will help me so that I can change completely 😭😢.. Insha'Allah Ameen🙏
Waayahan waa lagu waayey shaahidow,muqalada inoso badi plz👏👏👏👏👏🔥
Mahadsanid ustad😍 wax badan bad no faidaysay
Sxb mowduucaan aad ayuu u wanagsan wax yaabo badan oo dhalin yara wax tarayana waa inoogu soo gudbisay, anigana mid ayaa kusii dari lahaa oo ah in xariirka alle la leenahay aan hagaajino sida farxada dhabta ah aan u helno. mahadsanid
Alha ku barakeeyo hnomcn ❤
Mahadsanid wllo ilaahay haka abaal mariyo aida aad noola dadaasho eed noo dhiiri galisid marwalba ❤جزاك الله خيرا
Waa mahadsanthey wll I.a waxa rajeena inuu sanadkn noqdo sanadki aaan nolosheydi wax bdn kabadali lahaaa ❤
Wn ku salaamey sxp aad baad ugu mahad santhy wx sheega iyo dadaalka kaaga baxay tan kale sxp inta asxaap aad heysato haga niyad jabin waayo hal Qof oo Waxaad sheegeyso Fahma ayaa ka qiimo badan bowolaal sanad bilaabasho wacn sxp🎉🎉🎉
Shaahid thank u watqi kula socon jiraa xasusta😊
Shukrn shaaahid
Thanks bro wax badan ayaa ka daawan jiray dhiirogalintaada tiktok waa ku waayay😍insha allh is badal iyo qoraheyaal badan Allah ii suurto galiyo ano Nabada
Waa mahadsantahay mudane
Mahadsanid shaahid waanku xirnaa lkn intaa naga qabatay
《《Pro how to know your pottenciaL video kasoo 》》samee wlHi sanad kaan inaan physicaly ,mently iyo ecconomicaly,inaan isku dhiso rabaa i.n pro
Welcome back wll waxan rajeynaya inad cafimad qabto aad ban kaga mahad celineena vedio- yada wax tarka leh aad ino soo gudbiso
Thanks ustaad
Mahs alh sxb ilaahy hakusharfo adbaan kugu xirinahy
Maasha alaah sxb waan d .....isbada dhab ah
Thankz for Telling The Truth
Balwadeydu waa taleefan😢😢😢
Jazakallah kheyr walaal
Mahadsanid beesaani macalinka nolasha ❤❤
Mahdsanid walal...💗👍
Mhd sanid Allah ku xafada ❤❤
Walal shahid waxaan kacodsan lahaa plz inaad bodcast every week nobilawdid ado mhdsan
Ustaad mahadsnid ❤
Mahadsanid😊
Ustaad Shaahid Beesani We miss you
Msha allah mahdsnid ustad
Thanks ❤ wax yaabo badan ayaa ka Faiday maskaxdeey iney ii dhisinto
Thank you very much I am new follower
Masha Allah thanks wllo
9:47 fact
Insha Allah sanadkan wan ka guuleysani doonaa daremaheyga
Mahadsanid ustad
Masha allah jazakallaahu kheyr
Ano dumar gacanta iska rebi LA, ahay mhdsnid 👍🤣
gacanta midig, kabasho ma leedahay ustaadow iiga soo jawaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab ?
Mahadsanid saaxiib
Mahdsanid shaahid wll❤
❤thanks ustaad
Video dhowr mar oo an yutubka so galay ayu iga so hor boday ishayda waxay qabtay toban jeer ku dhawad ila sakay alxamdulilah ilahay hadu iwafijiyay ina dawad walhi waxan ubahan ina wacayi galin ka helo ayan helay wa malin cusub iyo sanad cusub hada ayan ku dhaqaqi waxaa alaale waxii naftayda hor marinayo walal mahadsanid 👍👍👍👍👍
Guul iyo Gobonimo baan kuu rajaynayaa sxb horey usoco
@@Maajid143 mahadsanid sxb adnah sida la mid ku rajayn
Mahasanid Zxp
Mahadsanid wllo ❤❤
Tnks sxp maanta chenelkada kusoo bire hore usoco❤❤❤
Mahadsanid wll🥰
mahadsnid sxp allaha ku sharfo
Thanks walaal.
Thanks zxb nin wax bdn bartay❤
Mahadsnd bro
Wa run ta wll😢😊
Shaahid Besaani The Ultra Legend❤
Waxaad nolahadashy si mug iyo mizan leh sxb hore usoco.dadka wangsan wey kugu soo xermayaan insha'Allah
Shukran wllo
🥰
Wn ku salamayaaa wllo❤shaahid
Com back legend Man
Walalky mcn shahid
👍
Walal❤
Shahid bisani zxp waxan kugu jeclahy waxad noso gudbisaa video s aad u diyaarsan mahadsanid ❤
Mhdsanid ❤
Shaahid beesani legendary horey usoco🫡🙏
Abwe inte ka baxdey wa ku xisnaye😢
Mash allh wll shaahid
Sxb wlhi one day starka somalia bad noqon donta ihope ugas 🫡 plz no so badi sxb
Thanks for your time 😊
Mahadsnid bowe❤
Thanks sxp ❤❤❤
aad baa u mahadsan tahay saaxiib
2024 be a good year for us Insha allah 💗🥲
Thanks bro
❤❤❤❤❤
Tnkz Bro ❤
Wllow waxan hore u soo sameyay shaleyto igu heyso markasto wan soo xasuusana maxan sameyaa wllkey 😢
Bal wadeydu waa taleefan😢😢😢
Apps ka ku mashquliyo dalet👊❤
Mhd sanid wan is badali doona 🎉❤
🎉❤
Maanta Kadib is badal dhan Kasta ah iisha alaah sxb waad Madsen t..... 16:48 🎉
shukran bro
Happy new year aboowee nin wax badan og appreciate for you time 🙏🙏🤍🤍
Gcntu xilimy kujbty .. sideed ujabty😢
NEXT VIDEO ayan suga lahay zxb saciid bessani
Shaahid beesani wa lagu wayay
Wllo mopilka balwad igu ah maxan aameyaa😢😢😢😢24horse isaga istmcala
Waxad la so dagta app la yidha stayfree wuxu ka caawinaya inad yaraso dawashada social media waxad ku xidhanaysa wakhti xadidan marka uu wakhtigaasi dhamaado ma sii is ticmali kartid oo si automatic ah ayuu isakaga saaray
Hal talo hadaa ku siiyo 5 saladood waqtigooda ku duko 1second yaysa kula dhaafin wlhi mobile waa ka nasanee
@@maryamahmed9518 wan ku kutukadaa wlo
❤❤❤❤@@maryamahmed9518
Thnks pro❤
M.A wll shahid
Thangs
Ani daroogadaydu waa shaax ee saan iskaga dhaafaa?